Ila Qosol reer xamar vs Siyaasada somaliya iyo Xeerka Qabiilada - YouTube2.flv

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 81

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 6 лет назад +44

    Habaryar gidirta waxaan ku jeclahay qabiil waad kula kaftami kartaa ,kama xanaaqaan, soomaalideena kale waan ka xanaaqnaa dad yar mooyee , si fiican u fiiri waa dhinac taagan yahay waliba gacanta ayaa laga heystaa qosolna waa ugu camirayaa asaga oo reerkiisa lagu kaftamayo , qoys gob ah weeyaan.

    • @abyaninanuur8253
      @abyaninanuur8253 6 лет назад +2

      Ali farah beeentaaa ma ah viva habargidir dad waalalanah

    • @qaasimmohamed1441
      @qaasimmohamed1441 2 года назад

      Taasa been aheyn.somalida Kale waa xanaqaan

    • @aburudd2960
      @aburudd2960 Год назад

      Habar gidir maaha inuu yahay sababtu. isagaa shakhsi wanaagsan ah. Qabiil wada xun ama wada wanaagsan ma jiro.

  • @wacadniyap1
    @wacadniyap1 8 лет назад +39

    qabiil mataagna sheekada waa kaftan habargidir ahaaw ama reer xamar ahaaw waa dad walaalo dad saaxiba kaftamaya wa sidaas

    • @lilqanciye3078
      @lilqanciye3078 6 лет назад

      wacadniya p1 marka ya wax xun kashegay 🤽‍♂️

  • @AHH25
    @AHH25 10 лет назад +24

    Caadi ma ahan shariif iyo yarka aktaakan habar gidirta waa dad reer magaal ah qabiil waxba ma ahan lkn waxaa jeclaaday sida ilbaxnimada ah oo habar gidir

  • @mohamedabdi4522
    @mohamedabdi4522 8 лет назад +22

    runti kaftan baa ka dhacay waan fuuray hhhhhhhhhhh
    waa sax dadka waa walaale RABOOW is jecleesii oo wanaaga tus
    so funny runti

  • @sabrinahmd1515
    @sabrinahmd1515 9 лет назад +30

    Ow, I love reer xamar don't I , my love is reer xamar, and he's just as funny ! ❤️❤️❤️❤️ I wish I was reer xamar so markaas bashaash aan iska ahaanlahaa

  • @Asture09
    @Asture09 9 лет назад +20

    Hahaha this is trully funny!!!! laughter is good for our health, thanks shariifka.

    • @ismailabdulwahidhassan2023
      @ismailabdulwahidhassan2023 2 года назад

      What health are you talking about when unhealthy culture was though to us about our history.

  • @abdihakimwarsame8728
    @abdihakimwarsame8728 6 лет назад +5

    Habargidir Masha allah libax yo waye

  • @ASAhoodSW
    @ASAhoodSW 12 лет назад +14

    walaahi he is so funny..somali dhan haday saan u wada kaftami lahaayeeen waan hormarilahayn......i mean no xanaaq no ilfate....lil qabiil but he is using it for jokes..thnx sharriif

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 Год назад +1

    Maashaa allaah ree xamar waa dad sharaf badan oo aad u fiican

  • @maakahp6879
    @maakahp6879 8 лет назад +7

    hhhhhhh ilaahay waa aqaanaa hadaan dhaho ii gey ow i dhahaa he very funny man

  • @waaceyni3103
    @waaceyni3103 3 года назад +1

    MASHA ALLAH REER XAMAR LONG LIFE

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 10 лет назад +3

    He is soooooo funyyyyyy,
    Love it!!
    Thanks for sharing !

  • @curiosabouttech
    @curiosabouttech 3 года назад +1

    Macaan

  • @sureyanuur7701
    @sureyanuur7701 8 лет назад +11

    😂😂😂😂😂alla beerka

  • @zakariaabdullahi3707
    @zakariaabdullahi3707 6 лет назад +4

    Ar duqaan waanagu tuntay wlhi kkk

  • @bilqeeraxmed7763
    @bilqeeraxmed7763 8 лет назад +1

    masha allaah

  • @husseinomarbood1959
    @husseinomarbood1959 10 лет назад +5

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk reer xamar ado qoslaayo aa lagu dhameyna

  • @ciyaalxamaraahay2714
    @ciyaalxamaraahay2714 7 лет назад +3

    Reer Abtiyashe
    Caadi mahin kkkk

  • @kuuman10
    @kuuman10 8 лет назад +16

    kan habar gidir cilku u qabay kaftan ayuu ka dhigay , kaftanka reer xamarka waa xabad hadday kugu dhacdo dhawac ma leh

  • @ilhanomar8113
    @ilhanomar8113 8 лет назад +1

    i cant stop lough

  • @heliodorberyl9558
    @heliodorberyl9558 7 лет назад +4

    Soo badiya hhhhhh 😂😂😂

  • @daadirs3753
    @daadirs3753 2 года назад +1

    😂😂😂😂 he made me laugh

  • @ceeblamahamuud708
    @ceeblamahamuud708 6 лет назад +2

    Kaf tan ku farxada oow kordhiyaa

  • @ikraanmaxamed1552
    @ikraanmaxamed1552 7 лет назад +3

    wlh aniiga banaadiraan ahaay awoowgey afaaraad faarax ayaa la yiirahda ka haadal hee

  • @abdullahiissa2750
    @abdullahiissa2750 10 лет назад +2

    wlhi kan waa u dhameeyey habargidir kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @somalisomalisomalibaaleh3731
    @somalisomalisomalibaaleh3731 6 лет назад +1

    Wlhi ninkan funny waaaye lkn qabiilka h gidir dhulkuu la jaray

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 7 лет назад

    shaw reer xamarkuna musasalayste yaal ayay leeyihiin

  • @7TH-JUNE
    @7TH-JUNE Год назад +1

    Qof walba wuxuu kufiican yahay. ninkaan wuxuu kufiican yahay inuu jilaaye noqdo. Sababtoo ah wuu udhashtay ee ma aha wax oo iska raadinaayo. Fanaaniin caan ah oo laab gilin lahaay.

  • @muniiraaweys7448
    @muniiraaweys7448 3 года назад +1

    Illahay waa aqaana hada dhoho igeeyo idhahas lagu laa 🤣😅😅😄🤣🤣😅

  • @abdallajaceloow9470
    @abdallajaceloow9470 Месяц назад

    Ghhhhhhh

  • @abdirahmanahmedbarow1161
    @abdirahmanahmedbarow1161 9 лет назад +1

    Habarta maa laga tago oo odeyga la aado Gidir micnaha.... kkkkkk so fny person

  • @jeeeeyah
    @jeeeeyah 7 лет назад +4

    Kaftan iyo xabad yaa daran? Reer xamar cunsurinamaba waligey ku necbaa, Habar Girdir nabad ama dagaal aa kulaba noolan kartaa. Lakiin kuwan somalida iskale ween ma ogo miyaa magaca Farax in carabta la baxdo, xata americanka la baxan.

  • @Usama_BiiHi_77
    @Usama_BiiHi_77 2 года назад

    Watch 2022 omg

  • @qaasimmohamed1441
    @qaasimmohamed1441 2 года назад +1

    Habar giidirkii la sheegayay ma tahay 🤣.
    HG dadka keli ah qabiil lagula kaftami karo OO hadana ka xaqaanin waye.

  • @aminaabdulkadir1882
    @aminaabdulkadir1882 9 лет назад +2

    kkkkk siyasadu kuwaata kasheeke kkk

  • @omarmosman8546
    @omarmosman8546 9 лет назад +3

    hhhhhh qosolka adunka

  • @abdiqaniqanciye1483
    @abdiqaniqanciye1483 8 лет назад +2

    habargadir xabad eykudhalatay

    • @queendagan2359
      @queendagan2359 7 лет назад

      Abdiqani qanciye afka kala bax Hbargidir

    • @abdiroble2576
      @abdiroble2576 2 года назад

      Xamarweynana waa kuu dhax fadhidaa

  • @ayaanayan8362
    @ayaanayan8362 8 лет назад +2

    Imaan iikar miyaaaaa

  • @saidhusein4762
    @saidhusein4762 9 лет назад +1

    Lkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @guregure5241
    @guregure5241 8 лет назад +4

    kan kaftan maha waxa lagu duraa dad kale

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 3 года назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohazaki2332
    @mohazaki2332 7 лет назад +2

    Hhhhh caadi mahn wlhi

  • @Yacoub263
    @Yacoub263 Год назад

    Confusion 😂

    • @Yacoub263
      @Yacoub263 Год назад

      We dont know tribalism

  • @maxamadbarre379
    @maxamadbarre379 7 лет назад +2

    kkk

  • @mohamedosmanadan3606
    @mohamedosmanadan3606 7 лет назад +1

    faarax halaga badalo faqi halo bixiyo hhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @mahdishag5504
    @mahdishag5504 9 лет назад +1

    Funny wlhi

  • @samirafaisel6443
    @samirafaisel6443 8 лет назад +1

    ههههههههههههههههه

  • @libanabdalla1586
    @libanabdalla1586 7 лет назад +1

    habargidir kkkkkkkkkkkkk

  • @baarlexfmlyfun5657
    @baarlexfmlyfun5657 7 лет назад +1

    alla Beerka

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 7 лет назад +1

    hhhhhh shaxaari

  • @mohamedliban786
    @mohamedliban786 3 года назад

    Kkkkkk

  • @tawakalxusen9160
    @tawakalxusen9160 7 лет назад +2

    hhhhhhhhh

  • @Mohammedali-kv2lx
    @Mohammedali-kv2lx 7 лет назад +1

    waa runtes hagedre aabo maleh dhulna kumaleh

  • @murudiabukar1035
    @murudiabukar1035 6 лет назад

    Nin..Aduunyo..joogoow...maxaa...arakti..kuu..laabanwaa.sherko..qosal..leh..mudane ....Bolar...Muridi...Boqor...M..Boqr...A...kkkkkkkkk.....

  • @liibaancabdulaahi8700
    @liibaancabdulaahi8700 6 лет назад +1

    kkkķkkk

  • @zaaramohamed7683
    @zaaramohamed7683 8 лет назад +1

    hhhhhhhh

  • @mymrgreenmrgreen
    @mymrgreenmrgreen 8 лет назад +1

    maxay ku qoslayan ma ilhay ba la yirhada ii geey.....hadalki fircon bu gas ku shegay doqonka..

  • @wiseyare9361
    @wiseyare9361 8 лет назад +2

    Faqi ayaa faaraxow ka fiican, hhhhhhhhhhhh, aad baad u taqaanaa magac bixinta.
    Habartaan inta la iska dhaafo odayga hanaloo geeyo.
    ilaahey waa aqaanaa hadaa dhaho ii geeyuu i dhahaa.
    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @filfishajacalkalamariyowee9619
    @filfishajacalkalamariyowee9619 6 лет назад

    Ma cad cad baa

  • @idirisali5657
    @idirisali5657 6 лет назад

    Kkkkkkkk

  • @rijaalyare4609
    @rijaalyare4609 7 лет назад

    hhhhhhh habar gidir waa tuugo reer xamarkii xitaa kama fakan

  • @itzmarcel8368
    @itzmarcel8368 7 лет назад +1

    habar gidir tuug

  • @itzmarcel8368
    @itzmarcel8368 7 лет назад +4

    habar gidir tuug tuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuug

    • @ADGV
      @ADGV 2 года назад

      Maxaa ka qaadi kartaa hee eboow ciil kaas adoo u qabo aa ku dhimanee. Sida awoowgaa,Aabahaa, adiga iyo wiillaagana ciil adinkoo u qabo aa dimaneysaan, 😂😂lol VIVA HG

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 7 лет назад +1

    shaw reer xamarkuna musasalayste yaal ayay leeyihiin

  • @itzmarcel8368
    @itzmarcel8368 7 лет назад +1

    habar gidir tuug