MASLAX MIDEEYE JERUSALEM DIRISLE REACTION

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • MASLAX MIDEEYE JERUSALEM DIRISLE REACTION,DIRISLE ABDI,MASLAX MIDEEYE,
    HALKAN WAXAAD KA IIBSAN KARTAA DHARKAYGA ⬇︎
    teespring.com/...
    HALKAN WAXAAD KA IIBSAN KARTAA DHARKAYGA ⬇︎
    teespring.com/...
    SUBSCRIBE SAAR RUclipsKA LABAAD EE DIRISLE ABDI
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Комментарии • 624

  • @ZultanJubooss26
    @ZultanJubooss26 3 года назад +170

    Heestan Qiiro Ayay I Gelisay Inta Muslinimadu Ku Weyn Tahay U Duceeya Caalamul Islaam In Eebbe Dhibta Kasaaro🙏

  • @phenomenonfozi390
    @phenomenonfozi390 3 года назад +55

    بالروح والدم نفديك يا غزه يا اخواني العزيزون❤🇵🇸💙

  • @ednamohamettaani6708
    @ednamohamettaani6708 3 года назад +382

    Ilahow meel kastay muslimiin kunol yihiin ku amaanso🤲

  • @dubzytv4782
    @dubzytv4782 3 года назад +354

    Inta maslax ku tageersan heestan fadlan like ha saraan

    • @cazkajr
      @cazkajr 3 года назад

      ruclips.net/video/89g0_-SfU8o/видео.html
      Daawo Ayadoo Lyrical Video Audio wll SUBSCRIBE ii zaar wllo

    • @AbuASHRAF6477
      @AbuASHRAF6477 3 года назад

      ruclips.net/channel/UCTjTEn7L98pMbedlYi1DA_g

  • @aftaxkaramahofficial8774
    @aftaxkaramahofficial8774 3 года назад +168

    Palestine people we love you u all one day u will be freedom 🇸🇴😭🇯🇴

    • @anabmuhumed167
      @anabmuhumed167 3 года назад +1

      Inshaallah......as we pray for them they will get their..... freedom 😭💟😭💟

    • @liibaanaxmed8503
      @liibaanaxmed8503 3 года назад +1

      thy will be free not freedom

  • @ahmeddacad3701
    @ahmeddacad3701 3 года назад +43

    Dirisle hesta reaction sifican ugu ma bixineysit wayo hestaan hit waye wlhi adunka meel kasta inaa garto ayaa larabaa wayo hestaan overall musliminta ayeey kusocotaa😭

  • @ayaniitaosmaan6202
    @ayaniitaosmaan6202 3 года назад +52

    maslax mideeye 💖💚💬❤NIN adag 😁💚💚💔falastiin allow ugar gaaar

  • @user-ff5mu6lf3k
    @user-ff5mu6lf3k 3 года назад +19

    أرجو لكل مسلمين ان يعيشو بسلام 🥰🇩🇯🇩🇯

  • @ahmedjhaybe
    @ahmedjhaybe 3 года назад +49

    The power of solidarity
    Somaliland will save me
    💚💚🤍🖤🤍❤️❤️
    Free Palestine 🇵🇸

  • @kevindebruynevans6733
    @kevindebruynevans6733 3 года назад +51

    Inta jcl jihaadka soo celinta jaaru salaam like
    ilaahow anoo yuhuud ladagalaaa idil 😭😭😭😭

    • @zuhuurabdirashid5376
      @zuhuurabdirashid5376 3 года назад +1

      Aamiin

    • @hamdahassan1360
      @hamdahassan1360 3 года назад

      Aamiin

    • @cazkajr
      @cazkajr 3 года назад

      ruclips.net/video/89g0_-SfU8o/видео.html
      Daawo Ayadoo Lyrical Video Audio wll SUBSCRIBE ii zaar wllo

  • @munamohamed5869
    @munamohamed5869 3 года назад +86

    THE POWER OF SOLDARITY SOMALILAND WILL SAVE ME👌💚💬❤💋💋👌👌allow qalbiyadena saafi kadhig dhmnba umda somaliyed iyo dhnmba umada islamka ah✊

  • @abdiaziiztamaam8909
    @abdiaziiztamaam8909 3 года назад +146

    heestaan waxay isugu jirtaa afar luuqadood
    Somali
    English
    Arabic

    • @mwalimukiswahili
      @mwalimukiswahili 3 года назад +1

      wlll subscribe ii saar waxan ahay macalin bara ENGLISH iyo SAWAHILIGA

    • @ammenmo8782
      @ammenmo8782 3 года назад +4

      Turki malaha kuma jiro wll 🤔

    • @rakiaibrahim4331
      @rakiaibrahim4331 3 года назад

      @@ammenmo8782 waa runta kuma jiro

    • @hamdahassan1360
      @hamdahassan1360 3 года назад

      Turki maan ku maqal

    • @hamdayar1339
      @hamdayar1339 3 года назад

      Turkish ma maqal wllo mcn 🙏

  • @hapigril2913
    @hapigril2913 3 года назад +16

    Musliminta iyaga iskujeda cadowguna waa ka faidaysanayaa allah Muslimiinta ha mideeyo 🤲

  • @dhuuxxasan8514
    @dhuuxxasan8514 3 года назад +5

    Maslax mideeye waa ku wataa bro m.a heestaan dhawr jeer baan ku ceshtay ilaahey ha amansado muslimiinta melkastoo joogaan❤❤❤💯💯💯💯

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 года назад +103

    Reaction kan yaa ila zuga yay

  • @apdihamiidofficial7808
    @apdihamiidofficial7808 3 года назад +38

    💙Qof pa hami ayu kaleyahy social media gar ahn youtup Ka hamigay gu wa1k Ada igarsin Kara wlshy or walkay 💙

  • @ridwaannuur3287
    @ridwaannuur3287 3 года назад +41

    Keep going dirisle abdi hargeysa somaliland ayaan kaso salamaya 👋👋👋👋👋👋🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺👑👑👑👑

  • @hidaayaofficial4377
    @hidaayaofficial4377 3 года назад +8

    Ilahbaa quraankiisa noogusheegay in markastoo ay yahuud awoodyeelato labaabi idoono hadana waqtiga aymarayaan waa waqtigii labaa bi ilaahaa waan sugaynaa insha allah

  • @aminhaaji1417
    @aminhaaji1417 3 года назад +22

    Boqor tooyo dirisle abdi lagend wllhi wnkuso salamaya from hatgeisa

    • @mwalimukiswahili
      @mwalimukiswahili 3 года назад

      Adna ii saar wll waan saarey wll

    • @mwalimukiswahili
      @mwalimukiswahili 3 года назад

      wlll subscribe ii saar waxan ahay macalin bara ENGLISH iyo SAWAHILIGA

    • @liibaanaxmed8503
      @liibaanaxmed8503 3 года назад

      hargeisa
      mesha aa jogti mataqanti mya

  • @mohamudilmi30
    @mohamudilmi30 3 года назад +17

    Waa ku wataa my big lagend dirisle_______🙏💋🥰

    • @mwalimukiswahili
      @mwalimukiswahili 3 года назад +1

      wlll subscribe ii saar waxan ahay macalin bara ENGLISH iyo SAWAHILIGA

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 3 года назад +23

    Dirisle pro reply igu soo gaL tageero wayn ku ahay from soomaliland hargeisa😥🥰🤙

    • @mwalimukiswahili
      @mwalimukiswahili 3 года назад +1

      wlll subscribe ii saar waxan ahay macalin bara ENGLISH iyo SAWAHILIGA

    • @ramosfam7140
      @ramosfam7140 3 года назад +2

      Ok wn kuso galay wn ku mahsantahy wll 🤩😍

  • @habimahamed6888
    @habimahamed6888 3 года назад +6

    لن يطول الظلام مهما طال الزمان 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 3 года назад +29

    Heesta Wakhti hore la diyariyey *he sent the message all Muslim in world 🌍*

    • @liibaanaxmed8503
      @liibaanaxmed8503 3 года назад

      he sent a message to all muslims in the world
      engiriska ciyaarta kada

    • @khairebarre5763
      @khairebarre5763 3 года назад

      Hhhh maxa tidhi wax la qaaday bisha 19
      Maantana 15 lox cisho ka hor hhh bil dib u noqta miyey jirtaa

  • @Elrafac
    @Elrafac 3 года назад +8

    He is another level 💪 Maslax mideeyee

  • @ayaanleaxmad6057
    @ayaanleaxmad6057 3 года назад +63

    Legend dirisle

  • @muqtarmuqtar2129
    @muqtarmuqtar2129 3 года назад +64

    Waad nagala so daahday reaction kn dirslw

    • @mwalimukiswahili
      @mwalimukiswahili 3 года назад +1

      Adna ii saar wll waan saarey wll mcn

    • @cazkajr
      @cazkajr 3 года назад

      ruclips.net/video/89g0_-SfU8o/видео.html
      Daawo Ayadoo Lyrical Video Audio wll SUBSCRIBE ii zaar wll.

  • @actorman5428
    @actorman5428 3 года назад +62

    Legeng always lagend🥰❣️💯

  • @sucaadsaalax2446
    @sucaadsaalax2446 3 года назад +3

    Dirislle Abdi lenged ♥️
    Maslah mideeye hees adag buu soosary♥️

  • @blistermanic4245
    @blistermanic4245 3 года назад +5

    That’s true we needed to be one
    Umma then Allah will help us

  • @ibrahimmohamuud8262
    @ibrahimmohamuud8262 3 года назад +42

    Maslax mideeye ok

    • @cazkajr
      @cazkajr 3 года назад

      ruclips.net/video/89g0_-SfU8o/видео.html
      Daawo Ayadoo Lyrical Video Audio wll SUBSCRIBE ii zaar wllo

  • @AbdiMoh797
    @AbdiMoh797 3 года назад +22

    Alle ha u gar garo muslimka mel walba ay joogan

    • @cazkajr
      @cazkajr 3 года назад

      ruclips.net/video/89g0_-SfU8o/видео.html
      Daawo Ayadoo Lyrical Video Audio wll SUBSCRIBE ii zaar wllo

  • @cabaasxuseen7659
    @cabaasxuseen7659 3 года назад +4

    Wlhi maslax miyeedye mahaan nin dhagool
    ilaahy haku dhowro
    Waxaa qof fahansan waaqica jira

  • @ahmedosmanwaasuge4691
    @ahmedosmanwaasuge4691 3 года назад +14

    Heesta fariinta ay wado Dadka fahamsii Sxb Dirisle inta igu raacsan like

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 года назад +11

    Maslax mideeye😍

    • @mwalimukiswahili
      @mwalimukiswahili 3 года назад

      wlll subscribe ii saar waxan ahay macalin bara ENGLISH iyo SAWAHILIGA

  • @farhanyousuf7647
    @farhanyousuf7647 3 года назад +12

    Dirisle wuu murugodey wallee👍

  • @xasanaxmedolol139
    @xasanaxmedolol139 3 года назад +1

    Maasha alaah derisle waan kugu raacsanahay inaad waxa fiican faafisid
    Maasha alaah jarusalem is our home and blood and every think

  • @user-sh3ik4os6l
    @user-sh3ik4os6l 3 года назад +1

    Greetings to you from Sudan, to Somalia and Palestine to all Arab and Islamic countries

  • @shukraanmohamed4129
    @shukraanmohamed4129 3 года назад +2

    Masha allaah

  • @nasriininaabdinasriininaab878
    @nasriininaabdinasriininaab878 3 года назад +3

    اللهم انصر اخواننا المسلمين المستضعفين في كل مكان allow u gar gar adomada muslimint mel walbo ku dhiwateysan

  • @KassimMissak-p8y
    @KassimMissak-p8y 3 дня назад +1

    Maslax mideeye fanaan international ❤❤❤

  • @nastasaid3220
    @nastasaid3220 3 года назад +2

    Dirisle Abdi Allah ha ku xifdiyo walakey ❤🇵🇸🇸🇴❤🇹🇷❤🙏

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 года назад +2

    Masha Allah we wil win inshallah ilahow wadamada musliminta dibateysan nabad kadiig👏👏👏✊✊✊🇯🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😥💪

  • @amiirkachannel2131
    @amiirkachannel2131 3 года назад +1

    First views keep going

  • @yasincabdilahi1821
    @yasincabdilahi1821 3 года назад +6

    Ilaahayow muslimiinta ugargaar🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @xabiibaxmed9184
    @xabiibaxmed9184 3 года назад +4

    Lpxga RUclipsrada keep going lagend

  • @nimcoaaar4181
    @nimcoaaar4181 3 года назад +2

    Waad kumahad zantaahayyy. Reaction aad kasooo bixisayyy waan doonayneee thanks prooo

  • @ALIDAFAR.
    @ALIDAFAR. 3 года назад +17

    Waxaa rajeenayaaa heestaan maslax mideeye inay noqoto mid caan ka ah wadamada muslimka ah oo dhan

  • @aragsansharaf3520
    @aragsansharaf3520 3 года назад +1

    wow masalax am proud of ya walal i wish wilashena ine kuligod waxa adonka kajiro ee fahman dirsle abdi waxatahay the only youtuber an said utagero coz of sad runta uogtahay oo runta ushegto illahy haniwada xifdiyo wilashena big love🥰😍🥰😍

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 11 месяцев назад +1

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤❤😢😢😢 1️⃣

  • @wahelkanolosha9588
    @wahelkanolosha9588 3 года назад +6

    Heestan tiktok ayn ku arky dadka qaar ay ka xumaa somaliland max lagu so dary dadka caloosha ka xanuuzan
    Somaliland dalkayga😍❤❤

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 года назад +13

    Hadaa jece shahay dirisle🖒like👈

  • @zaiidjr4812
    @zaiidjr4812 3 года назад +3

    Ready 😃

  • @salmanabdulrahman3868
    @salmanabdulrahman3868 3 года назад +4

    I love my country Somalia❤️❤️💪

  • @carafaadmaano66
    @carafaadmaano66 3 года назад +7

    Dirislow keep going pro inta igu racsan is muujiya like iyo subscribe isara

  • @caishoahmed9928
    @caishoahmed9928 3 года назад

    waligey fanan.matagerin lk maslx tagera buxa ba uahy wllh allh haku xifdiyo

  • @asom1169
    @asom1169 3 года назад +1

    جميل اخي الله يحفظك♡♡

  • @nawaaldhalad6895
    @nawaaldhalad6895 3 года назад +9

    Inta igadabaysa liketa igu caawiya 🤣lin waabeentay

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 3 года назад +2

    walaahi waa runtaa wuu soo jeedaa maslax mideeye

  • @somboyofficial952
    @somboyofficial952 3 года назад +46

    Wan farahsanahay wayo waxan arkay somalilan

  • @YMH-1
    @YMH-1 3 года назад +2

    Ilhey Dhibaatada haka qaado muslimiinta dhan ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️✅✅✅✅✅✅

  • @barkhadabdi233
    @barkhadabdi233 3 года назад +2

    Another level maslah

  • @nafissasouleimane8064
    @nafissasouleimane8064 3 года назад +1

    Macha allah maslax keep going walal from Djibouti

  • @mohamedabdilahifaarah3480
    @mohamedabdilahifaarah3480 3 года назад

    Maslax mideeye waad mahadsanid keep going brither qudus waa magaalo muslim. ويلكم من يبيع بلاد. Qudus is my home

  • @Amii395
    @Amii395 3 года назад +2

    Legend zhp adi uun baa kahdlay heestan

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 3 года назад +10

    Nio Waad Lasoo DaaHday dad Ajaanib Ah Baa hortaa Reaction Kazoo Bixiyey La Noqo 😅

  • @mosalah-we3ug
    @mosalah-we3ug 3 года назад +2

    Legend dirisle Abdi keep going

  • @barwakomoussa4840
    @barwakomoussa4840 3 года назад +1

    My maslax ❤💞💕 horay usoco

  • @legend01743
    @legend01743 3 года назад

    Maslax mideye Horey u soco libax, 😭😭😭 from by Djibouti 🇩🇯❤❤❤❤

  • @abdirahmanbaqdadi2675
    @abdirahmanbaqdadi2675 11 месяцев назад

    Masha alllah may allllah protect from evry evil my home jerisalum city, Gaza my home rafax my home, alll palestinian territory my home. Fulll support with my brothers palestine 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇵🇸🇵🇸🇵🇸 from somaliland republic

  • @yaskacade3172
    @yaskacade3172 3 года назад +3

    I can't listening this song am so excited and craying

  • @aliadancrahman4470
    @aliadancrahman4470 3 года назад

    Dirisle cabdi wa nin runta ku hadla Mar walba benta naceb team dirisle masjidka no balan ah wllyll

  • @hamzehussein2011
    @hamzehussein2011 3 года назад +2

    Wiilka yar so reaction garee wll darislow

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 года назад

    Heeestan wlhi waaa top dhiigii somalinimo ayaa ku jira

  • @samiyaahmed2846
    @samiyaahmed2846 3 года назад +2

    DirisLe wan ku slmy zxp tagerrahaga kobaad ahy jooga Laasanood😍

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 3 года назад +1

    haa dirisloow wiilkaasi wuu jiraa waana youtube leey waxaana ugu qoran youtubekiisa(the four brothers) oo carabi faseex ah kuhadla waagii hore wuu yaraa hada waa wiil roon oo dhowr iyo toban jir lagu qayaadayo.ee waa kaas kanaalkiisa haddaad rabtid inaad soo ogaato dirisloow

  • @hassansantos7924
    @hassansantos7924 3 года назад +3

    Wn ku wattaa dirisle from burco

  • @marie____H12
    @marie____H12 3 года назад +1

    Dirsle abdi hormar wacan inzhalh pro 🥰

  • @user-oc3gh7qq9o
    @user-oc3gh7qq9o 3 года назад +1

    احنا ك. صومالين فخورين فيه. كلمات قويه جدا

  • @tamanabduwali8710
    @tamanabduwali8710 3 года назад +9

    Wllhi waxay fanaaniinta kale garan waayeen buu gartay

  • @frenchmontana3413
    @frenchmontana3413 3 года назад +2

    I love Somali people...🇨🇦

  • @DABSAARTV
    @DABSAARTV 3 года назад +3

    Waqtigii dirisle reactionka dirisle laga ilbaxayay wey soo dhowdahay sababtoo ah wa bila xalad bila murti everthing xata qaabku kuso galo wa qadiimi

  • @nimcomohamud1609
    @nimcomohamud1609 3 года назад

    Hees aanla dhigay ma jirto carabta nuskeed wasoo qaadaday You Tube,ka magaceyna ayuu kor u qaaday fanankaan qofkii carabiga yaqaan sifiican ayey usii tabanee ❤️❤️❤️💜💗

  • @nusaybadahabo5505
    @nusaybadahabo5505 3 года назад

    Alle dhibka ha ka kor qado muslimiinta mely joogan 😭😭😭😭😭

  • @abdiaziz.r6763
    @abdiaziz.r6763 3 года назад +2

    Legend oF RUclips peace ✌

  • @fariixachannall2636
    @fariixachannall2636 3 года назад

    Waa heesta ugu wacan inta aan arkey

  • @cukaazhcadeh1834
    @cukaazhcadeh1834 3 года назад +45

    Intiii team dirisle tageertaH like saar

  • @parre_elmi
    @parre_elmi 3 года назад +2

    inta ila aragtay Inow Dirisle Qiireysanyahay

  • @nimahasan9746
    @nimahasan9746 3 года назад

    Maslax mideye,, sharaf badane qalbiga ayuu ka soo jedaa
    Legend maslax

  • @geedichannel7342
    @geedichannel7342 3 года назад +1

    Heesta xuduudkii heesaha somalida way ka talaabsatay hees dad badan ajaanib ah reaction kasoo dhiibteen nimkaa maslax hore u soco leeyahay mar hadii luuqado badan ku heesi karo waxaan talo siin lahaa in hoyga fanka somalida ku xidhnaado hargaysa imaado abwaano badan midhaha ka qaato

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 года назад +1

    Maalinti dambaysay sanadka 2020 ayan dawanayaa 31/12/2020.
    Sanada cusub musliminta Allaha khayr iyo Nasri ugu bilaabo

  • @mahdisco7049
    @mahdisco7049 3 года назад +1

    Keep going maslax mideyeh

  • @faraxasannuur9667
    @faraxasannuur9667 3 года назад

    masha Allah masha Allah soobarbaar

  • @KARAAMANIGA
    @KARAAMANIGA 3 года назад +13

    Father of reaction ilike you

  • @matagaaye1231
    @matagaaye1231 3 года назад +1

    Dirisle nin Aa aamin sanahy nolaaw wll qali

  • @khaalidmaxamed8245
    @khaalidmaxamed8245 3 года назад +6

    Fankiiba jaycayl baykusoo koobeen laa kiinse malax waaa wadani

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 года назад +11

    Soomalilnd ismujiya😐🤔

  • @bahjaabdi9432
    @bahjaabdi9432 3 года назад +3

    Allh mideeeeyo muslintaa muslimta adunka ku noool alh u kaaalmeeeyo😭🤲

  • @nugulestudio8520
    @nugulestudio8520 3 года назад +1

    Keep going pro

  • @sahruujacabdixasan893
    @sahruujacabdixasan893 3 года назад +1

    Maslax sido kale keep going

  • @yacquubclaahi6746
    @yacquubclaahi6746 3 года назад +1

    keep going my brother idirisle