"Garaad Jamac Garaad Soomaaliya maanta hadaad rabto inaad ku noolaato waa in tolkaa uruursanyahay"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • "Soomaaliya maanta hadaad rabto inaad ku noolaato waa in tolkaa uruursanyahay#SUBSCRIBE

Комментарии • 40

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад +5

    garaad soomaaliyeed guuleyso

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Месяц назад +6

    Garaad jaamac Garaad cali xafidullah guuulayso adeeer

  • @user-nu4vd9fn3u
    @user-nu4vd9fn3u Месяц назад +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    بارك الله فيك وحفظك باذنه تعالى
    رأس الحكمه مخافة الله والشكر له وانت رجل حكمة وسلام حفظك الله

  • @MoSool-lc2mn
    @MoSool-lc2mn Месяц назад +5

    ❤❤❤ Garaad Waa Ruunta 🎉

  • @UgaasoLadaan
    @UgaasoLadaan Месяц назад +3

    Waa Ruunta Garaad

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel Месяц назад +2

    Mash allah Amiin yaa Allah❤❤🤲

  • @abobasement346
    @abobasement346 Месяц назад +2

    Good job 👍🏾 garad in shah Allah horumar iyo Amnih ban u rajeyay hartih weyneh

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Месяц назад +3

    Is true

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Месяц назад

    Alahuma Amiiin ilahay haidin barakeyo ilahay haidin xafido Midnimada ilahay hanoadkeyo guleysta 🎉❤

  • @user-dw3oq7ie6h
    @user-dw3oq7ie6h Месяц назад +4

    Garaad Kugo Malnay ❤

  • @iqraEid
    @iqraEid Месяц назад

    Masha Alla❤❤❤

  • @mulkinur2232
    @mulkinur2232 14 дней назад

    Guuleyso insha alah

  • @user-fk6fl9ho5h
    @user-fk6fl9ho5h Месяц назад

    Garaad guuleyso

  • @user-bw2sp8iu8m
    @user-bw2sp8iu8m Месяц назад

    Aamiin

  • @mulkinur2232
    @mulkinur2232 14 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 16 дней назад

    ❤❤❤❤❤

  • @Turtle333face
    @Turtle333face Месяц назад +1

    ❤️👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 Месяц назад +1

    👏👏👌🙏

  • @user-bw2sp8iu8m
    @user-bw2sp8iu8m Месяц назад

    Waxaan ku diirsadaa marka aan dhageysanaayo hadal soojeedinta garaad jaamac garaad cali maxaayeelay marwalba owhadlaayo waxaa kabuuxa hadalkiisa mahada Allaah iyo xuska allaah waxaadna ka dhadhan saneysaa hadalkiisa inuu yahay of soomaaloo dhan qeyr lajecel iyo nabad waxaadkalood ka dhadhansaneysaa cabsi allaah ilaahey hanoo badiyo hogaamiyayaasha sidiisoo kala ah oo diinta leh asna Allaah hanoo xafido waa nabadoon runta allaa jecele

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +2

    wa run ruursanantu wa guul dee dhulbahante 32 oo khibrad iyo waayo araga bay uleeyihin kaladaadsanaantu inay jab iyo dulinimo tahay oo haadku kadhergo

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Месяц назад

    🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @UujBjk
    @UujBjk Месяц назад

    War maanta yaa falayaa

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 Месяц назад

    Indheer garad hadlkiisu waakaas war hoy sidaa yeela ilahana talo saarta.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Месяц назад

    Waryaa Gala-Dagaalka,waa ka raystay magaladii Saaxdher,Gala Dagalka daacad ma kaa tahay SSC,waxaan ku arkaa nin siigada isku😂 qarinaya oo Putland😂 jee ka ku sita,SSC doonaya in aad hadal ku qabciso.

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 Месяц назад +1

    Graraad mayan dhargeyn dhalinti yared ayad dabka ku gurtay adiguna qori dabley ayad la wareegaysa

    • @user-mt4dq6se3t
      @user-mt4dq6se3t Месяц назад

      Been ku nool ka naxow nafta guul D5❤🇸🇴

  • @massmass8300
    @massmass8300 Месяц назад

    Mxy janbeeshu garaad ku maanta
    La kulmy 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

    • @KhadarCilmi-wv9cn
      @KhadarCilmi-wv9cn Месяц назад

      Jareer jambeesha kolay

    • @Khaatumawi987
      @Khaatumawi987 Месяц назад +2

      Abdi Koombe waye magac kle janbel la dhah harti koombe,Abdi koome,gari koombe jiiran koombe io haarle koombe wa 5ta ilmo koombe u got now 😂

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 Месяц назад

      Waa cabdi koonbe .harti koonbe bay walaalu yihiin iyo gari koonbe iyo xarle koonbe waa ilma koonbe kablalax daarood ok ee adigu ma.oromo baad tahay🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Месяц назад +1

    DADKAAGA DAWARSI ANFICI MAAYE ADIGA KALIGAA AYU KU ANFACAA LKN INTAY KUU SOCOTO DAWARSIGASI KAALMAYSO

    • @qoobeeykaliilcawad8027
      @qoobeeykaliilcawad8027 Месяц назад +2

      Ma is leedahay baaye waa soo haboowday,

    • @amalmohammed5944
      @amalmohammed5944 Месяц назад +2

      Hadaanu diidnay dantiina madawarsibàd nagu timaami.
      Dantiisa isagaa kaa og garaad dalxoreeye

    • @amalahmed6812
      @amalahmed6812 Месяц назад +3

      waxa aad dadka ku caayesan ka fiirsada somalilaney waxaad dawarsataan kaniisado qaniisyo marka waxa xalaal in talkiisa ey iscaawiyaan mise qaniisyo uu muuse idin soo dawarsodo marka waad Hershey jawaabtaada idoorow

    • @kismaayok.7075
      @kismaayok.7075 Месяц назад

      Khadar IIDOOROW
      Ma adigoo IIdoor ah ayaa qoys Harti ah oo halfamil ah dawarsi ku sheegaya. Kaniisnimada iyo gaal daba orodka iska daa. Dagaal kolkay naqotana kabaha dacaska ayaad gacmaha gashataa. Fulay Khaniis ah!!!

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 Месяц назад

    Somaliland ma muusaad ugaga baxdeen.

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 Месяц назад +1

      Muuse dhulbahante wey jecelyihiin runtii muuse mideeye baa loo bixiyey dhulbahante somaliland weligiiba uma baahneyn runtii somaliland baa dhulbahante la aantiis inaysan nolaan karin is dhaadhiciyey

    • @hurdaaye21
      @hurdaaye21 Месяц назад

      @@farahyusuf9335 inay jecel yihiin waan kula qaatay,, hase yeeshee muuse hasha Galbeed gooni ha loogu maalo ayey dagaalkii ujeedadiisu ahayd, isagiibay la qaraxday oo dadweynihii xisbiga waddani cabdiraxmaan ciro ayey wataan,, maandeeq way foolanaysaa ee danbarkeeda miyaad ka maqnaanaysaan, 48000 cod ee laascaanood yaalana baylihinaysaan,,, Garowe idinka calanka ka sita,,ayagoon cidi ka hadhin 25000 oo cod ayaa iska diiwaan geliyey, hadaad halkaa ku darsanaysaa dhulos ayaa hubaal majoratiya.

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme Месяц назад

      Horta ma aheyn markii hore?. Waqtigeedaan sugeyney. Waana la gaaray!. Waraaboow maalin wacan😅

  • @fadxiyakooshin3141
    @fadxiyakooshin3141 Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤