Wiil waa in Dawlada waa in Dawlada loo dhiibaa waayo way baabisay Subxanallah lacagta Wiilka dhaqter ku geeya ha siinina naagtan waxaa oo dhiba marisay Subxanallah ilaahay baa ka jari wixii dhib ah ay u gaysatay 😢😢😢😢
Daahir Ilaahay ha ka abaal mariyo hooyinka dhibaataysan ee uu caawinaayo, anigu waxan qabaa naagtaas hadda ha caffinin hadaad cafinayso xittaa, waa in la ogaadaa marka hore waxay cunugga ku samaysay, naagtaas sidaas idin yeeshay, cunugga ka qaado kaddibna kiiska siiwad
Aamin ilaahay wiilkaaga ha kaaga soo qaado Lacag ha siin waayo indhaha ayay ka Riday oo ayna dawayn weliba lacag ayaad u diri jirtay Waayo waa in la xiraa wiilka yar hooyadiiba waatii xirtay gabadhan yar labo Sano 🤨
Daahir calasow
Jasaaka Allahu Khayran wajasa
Caruutaada Allah kuubarayeeyo
amiiiiiiiin Alllaaha ❤❤❤
Wiil waa in Dawlada waa in Dawlada loo dhiibaa waayo way baabisay Subxanallah lacagta
Wiilka dhaqter ku geeya ha siinina naagtan waxaa oo dhiba marisay
Subxanallah ilaahay baa ka jari wixii dhib ah ay u gaysatay 😢😢😢😢
Sida ay u nooshahay Canugtan yar Subxanallah yaahuuuu 😢😢😢
Daahir waa qabiilka roone😮😮😮
Daahir Ilaahay ha ka abaal mariyo hooyinka dhibaataysan ee uu caawinaayo, anigu waxan qabaa naagtaas hadda ha caffinin hadaad cafinayso xittaa, waa in la ogaadaa marka hore waxay cunugga ku samaysay, naagtaas sidaas idin yeeshay, cunugga ka qaado kaddibna kiiska siiwad
Aamin ilaahay wiilkaaga ha kaaga soo qaado
Lacag ha siin waayo indhaha ayay ka Riday oo ayna dawayn weliba lacag ayaad u diri jirtay
Waayo waa in la xiraa wiilka yar hooyadiiba waatii xirtay gabadhan yar labo Sano 🤨
Asc habaryar wiilkaaga nayrobi keenso waxaa jooga dhakhter fiican oo indhaha ah magaciisa waa Bahaaji waa dhakhterka kenya ugu fiican indhaha