Habarjeclo Oo Isku Dhex Qabsatay WADDANI iyo Nabsigii Maxamed Kaahin Oo Durba Dillaacay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 ноя 2024

Комментарии • 33

  • @mohameddubad6227
    @mohameddubad6227 7 часов назад +2

    anigoo rer daahira ah waxaan leeyahay kulmiye waa kulmiyr waa jiraa waana jiridoonaa muuse hanoolaado oo hajiro habarawal gobta gobtu dhashayna hanoo laato❤🤍💚

  • @redback043
    @redback043 9 минут назад

    Somaalilaaneey Idinku Iskala Saar,Saara Ama Is Wata Laakiin Bada Iyo Bariga Iyo Hawada SOMAALIYA 🇸🇴 RESPECT IIB MA AHA.

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 5 часов назад +1

    KuLmiye deegaanada uu kasoo baxay waa La ogyahay iyo cida soo saaratay, Habar jeclo kaah iyo wadani ayey ahaayeen marka laga reebo reerka reer daahir👏🏾

  • @ibrahimoogle3379
    @ibrahimoogle3379 28 минут назад

    Xisbigan.habarjeclo.ayaa.xaqle.ka.ah.reerdaahira.waahabarjeclo.

  • @MaxamedAxmed-x8n
    @MaxamedAxmed-x8n 9 часов назад +1

    Ina kaahin annagaa dhalay iyo carruurtiisaba haddii ilaahay Ina gaadhsiiyo naf iyo maalba waàn Isla garabtaageynaa waa madaxweynaha Soo socda

  • @cabdilaahiadan
    @cabdilaahiadan 9 часов назад

    🎉🎉🎉😂😂😂😂❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ibro-z5m
    @Ibro-z5m 5 часов назад

    Wll inantay wad mahadsan tahay waana tuntaa reer Daahir may codayn ee waxa Codeeyey reer Yuusuf OO kaliya weeye

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 6 часов назад

    NAAGOW WEELKA XALA SIYAASADU SIDAA MAAHA SIDAA

  • @caashasalebancabdi815
    @caashasalebancabdi815 48 минут назад

    Walaalo haday u nahay reerkulmiye. Waareerkulmiye

  • @ibrahimoogle3379
    @ibrahimoogle3379 24 минуты назад

    Kulmiye.markaan.idiin.dhiibney.waxa.soogaadhay.dhemash.3xibina.anagaa.taladiisu.nootaal.

  • @IbraahimFaarah
    @IbraahimFaarah 9 часов назад +1

    Awalku haper jeclo wy kuwaasheen

  • @ibrahimoogle3379
    @ibrahimoogle3379 11 минут назад

    Horses.iyohilaac.baa.codkasiiseen..Hanoi.mana.sheeganina

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 10 часов назад

    KAAHIN HJ WERAR WAKHTI DHEER BAY INAY FASHILIYAN AY DONAYEEENN...

  • @MireAdam
    @MireAdam 8 часов назад

    Kulmiye viva

  • @jamaismailaidid9767
    @jamaismailaidid9767 5 часов назад

    Dad Kan maxaay hadlaya ?

  • @ibrahimoogle3379
    @ibrahimoogle3379 17 минут назад

    Jeegaan.waxdanbe.isku.darsan.mayno.kaahina.mabedeli.kartaan..cidii.yagleeshay.waagaranaysaa..waxa.aasaasay.siilaanyo.iyomaxamuud.xaashi.muuse.aan.kasharaxnoo.wuuwalay

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 9 часов назад +1

    WAAR MAXAA OROMADII OOHIN KA DHACAYSA 30 SANO KADIB XISBI LASOO BAXA OROMOOY KA MEEL ISTAAGA KALIGIIN LAYDINKU CIQAABO

  • @Ahmed-y8y4o
    @Ahmed-y8y4o 55 минут назад

    Gobanimo

  • @jamacali3545
    @jamacali3545 3 часа назад

    Kulmiye yaa aasaasay

    • @AHMEDALI-yw2oq
      @AHMEDALI-yw2oq Час назад

      Haaye wakhtigii 10 sanadood waa dhamaaday oo wuxu noqday Urur.

  • @rashedomar2234
    @rashedomar2234 9 часов назад

    Kulmiye habar jecel waxay dooneen in ay meel kuwada gawracaan siilaanyo iyo maxamed kaahin iyokulmiye habar awal ayaa ladabaalatay iyo in yar ooreer daahira

  • @MustafeAhmed-po3uo
    @MustafeAhmed-po3uo 4 часа назад

    Wuu dhecee kulmiye halkii ucid buu geel maxaad kawarayaysaan

  • @alisacid-cf8fu
    @alisacid-cf8fu 5 часов назад

    waxan maqli jiray wakaa muse bal rer kulmiyow dadka mic siiya oo ogalaada qofka wal ba firkiisa ku ixtirama xaajiyada tidhi kulmiye wuu dhacay been maha wa xaqiiq xizbigan waxa asaasay silanyo run ahaana ina kaahin inad u deysiin musharax nimadiisa ileen hj baa asastey kulmiye

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 10 часов назад

    HJ SALADIIN BAY U FADUU BSN YIHIIN XOR MAHA HJ XOR MAAHA WAY SFFUUBSN IHIINN

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 10 часов назад

    KAAHIN KULMIYE HJECLA DAGAAL KUWADA

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 6 часов назад

    Waar buuqa joojiya oo waqtiga h
    abarjeclo u daaya seddexda xisbiba way ku filan tahaye

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 10 часов назад

    CIIIIDAMADA ZUBEER AWALEE KU IDLAADAY HJ DIFAACEEDA DEGDEG DEEGANA DEENII IYO VIIDAMAFOODA DEGANKA HAW SOO GAA DHAANN..

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 9 часов назад

    WAAR QAJILA IDINKU MAXAA LEEDIIN ?????