Sida Warar Badan Oo Muhiim Ahi Sheegayaan Trump Ceasefire Ayuu Ku Khasabay Satanyaahuu🤔

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 янв 2025
  • Koofiyad yar reer Israhell, aad ayay uga cadhaysanyihiin in Trump ku khasbo xabad joonin rasmi ah

Комментарии • 68

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 13 дней назад +20

    Subxanallaah Farxiya eregaas kanoqo gaal la aantiis waa lanolaanayaa waayo gaal waxkuma siiyo illaahay ayaa kaaga sooqaadaa xataa wax wax kusiinkara oon allaah ahayn majiro mana jiri doonaan

    • @zzwar323
      @zzwar323 12 дней назад +1

      Laga noqonmaayo waayo waa run. Umadda Islaamka badankood in nolosha loosameeyo ayay doorteen. Waa choice. Soomaalida ufiirso islaanta iyo odayga miyiga jooga, markay roob la'aantu kudhacdo, waxay yiraahdaan Adduunka waxaan kacodsanaynaa inay gargaar nalasoo gaaraan. Adduunka ay kahadlayaana waa Westiga.

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d 13 дней назад +4

    Allah subxaana watacaalaa amarkiisa ayaa adduunkaan ka socon Masha Allah ❤

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 12 дней назад +1

    Wcms yaa Xaajo Fathia waa kaqaadney Salaanta ❤🎉❤🎉

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 13 дней назад +5

    Fatxiyay wad mahadsan tahay arinti xalay laga so sheegay burco aad bay argagax u lahayd gabadha abeheed iyo walaalked banaanka kentayna wa geesiyad somali inta ay qarsanyaan baa ka badan alaha cadaalad mariyo dadka duliga ah mahadsanid

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 12 дней назад +1

    Diinta macaan ayaa kamaqan illaahey hasoo hadeeyo…amiin yaarabi

  • @nadiradaher519
    @nadiradaher519 12 дней назад +1

    BONJOURE Madame merci beaucoup

  • @khadrarashith
    @khadrarashith 12 дней назад

    Ilaahay ha soo hadeeyo inta wanaagsan

  • @MOHAMEDALIMOUSSE
    @MOHAMEDALIMOUSSE 12 дней назад +2

    Subxanallah Abti mcn shaydanka iska naar illlahay bay uooyaan gaalo uma Ooyan Illahay ban unoolnahay gaaladu hapo uma noolin Illahay unoqo pls😢😢😊

  • @iftinahmed4409
    @iftinahmed4409 12 дней назад +1

    Fathiya allaah ka cabso allaah ayaa koonkaan maamula kalimadaha laqwigaana iska ilaali waa iga talo

  • @jibrilchristoffer6145
    @jibrilchristoffer6145 12 дней назад +1

    Allah Ayaa wax nooleya fmhaal Nolal Mahayana Farhiya Allah u noqo Agaalka Allah Ayaa abooray was a bins aadan wax nolal kuumahayaan Allah unoqo, miss Adiga Ayana Muslim aheen Allahu wacaa Allah usinaqa Allah ku hanukniya

  • @coco_123-c9c
    @coco_123-c9c 13 дней назад +2

    سبحان الله وبحمده سبحان ربي العظيم اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله

  • @moalimhodan
    @moalimhodan 11 дней назад

    Carab waxaakabuuxo munaafaqiin Allah Raxmaan daalimiinta aan cadaalada ahayn hakaqabto aduunka Gaza Allaah Wahaab nabad hakadhigo cadawga Allaah hakasaaro Amiin Ya Allah

  • @Rubyrae897
    @Rubyrae897 12 дней назад

    It's always good 👍to watch farxiya she uplifts us all may allah subxaanahu wata allah protect her

  • @AhmedMohamed-kv2mx
    @AhmedMohamed-kv2mx 12 дней назад

    Edo walahi you are funny. Ma Sha Allah بارك الله

  • @whatthehe-8
    @whatthehe-8 12 дней назад +1

    All praise be to Allah.

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 12 дней назад +1

    Allahu akbar ❤❤❤

  • @IdmanNur-vw7kc
    @IdmanNur-vw7kc 12 дней назад

    Masha alla maanta so beautiful baad tahay

  • @NiamaAden
    @NiamaAden 12 дней назад +1

    Waxwalba ha iskaga hadline isla yaab sawdiga qof muslimaa ilahay nicmadi hiisa haku xad gudbin

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 12 дней назад +1

    Allahu Akbar ❤

  • @sadiyoigal7534
    @sadiyoigal7534 12 дней назад

    Allah urumeeyo riyadooda way dhibtodene

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 12 дней назад

    Ilaahay swt ha jabiyo reer koofiyad xun

  • @nadiradaher519
    @nadiradaher519 12 дней назад +1

    🎉🎉🎉

  • @MohamedSaladmohamoudMoha
    @MohamedSaladmohamoudMoha 13 дней назад +1

    Wararka. Wanaagsa.n. siyaasada. Noobadi. Barnaamijyadii. Horena. Kan. Kubadal. Mahad sanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 12 дней назад

    The camera is not clear that's funny😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @saxansaxo5081
    @saxansaxo5081 12 дней назад

    My new cay is abihin kala wasa 😂😂😂 from now on duleste hadan arko abaahaa kala waysee iga tag 😅😅😅

  • @foziamohamed7456
    @foziamohamed7456 12 дней назад

    🎉🎉🎉🎉❤

  • @kayfosman1030
    @kayfosman1030 13 дней назад

    Asc sister farhia masha alah

  • @ashaosman3000
    @ashaosman3000 12 дней назад

    Thet is good news 👏👏

  • @NuraAhmed-l8o
    @NuraAhmed-l8o 12 дней назад

    Good 👏👏

  • @fatumomohamed5871
    @fatumomohamed5871 12 дней назад

    😂😂😂😂😂😂 you are so funny

  • @Rubyrae897
    @Rubyrae897 12 дней назад

    Kkkkkkk dulayste iyo adigu waa tom and jerry

  • @faizaawil1955
    @faizaawil1955 11 дней назад

    Asc wll

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 12 дней назад

    ❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉🎉🎉🎉❤🎉❤🎉

  • @kaltumnur4581
    @kaltumnur4581 13 дней назад +1

    I like fathya they try to confuse and she refuses what they saying (iska daawo

  • @ufarah2011
    @ufarah2011 12 дней назад

    Waa runtaa

  • @sawdahassan9570
    @sawdahassan9570 13 дней назад

    allahu akbar

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 12 дней назад

    Gabadha burco xooga hala saaro sideey cadaalad ku heli lahayd

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 12 дней назад

    Farhiya hora Niin kani mee qayladi baad soo celisaye ilahaay Niin Somalia haa kusiyo

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 12 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 13 дней назад +2

    You can say waxba waa ka caano casan wayeen habo haryartaa baan ahay hooyo daa inaadeer teed that means am your habo

  • @kingmansion4183
    @kingmansion4183 12 дней назад

    Maha

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 12 дней назад

    👏👏👏👏😁

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 13 дней назад

    Aakhiru samanka dad badan oo maanta ashahaadanaya oo munaafiqiina ayaa masiixu dijaal raacaya kuwo maanta aan muslim ahaynina way muslimayaan sida axaadiista aakhiru samanku sheegtay

  • @kingmansion4183
    @kingmansion4183 12 дней назад

    It’s still not clear

  • @fadumoahmed5680
    @fadumoahmed5680 13 дней назад

    ❤❤

  • @bahjo1
    @bahjo1 13 дней назад

    Asc fatxiya

  • @aminayusuf517
    @aminayusuf517 13 дней назад

    Wan u baqayaa oday cawlane, inay qudha dhaafiyaan ba dhici karta😂

  • @hawahaji6087
    @hawahaji6087 13 дней назад

    Warkooda kabax kamarada seeyrabto hahato hadalka kawanagsan

  • @Hanigaraad-c1e
    @Hanigaraad-c1e 13 дней назад

    Abyo muslimku wuu guulaysanayaa

  • @kingmansion4183
    @kingmansion4183 12 дней назад

    It was 1973

  • @samirr546
    @samirr546 13 дней назад +2

    Gaal l'aantii lama noolaadeen!!!!kkkkkkkkkkk
    Waxan la yaabaa tolkay oo boodh iyo siigo dhex fadhiya oo caruurtoodii dumarkoodii dadkoodii u soo cunto iyo nabad doonteen dhulgaalo qaarna jidka ku baqtiyeen oo hadh iyo habeen leh ingiriis baanu hadh cad ka saarnay dhulka yagii!!!!!!!!!

    • @nimcocali8414
      @nimcocali8414 12 дней назад

      😂😂😂😂 balka waran haday soomaalidu ingiriis gumaysan lahaayeen koofiyad yarta xataa wayka xumaan lahaayen baan isleeyahay ilaahbaa iga oge

  • @FadumoShire-pe5me
    @FadumoShire-pe5me 13 дней назад

    Shicibka ma fiicno orodoo aad

  • @Rubyrae897
    @Rubyrae897 12 дней назад

    It's still the same

  • @NuraAhmed-l8o
    @NuraAhmed-l8o 12 дней назад

    Waa run u sheeg been maha

  • @burcotvshabeelblackadam1925
    @burcotvshabeelblackadam1925 13 дней назад +1

    Kkkkkkk indeero salaan sare

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 12 дней назад

    Gaal laan tii waa la noolaankaraa lakiin somaali badankeed ma noolaankaraan kuwa hadaysanina maaha kuwa qarinaya dulmiga caruurta loo gaysto

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  12 дней назад

      @@nimcocali8414 Waad noolaan kartaan oo Gaal waxba idinma dheera laakiin dee idinka u haysta inay wax idin dgeeryihiin oo inaad shaqaysataan oo fadhiga ka kacdaan ka door biday inaad Baryada Allah xataa kasoo hor marisaan ta “Beesha Caalamkaay noo soo gurmo”

  • @qureeshoxaaji4315
    @qureeshoxaaji4315 12 дней назад

    kala saar muslim iyo carab reer yurub iyo gaalo maray kanku waa ingiriis

  • @fahmomoaliim5403
    @fahmomoaliim5403 12 дней назад

    Fathia wan ku tageera codkar ayaad tahay wax badan ayan kugu jeclahay numberkaga ama any phone ma is in kartaa sii aan ku soo Waco hadii ayey tahay macquul

  • @FardosoAhmed-g7c
    @FardosoAhmed-g7c 12 дней назад

    Gaal lantis bay nolol imata toba dheh

  • @fatumomohamed5871
    @fatumomohamed5871 12 дней назад

    😂😂😂😂😂😂 you are so funny

  • @fawsiyohundur3075
    @fawsiyohundur3075 13 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 13 дней назад

    ❤❤❤❤