XAMAS O SI XUN U QIYAANTAY ISRAIL 6DI OCTOBER| ASKARIGI IS GUBAY WU DHINTAY| SIRDOONKA ISRAIL O MASA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 фев 2024
  • wixii ganacsi ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    XAMAS O SI XUN U QIYAANTAY ISRAIL 6DI OCTOBER| ASKARIGI IS GUBAY WU DHINTAY| SIRDOONKA ISRAIL O DHUUMASHO KU TAGAY MASAR
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT DULMI DIID THROUGH THIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 136

  • @mohamedabdul1986
    @mohamedabdul1986 5 месяцев назад +3

    Oow sheekhoow xayeeysiiska zaaid waaye😢

  • @Mohamed1f7ug8k
    @Mohamed1f7ug8k 5 месяцев назад +8

    Shiiq waa ku salamay Waxaa ka soo Hada shaa xagoo ku dam beeye markabkii ugu horeeyo Ee xutiyiinka Afdub teen Baraka laah

  • @ShaaficiNaaleeye
    @ShaaficiNaaleeye 5 месяцев назад +3

    Shiikhow vdioe ga dhan xayiziin ayad ku dhamesay san ma ahan jirin

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 5 месяцев назад +2

    SHIKH XAYEEY SIINTA NAGA DHAAF ALLAHA KUBARAKEEYO

  • @clip570
    @clip570 5 месяцев назад +1

    Xayisinta nagadaaf sheikh barakallah

  • @yusufabdille3448
    @yusufabdille3448 5 месяцев назад +2

    Asc.dulmi diid alla haku xifdiyo aduunyo aakhariba kaana xifdi cadowga cad iyo midka madow sida ugu dhaqsa badan yuhuuda burburi una gargaar falastiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 5 месяцев назад +2

    Jazakallah khair Sheekh

  • @f.n6491
    @f.n6491 5 месяцев назад

    JazakaAllah kheyran sheekh

  • @abdikadirdiini7261
    @abdikadirdiini7261 5 месяцев назад

    Masha Allah shukran urdun

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 5 месяцев назад

    Illaahay fhibaatad ka baxi walaalahsyna falastiin cadowga ka qabo Aamiin

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 5 месяцев назад +1

    Allahuakbar Allahuakbar Allahuakbar

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 5 месяцев назад +1

    Asc Dulmi Diid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Sud-africain haagolestoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasankaaficabdifitaax1125
    @xasankaaficabdifitaax1125 5 месяцев назад +2

    Shiiqa xayesiinta kubilow una dambeysii wanaga codsi barnaamijka hnaga dhexgilinin mhafsanid shiiq

  • @user-zm4ul8nz4b
    @user-zm4ul8nz4b 5 месяцев назад

    Thankis

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 5 месяцев назад

    Maashalah tabaarkalaah

  • @taaloogyare11
    @taaloogyare11 5 месяцев назад +1

    Sheikh Naga ayareee Xayaysinta.. thank you

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 5 месяцев назад +1

    Allah u gar gaaro walaaleheen reer falastiin 🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸❤❤🙏🙏🙏

  • @Adkorane
    @Adkorane 5 месяцев назад +1

    Xayasiinsta yareey sheikh

  • @injinerdhaqane8843
    @injinerdhaqane8843 5 месяцев назад

    Jasaakallaahu qeyran

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 5 месяцев назад

    Allahu akibar allahayow adiga gargara ah he xamas guuusha hasejin amiin yarabi ☝️❤❤❤ KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 5 месяцев назад

    اللهم صلى علي النبينا محمد وعلى آل محمد

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 5 месяцев назад

    Qaza Alaaha ugargaaro insha Alaah

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 5 месяцев назад +2

    Naga daaya Xayeysiinta jogtada ah.

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 5 месяцев назад

    Illaahay wax Horisyaago ha u keeno
    .

  • @farhanabdiabdi9096
    @farhanabdiabdi9096 5 месяцев назад

    🎉fadalan dulmi diid xeysinta guriyah naga yare fadalan adaban ula socona wararkag bilis

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 5 месяцев назад

    ☝️ ALLAH 🤍 Ha ☝️ guuleeyo 🤍 wallaalahay ☝️ falastiin 🤍 AMIN ☝️ AMIN 🤍 AMIN ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu 5 месяцев назад

    ilahay haw dan i dhaaf falastiin darteed❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-iy1ju7gb7q
    @user-iy1ju7gb7q 5 месяцев назад

    Alaha ugargaaro falastiin

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 5 месяцев назад +1

    Allow u gar gaar Falastiin dadkeeda iyo dulkeeda iyo diintooda.

  • @tanaawi
    @tanaawi 5 месяцев назад

    Sh xayisiintu saaid ayeee u dheer tahay...

  • @abdixassan8882
    @abdixassan8882 5 месяцев назад

    Dulmi diid

  • @user-go4rf3md1f
    @user-go4rf3md1f 5 месяцев назад

    Team dulmidid 400k an gassing shekha

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 5 месяцев назад

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 5 месяцев назад

    Illahow caawi Reer falastiin

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 5 месяцев назад

    Subxanallaah. Cuntada badda mayku daadin. Meey banaanka ugu daaadiso. Badda dhexdeeda ugu daadiyeen. Si. Aay ugu haftaan inta hartay. War wuxu cadawsanaa

  • @asha3777
    @asha3777 5 месяцев назад

    Allaha u naxariisto dadka dhiban

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 5 месяцев назад

    Mmasha allah 😢😢😢 urdun❤❤❤❤

  • @ubahsiyad6810
    @ubahsiyad6810 5 месяцев назад +3

    Meshii dhanba xayeysiin bey noqotqy

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y 5 месяцев назад

    𝐒𝐡 𝐝𝐮𝐥𝐦𝐢 𝐝𝐢𝐢𝐝

  • @mahbubabdi2707
    @mahbubabdi2707 5 месяцев назад

    Allow u gargaar muslimiintaada

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 5 месяцев назад +3

    please ha xayaysiin kenya guryaha laga dhisanayo lacagtiinahaysta meel kale ka dhista gaar ahaan wadankeena hooyo

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 5 месяцев назад

      Maashaa allaah tallow wacan siisay wallo jisakum laahi qayran wallo waa run dal shisheeye qayr maleh

  • @abshirgeelle9228
    @abshirgeelle9228 5 месяцев назад

    Warkiyoo dhan xayeesiin ku baabisay

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 5 месяцев назад

    اللهم انصراخواننا في فلسطین

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 5 месяцев назад

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @safaamohamet3066
    @safaamohamet3066 5 месяцев назад

    Asc dhamantin

  • @user-sv8fw7ui1d
    @user-sv8fw7ui1d 5 месяцев назад

    Adeer xayaysiiska badan naga daa dee hadii kale ma daawanayno

  • @cabdiraxmaancabdulaahi7222
    @cabdiraxmaancabdulaahi7222 5 месяцев назад

    Asc allaah agaba

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 5 месяцев назад

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah

  • @maxamedxalliye8839
    @maxamedxalliye8839 5 месяцев назад +6

    Sheekh Chanelkaagii Maganacsi Baa Ka dhex Furmay Waa Maxay Waxanoo Xayiiysiis Ah😂

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 5 месяцев назад

    ha dhihin Xamaas oo si xun u qiyaantay ee waxaad dhahdaa Xamaas oo si fiican u qiyaantay

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 5 месяцев назад +1

    Oo yey ka qarsaneyd in ay cuntadaas ayaga laga geyn Karin dadka leh masaraa diidan caqligooda mashaqeynayo

  • @sadiqmohamed-zj5qt
    @sadiqmohamed-zj5qt 5 месяцев назад

    Sheekhaw alle haku xafido ee xayaysiska xaga danbe gali

  • @safaamohamet3066
    @safaamohamet3066 5 месяцев назад +1

    Dadkas masakinta ah uduceya iyo inta muslim ah oo dhibateysan rer falastin oo dhan gaar ahaan qaas ugu duceya reer gaza ramadan baa soo dhaw hadey bahan yihin dil iyo rafaad ku jiraan marka waa ni baryaa markasta uduceya soo ilahey dhibta ugu qaado anaga neh noga qaado dhibta ducada qof walalka oo muslim ah aad uduceyso adigane wax bey ku tareysaa insha allah wax wlbo Kheyr ayey ku dhamanayan ha hilmaa min inaad uduceyso

  • @user-bi6lm8ug1p
    @user-bi6lm8ug1p 5 месяцев назад

    Yaa raabi ilaahow ugargaar

  • @sacdiyokeynaan2958
    @sacdiyokeynaan2958 5 месяцев назад +4

    DULMI DID XAYEYSIN AAN UGA SOO CARANEY MEELO KALE MAA NOOGA DABA TEMI MEESHAN GURI KENYA MARABNE NAGA DAYA WANBA NECBAHEY WADEN SHISHEYE KA GADO DURI

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 5 месяцев назад

    Waa waxa masar sheegtay in yuhuudu diidanrahay inmusaacadooda gasho

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 5 месяцев назад +1

    آللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين

  • @Mohamed1f7ug8k
    @Mohamed1f7ug8k 5 месяцев назад

    Illah Hau Gar,gaaro walalaheen rer falastiin dhamantood

  • @user-sh2cr8xt4u
    @user-sh2cr8xt4u 5 месяцев назад +1

    War nioxayaysiiskaas maad baga dhaaftid zxpow

  • @dahirhaji2648
    @dahirhaji2648 5 месяцев назад

    Waxaas dhan waxey ku daadiyeen badweynta malaayga Gaza ayaana ku baashaalaayey walaalaha Gaza Illaah ha u gargaaro.

  • @user-lf3ml8du2s
    @user-lf3ml8du2s 5 месяцев назад +1

    Asdbad sxb umahadsan tahay allaha ku xafido waadiga farxisay runtii xabad jab ahoo buskuda hadii lassiiyo waa alxamdulillah mashallah

    • @ronny7suii3
      @ronny7suii3 5 месяцев назад

      Markabka wuxuu joogaa xeebta waxaana gacanta ku haya ciidanka Xuuthiyiinta, waxaana loo tagaa dalxiis oo dadka shacabka ah ayaa la geeyaa, shaqaalihiina waxaa lagu hayaa Sanca, iyagoo wax dhib ah loo geeysanin;

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 5 месяцев назад

    Ya Allah Allahlo gargar

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 5 месяцев назад

    ☝️ Natanyahu 🤍 NACDALI ☝️ korkiisa 🤍 Ha ☝️ AHAATO 🤍 AMIN ☝️ AMIN 🤍 AMIN ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 5 месяцев назад

    ASC SHIIQ DULMI DIID ADIGA XAYEYSI UNBA LAGUGU DHAHAY DABCAN ADIGAABA DADKA WADAN KODA INAY JECLAADAN KALA HADLA LAAKINGURI AN KENYA KA DHISTO WAXAA IGA QAYR BADAN GURI AAN DALKEYGA HOOYO KA IIBSADO

  • @abdihassan9239
    @abdihassan9239 5 месяцев назад

    ISAS,,,ALQAEDA,,,AL SHABAAB kulikood waxay u shaqeeyaan YAhuuda.....................

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 5 месяцев назад

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

    • @samsamahmedmohamed2933
      @samsamahmedmohamed2933 5 месяцев назад

      Asc Dulmi Diid waxan wata codsi haday macqul tahay xayeysiska dirada badan naga dah walaalo Plzz🙄

  • @mohamedmohamud4316
    @mohamedmohamud4316 5 месяцев назад

    Ilaahayow garab qabo reer FALESTINE iyo muslimiinta dhibaatesan yaa Allah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 5 месяцев назад

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha ugargaro musliminta inshallh

  • @asluubta1
    @asluubta1 5 месяцев назад

    Sheikh Minara Home naga daa please weey naga bad badayay jzk

  • @clubhouse1207
    @clubhouse1207 5 месяцев назад +1

    Shiikh dadka malin walba daawan jiray ahay Channelka xaalka aduunka na kala socda lkn hada waxan u nici doonaa xayaysiinta badan aad so kordhisay taas oo Tv yada somalida hore logu nacay

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 5 месяцев назад

    Si wacan u qiyaantay dheh

  • @ju4965
    @ju4965 5 месяцев назад

    Muslim Ka ilaahay hamideeyo Hana guleeyo

  • @kaysemohamed2004
    @kaysemohamed2004 5 месяцев назад +1

    Well done

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 5 месяцев назад

    SOOMAALIYEY DALKIINA IDIN HURAN
    DALKIINA MAAL GASHA DA
    DAL SHISHEEYE QAYR MALEH

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu 5 месяцев назад

    ilahay kama cansa ayaan bini adam bay kacabsanayaan

  • @rashidliganlaaska6737
    @rashidliganlaaska6737 5 месяцев назад

    Urdun awood uma leh waxaan ognahay in Israel u ogolaatay inay xoogaaga rashinka ah daadiso runtiise waxbay u taraysaa

  • @TheCagane1
    @TheCagane1 5 месяцев назад +1

    Xayey siinta maad naga deysid

  • @user-ow1bb1ed8d
    @user-ow1bb1ed8d 5 месяцев назад

    Ah. Badday kudaadsheen intii badnayd dhulkana yuhuudda makala go o gurmadku we kudar

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 5 месяцев назад

    ☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH ☝️ LA 🤍 ILLAHA ☝️ ILLALAH 🤍 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LAHAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA ☝️ BILLAH 🤍 ASTAQFURULLAH ☝️ HASBUNALLAH 🤍 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL ☝️ LA 🤍 ILLAHA ☝️ ILLAA 🤍 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII ☝️ KUNTU 🤍 MINA ☝️ DALIMIIN ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍

  • @ashawooo
    @ashawooo 5 месяцев назад

    Uradan waye dadasha waxa laga sugaya wadamada Carabta Masar inaya uu garatar reer falsatina yuhud nacalada ha ku dhacada illahaya dhunta idan qabaya masibo deg deg ah illahaya ha idan kena inshallaha illahaya ha jabiya yuhud ciidamad isaril rabi ha uu gara walaalah reer falsatina iyo walaalah Yaman

  • @omararab9044
    @omararab9044 5 месяцев назад

    Ninkaan waxaan fahmi waayay waxa uu kahadlo adinku magahantaan?

  • @fatumomohamed5871
    @fatumomohamed5871 5 месяцев назад

    Please stop commercials Thank you

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 5 месяцев назад +3

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW sheikh dulmi diid wankusalamay ❤️❤️❤️❤️❤️ free palastine Free palastine Free palastine Free 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🆓🆓

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 5 месяцев назад

    Urdun lama aamini karo

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 5 месяцев назад +1

    Muslimiintu haday istiilaan reer galbeed waxba is lamahayaan waana fulayiin ee muslim faaiido le baan jirin

  • @marwaan6923
    @marwaan6923 5 месяцев назад

    Sheekh Mohamed, the adds is getting ugly, make it short or play the last minute lol

  • @zeinabibrahim5926
    @zeinabibrahim5926 5 месяцев назад

    War ninyohow xayisinta kasar mesha wankurafadnee

  • @ishakutariiq2487
    @ishakutariiq2487 5 месяцев назад

    Human rights watch iyo wixii la mid ah waa ka mamnuuci lahaa Soomaaliya waa tuugo

  • @user-zm4ul8nz4b
    @user-zm4ul8nz4b 5 месяцев назад

    Sax

  • @abdikarimbashir1862
    @abdikarimbashir1862 5 месяцев назад

    Saxibow wariya fican noqo sificana wax inoogu soo gudbi please lama fahmayo warkada dhan wa wada qabyo Meel na kama socdan melna kama socdan yacni lamaba garayo adiga in isla hadlayso oo isu jawabaysid camal ayaa ka dhigtay Waxii oo dhan 😊sida wariyasha kale camal wax usoo sax halagu fahmo

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 5 месяцев назад

    ✅❤️👍🇵🇸🇸🇴

  • @mataan10hasan74
    @mataan10hasan74 5 месяцев назад

    Scw scw❤❤❤❤❤scw❤❤❤❤ wcs

  • @HussenMouse
    @HussenMouse 5 месяцев назад +1

    Shekhow .miyaad.noowaramaysa.mise.wadno.shekaynaysa

  • @abdirahmandheere8465
    @abdirahmandheere8465 5 месяцев назад

    JORDAN DIYAARAD MA KICIN KARTO DHINAC REER FALASTIIN HADANAY FASAX KA HAYSAN YUHUUDA, KOLKAA ANIGA WAXAY ILA TAHAY INAY YUHUUDU KA DANBAYSO OOY BASAASAYSO FALASTIIN.

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 5 месяцев назад

    It’s too little too late ⏰.

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 5 месяцев назад

    Maser hadday ogolaato in Rafac la wareero waa ku Doqonomo .

  • @user-wf4mf5to8v
    @user-wf4mf5to8v 5 месяцев назад

    Xuti io xamas io xisbulah maxad kafan ten

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 5 месяцев назад

    Maxay u siin watysay gargasrka mar hore

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 5 месяцев назад

    Waan kunacay sheekh wax kale kugu ma nicin xayeysiiskaa kama nihi raali in aad naxish meysane waa diiday 😂

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 5 месяцев назад

    Minaara ma gadan karno ilaa lacag sooma dhacnee maad naga deysaan nuxurka warkii dhan waa kakac.