Shirkii Beesha Hawiye Xalay ku Qabsatay Magaalada Muqdisho Iyo Qaabka uu u dhacay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

Комментарии • 26

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 3 года назад +2

    ASC runtii waa salaamaya Tolkey, runtii Anigu waxaan ahay Hawiye gaar ahaan murusade, waxaana leeyahay duub ugaas ,marka ugaaskeenu ma ahan dadka meesha ka hadalaya, runtii HAWIYE iskuma raacsana dawladu haddii dhibaato timid
    Oo wax yar lagu daray
    Hawiye ha la dulqaato
    Thanks.

  • @nuurahassan2961
    @nuurahassan2961 3 года назад

    Wa dulmi dadka muqdisho in la qaxiyo wa ibtilo ma aha kani shir kheyr xanbaarsan dagniin siyaasi shirku wado ma aha mid sax

  • @maslaxshiiq5054
    @maslaxshiiq5054 3 года назад

    Kuwa hada xilka haayo oo reysal wasaaraha ugu horeeyo hawiye maahe adinka kaligiin miyaa hawiye ah baxa caaada qaata yaal ayaa tihiin kuma dha ma hawiye meesha

  • @shaaficicabdi3994
    @shaaficicabdi3994 3 года назад +3

    Beenaale horaad wax waqaban lahadee farmaaje hanoolaado

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 года назад

    ramadaan kariim

  • @Gstarxpress
    @Gstarxpress 3 года назад +2

    Shirka xaad iyo hawiye ma dhamaado miyaa Horta? 😂😂🤣

  • @kaahinosman2251
    @kaahinosman2251 3 года назад +1

    Waa dadkii idilay ayaa rabo maanta gadaal in loo laabto tuugo naar usocdo

  • @muali9773
    @muali9773 3 года назад

    Ceeb qabiil dowlad diidan 2021 waa Nasiib daro

  • @najmamoha9767
    @najmamoha9767 3 года назад +2

    Hawiye sagashanka shir😆😂😂😂😂 farmajo waa nin raged Waxs oo nina malinwalba shirkukalifay

  • @subeercalanle9074
    @subeercalanle9074 3 года назад +1

    Hawiye iyo Majeerteen waa labada reeer ee ugu liita soomali

    • @jamamohamud9046
      @jamamohamud9046 3 года назад

      Hawiye baa laf yar oo darood baa la simeesa

  • @kaahinosman2251
    @kaahinosman2251 3 года назад

    Aniga waxaan ahay murusade .hawiye waa dadkii ii bixiyay kuwait iyo kastuumo.wayna idileen waan a qaxay. Hawiye tuugo

  • @abdallagullwarsame2464
    @abdallagullwarsame2464 3 года назад

    MEESHAAN WAA LAGU CEEBOOBEY ODAYAASHA WAA LA SOO QALDAY,

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 3 года назад +1

    Qabyaaladii lahadhay soomaali iyo siyaasi qadhmuunkii idinku danaysan jiray waxaan ahayn meesha kuma haysaan
    Maxay idiin qabteen siyaasiyiintan aad hoosta ku haysataan ee dad iyo xoolo bad iyo bariba xaraashay
    Miyaydaan kaba ilbaxayn siyaasi dalkale u shaqaynaya oo kolba awrka idinku kicista waar dib isugu noqda

  • @nuurahassan2961
    @nuurahassan2961 3 года назад

    Wa ku ceeboobeen walahy bilahey tolaahey beel magaceeda shirkan Lagu qabtey ani mucaaradka laga bilaalo shirkan waxa u arka dad naar inay galaan wada walahy somali inaysan aqbalayn awal farmaajo qaldan u haystey lkn xaqiiq waxa ah waxa qalad wayn wada mucaaradka wadanka wa in xoog Lagu qabta

  • @farxiyaabdulle4232
    @farxiyaabdulle4232 3 года назад

    Maslaxada dslka iyo dadka Alle haydon waafajiyo

  • @subeercalanle9074
    @subeercalanle9074 3 года назад

    71 xildhibaan oo Hawiye leeyahay 58 ayaa muxaafid ah halka 13 mucarid yihiin markaas maxay meesha ku hayaaan

  • @ugaashusseinosman3189
    @ugaashusseinosman3189 3 года назад

    Sodon sano ayaad xamar la taagan tihiin beel weynta hawiye xigmad la imaada wax gaar ah oo uu hawiye leeyahay ma jiro ee xishooda

  • @halimaibrahim9274
    @halimaibrahim9274 3 года назад

    Hawiye shiraa le lahayaa away dadki kale qabilka wa cudur

  • @hindanuur347
    @hindanuur347 3 года назад

    Hadii aad rab taan indaad soomaali dumisaan bal sameeya cida caano ka daataan hadiu aad diideen doorashadii waa lagu dari ee ma madani iyo madoobaad maqashaan hubkii huu wamar kaanan waa dabkii uu tiri isku shisa hadaad ogoshiin dumiya caasimada waa gubaayqaane shisa

  • @mustaphaahmed5451
    @mustaphaahmed5451 3 года назад

    FAQASHKA iska saara

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 года назад

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @MM-qm7iw
    @MM-qm7iw 3 года назад

    Farmaajo waa Qainul wadan Maxkamad baa la soo tagayaa

    • @mucaadipnu6191
      @mucaadipnu6191 3 года назад

      wll qadafku waa xaaraam 1dhe waa bil ramadaan ee dhinacaaga u tudh

  • @kaahinosman2251
    @kaahinosman2251 3 года назад

    Anaa waso kuligood