Bilowga barashada crochet sida loo sameeyo single crochet

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 27

  • @Hafsa-m1t
    @Hafsa-m1t 3 часа назад

    Abyo si fcn uma arkayno mise sanad hore waye😁❤

  • @ayaanAbdirahman-x1c
    @ayaanAbdirahman-x1c День назад

    Masha Allah

  • @MahirAbdirahman-n7r
    @MahirAbdirahman-n7r Месяц назад

    MashaAllah abyo allha ku barakeyyo xirfadada

  • @NimcoAli-du2is
    @NimcoAli-du2is 6 месяцев назад

    Mahadsanid apyo wax badana ka fa,idey

  • @SucaadoShariif
    @SucaadoShariif 5 месяцев назад +1

    M.a

  • @CabdullaahiCabdiraxman-r7v
    @CabdullaahiCabdiraxman-r7v Месяц назад

    Mshlh abaayo wacan raba inan barto

    • @Fartunmofarshaxan
      @Fartunmofarshaxan  Месяц назад

      @@CabdullaahiCabdiraxman-r7v soo dhowow walaal waad baran kartaa waa xirfad

  • @hamdafarahabdi6927
    @hamdafarahabdi6927 Месяц назад

    Cirbada iyo duntaan xagee laga helaa

    • @Fartunmofarshaxan
      @Fartunmofarshaxan  Месяц назад

      @@hamdafarahabdi6927 Number kan fiiri hadaad xamar joogto 061412525 hadaad soo hesho soonoqo ee meesha ugu qor gabdhaha kale na haka faaiideeystaane wala

  • @mrbou4635
    @mrbou4635 4 месяца назад +1

    Abyo Mcn halkee lga helaa dubtaan iyo cirbadeeda

    • @Fartunmofarshaxan
      @Fartunmofarshaxan  2 месяца назад

      @@mrbou4635 Number kan waxaan ka soo helay TikTok weydii xamar ayaa uugu qoran in ey joogto 0614125255 ila soo socod sii hadaad hesho gabdhah kalena si ey ooga faaiideestaan mcn

  • @ayaanAbdirahman-x1c
    @ayaanAbdirahman-x1c День назад

    Wn isku dayaa

  • @NimcoAli-du2is
    @NimcoAli-du2is 6 месяцев назад

    Lkn camerada gacanta Kuma adana lkn wax ban ka faideyney

    • @Fartunmofarshaxan
      @Fartunmofarshaxan  6 месяцев назад +1

      Haa abaayo phone aan ku duubaayaa mar mar gacantoo ka baxday ayaan arkaa raali hala ahaado

    • @NafisoMahad-yj4to
      @NafisoMahad-yj4to 4 месяца назад +1

      Abaayo sidee ubarankaraa

    • @Fartunmofarshaxan
      @Fartunmofarshaxan  4 месяца назад

      @@NafisoMahad-yj4to Abaayo wey fududahay sida aad ku baran karto dunta iyo birta soo diyaarso cajaladana ku cecesho su aal shii aad qabtan isoo weydii jawaabtan u soo laabo si aad u aragto channel kan sooraac si aad cajal walbo u hesho haduu ale yiraahdo

    • @IdmanAbdii
      @IdmanAbdii 3 месяца назад +1

      ​@@Fartunmofarshaxan
      Sobadi abayo wax badan rabaa

    • @Fartunmofarshaxan
      @Fartunmofarshaxan  3 месяца назад

      @@IdmanAbdii Asbuucii hal video iyo hal shirt sabtida iyo Arbacada ayaan soo dhigaa abaayo illaa iyo 50 video ayaa ku jiro channel ka lasoco asbuuca walba haduu ale yiraahdo