Daawo Cirrow Xirsi iskajir Wasiirbaad Uwataa Ninkaas Waa Khatar Ceeb Badanbuu Leehay Talo yaableh O

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 ноя 2024

Комментарии • 81

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 дней назад +5

    Walaahi muuse MADAXWAYNE qaran buu ahaa ❤❤❤❤❤❤

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 4 дня назад +3

    Madaxweynahayga Muuse Biixi Cabdi. Isagaan u aqaan ha guulaysto. Cimriga Caafimaadka iyo Caqligaba ba Allah haw barakeeyo

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 День назад +1

    XIRSI TARIKHDI MACALINKISA UU KU FASHILMAY

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez День назад +1

    Xirsii waanin lawada yakhaan waa heeryadisa cunee horee ayu dalkaa haalis ugaliyey mantaa haleyska jiroo

  • @khadijahussanabdi9591
    @khadijahussanabdi9591 4 дня назад +3

    ❤muuse❤bixii❤cabdi❤waa❤geeesi❤qaran❤guuuul ❤❤❤❤❤

  • @NimcoXaashi-d4d
    @NimcoXaashi-d4d 3 дня назад +1

    Ciro waa jilicsan sorry reer Somaliland muuse biixi cabdi waa runtii oo qofa walhi Ale ha xafido Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi1851 День назад +1

    😅😮😮😮😮😅😅😅😅😅
    Waa khasab in uu wasiir noqdo
    Sababtoo ah muxuu 10sano
    U soo tabcaayay

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 5 дней назад +4

    Xirsi maanta Cirro aqooni uguma laabna oo soo dhawaysan maayo inkastoo xirsi sidii siilaanyo isku dhedhejinayo oo iska dhigayo nin khayr u sheegaya lkn garxajis meel uu ka dhaafo helimaayoba xirsi isagaaba farta wadnaha ku haya Horta xirsi waa in uu garxajiska soo jeeda gacanta ku dhigaa oo uu dhexdooda isku diraa taasina usuurta gelimayso malaha , hadii reerku in badan buu haraadanaa hunguri xumana waa lagu xantaaye aanu dhaqaale ku furfurin dhaqaalese maba haysto hada oo waa miskiin

    • @HamzeOsman
      @HamzeOsman 4 дня назад

      Xirsi ictisaam buu siyaasada ku matalaa, wayna ogyihiin inayna cirro iyo beeshiisa ka furfurayn xisbiga lkin intii hore waa la ishuursanaa oo cirro wuxu rabay tageerada dhaqaale iyo saamayn ee ictisaamka, maanta lkin waxba ugama baahna, xirsi iyo ictisaam iyagna way kasii tabaabushaysteen oo xisbiga kaah ayay soo saarteen, xirsi wuxu u leexan doonaa xisbiga ictisaam leeyahay, habarjeclo iyo garxajisna mucaarado xun ayaa dhex mari doonta, anagu hadanu habar awal nahay imka laga bilaabo muxaafad banu nahay, mar danbe habarjeclo iyo garxajis mid ma raacayno waayo ka kale ayay xinif iyo cuqdad na dhex maraysaa😂

  • @amalhussein5132
    @amalhussein5132 5 дней назад +3

    Dulqaadkii u dhabar adaygay wixii aad la dabataagnaydeen.
    Ee lugaha loogaga maraa.
    Uu u dulqaatay ku dar.

  • @SafiilPnotarychannel
    @SafiilPnotarychannel 5 дней назад +2

    Naf waalan o nin xiga xagxagamaya mucu Cirro u arkayaa,waxa uu u arkayaa nin Laga dambeeyo,Wana layaqaan cidaka dambaysa. Xirsi waa Birgaydh cidna u joojinmayo mw,Cirro,ciyaala suuqyohow.

  • @HamzeMohamed-g3i
    @HamzeMohamed-g3i 5 дней назад +3

    Reer hunguri oo adeer burmadow usheeg

  • @AdenSulayman
    @AdenSulayman 4 дня назад +1

    Cool maxamed abokor Baad qabtaa

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 4 дня назад +1

    Maya maya
    Xirsi waa hogaamiyaha xisbiga wadani, shaqo ku yeelan maayo wasaaradaha

  • @CraxmaanCilmi-u8s
    @CraxmaanCilmi-u8s 5 дней назад +2

    Waa guuul guul iyo gobonimo guul

  • @CraxmaanCilmi-u8s
    @CraxmaanCilmi-u8s 5 дней назад +2

    Horu soco waad mahad santahay waxa

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926 5 дней назад +2

    H.jeclo buuqa dalka Ka daaya

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 4 дня назад +1

    Muse waa nin rageed lama helaana waa Loo ooyi doona Lipaax buu aha ragu dushey rag Bey kawada yihiin

  • @CabdilaahiKayse-h7o
    @CabdilaahiKayse-h7o 5 дней назад +3

    Waxwanaag sansheeg ama iska aamu

  • @sahraismail610
    @sahraismail610 4 дня назад +1

    War madaxtoyadiba lama tagine xilimad umada isku diraysa wll qof walba calafkisa ayu qadaya

  • @Mawliid-rd8en
    @Mawliid-rd8en 5 дней назад +2

    Walahi muse madaxbu ahaa

  • @AbdisalaanSh.ismaaciil
    @AbdisalaanSh.ismaaciil 4 дня назад +1

    Adigaan naasab ahayn e adigu isku fiiri waayo nasabkuna macaytamo kii odhan jiray m.juudaan xirsi kudar max'uud xashi labaduba hantidii umaday dhaceen 40jir40m m,xinbawayn80m

  • @Axmedsheekh-gg9cb
    @Axmedsheekh-gg9cb 5 дней назад +1

    7sano dabka Nagu baxaayay ninkii shiday oo yaqiintu aad u liidataa dad wax ma usheegi karaa

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 5 дней назад +1

    War kuwaan mujahidka ay shegayaan xaguu joogaa

  • @hasanmaxamed-mh8cc
    @hasanmaxamed-mh8cc 5 дней назад +2

    Caawa.saxiib.waa.sidee..ma.waxkale.ayaa.jira.maxaa.isbadlay

  • @axmedadensamatar
    @axmedadensamatar 4 дня назад +1

    waliba hadanu awal nahy xirsi waxanu u naqasn tuug qarzn 4ojir kiisii 40ml ayuu qirty maantana 55jir 55ml ayuu rabaaaaa

  • @HamzeMohamed-g3i
    @HamzeMohamed-g3i 5 дней назад +2

    Maa manta ayade shegeysa benale

  • @HamzeMohamed-g3i
    @HamzeMohamed-g3i 5 дней назад +2

    Hjeclo huguri xune ayade tahay

  • @abdikarimiman658
    @abdikarimiman658 5 дней назад

    XIRSI IYO XAASH WAWALALAHA OGOOW
    DADKU KAAMA AQLIYARA
    HANKAGU REER HEBEL
    HAKAKORO GARAADOOW

  • @AliAhmed-eh1mo
    @AliAhmed-eh1mo 4 дня назад

    War Suberawal wa mucarid laakin koley kuwa kula socdey wey jiran oo muxafid ahh! Nimankaa dowladada wax fiican kasii!!! Ilen wa ilmo aderaden ehh!

  • @abdikarimiman658
    @abdikarimiman658 5 дней назад

    XIRSI SIILAANYO MADIIDIN
    MUUSE BIIXI AYUU DIIDEY
    HABARJECLANA MADIIDIN

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 4 дня назад

    Ninkan aad uga digaysaa isagaaba uyeedhiya xirsi waa aafo qaran

  • @MohamedFaroole-er1dr
    @MohamedFaroole-er1dr 3 дня назад

    Xirsi waa wasirka arima gudaha

  • @raxrun2184
    @raxrun2184 5 дней назад +1

    Tala fiican baad u soo jeedisay

  • @mustafexasan5050
    @mustafexasan5050 5 дней назад +1

    Waar iska aami cidi ku maqli maysee ninkaagan meesha cidlada ah fadhiya, madaxweynuhu isagaa u xora cida uu keenaayo,weliba kudarsoo lataloyayaal ayuu leeyahay,dadka suuqa jooga waxba lama weydiiyo

  • @MahirBurco
    @MahirBurco 5 дней назад +1

    Laandheee laandheere dhalay isaaqii saxda ahaaa waas

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 4 дня назад

    REER HUNGURI HABARJECLO HUNGURI BAAD KU BAXDEEN. MARKA LAGA REEBO MAXAMED KAAHIN AHMED

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim3962 5 дней назад

    kooxdiisa oo dhan ayaa wada eedaysan. nin keliya oo qaranka lexejeclo ka lihi ma jiro, wax qabyaalad iyo jaahilnimo dhaamisay mooyaane.

  • @AxmedibrahimIbrahim
    @AxmedibrahimIbrahim 5 дней назад

    Waxaad ilowday ismaaciil yare waa wasladii labaad ee ciro xumaynaysay xilkiisu hanoqdo meel qabow arimaha gudaha ha laga ilaaliyo

  • @KoozKiin
    @KoozKiin 5 дней назад +1

    Fariid afkaartaadu wey shaqaynasaaa garaad? ?????

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 4 дня назад

    Afqabaaloow adiga iyo qoyskaagu maxirsibaad kafooxiseen xirsibaad Xirsi Xisbibuu haystaa Adigu xabagle sidi talo kuweydiinmayso

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 5 дней назад

    Ma ninkii umada kaladiraybaad leedahay wax isusodhawe yaab😂

  • @KhadarxuseenJamac
    @KhadarxuseenJamac 5 дней назад +1

    Hw waxadiidantahay waa diidy kaah

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 4 дня назад +1

    H/Awal intii ugu badneyd iyada wadanka kumrysy, iyada a Cidwalba kudul ilashaneysa.

  • @khadarjaamac9645
    @khadarjaamac9645 4 дня назад

    Hadubedelo nuxtani habar awal jogimayso jida kudarso

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm 4 дня назад

    Jananka ciidanka waxaa loo maga caabayaa doolaal

  • @KoozKiin
    @KoozKiin 5 дней назад +1

    Xirsi eri sida ayda tag ku dhe waayo wuxuu soo wadaa waa buug uu kaa qoro

  • @CaliSiciid-e1f
    @CaliSiciid-e1f 3 дня назад

    afqadhmuune ey aan laga eysanayn

  • @HamzeMohamed-g3i
    @HamzeMohamed-g3i 5 дней назад +1

    Hoodho hoodho

  • @banadir5032
    @banadir5032 4 дня назад

    Habarjeclo waa in ay guurto dawladana marabno burco lataga 7sano oo caar kayaga lacaa yey oo nasabkayagana lacaayey cidina ayna ka hadlin guura guura walaalo majiraan waa dagaal bilawday walaahi walaalo Manchin mucaaradadii abid uxumayd baanala mariyey oon naloo kala hadhin kol nala yidhaahdo ehlu naar kol jaanbiir nacaayo iyo kolkii muuse bixi la,doortay ciro wuxuu yidhi dawlada fara kurimiska muu hanayn habarjecloy baxa baxa

  • @MahamoudIbrahim-k3m
    @MahamoudIbrahim-k3m 4 дня назад

    Waynu is huranahay muuse bustow

  • @FarhiyaMaxamud-w1x
    @FarhiyaMaxamud-w1x 4 дня назад

    War madtalin EE ninka sidisa uabar

  • @abdirashitshiikh3228
    @abdirashitshiikh3228 5 дней назад +2

    ADEER WAX KALA KA SHEEKEE DOORASHADI WAY DHAMAATAY, INA XAASHI SOO BAX MAXAA XIRSI KUDABADHIGAY.
    WAAR NINWAYN BAAD TAHAY EE KA XISHOOD MADAXDA QARANKA.

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 4 дня назад

    Garaad m deeqow gabooye miaaad illowday

  • @SamaDeri
    @SamaDeri 2 дня назад

    Nacayb maxamed abokor weeyi😂😂

  • @cadomedia
    @cadomedia 3 часа назад

    Bal doqonkan eega hadalka jilicsan laba nin oo habar jeclo ah ayuu oo ilmader ah ayuu ciro leeyhy midna iska ilaali midna soo dhawee hada ninka sidaa dhahayaa waa nin habar jeclo ah wuxuu sidaa u leeyhyna waa laba nin midbay isku jufo yhn oo uu taagersan yhy habar jeclo miyaanay isku mid ahayn ma laba habar jeclo ayaa jira cajiib reer walba doqonkan oo kale ayaa ku jira hadalkii cid kale odhan lahayd ayuu isagii dhahaya labadiisii gacmood ayuu u kala qabyaladay nayaa

  • @NasirSulub-t3p
    @NasirSulub-t3p 4 дня назад

    Xirsi iskadaa sxb waad ku fogatay

  • @ahmedawad2045
    @ahmedawad2045 5 дней назад

    Asc waryaa jooji réer nacaybka yaanay qabyaaladi ku qaadin

  • @MustafeAxmed-x2r
    @MustafeAxmed-x2r 3 дня назад

    War adeerow koodh aanad lahaynbaad xidhatee malaa xamaalkaagiibaa laguu qaatay adoo iskaga noqda. Waxaan maqli jiray bidaw ku sheegi maayee camalkaa yuu ku sheegin

  • @AxmedibrahimIbrahim
    @AxmedibrahimIbrahim 5 дней назад

    Geesi fariida xirsi waa wasladii ciro loo nacay taa waad garatay hbar awal toosh wayn ayey sitaan heshiiskii bada ee ethiopia waa inuu halkii ka sii wadaa

  • @AyaanAragsan-s8k
    @AyaanAragsan-s8k 2 дня назад

    War sxb waa sidda aad shegta ee halka ka sii waad

  • @XaajiBeeyo_com
    @XaajiBeeyo_com 4 дня назад

    Waaryaa xishood magacii warbaahinta waad xumaysay reer yoonis ma tihid

  • @MahamoudIbrahim-k3m
    @MahamoudIbrahim-k3m 4 дня назад

    Fatal langaaba oo looga ah

  • @ava3459
    @ava3459 4 дня назад

    toga thaka escodarian Athey somaila ama somaliland togyo nika ca ayesa wa gassye

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 5 дней назад +1

    Aderkaiyo abahaba wasfatalfataldhalayiyo afkaga qashushkalab uraya

  • @CaliSiciid-e1f
    @CaliSiciid-e1f 3 дня назад

    Caacle

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 дней назад

    1xirsi 2Ina xaashi 3ismaaciil yare iyo 4 oof.wareen.5.Cado Gude Suldaan Xasan lixdaa nin Haduu MADAXWAYNE Ciro iska fogeeyo Dawladiisu way Guulaysan waayo Hanti Qaran Ayaa ku maqan qaar CADO gude iyo Suldaan xasan a waa Aduun doon😂😂😂😂

    • @AxmedibrahimIbrahim
      @AxmedibrahimIbrahim 5 дней назад

      Waa runtii haduu 6daa nin iska fogeeyo ciro waa la ilaalin

  • @abdikarimiman658
    @abdikarimiman658 5 дней назад

    XIRSI WAA NIN KARMEED
    MABDA LEH GO,AAN LEH
    OON BEENALAE AHAYN

  • @EHLUDIININAXAJI-h8k
    @EHLUDIININAXAJI-h8k 23 часа назад

    Markii uu madaxweynaha ahaa been baad dabawadey waad lasoo daahdey

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 4 дня назад

    Garaad heego futo xun

  • @abdikarimiman658
    @abdikarimiman658 5 дней назад

    WAR GARAADOOW MAANTA
    WARKAAGU MAQURXOONA
    MAXAMED IYO MUUSE
    WAAWALAALO EE KOR,UBAX
    GARAAD ADOO MAHADSAN

  • @MahamoudIbrahim-k3m
    @MahamoudIbrahim-k3m 4 дня назад

    Ina xaashi ayaad ubaqaysaa

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 дней назад

    Madaxwaynoow inankaaga Uyeedha taasi maanay khalad Ahayn khadarkaad Sheegayso ma saaxiib Ayaad tihiin kkkkkkkk

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 4 дня назад

    Beenale kadaab

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v 5 дней назад

    Subscribed Anfac Media

  • @CraxmaanCilmi-u8s
    @CraxmaanCilmi-u8s 5 дней назад +1

    Waa guuul guul iyo gobonimo guul

  • @CraxmaanCilmi-u8s
    @CraxmaanCilmi-u8s 5 дней назад +1

    Waa guuul guul iyo gobonimo guul