Asad Hagio, King CK, Geenyada madow DOUBLE PRANK + Karbaash

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • #arimaheena
    Subscribe Channelka Geenyada Madow / @geenyada
    MySocialMediaAccounts
    / arimaheena
    / arimaheena1
    / arimaheena
    snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @baadalofficial2009
    @baadalofficial2009 4 года назад +1194

    Inta rasuulka jacel like iisaara 👍

    • @umuhomeyra3689
      @umuhomeyra3689 4 года назад +7

      BADAAL official walal Wan Ku Saray subscribe please anina I Saar subscribe please shukrn 👍

    • @maiddashukulatiina31
      @maiddashukulatiina31 4 года назад +5

      Baadal wll subscribe isaar

    • @umuhomeyra3689
      @umuhomeyra3689 4 года назад +3

      BAADAL official walal Wan Ku Saray subscribe adigane I Saar subscribe shukrn 👍🙏👍👍

    • @umuhomeyra3689
      @umuhomeyra3689 4 года назад +1

      @@maiddashukulatiina31 asc walashey subscribe isaar please shukrn 🙏🙏🙏🙏

    • @JAY.4040
      @JAY.4040 4 года назад +3

      BAADAL official war doqon baa tahay Rusuulna mataqaanidi magaciisa haku qaraaban ee sikale u xariiftan

  • @ayaaniitaofficial6362
    @ayaaniitaofficial6362 4 года назад +226

    Best PRANK for every
    KEEP GOING MY BRO

  • @ratrikaagarjuwal5583
    @ratrikaagarjuwal5583 Год назад +14

    Old is gold ay galada dhahan yaa 2023 ila dawanaayo 😢😮😂🎉

  • @k_y07
    @k_y07 4 года назад +290

    Arimaheena wxn ku Jeclahay “Muxtaram” wye
    Mana AF-Dheero, Mu’adab MashAllah Caleek

  • @dhemandahir3875
    @dhemandahir3875 4 года назад +141

    Wlhi CK Xushmad Miiran Inuu Yahay inta ila Aragta Liketa iii Saara😍😍😍
    Isagoo Cusbo Darremooya Ayuu Hadana Ka Shiixay inuu Dhaho Wuxu Waa Mxy

  • @saafinuura4896
    @saafinuura4896 4 года назад +42

    Arimaheena guul io gobanimo insh allah team arimaheena hadaa tahay like Lee dhac iskaga siinee

  • @queendihama717
    @queendihama717 4 года назад +99

    Like iska daafa video ka daawo wuxu ku saabsanyahay kadib ka faaloow waxad ku wala teen like iyi wax daran eee jahilnimo idiin gayneeyso video ka hadal wuxu kusaabsan yahay cafwan salama team ka wada jecla aya wada kulmey masha allah horumar wacan 👌✌🤛

  • @falisabdi3206
    @falisabdi3206 4 года назад +105

    Assad waxa ku jeclahy. Always he’s happy qof imaaan wangsaan. ❤️❤️❤️❤️

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 года назад

      @islaam tube subscribe isaar wll fadlan

  • @Tasmaking
    @Tasmaking 3 года назад +21

    2021 Hadaa Daawaneysid Like Isaar hee

  • @maryanmuqdisho3503
    @maryanmuqdisho3503 4 года назад +95

    Ck meshuu tago wuu shidanaa nin weyn ck❤❤❤

  • @hodanmaxamed4135
    @hodanmaxamed4135 4 года назад +59

    Ck waa qof qalbi wanagsan meshu tagaba wuu la qabsanaya 👍

  • @ahdaafamin8815
    @ahdaafamin8815 4 года назад +70

    Team Arimaheena Inta Ilatagerta Like ✌

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 4 года назад +48

    Marian Abdi geenyada madaw in subscribe la siiyo xaq bey u leedahey arimaheena the best RUclips Somali. lets go!👊🏾🙏🏾

  • @iqrabaffo9731
    @iqrabaffo9731 4 года назад +46

    Wlhi hanad xariif waaye 😂😂😂😂 my favorite RUclipsrs walaalaha qalbiga big respect all of you guys ❤😍

  • @gaashaantechnology9122
    @gaashaantechnology9122 4 года назад +25

    6:07 Abdulahi Hagio This is a point

  • @mosr4400
    @mosr4400 4 года назад +29

    Arimaheena videoga sugaaye maanto dhan❤👌

  • @cksooni2454
    @cksooni2454 4 года назад +41

    Prankiga ugu danbeye 2019 best

  • @haniofficial1352
    @haniofficial1352 4 года назад +170

    ifka lagu yahay walaaa plzzzzzz like heee SUBSCRIBED isaaaaaaaaar 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @weight-loss.
      @weight-loss. 4 года назад

      Abaayo waa kuu saaray adna ii saar

    • @falisabdi3206
      @falisabdi3206 4 года назад +4

      Hani Official omg Adiga tuugsi. Badanidaaa meel kasta 😳😳😳

    • @weight-loss.
      @weight-loss. 4 года назад

      @@falisabdi3206 abaayo subscribe igu caawi please

    • @salehomar5170
      @salehomar5170 4 года назад

      Hani Official abaayo calaacalkada aya ka yaabe Waa Ku saaray abaayo wac Ficn inoso dhig

    • @weight-loss.
      @weight-loss. 4 года назад

      @@salehomar5170 sxb anigana ii saar please

  • @xidigakfilmsvlogs7867
    @xidigakfilmsvlogs7867 4 года назад +44

    One love🇹🇷❣❣
    Turki idikasoo salamoyaa

    • @xaniifashariff9807
      @xaniifashariff9807 4 года назад

      Asc walal gewer matahy mise

    • @xaniifashariff9807
      @xaniifashariff9807 4 года назад

      Iso jwb ado mahtsan

    • @fartunxaaji9498
      @fartunxaaji9498 4 года назад

      @@xaniifashariff9807 hush magaca ugu qoran fırı sxp meel anay gabdho jogın baad nagala sohadlaysa baan fılaya

    • @xidigakfilmsvlogs7867
      @xidigakfilmsvlogs7867 4 года назад

      @@xaniifashariff9807
      Wllo wiil baan ahay ee maxaan ka cawiyane

    • @xidigakfilmsvlogs7867
      @xidigakfilmsvlogs7867 4 года назад

      @@fartunxaaji9498
      Wllo gabadha sidaas ha dhihin waxaa macqula ineey dan igasoo gashaye oo ee sualo iweydin rabtee🙏

  • @midnimotv9010
    @midnimotv9010 4 года назад +51

    24k subscribe heystaye somali maxamad 30ksubcribe igarsiya allaha idin sharfo

    • @abdikadar2480
      @abdikadar2480 4 года назад +2

      Haye pro

    • @midnimotv9010
      @midnimotv9010 4 года назад

      @@abdikadar2480 mahadsanid pro

    • @umuhomeyra3689
      @umuhomeyra3689 4 года назад

      MIDNIMO TV wan Ku Saray subscribe please anina I Saar subscribe please shukrn 👍

    • @midnimotv9010
      @midnimotv9010 4 года назад

      @@umuhomeyra3689 wankusaray

    • @ruuzidaimond7097
      @ruuzidaimond7097 4 года назад

      Wllo waa kuu saarine adna iisaar

  • @abdirahmanahmedismail804
    @abdirahmanahmedismail804 4 года назад +27

    Simple prank oo Real ah waye wlhi keep going Arimahena❤from kenya

  • @somalidamaantachannel5979
    @somalidamaantachannel5979 4 года назад +56

    😂😂🤣🤣🤣🤣ck waabo iska cabaa xushmad camal 🙏

  • @hilalmakeuphenna8167
    @hilalmakeuphenna8167 4 года назад +28

    Geenyada madow qurux dumar😍😍😍

    • @abshirojiribnuur3576
      @abshirojiribnuur3576 4 года назад +2

      asc

    • @abshirojiribnuur3576
      @abshirojiribnuur3576 4 года назад +2

      haaa

    • @user-xg2zp1qx9m
      @user-xg2zp1qx9m 3 месяца назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤​@@abshirojiribnuur3576

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 4 года назад +19

    Mnsha allah geenyada waa gabadh ka muuqdo midabkii samali ee dhaladka ahaa nolol wcn abaayO

  • @DALKAIFIYECHANNEL
    @DALKAIFIYECHANNEL 4 года назад +46

    Arimaheena guul iyo hormar wacan insha Allah ❤

  • @zamzamc.kariim4353
    @zamzamc.kariim4353 4 года назад +31

    Inta liicato shactiradiiisa jecel like hala dhaafin

  • @Maahiryre
    @Maahiryre 4 года назад +4

    Illahayoow Walalkeey Asad Hagio Natus Isagoo Lugihiisa Kusocdo maalin maalmaha kamid ah 😥😥😥
    Guuryaanimaddu ma ahan.mida lixaadka lawaayo blse waa mida Qalbigga Lawayo dismuaral uu noqdo qofka

  • @safiyashide3925
    @safiyashide3925 4 года назад +18

    😂😂😂😂 best prank wlhi😂😂😂😂 aar hanad aaa
    Cusba lacaboya walo baqoya😂😂😂
    More prankz CK iyo liicato so aarsada noh😂😂😂
    More video in makesia incha Allah 👏👏👏👏👏👏👏

  • @warsowarso1757
    @warsowarso1757 4 года назад +17

    Sxb arimaheen hadalkaaga waxaan ka dhadhan sanday gabadha geenyada madow inay tahay gabadhi uu guursani lahaa ee uu mustaqbal lawadaagi lahaa

    • @queennn4901
      @queennn4901 4 года назад

      Aboow maxad ugu maleeysay horta si hadii loofiiriyo qoftiisa magaceeda waxuu ka bilaawdaa M

  • @MAARIGTIMO3259
    @MAARIGTIMO3259 2 года назад +2

    Keep going pro

  • @hudagobsan2407
    @hudagobsan2407 4 года назад +13

    kep Going mY bothers💖💖

  • @nemonoura5866
    @nemonoura5866 4 года назад +72

    Geenyada dhuxusha kulahaa asad wlhi waa qoslay 😂😂😂

  • @marwanali620
    @marwanali620 2 года назад +4

    Dadka dawanayan 2022 like 👍

  • @haykalismail9743
    @haykalismail9743 4 года назад +22

    Tem ck horumar fcn inzha allah 😍❣❣❣

  • @ragemagure1404
    @ragemagure1404 4 года назад +42

    Geenyada madow inay inta danbe ka shidan tahay inta ila argtay ilketa hila dhafina dabo aaa 😋

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 4 года назад +42

    Best prank end of 2019 leep going guys ful respect kkkkkkkkkk

    • @abdidahir9365
      @abdidahir9365 4 года назад +1

      Leep going 🤔😂😂😂😂

  • @munakhalii7343
    @munakhalii7343 4 года назад +7

    Masha allah ck meelwalbo uu togo sidaan ayaa loo jacelyahay illah naga dhig ku dadka aay jacladan arimaheena wllk adiga sidaas iyo si kadaran ayaa lagu jclhy

    • @maxdar11
      @maxdar11 4 года назад

      Alle Haku Sharfo wllo
      Isoo Booqo

  • @omaraliali8667
    @omaraliali8667 4 года назад +4

    😂😂😂 Arimaheena Xafada sokor la Aan maka dhac day Dadkii sabadaa cusba kaga dhigteene hhhhhh thanx pro

  • @umumanalixtiraamcaruurta4236
    @umumanalixtiraamcaruurta4236 4 года назад +9

    13:00 daqiiqo kkk ilaa 14:00 maskiin CK
    Wadankan amoo yahay is dhahay cambaha dhanan.
    Hadee biyo caadi ahaan laheyd horayuu Ka fahmi lahaa

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 4 года назад +2

    MashaAllah wllhey allah yaxfadkum

    • @weight-loss.
      @weight-loss. 4 года назад

      Please abaayo subscribe igu caawi abaayo

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 4 года назад +16

    Cumar kirish neeftuuba nagu dhajiye hala cusbeeyo.😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdullaahiali4387
    @abdullaahiali4387 2 года назад +2

    Keep going masha allah Arimaheena 👍✌

  • @usherofficial4317
    @usherofficial4317 4 года назад +16

    War asad cusbada yaa ka Qabta bacdi wuu ku dhameeyay 😂😂😅✌

  • @shuceybelmi2363
    @shuceybelmi2363 4 года назад +1

    Aniga waan yaabeey arimaheena vidiow kas 1k subcireb maxay ugu korortaa wllhi xaasinimo ma iga ahan inataas ayaan layaabe

  • @coddeycabdullahicabdirashi3784
    @coddeycabdullahicabdirashi3784 4 года назад +27

    First
    Like dhac dhac

  • @maariyoomarabdullahimaariy4474
    @maariyoomarabdullahimaariy4474 4 года назад +7

    Ck io maryama arimaheena asad haiog my brothers aan jeclhy asad xariif ayaa tahy wllhi waa iga qozlizay m. Alle ha idin xafido dhammaan

  • @malabey197
    @malabey197 4 года назад +15

    Maryam Abdi gabadheyda magaceeda waye masha'ALLAH

  • @ayaanjamac3879
    @ayaanjamac3879 4 года назад +2

    Maxaa waye asxabta arimahena adaa uhuradesiin plz waada firasanesaan lika halaga sodhiso asxbey plz lashaqey familkq arimahen asxbta arimahen

  • @fasiixmedia4855
    @fasiixmedia4855 4 года назад +15

    13:00 cambahan dhanaanka eh maxaa waaye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 maskiin

  • @jawahirjanojanno7716
    @jawahirjanojanno7716 4 года назад +1

    Arimaheena marwalba waa muxtarm qadarin mudan oo si Qalbi furan kuso dhaweeya dadka malaysia imaado Anna iñshallah malinkan imanayo wn ku soo qabana🙏💪❣️love from🇪🇹

  • @user-do8fv8oc6u
    @user-do8fv8oc6u 4 года назад +6

    Abti wlhy dar alan u qoslay inta waligeed saan u qososhay like dhac igu siiya 🤣😅

  • @qaalmoogchannel636
    @qaalmoogchannel636 4 года назад +1

    Ilàahow qofkii subscriber iisaaro asida iyo waalidkiisa janada kuwada kulmi ilaahow Ximri dheer Caafimaad leh sii ilaagow awlaad baari ah oo quruxbadan sii Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @tiinaali5560
    @tiinaali5560 4 года назад +27

    TEAM ARIMAHEENA ALL THE TIME EVERYDAY

  • @MAXAMEDABTIDONOFFICIALL
    @MAXAMEDABTIDONOFFICIALL 4 года назад +1

    Asc sxb arimaheena wxaan rabaa inaat ila soo xariirto hdii aat fursat hesho bro

  • @abdiazizhazzan962
    @abdiazizhazzan962 4 года назад +3

    geenyo madaw ayaN ku haystaa

  • @Realmavia3468
    @Realmavia3468 4 года назад +26

    Wllyaal Allah Dartiis Subscribe iigu saara WAA codsi

  • @veryboy4662
    @veryboy4662 4 года назад +12

    9:13 i keep watching this video.... CK we can fly with u gun but we not can put in our carry on but u can put in a luggage it back with clothes but we can not put on a carry on the cant being where u can reach ... u got to have the license and own ship paper when checking n u got let them know u have gun in bag... they put sticking on your gun with your name n your information if the gun got lost when they find where to call...it .... when the security check-your bag they see sticking...they know you already check is sticke proving you didn't sneak the gun ...if u forget tell u gun they just bring bag n tell to check but if u forget your in your carry omg u going to jail n u lost your right care gun ...
    ck if i come visit u inshallah i bring my gun ....ck the gun is good tool to have n also the gun bad tool ...is how u use make good or bad ...if i use when bad guy broken in house middle night I have to protect me and my family no matter what now is good tool it help your family.
    ck agree jealous wife shouldn't gun and she use it take care of cheating husband or wife both side ...she was jealous it happened before kill for reason is wrong way to use and it doesn't happen often...now the gun bad tool....my mother use to tell when i was child never play with knife because devil take advantage and make you do something you regret it...
    everybody can not own gun ...i think everyone check your self
    ..1 can u your anger 2 do u you fight fair game because Allah said leave my ppl alone but Allah said u can do whatever that safe your life that u allowed to lie that day...it was dog come the house with milk in his mouth n the lady who own the house when in side her house she saw her milk wasn't cover no more... she want to throw away the milk because the dog drink but she's not allowed to do that because she didn't see in her own eyes ...
    anyway it mean your eyes can lie u sometime
    ..sometime thing seem like what way but it seem something else put u can't see ...me it will kill me have somebody blood on hand. ...if can't help ppl I'm going hurd them...if i kill somebody..his mother cry her gone...what that was my mother someone kill me ..my mother give up her life ...u didn't kill one .. real bring pain to many ppl ..his father n mother n his kids ..his friends, grandparents..each of us are connect many people that love us....if my husband cheat on that means he dont want me anymore I can't force him to want me so I got to let him go because i love him i can not hurt him n i go back market to find new husband who want me kkk im ready marry everynight new guy then be someone not happy with me or I'm not happy with him
    .. main key for me is happyness n freeedom n choice... treat others the way you want to be treated with respect do for them what you wanted me to do for you....when u understand life is easy
    .life is game is how u play ..
    u play good person something good come your way from Allah or u play bad n bring pain ppl then those ppl take your bless something bad come from Allah if Allah love u...some ppl no matter how much bad they do other not bad happens to them but guarantee they punishment will be when they die they are the worst people....ck everytime I see your face or name i watch all video different ppl post and just pushing click click like I'm stalking you kkkk ck i got check me before i pick feel for u because we are different world we can not match we can not mix together easy... to surrender for you we both to move the mountain to make it happen that's Hard work I'm lazy... so I'm stalking you like a brother big brother kkk i forgot u like ppl lil brother....u are my lil bro in big brother body because I'm look small then u
    ..

    • @dekaahmed3065
      @dekaahmed3065 4 года назад

      Meshaan maxaa kasocdaa somaliyeey hala ii turjumo...smh if this user is a somali then he's wasting our time and his time lol I strained to understand this comment inkasto I've tried to understand what he's saying lakin somali hadaad tahay bilahi caleyk dhesha commentka kadaay yakhey

  • @maxamedcali7678
    @maxamedcali7678 4 года назад +4

    Ani mantaba dawadayba 8 kadib🤣

  • @adoontiialleeemaskiintaaha5953
    @adoontiialleeemaskiintaaha5953 4 года назад +5

    Arimahena ixtimankaga iyo qalbi wanagagaa wax lasiisto laheyn masha Allah wll😍

  • @ip____poi7324
    @ip____poi7324 3 года назад +6

    2020 yaa dawanaYa 😂

  • @abdimohamudhaji6781
    @abdimohamudhaji6781 4 года назад +16

    MashaAllah guul wacan wa yaska❤❤❤

  • @maryanmuqdisho3503
    @maryanmuqdisho3503 4 года назад +11

    Basbaas inaa ugu dartaan eey aheyd ck marwaanaa ka raaye😂😂😂

  • @hanimohammed9025
    @hanimohammed9025 4 года назад +16

    CK yurub markuu katago baabuur uu wadaa yaa ila arkay

  • @SuufiAdduun
    @SuufiAdduun 4 года назад +10

    WALLAAHI BILLAAHI TALLAAHI MIRE BURGAL SUBSCRIBE AAN SAARIN.
    "War waad dhaaraye subscribe na saar dee🤣😅"

  • @cabditrombest2248
    @cabditrombest2248 3 года назад +5

    prank waali ah waaye asad hagio keep goin pro

  • @sumayoabdi1772
    @sumayoabdi1772 4 года назад +2

    Intaan prank daawnaayey kii ugu xamaasada badnaa wlhi asad hagio arimaheena walaheyga reer Malesia ayago isku duuban keep going ❤❤❤❤

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine7250 4 года назад +6

    Dad is jacel 💖💖💖

  • @m.marceloofficial2245
    @m.marceloofficial2245 3 года назад +1

    Inta ilaahay jecel like isaar iyo subscirb

  • @cabdisamedck4549
    @cabdisamedck4549 4 года назад +9

    masha allah
    RUclipsRADA IGU FCN EE WADA KULMAY ❤❤❤🙏🙏🙏
    1 KING CK
    2 Arimaheena
    All teamka waan idin salaamy ❤

  • @sadaamckofficialsadaamckof1175
    @sadaamckofficialsadaamckof1175 4 года назад +2

    Inta gaxwa. GarataY like dhac ha igu siisa

  • @maryadieshe286
    @maryadieshe286 4 года назад +15

    Ana ugu horeeyo wlhi manta ❤❤

  • @axmedcabdinuur5534
    @axmedcabdinuur5534 4 года назад

    Arimaheena saaxib horey u soco bulshada shaqo fiican ayaa u heysaa

  • @baazijama1945
    @baazijama1945 4 года назад +7

    Buran Ali legend salamulah 🌲

  • @rajaamahir6421
    @rajaamahir6421 4 года назад +1

    Yees waxan ahay qoof ka uhoreey oo firsathaa asad hagio horee usoco walalkeyga cafimaad tamam aah nah waan kuguduceyee love u bri

  • @karaamaofficial2092
    @karaamaofficial2092 4 года назад +4

    Kan waaa Barankigii Ugu qatarsanaaah lasameeYoH KEEP GOING WLL Arimaheena

  • @barkhadzaki1286
    @barkhadzaki1286 4 года назад +3

    massha allah asxaabta qaaligaa waryaa ck cajiib waaye cid buu is raaciyey kaligay ma igu dhacaysoo dhahay cajiib

  • @zamiirboy106
    @zamiirboy106 4 года назад +11

    2 lagend Arimaheena king ck😁😁😁

  • @cayduruushonesty5951
    @cayduruushonesty5951 4 года назад +2

    Bro keap Going arimaheena
    Arey oday haaayow maxaa ku dhacay sharciyada asad usheeegay muusan fulin
    Oday haayow haaaf wataaa
    Oday haaayow keap Going bro maacha allah

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 4 года назад +12

    Best RUclipsr aya isheshi 😍Hahaha best prank😂😂😂😂 CK time 😂

  • @deeqoali3602
    @deeqoali3602 4 года назад +2

    Aniga ayaa usoo horeyo walalahey iga dambeyo like isara idinko rali ah

  • @Dumarka_walashood
    @Dumarka_walashood 4 года назад +6

    Asad Hagio gabdhaha ma jecla in dhuxul ladhaho ceeb si kale ula kaftan ama geenyo madow dheh

  • @bintumohamed5195
    @bintumohamed5195 4 года назад +2

    Wlhi bilaahi Wan idin jeclahay
    Wxn kasi jeclahay marka sidan U wada Jogtan eed farxad wadagaysan anakad na farxad galinaysanba ❤️🔥 illhy hydin barakeyo

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 4 года назад +7

    Keep going bro & sis 😙❤️💕

  • @amuunabdirahman9181
    @amuunabdirahman9181 3 года назад +2

    Ck my favorite person hagio wiil qlbi fcn weyn wlhy❤🥰

  • @IkranBeautyNew
    @IkranBeautyNew 4 года назад +4

    Ck siduu uxishoonaaye cusba kadhargay 😂😂🤣🤣😂😂😂

  • @MohamedAbukar-cp2ym
    @MohamedAbukar-cp2ym 4 года назад +2

    Prank aan ladhacay Sxb Arimaheenna Codsi Dagaalka biyaha KING CK lasoo samee plz inta igu raacsan farta taaga👍

  • @saynabmuhumed6645
    @saynabmuhumed6645 4 года назад +10

    I love ck wlhi 😂 he is cool 😎

  • @idiriselboy9811
    @idiriselboy9811 4 года назад +1

    Abow abow king ck iyo geenyda madoow markii ugu horaysay aaba prank ku biloowden😱😱😱

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 3 года назад +3

    Asc soomaali ween subscribe noosaar
    qeer Allaha idinsiiyo❤💙💜

  • @kawtherataash945
    @kawtherataash945 4 года назад +1

    Intaas dhan haday I Ahaan lahayen walalahey xafada ila joga xaraabadoda cunto ii Ahaan lahydba One love dhalinteena❤

  • @bakarhirsi9125
    @bakarhirsi9125 4 года назад +4

    Maria abdi full respect ✊

  • @YouTube_Sacad
    @YouTube_Sacad 4 года назад +1

    Waan qaraaxeysany wlle horey usocda dad qosol badan tihiin keep going

  • @Fariid
    @Fariid 4 года назад +5

    ❤💗💕 2020 Ilaahow qofkii 🔔👈Subscribe iisaara RUclips ka 👨‍👩‍👧isaga iyo waalidkii ba Janada ku kulmi.
    *Ilaahow 🤹‍♂️ 🤹‍♀️cimri dharar iyo caafimaad sii.
    *Ilaahow 👫awlaad baari ah oo ifka iyo aakhiro ba anfacda sii.
    *Ilaahow 💸💸arsaaq xalaal ah oo waasica sii.
    *Ilaahow 👍mustaqbalka aduunyo iyo ka aakhiro mid wanaagsan uga dhig.
    *Ilaahow 🏆riyadiisa u rumee.
    *Ilaahow 🎁abaalkiisa janada fardowsa ka dhig .
    ♥️Amiin Amiin Amiin yaa alaah.♥️ 💗💕

  • @asadmukhtar6528
    @asadmukhtar6528 4 года назад +2

    Arimaheenoow markaa 1:40 oo habennimo video noosoo galineeysid maxaa kawadaa hhhhhhh

  • @princessgacal6245
    @princessgacal6245 4 года назад +4

    Kkkkkkkkkk waw wat a prank wlhi u made Mi tire's to roll waw that was awesome keep going sky is the limit

  • @maryanaragsan1726
    @maryanaragsan1726 4 года назад +2

    Mar marka qaar hadaan dawanayo vidiyowyadiina waxaan iska dhaadhiciyaa in aan idinlajoogo

  • @safaxanafi6301
    @safaxanafi6301 4 года назад +9

    Canbahan dhananka mxa waye kulha 😂😂💔

  • @nimcomahamed6277
    @nimcomahamed6277 2 года назад +2

    Asc walalahayga qaliga waxaaan idinka codsanayaaaa duco reer baaan leeyahay wali ilahay awlaaad ima siin sowjkayga waaan jecelahay waliba saaa I'd isaga u I xumeyaaa maaalin walba u I qalbi jabiyaaa wanan jecelahay isoo duceeya in ilahay soo hanuuniyo qalbigiisa isoo xaadiriyo aamin

  • @MACQUUL_MEDIA.
    @MACQUUL_MEDIA. 4 года назад +9

    SUBSCRIBE IISAARA FANSKA ASAD HAGIO.

  • @shukrihaaji1191
    @shukrihaaji1191 4 года назад +1

    Anaa Ugu HoreeYa Arimaheena
    King CK
    Asad Hagio
    Lii Caato
    Muniir
    Aad baan idiin SaLaamin Sxb
    Mahadsanid