Sidan ha u fikirin!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • 🔔 Subscribe
    👍 Like
    🎗️ Share
    💬 Comment
    Soo dhawoow marka hore M/M, kanaalkan waxaan kusoo gudbinaa muuqaallada, waxtarka u leh bulshada . fadlan haddii aad wax uun ka faaiiday nala saaxiib oo nagu soo biir, asxaabtaadana gaadhsii.
    Maxaan uga jeedaa "+Tallaabo?"
    Sida ka muuqata magaca kanaalka. Hal tallaabo oo horumar leh oo aad qaaddo ayaa ka muhiimsan in aad joogto meeshii aad taagnayd. Inta badan waxa aynu yasnaa in aynu qaadno tallaabo yar . Tusaale ahaan haddii aad maalin walba caado ka dhigato in aad akhrido 1 page oo quraan ah waxa ay kuula muuqataa Wax aad u yar. laakiin, waxa ay kumanaan jeer ka qaalisan tahay in aadan quraanka kala furin maalin alle keeno. Ula jeedka magaca kanaalkan ayaa ah in aniga iyo adiguba maalintii timaadda aan joogin meeshii aynu joognay shalay, ee aynu ka dhaqaaqno ugu yaraan hal tallaabo
    Halkan ka dhammayso - • Maxaan uga jeedaa "+Ta...
    Follow us on Facebook - Plus Tallaabo

Комментарии • 54

  • @amiirahjama5057
    @amiirahjama5057 Месяц назад +5

    Waa hadal sax ah waayo adigu ma tihid iyaga sanadkani waa kaagi ama koodi qorsha kasta inoguma hagago sidaan udhiganay Lkn sug wakhtigii uu hagaagayey ayn la gaadhin weli
    Sanad wngzn dhmntin Alle khyrkiisa hayna siiyo sharkiisana haynaga hayo 🤲

  • @MaxamedXaamud-s6s
    @MaxamedXaamud-s6s Месяц назад +7

    Waa barnaamij fiican laakiin sidoo kale Adigay kugu socotaa so, hays barbar dhigin youtuberada kale iyo views kooda waayo waad ka fiicantahay❤

    • @Runta2024
      @Runta2024 Месяц назад +2

      Fiicaasho Majirto Qofwalba meel buu kufiican yahy .
      Ugu fiican??

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Месяц назад +3

    Aad u mahadsantahay waa xalqad aad u mihiim ah oo Waqtigeedii ku haboona ku soo aaday Masha allah wiilkan yar barnaamijyadiisu waa dahab

  • @FardowsaAbdi-qb9co
    @FardowsaAbdi-qb9co Месяц назад +3

    Wll an jeclahay ba tahay allah hagu barakeeyo sida kheyrka nolawagto ❤

  • @Moalin_Usama
    @Moalin_Usama Месяц назад +3

    جزاك الله خيرا يااخي ❤

  • @Ilyas-b7m
    @Ilyas-b7m 28 дней назад

    Masha Allah, walaal qaali👍🇨🇦

  • @Abusaliim30
    @Abusaliim30 Месяц назад +4

    Guusha aan gaaray waxay tahay غض البصر والحمد لله

  • @elmisaredo9940
    @elmisaredo9940 Месяц назад +2

    Mashaa allaaah tabarakallaah guulayso wll ❤❤❤❤

  • @bilanaxmed5794
    @bilanaxmed5794 Месяц назад +1

    Wll Adi iyo yaxye kheyr an dhamaan allha idin siiyo oo janno uhorayso

  • @MRQalin
    @MRQalin Месяц назад +2

    Guulayso wllo Runtii waad dadaalaysaa wllo

  • @xaawoluul-m2x
    @xaawoluul-m2x Месяц назад +2

    masha allah muqalada nocan noso badi anine aan af carabiga kusi barte😊🥰

  • @AsmaIdirissAreh
    @AsmaIdirissAreh Месяц назад +1

    Jasaka laahu khayr ❤

  • @RaxmaAbdi-d4c
    @RaxmaAbdi-d4c Месяц назад +2

    Walal nosobadi shukran

  • @CaasimCismaan
    @CaasimCismaan Месяц назад +2

    Wll marka hore waan ku salaamay marka xigta video gan saan u sugayay waaban daalay😊
    Sharaf iyo karaamo 😇😇

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 Месяц назад +2

    Wll
    Waxaan ka siifiicnaaan lahayd Turjumaada Afka soomaligaa inaad muuqaalka ku koobto oo aadan kusoo darin Qaybaha luuqada Carabigaa ee uu ustaad yaxye Alle haka raali noqdee.
    Sababtoo ah maadamaa qaybta carabiga iyadoo turjuman aad gadaal la sheegi doonto carabiga oo dhan meesha ka saar.
    Mahadsanid
    Alle haku xafido.

    • @motvation12
      @motvation12 Месяц назад +3

      Zxp aniga sidaan ila fiican sababta oo ah carabigana qofku waa ku baran karaa dad carabiga yaqaan iyo kuwo aan aqoonba waa isugu jiraan iyo kuwe kale oo xoogaa ka fahmaya waxa lagayaabaa in dadku carabiga ku jeclaadaan

  • @SafioAbdiaziz
    @SafioAbdiaziz Месяц назад +1

    Guulayso walal

  • @HawwaAdam-z6v
    @HawwaAdam-z6v Месяц назад +3

    Wll tip yar inaan ku siiyo raba
    Sawirka profilekaaga saaran iyo colorka videoyadada u adeegsato, color bold indhaha soo jiidanaya ka dhigo, buluuga iska badal. Si aad dad kuu arkaan

  • @drsnajaxmohamoudomar6295
    @drsnajaxmohamoudomar6295 Месяц назад +1

    Masha Allah. Man arag Chanel Kan ka faa,ido badan . Jazakallaah wllo .

  • @MaxamedIbraahin-hn2fg
    @MaxamedIbraahin-hn2fg Месяц назад

    Guulayso zxp wax badan ayaan kaa faa'iday 😊

  • @AbdinajiibNadara
    @AbdinajiibNadara Месяц назад +2

    Guuleyso walaal❤

  • @abdallaabdi25
    @abdallaabdi25 Месяц назад +1

    Shukran sxb

  • @Xaraabo559
    @Xaraabo559 Месяц назад +1

    Shukran sxib

  • @akrammuqtaar5220
    @akrammuqtaar5220 Месяц назад +1

    thanks ✨🥰

  • @APDALLAH___APDI
    @APDALLAH___APDI Месяц назад +1

    Thanks wll

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha Месяц назад +1

    Shukran wll 😊

  • @AnasAbdi-w6l
    @AnasAbdi-w6l Месяц назад +1

    Inshalah ilhay waxan ka rajaynayna in vidoga ku xigo oo noqdo fadaden❤

  • @YaasinCumar-p9m
    @YaasinCumar-p9m Месяц назад +3

    2025 ilaahow sanadkii iigu fiicnaa ka dhig Ya rab ❤🎉🎉

  • @suaadhassan6692
    @suaadhassan6692 Месяц назад +1

    Thanks 🙏

  • @ayuubkarlo1636
    @ayuubkarlo1636 Месяц назад +1

    Cajiib❤

  • @hamdaapdiismail2602
    @hamdaapdiismail2602 Месяц назад +1

    ❤❤❤

  • @HaphzaNoor
    @HaphzaNoor Месяц назад +1

    Meqa ku sugaye 😊

  • @il-bidhiqsi409
    @il-bidhiqsi409 Месяц назад +1

    Wanku salamay ustaad ninkan xigmadihìisa nooso badi Yaxye macalin

  • @motvation12
    @motvation12 Месяц назад +1

    M.a

  • @CabaasIbraahimyuusuf2023-f7k
    @CabaasIbraahimyuusuf2023-f7k Месяц назад +1

    Walal talaw see kula so xidhiidha ado daari ah

    • @tallaabo1
      @tallaabo1  Месяц назад

      abdisalammoh00@gmail.com

  • @MohamedAbdinaasir-y9c
    @MohamedAbdinaasir-y9c Месяц назад +1

    Noo soobadi shp

  • @abdishakourali1783
    @abdishakourali1783 Месяц назад +1

    Wax badn ban ka faaiday gulayso zxp

  • @ApdiqaniSaleeban
    @ApdiqaniSaleeban Месяц назад +1

    Legan

  • @Weliyow7
    @Weliyow7 Месяц назад +1

    Sxbow Ina kula so xariira raba halkee ka hela

    • @tallaabo1
      @tallaabo1  Месяц назад

      abdisalammoh00@gmail.com

  • @AbumaajidAbdrahman
    @AbumaajidAbdrahman Месяц назад

    Wll ma cupcut ayaad ubisticmaashaa muuqaalka diyaarintiisa..plz Iga jawaab

  • @KORORSO
    @KORORSO Месяц назад

    Asc wll
    Wll waxan ahay azxpta kugu xidhan
    Waxan ahay you tuber cusub
    Wll garab isii

  • @umalkhayraxmedcabdi4177
    @umalkhayraxmedcabdi4177 Месяц назад +3

    جدو فإنه من يكثر قرع الباب
    يوشك انه يفتح
    Dadaal wayo qofka badiya qaraca albabaka wuxu udhaw yahay in lagu furo
    Yacni qofki kudadala waxa uu donayo ama uu kutaamayo uu gadha

  • @XamseDaahir-s3p
    @XamseDaahir-s3p Месяц назад +1

    Waar sxb ma c/raxmaan xaashi baad tahay