Ana hoo warkaygoo jacaylkaagu i hel maantey kol hadanan kaa haysan karin hanatey laabtiye ma isku kaa haleeyaa aduu hadalku joogaayee way iga gadantey aarshe horey u soco
Ygxvsbz abbx z x. Bzjc. Bdv. Bd x xjzxnz. X sz x........xbb x z xb n. Zj xjz xmzbxnx nx x c .nx xj🙃☺☺😘🐆🐯🐴🐯🐃🐯🐃🐃🐯🐴🐕🦺🐃🐴🐯🐴🐯🐴 z z. Z xnn sksnmsmszka.sjassusx.x,,,
Waxan diraya dhanbal qofki aqriyo waxan ka codsana in usan is xuman dhanbalka waxu ku socda qofkasto jeclhy hayo waxa idin lehay jeclhy ma jiro waa dab iyo nar ka daran dhamac mid wad ku gulesankarta qof ku jeclhy karac qofka jeclhy macsalmo💔😢😢😢😢😢
21/11/2024/ khamis Anoo hoo warkaygoo jacaylkagu I hel maanta Ma isku kaa haleeyee sanadku waa 2024 gabadh hadan iska jecaladay paa heestan I jeclaysiisay lkin dhipka I haystaa marka in yar la hadlo is badalayAa ama dhaqankeda ama hadalkeda mid uunka boodaya Lkin gabadhan qof wanagsan weeyi heestan u qaadi noo insha allah anigoo ku guulaytay kusoo lapan doona insha allah ilahypA wax wanagsan laga fishaaye insha allah
This is my favourite song 💗💗🤩🤩💗🤩💗💗🤩💗💗🤩 by Ahmed Aarshe it expresses an engagement to a young girl and is deeply in love with her bravo Aarshe love is a wonderful thing
Aryan Ali sxb cunsuri manihin lkn sxb mari aduunka warqada u qoranayseen ee aad rabten in somaliland laga jaro lacagaha ay ka hesho adunka mala markasa somalinom iyo walaalnimo may jirin miya hhhhhhhhh
Halkaa markay maraysay daqiiqado ka hor gabar ba tiri hdan kudhaho wn Ku jeclhy maxaa idhihii lahayd jwbtu waxay ahayd dareenka wax Ku Oran lahaa aniga waxba ma irahdeen heeestanbaba loo saaray anajaliidii niyadd dhis
aarshe walhi super sterka maanta ayaad tahy wan ka yabey inakan yer mudada yer ee uu jooge xiidigaha hadana waxa uu leeyahy tageere yaal badan mansha alla
Masha Allah wuu cod mcnyahy
Balse inuu qur,aan Ku aqriyo fiicnaalaheed
*Cumar cadaala* waaruntaa wllo alle haku barakeeyo
Wad fcnthay balse inad xadiis dhgaysatay ahayd
Cumar cadaale waad fcnthay balze inad xadis dhgaystay ahyd
Kĺl
Asc Axmed Alw kudaa
Abwaan qaaliya sidiiq burmad laxankii Abwaan laabsalaax axyaa cod Alfnaan Axmed Aarshe music furinle meesha rag ba isku helay 100% 👏👏👏
Kol hadaanan ka haynkarin hanatay laabtiiye ma isku kaa haleeyaa adiguu hadala Ku jogaaye xaliimo sln sare
Xalimo Beldeq hhhhh
Wllhi zxp Ahmet AaRzhe somaliyet ku Tagera
@@muxyadiinaadan524 sln sharaf walaal Qaali
Waaaw
Heestan maanta iigu horeysa maqalkeda 100jeer ayanan ku cesh ceshty. La’iskama heese macna loo heesa keep going bro Aaarshe❤️
Walhi fanaankan daraad ayaan bartey heesihisa Aad baan uga heloy
Pro keep going don't give up
Mashaa Allh√√√
Ana hoo warkaygoo jacaylkaagu i hel maantey kol hadanan kaa haysan karin hanatey laabtiye ma isku kaa haleeyaa aduu hadalku joogaayee way iga gadantey aarshe horey u soco
High schoolka ayanu isku clas ahayn ahmed arshe . Runti markay xiisad inaga banaanato ayu heeso noogu buuxin jiray. TALENT AYUU I LEEYAHAY HEESAHA
Beenlow😂😂
Sababta aan u jeclaaday heesta ayaa ah inuu sidiqburmad sameyay 😘 abwaan i l u
xaqiiiq wlee
90 gabdhu way qajilyaan qofka ila daremay like usaar 😍😍😍😍😍
bishaaro Xasan lol
Fanaan Da Yar Oo Aad U Cod Macaan Ahmed Arsha Inta Igu Raacsan Like ta Saara☝️
Arshe nin adag alfanan qaliya
Ab
Thanks, I'll Have To The UK
👍👍👍👍👌💔💘💟💝
Nacam😂😂
Ma isku kaa haleeyaa adiguu hadal ku joogaaye heestaan ilaa habeynkii uu qaadayay iyo maantoo ay tahay 02/03/2024 waan jeclahay
Lol
1 MILLION ayaad taabsiiseen
WAAD MAHADSANTIHIINDHAMANTIN
ANIGUNA XUPI MALAAYIINA AYAAN QALBIGA IDIINKU HAYAA 🙏🙏
Ma difa mise qof kala waxan iska so qoray
Ragedi kuu soco
💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎵🎵🎵🎵🎉🎉😻😻😻😻😻💛😻😻💛❤️❤️🧡💛💙🖤🖤💛📷🎊🚔📻🎊🎊🎊🎊📷😷😷😷😷
Know exactly sagagan❤️
guuleyso mudane
meesha waaban ka muuqdaa axlaa habeen buu ahaa wlhi fanaan aarshe long life bro
Ahmed Aarshe is a young singer with great potentials he will go a long way keep going Aarshe
Ma isku kaa haleeyaa
Kaa haleeyaa
Haduu hadalku joogaaye
Habluhuba markaad soo gshey ila hagaasaane
What a Song
Heesta inta 2020 dhagaysanaysa like ta dhac dhac iigu siiya illeen idiinkaga soo horeeyaye🤣😂
Hhhy7ym
Mf
Bdbwcdbcbna nxnxnx. #,#,,#,,#,#,?#,#,#,,?@,'nndndnsndbdsmnxnxndnndmdnnx cbbfbfbfdjdnbdmfbfmbfmnbfnd;3,,
😊😊☺😊😊😊🌿🌊🌌🌌🌌🌌
Ygxvsbz abbx z x. Bzjc. Bdv. Bd x xjzxnz. X sz x........xbb x z xb n. Zj xjz xmzbxnx nx x c .nx xj🙃☺☺😘🐆🐯🐴🐯🐃🐯🐃🐃🐯🐴🐕🦺🐃🐴🐯🐴🐯🐴 z z. Z xnn sksnmsmszka.sjassusx.x,,,
2024 ma noshahay😢😅
Masha allah ilahay wuxu inogu deqay hablihi aduunka ugu quruxda badna ugu xishoodka badna u kartida badna ugu quruxda badna ugu sharafta badna dhinac kasta kaa dhamaystiran alle janadi haa ku abal mariyo abal koda ma gudi karne😢❤
Ovv calayk aaamiin yqei mudanoww❤
Eshqiyaasak! Hableheenu qurux badanaa. Qajilka ama xishoodkoodu wa 100%. Heestaba iyagaa nuuriyay... 🥺🫀🎸❤
oof❤🥺
Ooy
Ahmed Aarzhe ilhaay codka hakuu barakeeyoh🔥
Ma isku kaa haleeyaa buu hadalku joogaye wlee way iga gadantahay heestani inta arshe tageerta fankiisa like ta igu qabta hadaa tol tihiin
1asFa
ok wll
Ma isku kaa haleeya aduu hadalku joogaaye.
Boy ali cler
Dumarku markay xishoonayaan ayay Qurux Badan yihiin ay yara foorar sadaa❤️❤️💚 qoftaa meel ku sheega jacayl aan uqaadaybe
Sax
Nin oday ah ayaa maalin su,aal na waydiiyey anagoo dhalinyaro dhowr ah dumarku goormay ugu qurux badan yihiin? qofba waxbu sheegay maalintaa balse maalin dambe ayaan dib ka ogaaday xaqiiq markaas ayey ugu quruxbadan yihiin gabdhaha sonaliyed Eebow dhowr
Runcad❤😊
Waa kula qabaa zxb taas
heestu aad bay umcan tahay iga walee😘😍😍
Nice
Aarshe funs kga midka uhoreeya bn ahay A.laabsalax kasakow
👏👏❤❤❤👏👏
Ala habluhu qurux Badanaa markay xishoonayaan 👌😀
Aniig adig ka helya max dhehesa wll
Kkkkk kkkkk kkkkkk Kkkkkkk
@@xaliimocumarxaliimocumar1178 soo qor number kaaga
@@wardiqawdhan557 fesbuga ila so hadl
@@wardiqawdhan557 magacaan ay ku wataa
inta aarshe taagerta like ta inaga adkeeya sxpyaal
waa fanan cod macan waan soconayaa dad badan buu ciida ku qasay
Mohamed Cazka n
wlcme axmed arshe ku wataH pro
Mohamed Cazka sxb kula taagerey
Hey
Inta arshe l ila jecl like ha igala bakheylin ♥️♥️♥️
❤️Makutidhi horty hadiyo hoo🎁
❤️Hoy hana hoodooy🙎
❤️Makutidhi hortay waan Kahely hdal macankga🙆🗣️
Aaarshe wlahi fanaan ayaad ku banaantahay waxa loo bahan yahay inaad so qaado alpan dhamaystiran oo xiso badan hore u soco waan ku taagera
Runti wa hess isojidadey axmed arshe sxb igu qali ah horey usoco
😢😢😢
Laysma faaniyee anaad iga hdashay aarshoow😁😁😁😍😍ana maisku kaa haleeyaa hhhhhh 2020✌✌ban halka jooga
Maisku kaa haleeya hno
Hodan oo ah qof aan Abaal u hayo ayaan u hadyadaynayaa heestan.
Mar kle 2023 bishii 5
Kol Haduu sadiiq Burmad sameeyey war meleh❤
"Jacayl-socoteed" waa jacaylka kuu gala qofka aad si dagdag ah ama si daggan u kulantaan ee safar ama si kale u kulantaan haddana aad kala baaddaan!
Erayadii sidiiq burmad laxankii laabsaalax musigii furinle codkii aarshe soojeedintii sagal mustafe woooow walee wax la arag meeshaa
hadal uma baahna
Najma nashad nagaha raga isku dilan waye wa gar allah qurux iyo aqlaq u dameye.saxibey ka firso calafkatha dambeee
Ereyada iyo codku baa ma kala dhacan waxaanaa iyanaa cajiib ah siduu u kala dhig dhigaayo Ahmed arshe" fanaan qiimo leh👏
Heesta inta danbe waa iska qoslay yakhey qoral iga so dhiga ma fahmine arshe nin jira 😍😍😍👏👏👏
Bahjo Abdikarim jama yarti shiqisay hablaha kula mid ahey zxb
Faiza Degan so maha qali hh
Bahjo ma isku kaaa haleeyaa Hhh😂😂😂😂
Yerey amaata matihid gabdhaha loowado ee saas baad ufahmiwayday
Maysku kaa haleeya aduu hadalku joogaye 😃😃😃
2021 malin axad heestu cadi maha ma iskuka haleeya mcne 😢🙄❤
Wlhi ana maanta dhagaysanayaa maaliN axad ah 2021 🥰😂
Sanad kle 2022 malinkuna waa axad waqtiga 2:07 pm . Simraney xgee waayuhu kugu hyaan
Runmiyaa
Walee cadimaha wilka masha allah waxanba jecladay indha hisa ilahay arki qofan ogahay ayu uga egyahay
Best One 👍❤ ku socotaa Caruuurtyda Mustqblka Hooyadood ❤💙💯💯🔥🔥🔥
😁😊 ani miyaa
Zamiir Bullale sdx
Woowww
I'm from CHINA i like SOMALILAND music☝💕💔💖💘
🤣🤣🤣🤣🤣somali thy wxaba balayo ha iska dhigin
@@hanaaahmed1343
Dhibbadanidaa hanna kkk
inta ahmed aarshe xushmed uhyso like me
Maya ee camera man ka waaye dhibkaaaas
La iskuma haleeyo haweene
Ha isu wada dhiibin waa duul
Masuuliyadu qalooc iyo garasho
Xumo ku abuurtee
Ileen looguma talo galin in masuuliyada bariiska isku dhex kariska
Aanay dhaafsanayne
Inta daawanayza 2018 like igala hay iyo cida Taageerta Aarshe
walee reer hargeisa ayaan lagu gaadhin fan iyo style
Broo haday xataa isisowada arursadaan magarayaan fananka shanta somaliyed cawale
+Zhabac Cawil wllo
cawaale wa fanan hargysa
laga zoo saarey hadaad
taarikhda heyn markii Djabtu ka yami hargysa ayaa lagu soo isgaaba qaadya oo qirey in hargysa tahye hoyga fanka
..
waxaan ku
heesyaa
hoygii murida
iyo hooyadii abwaankaan
Hooygii fankii fanka weeyo Hargeyso❤️❤️👍👍👍
Zhabac Cawil wali waa yartahy wllo caawle goorma bartay 2016 somha
Cawaale hargeisa hadhwanaaga aya laga so saaray hda baro
@@zhabaccawil6198 cawale waa soo saaray neef. Cawale ilaahay ka sokow weedhsame heestiisii iyo hargeisa Cawaale ka dhigay isbase waa inankayagii wax QW ood soo qabsato ma wayday?
Best song I am Frest One
Hore u soco aarshe waa fanaaan wlle codkisan ku haystaa anigu
Wlhi nio waanu
Kugu faanaaa axmed
Aarshe nio king baa tahay
Mansha alh walahy Axmed Arshe indr qali ilahay codkaga iyo misaanka ilahaykusiiyaey ale hakuxifdoyo nin jacay diloodat weeye ilahay marwadisa udaa
Whos listening 03/09/2023❤
It’s me 🙌🏻
10/01/2024💔🔓
13.1.2024@@Marvvo22
4:26
@@Marvvo22❤❤❤q😊a 😊q😊¹¹¹¹q¹q¹1
yaa yidhi Fankii waa dhintay, Fanaantii hore hirgalay ka soo habsaamey,axmed aarshe hore u soco
Waxan diraya dhanbal qofki aqriyo waxan ka codsana in usan is xuman dhanbalka waxu ku socda qofkasto jeclhy hayo waxa idin lehay jeclhy ma jiro waa dab iyo nar ka daran dhamac mid wad ku gulesankarta qof ku jeclhy karac qofka jeclhy macsalmo💔😢😢😢😢😢
Gabdha dadkii wali darenka kudanbeyay iyo xishodka like sar hadad ila aragta❤❤❤
waaaw aarshe hore u soco inta taagerta aarshe like halay quudho
Wooow
Axmed aarshe l love youuuuuuuuuu haaa haa
Song and singer Aarshe outstanding splendid always admirable
21/11/2024/ khamis
Anoo hoo warkaygoo jacaylkagu I hel maanta
Ma isku kaa haleeyee sanadku waa 2024 gabadh hadan iska jecaladay paa heestan I jeclaysiisay lkin dhipka I haystaa marka in yar la hadlo is badalayAa ama dhaqankeda ama hadalkeda mid uunka boodaya
Lkin gabadhan qof wanagsan weeyi heestan u qaadi noo insha allah anigoo ku guulaytay kusoo lapan doona insha allah ilahypA wax wanagsan laga fishaaye insha allah
Allah idin barakeeyo oo haisku kiin dhaafo waayo badn❤
my dear bro ila dhashay Ahmed mohamed ahmed aarshe
Ninkan codkiisa ma.
Eeshqiyaasak heestan I deeqdey
Yarka iska sii jir Aarshe😘
This is my favourite song 💗💗🤩🤩💗🤩💗💗🤩💗💗🤩 by Ahmed Aarshe it expresses an engagement to a young girl and is deeply in love with her bravo Aarshe love is a wonderful thing
Axmed aarshe waa nin cod halaasiya leh wlhi tan iyo malintay soo baxday ilaa maanta oo ay thay 2025 waan dhagaysanayaa heestan🎉😢
M a the best music ever presented in the media conglomeration my brother Ahmed arshe
Ya ila dhagysanaya 2022 🥺🖐
Ahmed aarshe marbuu aha mid wakhtigisa ki raxaysta lkn imminka wakhtiga ciilay maxay dantu ciishay wiilo dulqad iyo deeq lahayo dadkuma doqom moodayaa🥺🥺🥺😕
Mxaa heley wll
@@naimahassan633 wakhtiga asaagi ka reebay queeN🙏😒
Hablaha markay xishoonayaan oo ay weliba cidiyaha ruugaan wax ka qurux badn maleh❤
Fanaan keygii😢❤😊
His voice is a melody of its own unbeatable and unique always supreme Aarshe
Indeed
heeatan waan ku heystaa waa hees amaan ah inkastoon amaanta aan ka jecleyn haddana heeatan wey isoo jidatey
Wellcome back mar labaad legend Ahmed weli furinle gacanta lagu barakee
War lambarkiis maidinka helaa aan xamar keensadee inankan codkiisa anba wx lasiisan krinee 😢😢😢🙏inta itagersan like plz
Huria Happy +41764905353 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Huria Happy hhhh wlhi anigaba wan jeclan lahaa inan numbarkisa helo Nairobi ayan kensan lahaa ina ader keyga
xabad ayuu kaxiga inuu xamar yimadoo
wiil waal wllo cunsuriyada iska ilaali hargeisa iyo muqdisho iyo dhamaan dhulka soomaali Waa isku mid kala dal aan ahaano lkn meel Ma kala tagayno 🙏
Aryan Ali sxb cunsuri manihin lkn sxb mari aduunka warqada u qoranayseen ee aad rabten in somaliland laga jaro lacagaha ay ka hesho adunka mala markasa somalinom iyo walaalnimo may jirin miya hhhhhhhhh
Kol hadanan ka haaysan karin hanatay laabtiye maysku ka Haleeya aduu hadal ku joogaye 😓😓
The lyrics are pure Somali literature can I depend on you a very confirming word to a lover wonderful be Aarshe
Sidiq burmad. wanka Helay Heesaha Usameeyo Abwaan Qaaliya Alaha Ku Barakeyo Iga gadhsiya Inta Ka Agdhow
.mx kaheb neysaa hadi hanap iyo last goyneyso😢💔🥺
12/9/2023 ayaan dhegeysana anigoo joogo ceel buur oo ah askari qaran
ma nabad qabtaa geesigeenoow❤
Aarshe nooloow legend
Axsan fanaan inta ila taageerto like ta igu qabta aqyaareey
Poqorow ninkan Ani lee kula tageero Nh wllhy cod Meesha ku Haya zxp
Asalam Aleikum axmed arshe waan ka heley hesta aad iyo aad ayey u asaalsan tahay mashallah ma iskuka haleyaa idishey
Untouchable man really, his voice,actions,and smile are irreplaceable wlhi., mashalalh
One of his million fan's cali ahmed warsame.
Halkaa markay maraysay daqiiqado ka hor gabar ba tiri hdan kudhaho wn Ku jeclhy maxaa idhihii lahayd jwbtu waxay ahayd dareenka wax Ku Oran lahaa aniga waxba ma irahdeen heeestanbaba loo saaray anajaliidii niyadd dhis
Sax
Fanaan dhamaystiran waad tahay lkn somalidu kuma siin mudnaataad lahayd jaale 😍😍😍
Tolow dhaxda sa ugu godhan ushegaayo wa un ti marish beauty inolow carfiyey
Ku wataaa bro
Esh cala heees iyo fanan nagu qaliya indeer hore usoco
Ahmeed araashe my only favorite masha allah his voice iyo hees walbo soo qaado qalbiga mel gooni ayey ku yaalan😊
kol hadaan kaa haysan karin hanatay labtee
maysku kaa haleeyaa maysku kaa haleeya aduu hadal ku joogaye 😘😘😘
ax wlhi khatar
Aarzhe Ku Tageera Zxp Hore Uzoco 💙👉🙏😎
Still wa dhageysanaya 2024❤
wow what a song ❤️🙌🙌
Ayyyy heesta arayadeeda🔥💯%waan kahaly 😍
Xusuus goooniya🎉❤
maisku kaa hleya mcn hedhe maisku kaaa hleya😍😍😍
Heestaaan caadi mahan waliba markow leyahay waxa dareenkeyga hagay ee iyidhi heybi waxaaam is dhahaaaa yaaa kuuku sow cilsho Aad baaan ku dagaaareee hore usoco ina adeer
Wow Alfanaan Ahmed Aarsho Hore u soco sxp nin culus oo shaqsida fiican leh
Eesh calaa. Sidiiq birmad iyo Axmed aarshe baa is helay.
I liked this song because when heard this I feel love
2//13/2022
Arshe legend
Hdad IGA dambysi like haila dhaafin
aarshe walhi super sterka maanta ayaad tahy wan ka yabey
inakan yer mudada yer ee uu jooge xiidigaha hadana
waxa uu leeyahy tageere yaal badan mansha alla
Maisku kahaleya adigu hadal kujogaye ? 🖤🥰
2021 ✌️
3:06 hees Iyo badh❤️
nashaad hassan 👌😉
Heestan wan ladacaay ruunti heesti igu horeyse oo aan kajecladaay Aarshee
Alfanan Ahmed arshe
Waa fanan daa yar
Oo cod macan like
Zara cida igu raczan
abwaankii abwaanada #sadiiq #mohamed #Burmad gacan ayaan kuu taagay sxp wan ku aaminsanhy ahmed aarshe fanaan mustaqbal leh go forword bro LIKE 👍👍👍👍👍