Film || Shaqo Ayu Sacuudiga Uyimid Daawo Sida Xanunka Badan ee Loogalay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay. ee subscribe pls
    the goat life somali,
    waxaa igala soo xariirikartaa Cinwankeyga instagram
    👉 / abdihaliim_ali
    #qulasada flimada
    #abdihaliim_ali
    #captain_majid
    #wiilkaabdiazizi
    filim hindi af somali

Комментарии • 372

  • @Marielinbinchilee
    @Marielinbinchilee Месяц назад +289

    Filmka ma dawan inta inu Abdihaliim Ali soo dhigan sugayay😅❤❤❤❤nolow sxp intay nolol jirto

  • @mamamadiina2207
    @mamamadiina2207 Месяц назад +87

    Aanu ku salino xabiibkeena nabi muxamed scw 😢😢😢❤❤❤
    🥰

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm Месяц назад +8

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 وألف بين قلوبنا 🇸🇴 ❤

  • @nuurabdi2402
    @nuurabdi2402 Месяц назад +11

    Luqada Englishka iyo Carabigu waa Muhiim ha la barto dhalin yaro. Waa kii Nabigu Yidhi Csw Qofka barta luqad wuxu ka,badbaada qawamka Shartooda iyo dhibkooda. Run bad Sheegtay Rasuulkii Allow. صلى الله عليه وسلم

    • @dhamme0
      @dhamme0 Месяц назад

      Kaaley i bar wll

  • @rapunzel-jr4wf
    @rapunzel-jr4wf Месяц назад +31

    Walaso daahday😢

    • @Axkim1
      @Axkim1 Месяц назад +3

      Haa 😢

  • @KhalidHuseinAbdi-fe3rv
    @KhalidHuseinAbdi-fe3rv Месяц назад +41

    yess qulaasadda filimida is back❤

  • @siyaaa-gw7vz
    @siyaaa-gw7vz Месяц назад +22

    Filimkaan saa usugayay xitaa ma rabin inaa meel kale ka daawado😢❤

  • @NajiibAli-pz4cw
    @NajiibAli-pz4cw Месяц назад +126

    Najib ana li daha😢

  • @abdillahiabdi2484
    @abdillahiabdi2484 Месяц назад +25

    Filimkaan run ahaantii wlhi waan Oyay waa qiso xanun badan😭

  • @RamlaAli-ti1bm
    @RamlaAli-ti1bm Месяц назад +6

    Ala Abdixaliin caliyow saa kaaga sugaaye Lee qisadaan waliba anoo daawaday qisada

  • @Sara-h9m4i
    @Sara-h9m4i Месяц назад +1

    Hal mid kula talin lahy subtitles usameyy english ka dhig umada ku xirn lkn luqda somali aqonin✋️

  • @Samiiryy
    @Samiiryy Месяц назад +2

    Waa qiso xanun badan halkas waxan ka fahmay in Aqoontu Ay wax walba kaa cawin karto hada ninkas hadi u Afcarabiga aqoon lahaa waxasoo dhib eh kuma dhacden

  • @ibraahimabdulkadir7275
    @ibraahimabdulkadir7275 Месяц назад +10

    Captain maajidow jimco wngsan waxa rajeyna inad cfmd qabto 🤝

  • @Sihaameyyya
    @Sihaameyyya Месяц назад +3

    Cabdi xliimo ayaantaan filimiin sooma dhigto soolaabasho wcan filimiin shidan kaasugaynaa 🎉❤

    • @Youssuf-e1t
      @Youssuf-e1t 28 дней назад

      Walal Mansur films soo eeg

  • @MiskiMire-t9c
    @MiskiMire-t9c Месяц назад

    Intii la wareejinaya ma daawan kaliye waxaa sugaaye inta soo sameenayso. Mahadsanid Abdihlim

  • @maxamedismaaciil3301
    @maxamedismaaciil3301 Месяц назад +1

    Hambaliyo 🎉 1m qulasada filimada ❤❤❤

  • @Qaliqalanjo-v4q
    @Qaliqalanjo-v4q Месяц назад +11

    Ovvvv qofkii ugu horeeyay ahay😂❤

  • @MustafeAhmed-v8h
    @MustafeAhmed-v8h Месяц назад +28

    Jimce wanagsan abdihalim ali 🦅

  • @Hafzuumohamed
    @Hafzuumohamed Месяц назад +14

    Gacantu kuma go,do hada soo qorto saliga nabiga❤❤

  • @RaymanAhmed-f5e
    @RaymanAhmed-f5e Месяц назад +3

    Carabta badankooda waa axmaqin 😭😭

  • @Zara13s
    @Zara13s Месяц назад +5

    Wiilka qisada ku dhacday waa somali lkn kan jilaya aya hindi ah😊😊😊

  • @HANDY_67
    @HANDY_67 Месяц назад +1

    Fisrt comment😂❤

  • @nihaaninasheikh
    @nihaaninasheikh Месяц назад

    Mhadsanid gacmo dahable
    Saan usugaayey inaad soo wado filamka
    🙏💯

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac4386 Месяц назад +1

    Saan u daawaday weligay filin uma daawan 2 hours meel fadhiyay ..
    Inkastu filin ahaa haddana dareenkayga wuu taabtay

  • @SafiyaGarad-r2f
    @SafiyaGarad-r2f Месяц назад +4

    First comment please like 😢

  • @AaminoMacalin-mj9jq
    @AaminoMacalin-mj9jq Месяц назад +1

    1m markaa gaartay nugukibertay

  • @Aziabdi-i8k
    @Aziabdi-i8k 16 дней назад +1

    Alx carbi wa aqaana lkin hadi hindia laygu dhex tuuri laha ilhy moye cid kle ima badabdizeen😢😂

  • @Xamdacismaan-q8x
    @Xamdacismaan-q8x Месяц назад +3

    Ibrahim wa somali

  • @Xamse_deeq
    @Xamse_deeq Месяц назад +10

    Sxiib kageeda kasoo xigataa qosooyinka❤

  • @ikraancabdi4248
    @ikraancabdi4248 Месяц назад +1

    Abowe Malin kastaa noosodhigtay filim

  • @Bunni-d5m
    @Bunni-d5m Месяц назад

    Sidaan ookale filimida noogusoo gaabi ❤👍🏻💯

  • @DalabKhaan-wd1ev
    @DalabKhaan-wd1ev Месяц назад

    Abdihalim thank you zxp

  • @CanabCrqaadircali
    @CanabCrqaadircali Месяц назад +9

    Waan kuu xisay cabdixaliin cali ❤❤

  • @Faizo_Yahye_Ali
    @Faizo_Yahye_Ali Месяц назад +1

    Anaa U horeeyo

  • @MulkiMaxamuud-f6w
    @MulkiMaxamuud-f6w 27 дней назад

    Flimkan magaciis😮

  • @Naimaaynuush
    @Naimaaynuush Месяц назад +2

    Abdihalim ali ilove you😂

  • @abdirisaqpro
    @abdirisaqpro Месяц назад +1

    Sxb youtube kay cilad iga haysta dhanka Adsense xageen kala so xirira please 🙏

  • @FatxiJaamac-vv6wc
    @FatxiJaamac-vv6wc Месяц назад +1

    Filmkan intaad Soo Turjumayso Sugayey 📽️👏❤️📌

  • @DeeqoShire-fp6zk
    @DeeqoShire-fp6zk Месяц назад

    wall marka 1m gaartay isbadashay aniga waligay waan kula socday lkn maalmahan waa naga soo daahisa inoo soo bobssii😢😢😢😢😢

  • @ClmaalikMaxamed-ry6fu
    @ClmaalikMaxamed-ry6fu Месяц назад

    Catania masjid waaku salaamay

  • @intisaarduraancali2032
    @intisaarduraancali2032 Месяц назад

    Captain majid ma is dhahday sidaa 1m u gashay filaman ta waa nga sooo dahisaa wll sooo bob sii anagoo dawan malin tii majoogi karneee😂🫶🏻🫡

  • @MaryamaMaxamed-jm8ep
    @MaryamaMaxamed-jm8ep Месяц назад +1

    Filimkaan marka aan daawaday ayad soo dhigday

  • @MARYAm-l2c
    @MARYAm-l2c Месяц назад

    So badai de wll❤❤❤

  • @SamiaMohamud-w7k
    @SamiaMohamud-w7k Месяц назад +1

    😢😢😢

  • @MaxamedAxmed-sr7hz
    @MaxamedAxmed-sr7hz 29 дней назад +1

    Updihalimow fallow back😂🎉

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa Месяц назад

    Somalidu wxy ku maah maahdas SHAN FAROODLE ISMA AFGARAN WAAYO

  • @SacdiaApduwali
    @SacdiaApduwali Месяц назад

    Wllka please wedding agreement filmka ladhaho Naso qulase Wana Indonesiayan Wana codsi 😢

  • @MarioSalatt-j8i
    @MarioSalatt-j8i Месяц назад

    Waa lasoo daahdayy wllka

  • @UbaxNuur-n8b
    @UbaxNuur-n8b Месяц назад +2

    Inoo soo badi 😊😊

  • @KingMagadazo
    @KingMagadazo Месяц назад

    asc wll filmka beaky pliners pls

  • @SabaaxSiciid-hc4wl
    @SabaaxSiciid-hc4wl Месяц назад

    The rest of my day 😌 so I think 🤔 will be in the other week and the kids have to go back and I'm not going 😕 for the kids but they are all the best for me lol and the kids were all good thanks 😊 I think I 😊 have been there before I can have a look 😊 and the kids 😊 have been told I have been told to get a bit more money for the family 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @IdilcaliIidoow
    @IdilcaliIidoow Месяц назад

    Wllhi filmkan manta aan dhawanaye waan ooye😢😢😢

  • @QulaasadaAflaamta
    @QulaasadaAflaamta Месяц назад

    Carabta waa cadhoow

  • @MaryanAli-ul6sm
    @MaryanAli-ul6sm Месяц назад

    Wan murugode wlhi😭😭

  • @JimcaaleAhmed-q5m
    @JimcaaleAhmed-q5m Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @iM.YOTiNHO
    @iM.YOTiNHO Месяц назад

    Sucudiga mxa runtena loshegaya dadka kuheystan Mey ninka saan ugalay soqabtaan hadey dacad yihiin

  • @ApdullahiTayip
    @ApdullahiTayip 8 дней назад

    Sxp abdihalin qof ka kaliya an zuG no wa adiH ee Weak haal vedio sodhiG sxp dad ku LA Tar tamaye😭

  • @simanxaaji9076
    @simanxaaji9076 Месяц назад +1

    Wlhi wan daawaday filimkan maalin hore waana ilmeeyay calool xumo Marki saxaraha Ku dhintan labadi saaxib 😢💔

  • @Habibaibrahimcaafi
    @Habibaibrahimcaafi Месяц назад +2

    I am the first always to watch❤

  • @Kingceyda-f2
    @Kingceyda-f2 Месяц назад +3

    One like team million boy ❤🎉 Cabdixaliim cali

  • @cmalyuunabdinasir
    @cmalyuunabdinasir Месяц назад

    aad ban iga naxay walhi in dadka masakinta wadan dhan oo muslim sheganaya oo lo canitie sanad walb in dadka lagu dhibateyo carabtu inkaar bay qaban biniadam fini adi way ku yartahay alah cadabe

  • @nuuraibrahim9486
    @nuuraibrahim9486 2 дня назад

    Tan way naaf tay murugu waan ooyay😢😢😢😢😢

  • @Updull44h1
    @Updull44h1 Месяц назад +1

    Wad la soo daahdey 😂😂

  • @BuqaariPoi
    @BuqaariPoi Месяц назад

    War taliyoo wllh wakasugaye hadaa tartib ufirsana maiska dhamenayi

  • @HindoabuukarmaxamedMaxamed
    @HindoabuukarmaxamedMaxamed 13 дней назад

    😂whcpbuneruj4ghw4jot fbyjqģrjdjtgwb3y😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😮😮😊😢🎉🎉🎉🎉🎉😮😮

  • @MohaJibril-x3y
    @MohaJibril-x3y 29 дней назад

    𝗜𝗯𝗿𝗮𝗵𝗶𝗶𝗺 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗰𝗮𝘀𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗜𝗻𝘁𝘂 𝗸𝗮 𝗠𝗮𝗾𝗹𝗮𝘆 😂

  • @usaamemaxamuud4958
    @usaamemaxamuud4958 Месяц назад

    Saxipow aniga waan kunacay maxaa noogusoodaahdaa iisheeg 😢😢

  • @Fatim_ally
    @Fatim_ally Месяц назад

    film kaa adan ka sugayy pro wana so dhigte thnkz❤lkn baryahan maso babisid noso dhig muqalo keep going pro❤🎉

  • @RaxmoSh.xassan
    @RaxmoSh.xassan Месяц назад +1

    😢😢😢😢

  • @AdnaQurux-t8t
    @AdnaQurux-t8t Месяц назад

    Abdixaliim caliyow saankaaga sugaayylee filinkaan ugu dambeyn wais keentay 😂

  • @AbdirizakmahadHersi
    @AbdirizakmahadHersi Месяц назад

    Adaan Sidoo ku maqlaa 😮

  • @XabiiboCabdulqaadir
    @XabiiboCabdulqaadir Месяц назад

    Maskiin

  • @LloydWilliams-l5u
    @LloydWilliams-l5u 29 дней назад

    Elijah Row

  • @Filsan-z8d
    @Filsan-z8d Месяц назад

    Anu Ninian turjumaya cdkiisa iyo lahjadisa la yabanah😂

  • @zalmanyare4499
    @zalmanyare4499 Месяц назад +1

    Kabtin maajidoow waan murugooday markaan arkay inaad filimkaan soodhigtay horay ayaan udaawaday inbadan ayaan sugayay waan kaxumahay😢😢😢😢❤❤😢😢❤❤❤

  • @Hamdimuuse-cg1se
    @Hamdimuuse-cg1se Месяц назад +2

    2.m insa Allah❤

  • @HGg-ev2wr
    @HGg-ev2wr Месяц назад +1

    سبحان الله 😢❤

  • @SalmoMohamed-j3x
    @SalmoMohamed-j3x Месяц назад

    Saan kaga sugayay filinkan xitaa madawanin adilen kusigayya

  • @NasraSheikh-or7cs
    @NasraSheikh-or7cs 22 дня назад

    ma ooyin waxba ma dremin musalsalda igla xnun bdan😂😩💔

  • @AadanMaxamed-d9h
    @AadanMaxamed-d9h Месяц назад +1

    Sheekadan qofkii ka danbeeyay in la qoro waa somali ❤ waxana laga so guuriyay buug❤❤

  • @RobertCallahan-m9e
    @RobertCallahan-m9e 13 дней назад

    White Sarah Moore Richard Johnson David

  • @ZAKARIYE-x5v
    @ZAKARIYE-x5v Месяц назад +1

    Captain majid malinkasta soo dig 😮😮

  • @carfoon-y8s
    @carfoon-y8s Месяц назад

    Filnkan waxbadan bansugaya😊😊

  • @Ciil44wModel
    @Ciil44wModel 26 дней назад

    Ibrahim nafto uhury wlle😢😊

  • @faisaisse4653
    @faisaisse4653 Месяц назад

    Sxp saw adigii yiri 1m markaan gaaro wa jigayga soo dhigaa😢

  • @HudayfiJaamac
    @HudayfiJaamac 28 дней назад

    War ku waani hadday ahaall haayeen soomali ahaa yeen 😂😂

  • @AhmedHarun-g3v
    @AhmedHarun-g3v Месяц назад

    Are you muslim 😂😂 captain majid 😂

  • @PaulMiller-d3f
    @PaulMiller-d3f Месяц назад

    Moore Mark Jackson Patricia Harris William

  • @Mariishqurux
    @Mariishqurux Месяц назад +2

    ❤🎉

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Месяц назад +1

    1m waad gaartee wajigaaga aaway😂😂❤😢

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  Месяц назад +1

      Instagarm so dhigay❤

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs Месяц назад +1

      @@QulasadaFilimada haaa haye aan sooo arko hadaaa 😂😂💔👑

  • @nimcoinaahmett1933
    @nimcoinaahmett1933 27 дней назад

    Inraahiim saa muu ku dhintay😢😢😢 carbta nacla mu taa

  • @nuureahmett576
    @nuureahmett576 Месяц назад

    First 😂🎉

  • @XUlkaPoy
    @XUlkaPoy 27 дней назад

    Kabtan blease itixgali qisasada nabi ayuub😢

  • @mukhtaar_officiel
    @mukhtaar_officiel Месяц назад

    Halku ka maqlaya Adaanka saladka casar marka😂

  • @HsusmhSgsnan
    @HsusmhSgsnan Месяц назад

    Young Frank Anderson Gary Moore Sandra

  • @RahmaAbdi-k7g
    @RahmaAbdi-k7g Месяц назад +7

    Sobadi zxp filimada zxp c/xalim wankuxisne

  • @suldaansudaysicumar
    @suldaansudaysicumar Месяц назад

    flimaanta hindiga wll nooso badiya

  • @saidmohamed6596
    @saidmohamed6596 Месяц назад +2

    First

  • @YaasirAxmed-n4s
    @YaasirAxmed-n4s Месяц назад +1

    Kabtan maajid wan jeclhy walhi Anigo yar ban Foolow dhahay ❤

  • @maaido537
    @maaido537 Месяц назад +1

    First like and comant omg❤😮