Madaxwaynaha DDS Ayaa Booqasho Ku Yimid Magaalada Boorama

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 8

  • @kalida2413
    @kalida2413 2 года назад +1

    Masha allah,waa dad is jecel oo wallaalla.

  • @koosibrahim9851
    @koosibrahim9851 2 года назад

    Masha alaha masha alaha so dhawaday

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 года назад

    Soo dhawaw

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 2 года назад +1

    dawlada deegaanka waa dad wanaagsan somaliland waa dad wadadhshey

  • @Xo01w
    @Xo01w 2 года назад

    ninku maba qoslaayo waji furanba ma leh waa wax buka ayuu u eeg yahay🙉🙊🙈

  • @cmaofficialchannal1673
    @cmaofficialchannal1673 2 года назад +1

    Filmkan uu boorama u joogaa qiyaas ahaan ethiopia ayaa ka danbaysa hadii uu saylac tagana calaamad su,aal baa dul taal

  • @housseindjibril3618
    @housseindjibril3618 2 года назад

    WAA WAX AAN LA AQBALI KARIN INA CAGJAR
    MADAXDA JAMHUURIYADA SOMALILAND
    WAA IN AY SI DEGDEG AH DACWAD UGU GUDBISAA DAWLADDA FEDERAL ETHIOPIA
    SABABTA MADAXDA DAWLAD DEGAANKA SOMALIDA ETHIOPIA AY SALDHIGYO UGA SIISAY KOOX ARGAGIXISO AH XUDUUDKA DHANKA BUUHOODLEH IYO SABABTA AY UGU OGOLAADAAN IN AY CIIDAMO HUBAYSANI KA SOO GUDBAAN DHANKOODA ,SI DEG DEG AH WAA IN SARAAKIISHA JSL EE AMNIGA U QAABILSAN XUDUUDUHU WADA HADAL KAMA DANBAYS AH ULA YEESHAAN SARAAKISHA ETHIOPIA U QAABILSAN AMNIGA XUDUUDAHA , LOONA CADEEYO IN AY KA BAXEEN ISKAASHIGII WADA SHAQAYNEED EE KA DHEXEEYEY JAMHUURIYADA SOMALILAND IYO ETHIOPIA FEDERAL.

    • @Gametime-ne3xx
      @Gametime-ne3xx Год назад

      Wakhtigaa waa horaa laga soo gudbey..inaad adis u socto dacwad darteed dhici meyso..ninki dacwad qaba jigjiga ha yimaado