Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
mansha'allah dhalinyarada reer somaliland aad baad u mahadsantihiin sidaa aad wadankiina iyo dakiina ugu shaqaynaysaan. aabayaashiin iyo awowyaashiin wadanka way idiin xoreeyeen oo cadowgii faqash somalia-italia way idiinka hiiliyiin sidii aan xor ugu noolaan lahaydeen wadankiina, idinkuna ka ilaaliya cadowga maamilin walba isku dayaaya inuu wadankeena barakaysan wax yeelo. thank you
Shacabkastaaba hadii ay la shaqayn lahaayeen maayiradooda waxay ila tahay in degmadaasi ay ama gobolkaasi uu horumar gaadhayo Sidoo kale waxaan u mahad celinayaa shacabka reer hargysa oo u taagan is garabtaagooda dawlada hoose ❤
Waar saaxiib maayer mogeeh noo soo diira , anaaku maayerkayagii haabar baa ku dhaacay siidu jaad u ruugaayaa ayuu dhiig yaarid ku daarsadaay.
Cabdikariim axmed mooge waa madaxwaynaha mustaqbalka somaaliland❤❤❤❤
Maansha Allaah guuleeysta
Asc dhamaan hawl wadeenada saabtv iyo dawlada hoose hargysa waxaan joogaa casimda dawld deegnka somalida itooboya jigjiga hamblyo horumarinta hargaeisa waa himiladayda koobaad harguasaay ciil hamudan inshavallaaah
Waxaan jecllaan lahaa dham hwlwdenda saabtv iyo myarka Casimada hargaeisa iyo dhalin yaro farabadan oo dawld deegnka somalida gaar ahaan jigjiga joogta oo ganacsato arday iyo qaybo kalle iskugu jirta inaan kullano malin malmaha kamida taasna waxaa fudjdaynkara shaqlaha shrfta mismdan ee sbtv wayo mayerka meel aanu kala xidhiidhno mahayno lkn dhiiri galin weyn ayaanu tusi lahayn oo aanu u hayno dalkayga iyo dadakayga si uu uuga sii badiyo dadaalkiisa saabtvna mahad gaara ayaanu mar walba la garab taaganay Codsi gaara waxaan hawlwadenada Ka hawlgala saabtv ka codsanYnaa inay na xidhiidhiyaan maamulka magalada hargaysa gaar ahaan Mayer c.karin axmed moge Si aanu uga qayb qaadano Mashaariicda waaweyn eeKasocda hargeisa allaa mahad leh Nagasoo waca hadaad na aqbashaan +251954718969 Mahadsanidiin khyr insha allaah
جزاكم الله خير الجزاء وأحسن إليكم
Mooge madaxweynaha mustaqbalka guul
Kuwii Burcaa lagu khasaaray, waxaan ka codsanlahaa Reer hargeysa inay, Cabdikariin Axmed Mooge 6 bilood na amaahiyaan
BBC da kuwii Burco halaga baafiyo
Soltelo ba wuu nasoomaray hergaysa Allah laah
@@kujoogclimatechangeomar4035 ilaahay ka baqo, shaqo badan buu qabtay, laakiin waxyaabo badan dad dhaga adag ayaa ka diiday, oo iminka wax fahmay
Guul nadaafadu waa quruxda caasimada
Manshaallaah
mashallah
Waaa halkeee halkani
Guuliyo Gobanimo
dadka ha la ganaaxo hadii kale waa jug jug halkaaga joog nadaafadana ha la ilaalliyo
dadkii. magalad. udhazhaa hada haysta.mazhaha
Xerajaada waxaan odhanlahaa halgadhigo suuq I yo baarkin magaaladu ma quruxbadnaanayso hadaanay baarkin lahayn dadkan lava dumiyay meelahana dhaqaale kab maalgelina hahahaha Ku shaqale hallo waydiiyo
waa maxay xerajaada?
mansha'allah dhalinyarada reer somaliland aad baad u mahadsantihiin sidaa aad wadankiina iyo dakiina ugu shaqaynaysaan. aabayaashiin iyo awowyaashiin wadanka way idiin xoreeyeen oo cadowgii faqash somalia-italia way idiinka hiiliyiin sidii aan xor ugu noolaan lahaydeen wadankiina, idinkuna ka ilaaliya cadowga maamilin walba isku dayaaya inuu wadankeena barakaysan wax yeelo. thank you
Shacabkastaaba hadii ay la shaqayn lahaayeen maayiradooda waxay ila tahay in degmadaasi ay ama gobolkaasi uu horumar gaadhayo
Sidoo kale waxaan u mahad celinayaa shacabka reer hargysa oo u taagan is garabtaagooda dawlada hoose ❤
Waar saaxiib maayer mogeeh noo soo diira , anaaku maayerkayagii haabar baa ku dhaacay siidu jaad u ruugaayaa ayuu dhiig yaarid ku daarsadaay.
Cabdikariim axmed mooge waa madaxwaynaha mustaqbalka somaaliland❤❤❤❤
Maansha Allaah guuleeysta
Asc dhamaan hawl wadeenada saabtv iyo dawlada hoose hargysa waxaan joogaa casimda dawld deegnka somalida itooboya jigjiga hamblyo horumarinta hargaeisa waa himiladayda koobaad harguasaay ciil hamudan inshavallaaah
Waxaan jecllaan lahaa dham hwlwdenda saabtv iyo myarka
Casimada hargaeisa iyo dhalin yaro farabadan oo dawld deegnka somalida gaar ahaan jigjiga joogta oo ganacsato arday iyo qaybo kalle iskugu jirta inaan kullano malin malmaha kamida taasna waxaa fudjdaynkara shaqlaha shrfta mismdan ee sbtv wayo mayerka meel aanu kala xidhiidhno mahayno lkn dhiiri galin weyn ayaanu tusi lahayn oo aanu u hayno dalkayga iyo dadakayga si uu uuga sii badiyo dadaalkiisa saabtvna mahad gaara ayaanu mar walba la garab taaganay
Codsi gaara waxaan hawlwadenada
Ka hawlgala saabtv ka codsanYnaa inay na xidhiidhiyaan maamulka magalada hargaysa gaar ahaan
Mayer c.karin axmed moge
Si aanu uga qayb qaadano
Mashaariicda waaweyn ee
Kasocda hargeisa allaa mahad leh
Nagasoo waca hadaad na aqbashaan +251954718969
Mahadsanidiin khyr insha allaah