Doorashadii Teendhada Maa ka dhacday Somaliland Yeysa Shacabka Rabaan markaan?

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 134

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  4 часа назад +8

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @IdilOsman-es1eu
    @IdilOsman-es1eu 3 часа назад +9

    Allah ha guuleyso reer somaliland ❤waan ku faracsanahay horumarkina.
    Hooyo reer puntland

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 2 часа назад

      Aad iyo Aad baad umahadsan.tahy

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Час назад

      Dadka qalbiga nadiifta ah ee soomaaliyeed Allah habadiyo 🥰

    • @MohammedMuuse-u6o
      @MohammedMuuse-u6o Час назад +1

      Waaw hooyo alle Haku sharfo , Somaliland allow nabada hawdaayo

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 25 минут назад

      Waxa Naga khuseeya maleh
      Muuse juudan way kuraac
      Sanayeen xasuuqii shacabka
      Laascanod iydoo lajoojinkarey
      Marba sidii raxan la aanta
      Aheyd ee shacabkaas naloola
      Dhaqney ilaahey baa nooga hiiliyey cadowga alxamdulillaah. Sharkooda kuceliyey soomaali walee qabiil baa kataliya soomaali
      Intey SAAS tahey kofog
      In lays aamino

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 15 минут назад

      @@Bilekhyr iyagaba dhib loogaystay ayaa halgaa gaadhsiiyay inay dhahaan waan kagonay soomaali markaa idinkuna hada waadkagodeen ee daris wanaagsan noqda Allah iskiinbaday oo meel idinkuwada abuuray

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 4 часа назад +8

    MASHAA ALLAAH ALLAAHUMA BAARIK
    SHEEKH DULMI DIID

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 часа назад +8

    Guul iyo gobanimo reer soomaaliand

  • @WadoCad
    @WadoCad 3 часа назад +5

    Si sharaf iyo soomaalinimo ku jirto ayaad uga hadashay.
    Mahadsanid.

  • @AbdaleAbdilahi-j3j
    @AbdaleAbdilahi-j3j 3 часа назад +6

    Waa.dal.madax.banaan.soomaaliland.guul.soomaalilan.form.burco

  • @MaxamedBadri-kb7tf
    @MaxamedBadri-kb7tf Час назад +1

    Maasha Allaah
    Dulmidiid waa Media dhexdhexaaad ah

  • @BashirMuhamed-ut1jh
    @BashirMuhamed-ut1jh 3 часа назад +5

    One of the most outstanding videos I watch today

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 3 часа назад +4

    Aamiin masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr wll

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 часа назад +6

    Congratulations 🎊 👏 ❤❤❤soomaaliand

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille Час назад

    Insha alaah wadani iyo ciro guuuuuul guuul guul 🎉🎉🎉

  • @MaryanHassan-i3p
    @MaryanHassan-i3p 52 минуты назад

    Dulmi diid Allah ha ku barakeeyo soomali waa walalo

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Час назад

    Allah hakucaafiyo sheekh hargabka

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 3 часа назад +4

    Umadiibu kala geeyay biixi insha allah waa laga guulaysanaya

  • @maryanmohamud3899
    @maryanmohamud3899 24 минуты назад

    Allaha u barakeeyo nabadooda🎉❤

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 3 часа назад +3

    امين يا رب العالمين قول امين يا اخي قول ما شاء الله يا اخي

  • @ZahraAbdullah-eq4wd
    @ZahraAbdullah-eq4wd 3 часа назад +4

    ,adigoo,kale,allah,badiyoaamin,aamin

  • @maxameismail3047
    @maxameismail3047 3 часа назад +2

    Aamiiiin Aamiiiin

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 часа назад +1

    اللهم آمين يارب العالمين

  • @AxmedmaxamedNuur-o3e
    @AxmedmaxamedNuur-o3e 3 часа назад +2

    Alaha unaxariisto siilaanyo

  • @AxmedmaxamedNuur-o3e
    @AxmedmaxamedNuur-o3e 3 часа назад +2

    Aamiin

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 2 часа назад +1

    Dadkaas aan.xaasidnimada kadeeyno.xagaay marayaan maanta 100 sano dambe gaadhi maayno.heer waxaay gaadheen inaay madaxweeyna hooda shacabku.soo doortaan.ilahay nimcada haaw siyaadiyo

  • @fausiabulale1925
    @fausiabulale1925 3 часа назад +2

    Amiin Amiin kiilooga reesan lahaa qof kiihadlaba sidiiloolaha jeelkaad kuhorciyaaraysaa ayaan dabarashalagaqaad umadu xorma ahay

  • @Nuriya-d4x
    @Nuriya-d4x 3 часа назад +2

    Aamiin yaarabbi

  • @NiemaDjirdeh
    @NiemaDjirdeh 2 часа назад +1

    Insha Allah waxaaguuleeysandoon muusebiixii

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 часа назад

    Maa Sha Allah Tabarak Allah, waa fidiyoogii igu yaabka lahaa ee iiguna horeeye ee aan arkey qof reer Somalia oo u duceeye Somaliland, una hambalyeeye?
    Jazaak Allahu khayran baanu leenahay.
    Somaliland cadowgeedu wuu badan yahay, laakin Ilaahey baa markastaba guusha Siyaa,waayo reer Somaliland Cidna ma xiqdiyaan, mana Xaasidaan oo arimohooga ayuumbeey ku mashquula .
    Somaliland Allow dhoowr.
    Guul iyo gobanimo, Somaliland Alloow niyadooda fiicnida ugu hiili.
    Allahuma Aamin.

  • @Rakuub
    @Rakuub 2 часа назад +1

    Sheekhow muuse biixi isku qabiil baan nahay hadana waxan rajaynayaa inuu wadani qabsado Insha Allah

  • @sahraJibril-es6ze
    @sahraJibril-es6ze 3 часа назад +2

    Amiin amiin amiin

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Час назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 3 часа назад +2

    O daygan muuse ilaahay hanba dhaafiyo

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 3 часа назад +1

    Masha Allah guul iyo gobanimo somaliland

  • @AbdallaElmi-c3u
    @AbdallaElmi-c3u 4 часа назад +2

    Aamiin aamiin

  • @MyGoalisJannah
    @MyGoalisJannah 2 часа назад +1

    Mashallh mashallh ❤❤❤❤

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 часа назад +1

    Xaasidnimo ayaa hadalada xinka ah ka Keena reer Somalia.
    Intaas ayaanu Allah uu ugu ciqaaba nabad geliyo humo darteed.
    Xaasidnimadu ma fiicna, in la isku haneeyo wax ka fiican majirto.
    Somaliland Ilaahey baa niyadooda wanaagsan ugu abaal mariyaa nabada ay heeystaan.
    Allhamdullila, Somaliland cida u soo baxdaba waa la soo dhoweeyn doonaa.
    Ragan tartameyaa waa wada Somaliland.
    Sharciga Somaliland ayeey ku shaqeeyn doonaan.

  • @UmuibraahimCabdalle
    @UmuibraahimCabdalle Час назад

    aaminn

  • @Faduuma
    @Faduuma 36 минут назад

    امين

  • @mohamedabdullahiomar3554
    @mohamedabdullahiomar3554 Час назад

    Amiiin amiin

  • @AbdaleAbdilahi-j3j
    @AbdaleAbdilahi-j3j 2 часа назад +1

    Ilaahay.habaabiyo.huwanta.daaroof.ee.waal.waalan.ilaahoow.midh.haka.reebin.

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 3 часа назад +2

    Faqash dhamaan waxay tageeraan WADANI

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 2 часа назад +1

      Siilka uraya naga jeedi sharmuutayahy oromada ahi

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 часа назад

      ​@abdusalansaleban7339 NACDAL BAA KUGU ADIGA IYO INTA KULA CAQLIGA AH!!!!!.MAAD NAGU DHUUSI, BILAA NASABYOW, XAARAAN TA KU DHASHAY!!!!!.

  • @OmarIbrahim-j4y
    @OmarIbrahim-j4y 2 часа назад

    yes yes waa todaalaleh for all Somalida adounks jogta very well down elevation SL moussa biixe

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 2 часа назад +1

    Dagaalka xaqdaradda ssc, yaan ilaabin, iyo xasuuqi loo geeystay reer koofurgalbeed.

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 3 часа назад

    🥺 🥺🥺 .. Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @ashaayanle3996
    @ashaayanle3996 4 часа назад +2

    WADDANI GUUL IYO GOBONIMO ❤

  • @SOMALIAUNEARTHED
    @SOMALIAUNEARTHED 55 минут назад

    Aamiin alle ha innaga aqbalo ducada gunaanadka ah

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 3 часа назад

    🥺🥺 .. Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @MaxamedCabdilaahi-k1r
    @MaxamedCabdilaahi-k1r 3 часа назад

    Sowdiga sheekh wagibaraya waxa jira cul iyo nabad caydh iyo nin xolale❤❤❤

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 3 часа назад

    Guul iyo tusaale lagu daydo iyay qabsadeen walalahen

  • @JaamacMaxamed-m6o
    @JaamacMaxamed-m6o 2 часа назад

    Walaahi sheekh runbuu sheegay waarun eeqbiilkaaga hagaaji hadii qabiilku tooso soomaaliya oodhan Waa hagaaji

  • @AntonioMartial-t4p
    @AntonioMartial-t4p 2 часа назад

    I never imagined hearing something like this Somaliland maxay kabaran dowlada federalka gobolada kale war soomaali waa mid war hal baanu nahay midoowa dowlad qura iyo dad qura noqda wixii qaldana iska qabta normal ayey noqotay tafaraaruqan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 часа назад

    Ha isdoortaan lkn in ajnebi iyo beesha caalamku xalliyaan ayaan meesha ku jirin waxay na muujinaysaa nasiibdarrada Soomaaliya haysata. Waddan doorashadiisa umado kale xallinayaan waa waxba matihid matihid sir kuu qarsoona majirto, weliba kuwa kuxallistay ayaa kuleh. Boqoljeer ayaan usheegay.

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 3 часа назад +1

    Muuse cadow jabiye

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 3 часа назад

    waa arin bogaadi leh walaalehen somaliland inee shacabki gacantoda ku doortan hogangoda ,waxaa halkaa kacad koonfurta inee dowladnimada kaga horeeyan ineena tehe in lagu daydo hadeena suurobena in walaalehen waqooyi uxayirnaan koonfurta iyo hogaan xumadooda👍

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 2 часа назад

    Biixi cadaw ciile Guul Guul Guul

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 часа назад

    Somali oo dhan ayaa qabiil yar oo meeldaga ah

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 18 минут назад

    Dagaalad Sokeeye waxaabilaabay somaliya

  • @kowserismail8841
    @kowserismail8841 Час назад

    Aamiin as aamiin ducadaa danbe

  • @MohammedMuuse-u6o
    @MohammedMuuse-u6o Час назад

    Somaliland hadalkale mayaalo Somaliland is Somaliland

  • @AhmadNouh-h8d
    @AhmadNouh-h8d 2 часа назад

    Taasi waa xaqa oo aanad aqoon lkn ogow dhibta muuse ma keenin.ilaahay loo siman.

  • @abdi-e7t
    @abdi-e7t 3 часа назад +1

    maxaa adiga kaa galay ciro iyo muuse waa isku made ha soo dhex galin

  • @maryanmohamud3899
    @maryanmohamud3899 21 минуту назад

    Ma sameynin qabiilkeena 30 sano iyo ka badan ayaan waxba xalin la'anahay

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 часа назад

    Adeeraw Mr ciroow hadaad maxwayne noonoqoto Rabi nooga cabso umadaan masaakiin taa baanahay waxaadna ogaataa waxaatahay madaxwane soomaaliyeed not only soomaaliand maryama from Galkacyo

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 часа назад

      BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM!!!!!.ILAAHAY BAANU KA HOIS GALNEY, DOMSLI KOONFUREED IYO WAXAY WALAAQANAYAAN!!!!!!.YAASE KUGU YIDHI ISAGAA MADAXWEYNE AH????.TIINA WAX KS QABTA, DAD IDINKA TASHADAY HAKU HABSASMINEE!!!!!.

    • @mustafemk829
      @mustafemk829 2 часа назад

      oo galkacyo cid maamusha maala waayey

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 35 минут назад

    Sax sax sax

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 2 часа назад

    Aamina Somali oodhan buu u. Fiicayanyahay. Isbedel Ka dhaca Somaliland maxay dadkayagu kudhinteen Ka lascano jooga iyo Kan oog jooga waa siyasad xumada biixi waa meel saxare ah lama degaana baa lagu dhimanayaa . Allah mid umada mideeya hanookeeno Ethiopia na dhaha war bad idinma haynee Ku ekaada canjeeladiina iyo daafiga Allah idinku imtixaamay

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 17 минут назад

    Dagaalka sokeeye waxaabilaabay somaliya

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 2 часа назад

    WADAAD NA MAAHA KANI!!!!!!.XIN IYO XAASID IYO SHEEKO DAAROOD WIXIISU
    MA DHAAFO!!!!!!

  • @MohammedMuuse-u6o
    @MohammedMuuse-u6o Час назад

    Idam alle muuse biixi masoolabanayo , waanu tirtirnay sida la filayana madaxweyne ciiro ayaa kugulaysanaya 60%

  • @maxamedxaashi6197
    @maxamedxaashi6197 2 часа назад

    Aniga oo qurbajoogta Somaliland ah mucarad na ku Aha muuse madamuu dhiig laga baaqsan karayay uu kagalay rer laascaanood kurdasoo sheikh waxaa kale oo ku mudan yahay madaxwaynuhu doorashadii tan ka horaysay ee baarlamanka iyo galoha deegaanka oo halmar uu wada qabtay walibana lagaga badiyay dhaman dalka oo dhan na shicibku way soo doorteen dadkii matalilahaa ku adarsoo xataa laascano xiligaa dadkeeda way soo doorteen

  • @muhiyadinabdi9247
    @muhiyadinabdi9247 2 часа назад

    Maxaa kaa galay dalkayaga iyo doorashadayada iyo madax wayayaashayada taad raac teendho layskumadoorto xaarwene

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 3 часа назад

    Ciro ha guulaysto

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 22 минуты назад

    Konfur 1960 xita wexi ka horeyay doorsho may qabsan qarmda midobay waqtika gacanta ku hysay ba nidamka qabilka hada ku wada jogan xilidhbnda igu keentay halka somaliland sedex xisbi ay lahyd sedex nin hogaminyin si xora wax lo dooranyay

  • @Qoranedaahir12
    @Qoranedaahir12 2 часа назад

    Dulmidiid maadaaba warbaahintu aytahaydifaacca danka kahadal arinjidha labosanokabacdi waxaynoqonaysaa falastiin oromadadarteet

  • @AbdaleAbdilahi-j3j
    @AbdaleAbdilahi-j3j 3 часа назад

    Waa.dal.madax.banaan.s

  • @cabdiraxmancisman995
    @cabdiraxmancisman995 3 часа назад

    Aad iyo aad ayd u mahadsnty sheekh dumidiid maalin hore ayn ku soo wydiiyey su.aal ahyd mxd somaliland uga hadli weydy wxn filayaa wd ka soo jawaaty lkn hadaanu nhy reer somaliland xubiyada kii soo baxaaba waa madaxwenahayagii allxamdulilaah ilaahay hanoo siyaadiyo somalida kena alle nabadeeyo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 часа назад

    Inaan ismusuqmaasuqno waxay dhaantaa in ajnebi nootashado.

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 12 минут назад

    Kudar Ciritaafka madoonayno soomaliye

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 Час назад

    Isaaq oo ah reerka 3aad ee somali ugu badan maa yar? hargeysa iyo burco waxaa ku nool 3 million oo isaaqa ah

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 8 минут назад

    Afkaaga maahin sh.maxamad waayo sida laguugu xidhanyhayna waa somalinmo in aad ka madax banaanato waye kuwa dadka kaladila hadaad tahayna???? noo sheeg??

  • @ahmedcabdirashiidcabdilaah7560
    @ahmedcabdirashiidcabdilaah7560 3 часа назад

    Ina daaroodow
    Muuse halyey
    jilbaha u dhigay
    Cadaw oo dhan
    Imikana ku abshir

  • @yaasinMaxamud-s7k
    @yaasinMaxamud-s7k 4 часа назад

    Maantuunbad dhaabta ka hadaashay walalkay lkn maalinta dooraashada maalinta ku xiigtabaa qof ka Soo baxay iyo ka dhacayba waa is oogyahay wanna loosheegaa

  • @MusaedBanabilah
    @MusaedBanabilah 2 часа назад

    Muuse biixi illaaheey haka qabsado somaliland muuse waxuu dabada ka wadaa amxaar hadana waxuu rabey inuu yahuud keeno wadanka

  • @AxmedmaxamedNuur-o3e
    @AxmedmaxamedNuur-o3e 3 часа назад

    Shiiqow runsheegbaa tahey

  • @NajmaHussein-j1j
    @NajmaHussein-j1j 2 часа назад

    Wax aan.soomaalidakalekahoraynaakunsano.waxaanankagahoraynaaismaqalisukalsooni.isjacaylisutanaasul.daacadnimo.musuqla.aandiinjacaylkudhaqankadiinta.siiradanabiga.kudayasha.asxaabtiinabiga.sidayuhorumariyeen.islaamkaiskuduubnidiisa.ayaankudayanaa.maqalkaculimada.iyosoojeedinta.salaadiinta.s.m.laandarnimada

  • @Amla57
    @Amla57 3 часа назад

    Wala wayseen wale 😂😂😂

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 15 минут назад

    Somaliya waa Cawga somaliland

  • @sacdiya4
    @sacdiya4 3 часа назад +1

    Asc sheekh waad ku mahadsantahy sida wanaahsan ee aad uga hadashay somali meel ksta ha joogtee sidoo kale wad ku mahadsan tahay sidaad uugu ducaysay dhaman .

  • @توكلعلىالله-ف9ف
    @توكلعلىالله-ف9ف 4 часа назад

    My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967717591071. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇.......

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 16 минут назад

    Soomaliya wadbaabaday

  • @maxameismail3047
    @maxameismail3047 3 часа назад

    Soomaaliland uducee sheekh

  • @aadanxasan2832
    @aadanxasan2832 3 часа назад

    Ciro hadii uu soo baxo sidii muuse biixi oo kale ayuu idiin cadaabaya waliba wuu ka sii darayaa sababta oo ah labadumaba waxay ku dhaqmayaan dastuurka somalind

  • @OmarIbrahim-j4y
    @OmarIbrahim-j4y 2 часа назад

    Ok elecationke verw eell

  • @AhmedIsmail-y5o
    @AhmedIsmail-y5o 2 часа назад

    Adeer maxaa kaa galay sootii aad càayi jirtay

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 2 часа назад

    Ciyaalka iyo been layaasha ha dhagesan baraha bulshada ka qaylinaaya waa sheeko suuqa la sii gashanaayo hada Wadani baa leh kolba meeshaa noogu celiya hadana halkan Xisbi kasta waxa u jooga rag dhaardan oo iyaka matala iyo ajahanabi dadkaa ha lagu kalsoonaado

  • @NoradinAbdi-pi5kn
    @NoradinAbdi-pi5kn 4 часа назад +2

    Horta tacsida dir tv waynbaad tahee zhp

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 17 минут назад

    Somaliya waa cadawga somaliland

  • @saditaqueenfouad2409
    @saditaqueenfouad2409 4 часа назад +1

    Warunta

  • @سليمانالسديس-ت8ف
    @سليمانالسديس-ت8ف 3 часа назад

    Good luck 😂😂😂

  • @ZahraAbdullah-eq4wd
    @ZahraAbdullah-eq4wd 3 часа назад

    Walaahi,been,Mahan,, laakiintasoomaali,jewelry,beenta

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 2 часа назад

    Qof Calooshu bugto ayaad tahay,waxan odhanjirey uun qofkan culimda u eg maxaa ka qaldan,Ma meesha ay gaaladii hanbiliyeyeen ayaad dhaleeco uga dhigaysaa taandho ayey doorashada ku galeen,Alle haku caafiyo Dadka sidaadasa ayaa Somaali dib udigay.😢😢

  • @KayzeMuuze
    @KayzeMuuze 3 часа назад

    Soomali ma iyadoo sidaasu kajirto
    ayay doonaysaa inaan midowno

  • @Izko_shorts
    @Izko_shorts 2 часа назад

    maxaa kaagalay labaduba waa reer sheekh isaxaaq beenaale