Waxaan aad uga helay daaqada sidaad u waynayseen iyo cealinka guriga ama ruufka sare sidaad u fogayseen. Dhismayaasha kale daaqadahooga waxa la moodaa jeel. Geedo gurux badana ku dara dayrka gudihiisa iyo dibadiisaba.
@@abdulshakuur975 and what do you mean by that , do you feel empowered when you see people who has little to none your ego and your heart is dark and poisonous
The benefit is inaad iloowin iyagana oo tusaalo kuu tahy bari ka maalina lagaa qaadi karo so wa inaad ka bixisid sako iyo sadaqaba wuxuu illhy dadka kaga doortey
fancy house waanu u baahanay oo qaab casriya u dhisan, lakiin dee qiimo macquula ah, tani kaba qaalisan xitaa europe tee, 75k + ilaa 15k dhulka noqonaya, ilaa 90k kabadan
I. Wudnt spend 75 thousand for new house in. Somalia. . Hadii aad ku. Shaqa bilowdid 75 kg waxaa ka. Heli kartaa boqolkiiba 25 ilaa 20 percentage . Waxaa suurtagal ah ka. Badan inaad ka. Heshid oo percentage ah 75000x25%= $ 18750 75000x20% =× $ 15000 Waa faa iido fiican Hadii intaa iyo. Ka. Badan aad galisid hadii aadan. Degaynin. Ijaarka aad ka heli kartid bishii waa 300.ilaa 600 dollar Marka lacagta inaad ku shaqaysatid ayaa. Fiican ama. Aad dad ku darsadid.
@@Mohamed-qt7ql75 k stocks market 50 percent back 3 months somali forex Bey ku dawakheen ibso shares ka apple Facebook iyo Amazon wllalalyall my PEOPLE
@@abdulqadirmohamed3316 it's not complaining it's my opinion the reason they posted the video on RUclips is to get feedback also do you know if I said alhm or not get manners little boy
I thought 2 story homes were unheard of, Mashallah this place is beautiful. I agree with others tho, the master toilet and bedroom are tiny. And where is the kitchen?
Masha Alah so beautiful i like it , malim ayaan ana kanoo kale dhisan donaa alaha ubarakeeya walalka iska leh gurigan iyo dhan gacmaha ka qayb qaatay dhismahan 😍♥️
Hhh wll Amal sowta masalha ka dhista guryo badan wa guri kowd een jigjiga yar ku arkee oyado ka dhisaysee ku darso shirkada nin cida gale ah aya iska leh maha xagas aad moodaye
Maasha Allah tabarikallah Alle ha u barakeeyo qofka gurigan leh aniga iyo inta aan haysana Alle ha siiyo Ameeen
Aamiin
Ameen Yaa rabbi
aamiiiiin
Aaamiin🤲
اللهم آمين يارب العالمين
Somaliand wey socotay Walhi ❤️
Maxaa isku xidhay Somaliland iyo guri uu qof dhistay?
Masha Allah weeye
Burco guryaha ma ka dhistan fadlan ii so jawaaba
@@moegreenback6854 dalkasta qurax da iyo qab dhismeedka magalad loo eega gurigan iyo ka sii qurux badan dadka soo jitaaan
@@moegreenback6854 bilicda wadnka baay so kordhinasa
Abdulqadir Mohamed shakhsi ama koox baa dhistay ee dowlada Somaliland may dhisan ha xaqirina dedaalka shakhsi hana u nisbayn cida aan ku dhididin
Waxaan aad uga helay daaqada sidaad u waynayseen iyo cealinka guriga ama ruufka sare sidaad u fogayseen. Dhismayaasha kale daaqadahooga waxa la moodaa jeel.
Geedo gurux badana ku dara dayrka gudihiisa iyo dibadiisaba.
Maasha Allaah tabaaraka Allaah hadal maba karayo gurigani wuu qurux dhaafay dhismahani
Nio kaley naqzhadahan xita africa mey zo gaadhin
Hore u zocda wllayal
Africa warba kugu dhiman. Imisa wadan ayaad aragtey oo Africa ah .....You will be surprised the amazing architecture Africa has ...
Mashallaah lknse intii muhiimka ahayd ayaad hilmaamteen Dhir qurxoon ku beera in shaallaah
Dhirti wa kaneeco and escape you snake two😂
This inspires me as being engineer. Well done keep going best constructors ever
Good job saxibayaal runtii guryihiinu waa cajiib, love it mashalah
Maasha allaah waa guri qurux badan, laakiin guri aad u weyn ku fiicanse in 10 caruur ah lagu dhalo. Mid kale wax kasta midab baa saaran, anigu cadaan baan ka dhigi lahaa. Somaliland waa dhul kulul Markaa waxaan idinkula talin lahaa dhir dhaadheer oo hadh iyo midho la cuni karo leh ku beertaan.
Xariif ayaa duubaya 👏👏
what is the benefit when your next door neighbour lives in jiingad(iron sheets)😢
Insha allah the next door illl build their house to. Don’t let your dreams down....
You feel super rich.
@@abdulshakuur975 and what do you mean by that , do you feel empowered when you see people who has little to none your ego and your heart is dark and poisonous
been miyaad isku sheegtaa hadeerba dad aan xitaa cunto helin jiree?
nolosha intaad karayso kunafis, lakiin hana ilaawin inad labaxdo caawimo.
kaliya kolkaad dhib aragto uun ha damqan.
The benefit is inaad iloowin iyagana oo tusaalo kuu tahy bari ka maalina lagaa qaadi karo so wa inaad ka bixisid sako iyo sadaqaba wuxuu illhy dadka kaga doortey
Dhismaha guriga wa $70k guryaha kudhow kuligood foolxumo mida kale park kumadhawa manalaha xafada sewage systems wadooyin lasmi ah manalaha kow waxa ahayd bananka Hargeisa xaafad cusub kadhisan kadibna qurxiyan wadooyinka park schoolo Suuq also u sameyaan sewage systems dadka lacagta leh somaliyeed iyaga imaanya sxbyal sida xaafada Xamar Daarusalam
Yaa Waa runtaa
Saasaa ufiican
Sana ka fiican hadii kale dalku laba level ayuu kala noqon
Msha allah Adbu u qurux bdanyahy
Nice Design... Masha'Allah... Good work
Maasha allaah wan kahelay guryahan Allah igusimo
Mashallah Somaliland keep going best contraction
hore usocod wanaagsan somproperty
Where is the kitchen? Jikada miyaa layna tusay Mise anay I dhaaftay
Baranbara aya luqadeyneysa
Hargeysa waa Socotey Masha Allah
The music is unnecessary. What Somalia and somaliland needs is affordable decent housing. Not some fancy looking houses next to really poor people.
This is a private company not the government!
fancy house waanu u baahanay oo qaab casriya u dhisan, lakiin dee qiimo macquula ah, tani kaba qaalisan xitaa europe tee, 75k + ilaa 15k dhulka noqonaya, ilaa 90k kabadan
M Sufi u sound like a hater who has nothing to say waar shaykoo bila macnii baad haysa
Allhayo ii fudeey gurigan oo kle aan Doonaa ins Insha allh mar dhow 🙏🙏❤️❤️❤️😍😍😍
Masha Allah Allahuma baarik
Allah adunyadu wa iska caynkas gurigan iyo guriga ay deriska yihin farqiga u dhexeya😥
kan ay dariska yihiin waxaaba laga yaaba inu 80% umada dalka dagan ka lacag badanyay, waayo haduu dhulka leeyay wuxuuba kufadhiyaa lacag kumanaan ah oon dadka badankiisa haysanba
Maansha allaah waa dhisme quruxbadan somproperty hore usocda
Maasha alaha, Muqdisho magadistan distan guryo
Muqdisho nabad matalo, la iskumana haleen karo
Manshalah manshalah qurux
Wal guri ban rabaa in la i disoo in aad i la so xirirtan ban raba insha alah
The most beautiful one weeyaan kani Mashallah Tabarakallah
Beautifull like u
X
Wa aqal aad uqurx badan laysma caasiye 🌹
Jigjiga yar waa cidhiidhi saxmad badan runtii meel laga dhisto guri nafis ah maaha
Too much expensive 75k ? And where is the kitchen? Is better to go home and build your own one with cheaper price
I. Wudnt spend 75 thousand for new house in. Somalia.
. Hadii aad ku. Shaqa bilowdid 75 kg waxaa ka. Heli kartaa boqolkiiba 25 ilaa 20 percentage . Waxaa suurtagal ah ka. Badan inaad ka. Heshid oo percentage ah
75000x25%= $ 18750
75000x20% =× $ 15000
Waa faa iido fiican
Hadii intaa iyo. Ka. Badan aad galisid hadii aadan. Degaynin. Ijaarka aad ka heli kartid bishii waa 300.ilaa 600 dollar
Marka lacagta inaad ku shaqaysatid ayaa. Fiican ama. Aad dad ku darsadid.
@@Mohamed-qt7ql
Wax ka fiican wadankaaga maal gashatid majiro,
Waa wadankaagii 1st class cirizen ka tahay
Qaali miyaa 75000$?
@@Mohamed-qt7ql75 k stocks market 50 percent back 3 months somali forex Bey ku dawakheen ibso shares ka apple Facebook iyo Amazon wllalalyall my PEOPLE
@Shakir Essa
Qiimaha dhismaha mee ka wadaan 125 kun dollar mase qiimaha ay ku iibinayaan guriga .
Absolutely great 👍
Absolutely breathtaking 👍🏽
Waxaan macquul maaha walaalayaal 75.000 $ oo aan booskii ku jirin. Columbus ohaio ayaa Guri lagu iibsaday 40.000.
Xitaa dhulka iyo dhismaha Ayaan uqalmin 75 K. Ma garanayo anigu waxa HARGEYSA kasocda iyo meesha lacagtu ka timaado.
Columbus ohio ma flat mise guri,
?
Beenta naga daa aqal 5 rooms atleast waa 400k in usa
@@banuhaashim9539 waa laga helaa. Guru adigu aad renovation ku samaysatid
Very beautiful wallahi
Masha Allah
Masha allah allahuma baarik guriga waxas o decoration ah iska kala yareya
Everything is beautiful but I think the master bedroom is small and it's not that fancy
Look at 4.17! The finishing is horrible
U complain like is ur property, just say mashallah allahumubarak
@@abdulqadirmohamed3316 it's not complaining it's my opinion the reason they posted the video on RUclips is to get feedback also do you know if I said alhm or not get manners little boy
Abdulqadir Mohamed idiot, we have a right to critisize a company!
Caadi mahan mash allah lkn qaali ayaad ku dhistane xoogaa lacagta naga dhima si idinkun suuq badan u heshaan
Masha allah hadal uma bahna qiimaha qaliya lakiin shirkada sibiidhka marka diib lo furo wan huba dhiismayal qurxon oo jaban in laga fa idaysan dono
Maansha Allah!
Waa guri qurux badan
Hargeysa Needs Guuryaha danyarta sida Yurub oo kale .my Hart is Whit Those whu have less .
Fadlan guri ayaan raba inan soomaliya kadhisto qiimaha gurigan waa imisa ani dhulka waan haysta
Somalia halkani maaha fikir khaldan
Masha Allah masha allah
$75k burco 4 baloodh ayay ii dhisaysaa mrkn dHuLka haysto😎
Waoaw manshlaaH
mashallah, but there is no air condition. Is it central cooling. Please advise
Is the owners choice if they want to add or not plus in hargiesa you dont need air conditioner the wind does justice
Masha allaah wuu quruxon tahay lakiin kijadii nama tusin
ماشاء اللة
Suuliyaasha wad ka dhimateeen
liked, , please geed ku abuura.
Dhulka Qiimihiisu waa misa?
Meel intaa ka yara wayn cabirkredu yahay 24M×18M ayaan ku iibsaday 15,000 xiliguna waxa uu ahaa 2017 xaafada ina Mooge dhinaca shiraaqle
Hadaan qiyaaso dhulkan cabirkiisa waxuu ila egyahay;
12m wejiahaada hore
18m xage dambe.
Masha Allah so qora
Scw maxaa idiin diidan meel danbe oo la fadhiisto gatden guryahaad dhistaan
Haa sidaas ayaan aniguba qaaba meel danbe garden ah
Wa masha allah
Maansha alaah
I thought 2 story homes were unheard of, Mashallah this place is beautiful. I agree with others tho, the master toilet and bedroom are tiny. And where is the kitchen?
Cockroach is dining in the kitchen
@@abdulshakuur975 xasid milna ma garo
Mashallaah such a beautiful home
C1
Walaalo Ohio meesha miyiga ah ee maraykanka ugu foosha xun. Waa runta $ 60. 00 weeyaan 2 bedroom. Laakiin gurigana wuuxuu xitaa ka qurux badanyahay guryaha $500.00 ee half million ka ah. Qofkii aan maraykanka kula arag ugu sheekee waxaas.
Guryaha maraykanku waxay ka samaysanyihiin waa kartoon xitaa second ayuu ku gubtaa. Marka la dhisayana waxa lagu dhameeyaa 8 cisho oo qudha.
Qimaha aad ku dhisteen xagaa laga helayaa
How much? Can foreigners buy property in Somaliland?
Gurigan Maguri Goglan oo saa lagu kiriyanyo miyaa
Meeshu ma xabsi baa? Meeday dhirtii iyo geedihii guri bilaa dhir ah waligay ma degeen xataa haduu bilaash yahay
Dee rerka dhistay ha beertaan
Shirkada dhirtu shaqadeeda maaha
𝘠𝘢𝘢𝘏 𝘬𝘶 𝘥𝘦𝘫𝘪𝘯 𝘓𝘢𝘢𝘩𝘢𝘢𝘣𝘢𝘏😂🤣
waxa fiicnayd kaa jiingada ka ag dhisty eee u dhow in uu mid lamida u dhiso
wablilahi tawfiiq
Great to see
Dream house 🏠🥳
Allah akbar
Lkn Madbakha mxd u qariseen
Masha Alah so beautiful i like it , malim ayaan ana kanoo kale dhisan donaa alaha ubarakeeya walalka iska leh gurigan iyo dhan gacmaha ka qayb qaatay dhismahan 😍♥️
Asn walaal waxaan rabaa guri qurux badan oo kiro sh
ma jigjiga yar unbaad ka dhistaan guryaha quruxda badan Axmed- dhagaxna maxaad guryo qurux badan aaaad uga dhisi waydeen mise wixiinu waa qabyaalad
meherad walba halkay shaqo ka hesho ayey aadaa ee malaa reer Axmed Dhagax baan guryaha noocan ah dhisan
Hhh wll Amal sowta masalha ka dhista guryo badan wa guri kowd een jigjiga yar ku arkee oyado ka dhisaysee ku darso shirkada nin cida gale ah aya iska leh maha xagas aad moodaye
A
nabad baa naas la nuuga leh aAllow noo siyaadi ka leh u barkee kolba lagu waari maayee
Mansha allah
Jigjiga yar op Xageeya
Ma 75000 kun la siinayaa guriga dhan,, mise only building i done understand
Guriga iyo dhulka weeyan walal
Waa imisa qarashaka ku baxy guriga iisheeg
it is a beautiful house ….. but am not sure the quality
Qiimaha Guriga sheega ama inta lagu dhisayo
Wa guri quruxbadan lakin wa dhul wada ciida biyana malaha
Xafadaa xawadlee guryo kama dhistaan
Asc somporoperty. Maanshaalaa laakiin dhirta maxaa ku nacdeen. Please dhir ku beera guryaha. Numberkiina halkeen ka helaa. Igu caawiya qofkii garamaya
Qaybta descriptionka waka ku qiran wll
Zack Joseph
Mahadsanid wll hadan arkay jasakumulaahu khayran wll
@@ilhanhassan9813 ada mudan wll
Wll waxan idinwaydiyay jigjiga somalistat ma kadhisaysan
Aniga xataa intas ayaa rabay in aan waydii thanks jigjiga
Waa imisa
Macal alaabta ma idinkaa Dhiga wllo
How much its cost!
walalo waxad nalaga soo xidhidhaa telefoonkan si aad u hesho qiimaha +252636000091
$75,000 ee dhismaha giriga sharaxad iyo alabtu miyaya la socota mise wa dhisid kaliya
Alaabtu lama socoto badanaa shirkaduhu way dhisaan uun
@@somalillandpure1423 okey thanks
Imisa la so iibiyaan
Magac kalood u bixisaan maa waayseen cajiib badanaa
Aqal ayan ubahanahy fadlan ilaso xidhidha
Fadlan la soo xidhiidh 0636000091 ama 513347
Aqal nahayne yaan lagu dhicin
Hargeys ragga guryahan dhistaa weligood qurbo ma arag wa ragga hargeys lacagta ka helay wadankooda aaaminay qurbo joogtonu wax dhistaaan nashaqadiiii laga baxay adeer gurign ninka lo dhisey weligii hargeys kama bixin shaqeysta dalkiina aamina dhowr sano kadib ku raaxeyso lacagtad biirisey
Looks like a a fancy prison.
Lacagta uma qalmo.
Ugu Yaraan waa $55.000
Saax wa runta walal
Is the furniture included in the price?
No only building
Not including the land and the furniture. It is around $120-130k easily.
@@Dhabaryare is not is 75k
Maa la kiraynayaa
Far too many lights yet it’s still dark
Plz phone laydinkala soo xidhiidho soo qora
+252 63 4404645 somproperty wa kan walal
Jigjiga yar jabuti yar gobolo yar hadiiba layaryaranaya soomali yar baa kawanagsan
Somalia muqdisho maka dhistaan walala
Yeah what's the flue
$75,000 ? waa daylight robbery 🤣
Maha 75000 walal with out dhulka wa 35000-40000k usd dhulka hada lagudaro wixi noqonaysa 55000-60000k usd
75kun hdy tahay miyi dharxanyey gurigu wll mnse waa gurigi oo qalalan
@@abdulqadirmohamed3316 will hadan dhulka haysano imisa ayey kuu disadvantages?
@@M3ad45 40000k/45000k usd
aqalka aad ii cajabiyay dhismihiisa iyo nashqaduba.
lakiin 75k aanu kujirin dhulku hh dadka maad kuciyaaraysaan, Europe ayaan lacag intaa leeg la iska qaadine?
maxaa 75ka kadhigay? ma alaabta taalaa 75k ah? mise laydhadhka aad kor kuxidheen een awalba iska furi lahaa intaan indhuhu igu xanuunin
GURIGU AADBUU UQURUXBADAN YAHAY JIKADA LEYNAMATUSIN EMERJENSI ALBAABNA MALAHA MUSQUSHA JIIFKA KUFURANA MAFIICNA
Qolka hurda suuli yar