Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee QM ayaa warbixin ku saabsan (doorashooyinka) siiyey Golaha Ammaanka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024
  • Warbixintii uu dhowaan siiyay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa carrabka ku adkeeyey horumark ay Soomaaliya ka gaartey qeexidda hannaanka doorashooyin qof iyo cod ah, iyo kaalinta ay taageerada caalamiga ah ka qaadan karto doorashooyin waqtigooda ku dhaca oo lagu kalsoonaan karo.
    Daawo muuqaalkan si aad wax badan uga ogaato!
    --------------------------------------
    Wixii warar dheeraad ah, kala soco UNSOM halkan:
    Facebook: unsom.info/Fac...
    X: unsom.info/x
    Flickr: unsom.info/Flickr

Комментарии •