Jaziirada madhawa dadkii daganaa maxaa loo raray 1975-tii?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 18

  • @shuceybabi
    @shuceybabi 21 день назад +5

    DADKA LA SOO RARAY WAA IDINKA SI LAYDIIN BARO KALUUNKA IYO KALUUNEYSIGA
    OGOW BAAJIUN WAA SOMALI ASAL AH

  • @ahmedabdirashid2521
    @ahmedabdirashid2521 22 дня назад +9

    Baajun iyo Somali waa khalad ka fiirso kalmada aad leedahey sxb waxad dhahda halkan waxa ku nool dad Soomaaliyeed

  • @farahaden8521
    @farahaden8521 17 дней назад +3

    Waxaan la yabaay wariyaha wuxuu yiri Jasiirasa waxaa ku nool Baajuun iyo Soomaali. Baajuuntu miyeysan Soomaali ahayn

  • @AbdirahmanAbdiibrahim
    @AbdirahmanAbdiibrahim 23 дня назад +4

    Asc dal ifeye sxb ilah dartis ayaan ku jeclahay sxb dhulka aanrabo inna kuso warago aan so arako hor u soco sxb wad lebane😊

  • @AbdulaahiabdikarimAdam
    @AbdulaahiabdikarimAdam 20 дней назад +1

    Istacmaal erayga bajuun waa hadal xun waayo baajuunta waa somalia 🇸🇴 marka waxad dhehdaa waxaa ku nool dad soomaliyeed❤

  • @Naaladun
    @Naaladun 22 дня назад

    Mashallah

  • @AbdirahmanAbdiibrahim
    @AbdirahmanAbdiibrahim 23 дня назад +3

    Sxb marun wan kulmeyna insah all

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 23 дня назад

    thanks sxp

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 19 дней назад

    Ninkaan wariyaha ah waa nin dhalinyaro ah ee moo timaha iska gaab gaabiyo.

  • @AbuubakarAli-em3gs
    @AbuubakarAli-em3gs 23 дня назад

    War zhp muuqaalada noocan ah noosoo badi❤

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri 23 дня назад +4

    Baajuum Somali maaha miyaa

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 22 дня назад +1

    War waxaan dadka ka qabta

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 23 дня назад +5

    Bajuun waa caye kkkkkkkk

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 23 дня назад +4

      Baajuun waa magac Qowmiyad Af Sawaxili ku hadasha oo degta xeebaha Bariga Africa sida, Soomaaliya, Kenya iyo Tanzania!

    • @abdihakiim7215
      @abdihakiim7215 6 дней назад

      Waa dad sharafleh sxb anaa lanoolaa muda dheer, lamu malindi iyo mombasa