Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Maasha allaaah abwaane wakaas waxa namaraya allahaaa kusharfo abwaankeena
Aad iyo aad Abwaane dad dhan 500 oo qof ayaad kawada qoslisay oo eel wada joogta inta meelahaa kadaawataana ka sii badan 100000 million oo qof xitaa afafka qalaal cadaankaa ku qosla
Masha allah hibadaada waa mid banaanka taalo abwaane eee jacburna nosoo raadi jacburkaagane waa heer sare
😅😅horay usoco boss👏👏
Waaw intaasaan kusoo koobayaa yaanan siibadine ma Cabdi Mahad baa layiraa? Salaan sare gudoomiye 👍👍
@@SomaliLiveMediaTV inadeerow waa islaan inan ah 😂😂😂😂, intaas kaftan waa islaan eddo ku ah hadaa reer Galguduud tahay
Anaaa idul mineeydaa abwaane ileen anaaba fagax leey dhahaaa
Abwaan a kaliye ee aan taagera ayaad tahay cabdi mahad xsn frx horomar baan kuu rajeynayaa sxb
Madeey Isaaq salaan sare saxib af maymaay aan kaa bartay
Masha allah
Mashaa allah
Xalaal caleyk aar abwaane tan iyo wixii lamida nagusoofasaxa maxaa kaashactiraaa kkkkkk
Tixda gabay qof aan tiri aqoon maanso maka tuurtay? Labadaa haldheeyee intaas hoo maku iraahday? Intaasaan kusoo koobayaa yaanan siibadine. 😂😂😂😂🤣🤣🤣😂😂🤣. Eddo cambaro booskedu halis uu ku jiraa ma istiri?
Hangoolkii galmudug waa kusalaamay ugaas nin aan aad ujeclahay ayaadtahaye