DHIBAATOOYINKA ADUUN MAXAA KAA FUDAYDINKARA ᴴᴰ┇ Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka alnasiixa idinka oo :
    📩 SHAREGAREEYA
    👍🏼 LIKEGAREEYA
    📋 COMMENTGAREEYA
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho wixii cusub
    Jazakumullahu kheyran
    _
    ►Subscribe Link:
    www.youtube.co...
    ►Nagal Xiriir:
    Facebook : / alnasiixa
    Twitter : / alnasiixa
    RUclips: / alnasiixa
    ►Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka alnasiixa media.
    ►Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, RUclips, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the RUclips channel alnasiixa media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Alnasiixa Media.
    ► Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
    www.youtube.co...

Комментарии • 387

  • @yorkfuny6587
    @yorkfuny6587 5 лет назад +281

    Waxa kaliya aad ku badbaadi kartaa waa inaa xiriir ka alle xojisaa

  • @llibaanofficial2383
    @llibaanofficial2383 5 лет назад +73

    Somalida meel walba oo ay joogan sheekh mustafe way jecel yihiin saan aamin sanahay😚😚

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 5 лет назад +122

    Shiikh mustafe alle cimriga hawdhereeyo waa aqoonyahan diin iyo mid saynisba isku darsaday dadkana iskama weyneeyo💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

    • @mymesqad9819
      @mymesqad9819 5 лет назад +4

      Waa Shekh aan ugu hecelahay Culimada Somalida llahey ha xifdiyo.

    • @shucaybinhoo9581
      @shucaybinhoo9581 5 лет назад +2

      @@mymesqad9819 aniguba markaan dhagaysto waan iska jidhidhicooda waxaad moodaba inuu qalbiga qofka dalacanayo💕💯💕💯💕

    • @naajbaeofficial1278
      @naajbaeofficial1278 5 лет назад +1

      Ameen

    • @ubahsanahmed4263
      @ubahsanahmed4263 5 лет назад +1

      masha allah

  • @koshinofficial3514
    @koshinofficial3514 5 лет назад +227

    Fadlan like inta shiekh mustafa jecel

  • @farhandelima9783
    @farhandelima9783 5 лет назад +122

    i LOve intii muslim ah 💗❤❤😭😭

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid10 5 лет назад +63

    Masha allah Sheikh Mustafa Wax An Ku Tilmaamo Maba Aqaano Amaan Walbo Wan Amaney wlh Markan Dhaqeyso Muuqaladisa Wan Ilmeyaa

  • @akrmcktv1249
    @akrmcktv1249 5 лет назад +28

    Alla Mxaan jeceel aan dhamaneen idiin hayaa Bahda Al-Nasiixa Media markan wareero waa Chanelka aan qalbiga ku dagsado waxa Laso dhigo iyo sida aad uso qurxisaan Janada rabi ha inagu kulmiyo walaalayaal👏👏👏❤

  • @abdulahihussein35
    @abdulahihussein35 5 лет назад +26

    masha Allaah Sh_Mustafa_Xaaji_Ismaaciil Allow barakeeey oo sii cimri dheer iyo cibaada suuban meel kastana oo tagana Allow ku nabed gali Alnasiixa adinka sido kale sida aad kheyr ka noo soo gaarsii san Alle haniga abal mariyo addun iyo Aqiro jazakallahu khyr

  • @yahyeilkacaze8583
    @yahyeilkacaze8583 5 лет назад +61

    Sheikha keliya ee soomali isku raacsan tahay waa mustafe alle ha ciseeye

  • @abdikaniali9564
    @abdikaniali9564 5 лет назад +38

    Allaw diinta iyo iimanka nagu sug amiin amiin

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 5 лет назад +14

    Maanshallah Allah haxafidee
    Sh Mustafe xaaji Ismaaciil
    Waa laambad ay iftiinsato ummada Somaliyed
    Oo aakhiradooda
    Iyo aduunkoodaba uga warama

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 лет назад +30

    sheekh mustafe ilaahay miisanka xasanaadka ha ugu daro muxadiradaasi qiimaha leh masjid cali matan ayuu kuqabtay muxadiradan

  • @Mo_Amiin16
    @Mo_Amiin16 5 лет назад +27

    Wallahy waxan dhageysta marki u sheikh mustafe bas u hadlaayo

  • @cwahabjeekey2805
    @cwahabjeekey2805 5 лет назад +22

    جزاك الله خير يا شيخا الفاضل والله اني احبك في الله شيخ مصطفى
    Al nasiixa media 👍 👍 media 👍
    Wll igula sali nabiga اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم

    • @khadiradiamondofficial4221
      @khadiradiamondofficial4221 5 лет назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Qisasudiin
      @Qisasudiin 5 лет назад +1

      اللهم صلي وسلم وبارك علي نبينا وحبيبنا محمد ❤صلي الله عليه وسلم❤❤❤❤❤

  • @fatumayussuf6787
    @fatumayussuf6787 4 года назад +3

    Allow dhibaatada adunka iyo tan aqira ino fududee ya Rabi 😭😭😭♥️🤲🤲

  • @moeainan5342
    @moeainan5342 5 лет назад +9

    Masha Allah
    Waa qayb kamida muxaadaradii masjid Cali mataan
    JAZZAKALLAH

  • @nawaalhaybegalaal395
    @nawaalhaybegalaal395 5 лет назад +21

    Sheikh mustafe Haji ismail Haaruun Alle ha ku barakeeyo Aamin danbigaga alle ha dhaafo

  • @hassanhussein3923
    @hassanhussein3923 5 лет назад +10

    شيخ مستف جزاكم الله خيرا و احسن الجزء

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 5 лет назад +27

    ربى زدنى علما والحقنى بالصالحين

  • @duceysane76
    @duceysane76 5 лет назад +18

    Mashallah sheikh aan aad ugu xiranahay allah yaxfiid alnasiix mealdia

  • @daacimohamedidiris6933
    @daacimohamedidiris6933 5 лет назад +6

    Mansha allaah Muqal wanagsan , ilahow muslimiinta dhamaan ugargaar intii dhiban , kheyr alle ha idinka siiyo walalha alnasiixa❤️❤️❤️

  • @daahfeydmedia5016
    @daahfeydmedia5016 5 лет назад +8

    Sh.mustaf illahey haku barakeeyo.
    Waan kujeclahey allah dartiis

  • @abdikanimukhtar297
    @abdikanimukhtar297 4 года назад +5

    ❤اللهم اني اعوذ بك من الهم والحزن والعجز والكسل والبخل والجبن وطلع الدين وغلبة الرجال❤

  • @maryanaadan4675
    @maryanaadan4675 5 лет назад +2

    Masha Allah muxaadiro cajiib ah jzkh sheikh

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 5 лет назад +107

    Walaalayaal aaynu share-dhahno muuqalda ku jira channel-ka si walaalo fara badan aay uga faideestaan.

  • @nasriashour6247
    @nasriashour6247 4 года назад +2

    Masha allah I love all muslims
    Sh mustafe allaha kajasa I siiyo axadista

  • @abdirisakartan9738
    @abdirisakartan9738 5 лет назад +38

    How can someone dislike this video?
    😭

    • @mursaldaroor1987
      @mursaldaroor1987 4 года назад

      No body alllahu akbar

    • @akramyare5444
      @akramyare5444 3 года назад +1

      I saw a lot of white comments here saying it is illegal without English translation maybe they are the ones who dislike the vidoes

  • @hanadbandz1669
    @hanadbandz1669 5 лет назад +10

    جزاكم الله خيرا أحسن الجزاء اخواني❤💯

  • @abumaryam7735
    @abumaryam7735 5 лет назад +2

    Asalamucalekum waraxmatulaahi wabarakatuhu walaalahayga muslim ka ah meelkasto aaad joogtaan,
    maanshaalah jazakalahu kheeran shekh mustafe ilahay haka abaalmariyo wacdiga run ahaantii marqaati baan ka ahay taas salada iyo tasbiixda badan in qalbiga kuu qabowayo oo dhaqanka badaleeyso ilahayow noosiyaadi oo umada oo dhan soo hanuuni aamin aamin 1000 astaqfaarmalinkasta in one week isbadal ayaa kudareemaysaan walaalayaal tijaabiya

  • @abdirahmanjaapiri1848
    @abdirahmanjaapiri1848 5 лет назад +8

    Shiekh mustafe allah cimriga hakuu dheereyo umad badan bad sabab u noqotey hanunkoda 😍😍🙏

  • @mohamedabdullahi4239
    @mohamedabdullahi4239 5 лет назад +8

    Masha allah tabaa rakallaah shequna allah ku xafido adunyo iyo aaqiro inta muslim ah dhamaan

    • @zhaaficimohemet9975
      @zhaaficimohemet9975 5 лет назад

      mnsha allah sheekh mustafe waa sheekha kaliya aan dhagaysto waayo runta ayuu ku sheegaya

    • @mohamedabdullahi4239
      @mohamedabdullahi4239 5 лет назад

      Haa wllhi sxb sheeqa keliya somalida ay jecel yihiin alle ha inoo xafido sheqena

  • @Mohamad-mo4oz
    @Mohamad-mo4oz 5 лет назад +7

    اللهم يسر امورنا....ااااااميييييييييييييييييين

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 5 лет назад +16

    Sh mustafe jazakallah

  • @JAGUARR1
    @JAGUARR1 5 лет назад +20

    Waxa mahad, weynayn, sharaf , magacyada wanaagsan iyo sifaadka wanaagsan oo dhanba ay u sugnaadeen eebaha abuurey Insaanka oo ah kii wax ilaawa una abuurey cibaadadiisa isagoo nagu arzaaqey xuskiisa.

  • @Ina_Deex
    @Ina_Deex 5 лет назад +4

    Masha Allah sheikh Mustafe Hajji Ismail Allah keep you👏❤

  • @fadxiyacumar6878
    @fadxiyacumar6878 5 лет назад +3

    sheekh mustafe masha allaah ilaahay jano fardusa haku geeyo anagana ilaahay hanagu anfaco aamiin

  • @boassshow8081
    @boassshow8081 5 лет назад +3

    Masha allaah Allaha ku dhowro sheekhena Mustafe ❤️👍

    • @saynabibraahim6971
      @saynabibraahim6971 4 года назад

      mashallah shekh mustafe ismacil rapi waxad ku faraxdan ku waydiyey adun iyo aqirapa 🤲🤲

  • @aishacuud7489
    @aishacuud7489 5 лет назад +10

    Masha Allah sheikh Allow Ku xifdii

  • @Sergioaboonii
    @Sergioaboonii 5 лет назад +2

    Sheikh mustafa 😍😍😍☝️☝️alle dartiisa kuu jeclahay

  • @sacdiasss8454
    @sacdiasss8454 5 лет назад +2

    Sheq mustafa ilaah dartiis ujcelahy wlh hadaa nolahy wxaa jclaaan lahaa inaa la kulmo❤️❤️❤️😭

  • @aminashire1548
    @aminashire1548 5 лет назад +2

    sheikh mustafe Alle haku xafido my fav sheikh❤💯

  • @ayuubahmed1526
    @ayuubahmed1526 4 года назад +4

    We must rely our Lord I love U ALLAH 💓❤

  • @amiinabdirashiid8529
    @amiinabdirashiid8529 5 лет назад +14

    Masha Allah

  • @saidaali716
    @saidaali716 4 года назад +1

    Mashallah Jezakllakhayr shekh Mustafa ♥️

  • @munazandarella5972
    @munazandarella5972 5 лет назад +3

    Wllhay muurad ayan leyahu isago aan macasi lahayn igu soo duceya inu alle ii rumeyo

  • @libaanjama1018
    @libaanjama1018 5 лет назад +1

    jzka Allh. sheekh Alle ha ku xiffiyo Allow xaqa nawaafaji Aamin

  • @nimcoibraahimmaxamed3474
    @nimcoibraahimmaxamed3474 3 года назад

    Manshallah Alle ha dhowro ilahay aduun iyo akhiro ha ku xifdiyo kuwan naarta laga xooreeeyo aaamin 😭😭😭

  • @hodomouse8245
    @hodomouse8245 5 лет назад +4

    ماشاء الله زاد الله علمك وعقلك ي شيخنا 💙

  • @yuusufmaxamednuur4928
    @yuusufmaxamednuur4928 5 лет назад +3

    Masha aboo mcn inshaa allah wanku dadaalenaaa xirirka allah insha allah abo mustaf baaraaaka allah

  • @liibaanomar3142
    @liibaanomar3142 5 лет назад +8

    Jaza.akallahu kheyran sheekh

  • @cabdibrother2966
    @cabdibrother2966 5 лет назад +6

    Masha allah jazaka laah ya shiiq

  • @yasinfarah1831
    @yasinfarah1831 5 лет назад +2

    Scw 😍Mashallah Sheekh Jazakumullah kheyr

  • @hudaabdulahi8229
    @hudaabdulahi8229 5 лет назад +1

    Mashaa Allah Allow noobarakee sheekheena walayaal fadlan share gareeya videogaan si aan ugayareeyno muslimiin badan walwalka iyo dhibaatooyinka aduunka waad mahadsantihiin.

  • @nadanalka6566
    @nadanalka6566 5 лет назад +1

    allow qalbiyadena diintada iyo imaankaya Ku sug kuwaat jeceshahay ne nugu dar yaa rabii Amiin❤️❤️❤️

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 5 лет назад +6

    Allah Akbar, Ya Habibu"Allah Ya Rasuulu"Allah S.A.W, Jazakallahu Khairan

  • @ismailgaber2025
    @ismailgaber2025 5 лет назад +3

    I love this sheikh mustafe Ismail ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hodanraage1500
    @hodanraage1500 Год назад +1

    M.a is a very lecture ❤ sh.mustafe good encourager😊😢الله يحفظك ❤❤

  • @khadiradiamondofficial4221
    @khadiradiamondofficial4221 5 лет назад +6

    Jazakallah sheekh allah mck ❤❤

  • @bukhariibnuhussein2374
    @bukhariibnuhussein2374 5 лет назад +6

    ما شا الله شيخ مصطف اسما عيل يحفظك الله

  • @seynabaxmed7083
    @seynabaxmed7083 5 лет назад +1

    Manshallah sheekh mustafe alle hayno xafido
    baarakallah

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 5 лет назад

    Allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar. Allow dhibaatada inaga qaad was unahay muslim yaa rabi allow kheerka inoo barakeey yaa rabbi cilmiga quranka iwm inoo fududeey
    Xiirirka allah wax ka wanaagsan ma jiiro alle SWt waa qafuuru raxiim alhamdulillah cala nicmati allow cimaadadeena inaga aqbaal yaa allah.
    Sheikh mustafe xaaji ismacil jazakallahu kheeyraa ilahaay haku barakeeyo .... Aduun iyo akhiiro .. alle dartii ayaan ku jacelahay Sheikh.....

  • @umuajwa5702
    @umuajwa5702 5 лет назад +2

    Allah cimrigesa ha no barakiyo sh musdhafa

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 5 лет назад +4

    mashallah sheikh jazakaallahu khayran

  • @naciimanasiiya9827
    @naciimanasiiya9827 4 года назад +1

    صلي للله عليه وستلم صلي للله عليه وستلم صلي للله عليه وستلم صلي للله عليه وستلم صلي للله عليه وستلم صلي للله عليه وستلم صلي للله عليه وستلم صلي للله عليه وستلم صلي للله عليه وستلم صلي للله عليه وستلم

  • @mubarakgambo9692
    @mubarakgambo9692 5 лет назад +7

    Salaada Waa Nolasha Aduunyada iyo Tan Aakhiraba allah Salaadaha qalbigeena haku xidho Allah hanoo soo hanuuniyo iigu duceeya walaalayaal In ay Salaadaydu wanaagsanaato salaadshayguna Bataan

  • @omarsaedyusuf6548
    @omarsaedyusuf6548 5 лет назад +1

    Sheekh mustafe ilaahay haku siyaadiyo cilmiga aad hyso

  • @maxamedzhanta9062
    @maxamedzhanta9062 5 лет назад +3

    sh.mustafe alle haku gargaaro sidaad DiinTa ugu gargaartey Noosobadi axadiista insha allh

  • @abdirahmanashire7534
    @abdirahmanashire7534 5 лет назад +3

    جزاكم الله خيرا

  • @foosabdi4639
    @foosabdi4639 5 лет назад +4

    Masha allah alle dartis ayan kujeclahey

  • @mohamednur2735
    @mohamednur2735 5 лет назад +2

    Masha allah jazaakaah sh Mustaf xaaji😍🙏

  • @calimaxamuud4466
    @calimaxamuud4466 5 лет назад +3

    masha allah sh mustafe alaw Ku barakee

  • @ednamohamed8203
    @ednamohamed8203 5 лет назад +2

    Illahayaw iimaan xoogan na sii
    اللهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك

  • @mohamedamiin9395
    @mohamedamiin9395 5 лет назад +2

    جزاك الله خير وخير الجزا

  • @bashirmalele7537
    @bashirmalele7537 5 лет назад +1

    Sheikh mustafa Allaha barakeyo

  • @queenamiira4225
    @queenamiira4225 5 лет назад +1

    Mansh Allah Allah haku xifdiyo sheikh mustsfe

  • @hasscographics5802
    @hasscographics5802 5 лет назад +6

    The one and only sheikh mustafa

  • @hilaalyaasin5663
    @hilaalyaasin5663 5 лет назад +2

    💜💜💜may Allah succeeds me and all Muslim's there dream and goal🙏🙏🙏amin

  • @amiinyare375
    @amiinyare375 5 лет назад +3

    maansha Allaah
    sh.mustafe jazaaka laahu khyran

  • @maxamedhoolcade6277
    @maxamedhoolcade6277 4 года назад +1

    ماشاء الله شيخ جزاك الله خيرا

  • @mustaphamohameddahir5344
    @mustaphamohameddahir5344 4 года назад

    Maasha alaah sh.mustafe x.ismac haaruun alle cimriga iyo cafimaadkaba hakuu siyaadiyo

  • @ahmedzeezo7999
    @ahmedzeezo7999 5 лет назад +14

    waad mahad santihiin ...shiikhana alla ha barakeeyo ...lkn noosoo dhamaystira maxadiirada plz thanks ..

  • @nimcocabdi3833
    @nimcocabdi3833 5 лет назад +1

    Masha allah runtaa taaya jasa akallahu khayran

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh Год назад +1

    ♥️ALLAH AKBAR♥️
    ♥️ALLAH AKBAR♥️
    ♥️ALLAH AKBAR♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayhi wasalam♥️

  • @ayaanjama4304
    @ayaanjama4304 3 года назад +1

    Mashallah ilaahey haa kaa jasaisiiyo oo janada haku geeyo🥰🥰🥰🥰🥰👋👋👋🖤🖤🖤🖤

  • @suleimanmahdi354
    @suleimanmahdi354 5 лет назад +1

    Jazakallahu kheyr insha allah

  • @hasscographics5802
    @hasscographics5802 5 лет назад +13

    Alnasiixa channel wlalayal wan la dhacay qabka ad wax u edit greysay so please sheikh mustafa un noso badiya✌
    Jasakalah kheyr

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 5 лет назад +2

    Mahadsanid ❤❤❤shiekh mustafe jazakallah khayr

  • @sidraali9953
    @sidraali9953 3 года назад +1

    sheekh mustafa Allaah hakuu naxariisto aad ayaan kuu jeclahay, janada Allaah hakaa waaraabiyo.

  • @abdisalanjalil8485
    @abdisalanjalil8485 5 лет назад +1

    Alle haku barakeeyo sh. Mustafa haaji ismaacil♥️♥️♥️♥️

  • @faysaqurux825
    @faysaqurux825 5 лет назад +2

    Masha allah😮

  • @cawofaarax7642
    @cawofaarax7642 4 года назад +1

    Long life chaikh mustafe ❤

  • @nimcomohamed9458
    @nimcomohamed9458 3 года назад +1

    Walahi markaan dhagaystay qalbigaa iqaboo bay❤❤🥰😘😔😌😌

  • @mohamedabdi-ot1ru
    @mohamedabdi-ot1ru 5 лет назад

    mashaalh allow qaatumada kuu hagaaji she mustafoow alaalow waridakaa janatul fardowz haka abaal mariyo cilmigaada aduun iyo akhiro alaha kaa abaal mariyo amiin. waa wiil kujecel dar alle . waalahey muslimiinta waxaan kabaryayaa ineey iduceyaan . waxaan jeclahy inaan guursado waxna maheysto iguduceeya ilahy inuu guurka ifududeeyo

  • @mohamedhakimhakim3768
    @mohamedhakimhakim3768 3 года назад

    Shukran yaa rabii shukran akhii Muslim ramadan kariim

  • @muhammaddualle19
    @muhammaddualle19 4 года назад +1

    EEBE WEYNE HAKU XIFDIYO SHEIKH MUSTAFA 💞🤲 ALLAH UMMADA MUSLIMINTA AH HA FAHANSIIYO MAS'UULIYADA DIINTA INAY XABAARAAN

  • @inaoday7943
    @inaoday7943 5 лет назад +7

    Mcha allah alle haydinka jasaai mariyo

  • @zuwaaraahmed6059
    @zuwaaraahmed6059 4 года назад +2

    Masha allah sheekh mustafe qulubtena ayad u nastexaysay

  • @shanzilaki6537
    @shanzilaki6537 5 лет назад +1

    Scw scw Shekh janada. Ilahay hakuu geeyo 💖💖

  • @xaliimomaxamed8301
    @xaliimomaxamed8301 5 лет назад +2

    Masha allah jazakallahu qer sheekh mustafa

  • @zaamzain6934
    @zaamzain6934 5 лет назад +3

    Masha Allah sheekh mustafa ilaahay dartiisa ku jecelahay wllhib