@@ayaangobdoon3254 Xaq baad u leeday inaad saas u hadasho oo tiraahdid waa naag waalan anina xumaan igama aha inaan iraahdo qaza dadka xasuusi waayo inaad ka hadlin waxay keenaysaa in layska ilaawo kumaan lihi waligaa ka gaaal uun e ycni dadka ku baraaruji hadii wax laguu sheegona maaha inay thy cadawnimo e qof kastoo aan ku xidhanyay oo codkiisu meel dheer gaaro ayaan u sheegayay arintaas xumaan hadaad ii qaadatyna ka raali ahaw waa wllahaa reer falastiin e inaad saaso dhan u xanaaqdo iilama haboona kaligayna ma ahiyo kooxo badan baan nhy wll markaa adoon. Xumaan u arkayn adaa xuriyadaada le slm❤
Ayaaneey hooyadaa iyo Aabaheey iima noolaan anigoo yer iga geeriyoodeen sidii hooyadeyda oo kale ayaan udhageystaa qisooyinkaaga si'aan cashar ugu barto noolow intay nololi jirto❤❤❤❤❤
Waxaan maqnaadaba caawa wan joogaa waana idin salaamey ina goobdoon iyo axbaabteeda xanuno jirey dardod idin kaga maqnaa soo lama wanaagsana
MashaAllah sodawaw❤❤❤❤
Ayaan.wallaahi.waan.oo.yay.igubillaahi.waa.qiso.xanuun.badan.hiwaaq.allaah.hadhooro.aamiin.
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢
Sharafta waaa qali wlhi😢😢
Ayan wankusalamy adika iyo asxabtada dhamanten Haben wangsan xbibti Ayan Qali dumar inolw intey nolool jirto boQoradayda Ayan xirsii GOBDOON abayo Qali insh Allah cadow kaka ilahay haka jabeyo macnto Ayan Qali dumar ❤❤❤❤❤
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
Qa sc illahoow wadan ka magankalay gabdhoow iska illaliya jacelkan benta ah waridkinana gabdhoow habarkoda iska illaliya naxdinta waridka maficno inlaga bixiyo gabdhoow waridkiin iyo adinkana sharsftina dhawrta
ina goobdoon cod kaada alahakuubarakeeyo ❤❤❤❤
Ayanay wa ku salamay walashay haben wanagsan❤❤❤❤❤
Sharafta wa qali gabdhoow sharaftina iyo tan waridkiin illaliya gabdhoow naxdinta waridka gabdhoow sharaftina dhawrta ok
@@faizaabdulla3604abaayo waa mahadsan tahay 😊
Wixii dhacay o dhan waxaa igu xanun badan dhar baxshada sawabteda hooyaded ugu dhacday Alla xanun badanaa
Ilahayow kuwii walidkood madaxoda hoos geya hanaga dhigin 😢😢
Walaahi waa wareer ❤❤
Waan ku salamay walashey Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid
Qisadu waa dhiin dhiin m.a❤❤
Walaahi waa wareer
Waad naga soo daahday ayaaney
Ayaan qurux ❤❤❤
ayaaney wn ku salaamay xppti qli inad ficanthy rajaynaya
Ayaan Qurux guuleyso by mcn
Ayaane caawa xageed ka dhacday saan ku sugayey waan lulode
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Wcs❤
Alahabo tnkyou wAd soodaahdy waan nacsana 😢😢
Wcs xbbti ayaan alle hakuxafido quruxy❤❤❤
Ayaneyy qisadan cml ta igu dhacday Bay meelo badan isaga eegyihiin qisadyda xitaa wankaga shekeyey chanel kagana waykujira inkastoon aan kaga fiicna alx layguma dafirin laygamana qadaan ila Al aanka ana korsada oo anaa gurigayagiih kuhaysto igusoduceyaa inan nabsi bax helo kii ixu miyeyna aan malin arko isagoo ibahan saan shalay ama mantaba ugu bahanhy😢😢😢
Naa naagti iz iLalin wyday uuryaal ha loo yelo
Wcs ayaan janno ina xirsi gobdooney cadowgada cagta kahoos illahay intii kunuceb unoolow love you mcn badan😊😊❤❤❤
Maxay tahay cida neceb oo cadowgeeda ah aad sheegsheegtaan marwalba 🤔
Sidaan usugayay ❤🎉
Ayaaneey qisadayda inaan kaaga shekeyaan rabaaye xageen kaala sooxidhiidhaa
inistegaramka ayan jgalaso xirir abayo Ina GOBDOON aya ku Qoran abayo Qali
Qalbi love you allah igadaayo❤
Asc.ayaaniita🎉
Ilahayow hoyady iyo abahay sharaftoda ayana kuciyariin yaa rabi
Wcs abaya Allh dartis ayn kujeclhy❤
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW
Scw scw scw❤
Ayaany soodhw barty yaah ee inoo sodhqso xppti 😂❤
Asc ayaan diamond allah hku xafido wll
Waa ku sotaganahay 😃😂😂😂😃😂
Dhubuqdhubuq hore dhabano hays dabe bay leedahay bay ayeeyo tiraahda
Asc ❤❤❤❤ abayo wana kuutagera xabiibiti axiibaka yaa u Quti
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🚫🚫🚫🚫Ayaaney madaamay
intaaso qof kugu xidhanyiinaxaa sbbay inaad umada qaza Soo xasuusan waydo waa kugu waajib muuqaal kastood Soo dhigayso inaad qasa dadka kaga hadasho waayo anagu flowga aan ku siinaynaa waxba noomuu tarin hadii aanad awoodayn inaad ka hadasho🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫
Waxaaga waxaan uarakaa xukun ee cesho fllowga aad moodo dolar inaad wax iisheegto waan isku leenahay lkn inaan subscrib iiga dhigto aduunkoo dhan inaad isiisay maaha ee hadaahin cesho fllowga aad balaayada iiga dhigayso walaalahy rer falastina iima tilmaamaysid adiga in wax laguu sheego Lee maad kuducaysa aqli malihid miyaa adoo lagu xasiisin xasuuso haday daacad kaatahay walalahaa inaad uducayso
Ayaaney waad kusugtey dhiiga kulajeclahey
@@suadsalaad1418 waa naag waalan subscribkayba aduun guuraaya mooday xukun badanaa naagtu waaba fidoodkii oo qof ahe
@@ayaangobdoon3254😂😂😂😂 kusuug
@@ayaangobdoon3254
Xaq baad u leeday inaad saas u hadasho oo tiraahdid waa naag waalan anina xumaan igama aha inaan iraahdo qaza dadka xasuusi waayo inaad ka hadlin waxay keenaysaa in layska ilaawo kumaan lihi waligaa ka gaaal uun e ycni dadka ku baraaruji hadii wax laguu sheegona maaha inay thy cadawnimo e qof kastoo aan ku xidhanyay oo codkiisu meel dheer gaaro ayaan u sheegayay arintaas xumaan hadaad ii qaadatyna ka raali ahaw waa wllahaa reer falastiin e inaad saaso dhan u xanaaqdo iilama haboona kaligayna ma ahiyo kooxo badan baan nhy wll markaa adoon. Xumaan u arkayn adaa xuriyadaada le slm❤
Wcs abaayo macan
سلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف حالك يا ❤❤❤
Asc ayaan iyo asxabteda waxan rabaa shaqo cidii meel ku og iso sheega
Anaa ugu horeeya saan ku sugayey wan dly xppti😅❤❤❤
Asc
Ayaney abaayo sxbtey markato waxy idhada naye dhalobadnida sanad kato madhaley doqonmatahey cunugi sadaxad labahada dhay 13/5/2024 ayadana waxy idhda markadhoho fasha masahlno ani igu soducey ina xanunkas arko ayadana hada dhaw lee arstey marka waxa ku fikirey ana sxbti nimadeyda kagosto madama aa marwalbo jcshahey int ilmahega lekahadasho 😢😢
Af somaliga sa usoqarey ama fahmi waysa😢qorsta waxyer waisku dhibqabna😘
Bisinka. Naa ilmaha. Yeyna kaa cunin. Allaa. Ku siiyee. Xaakagalay. Dhalidaada.
Kagooso abaayo 😢 qof kahadlaayo awlaada alla caloosha kuu galiyey❤❤❤❤❤
Kafagow tas wanag kuma hyse qof ilmahada iyo gurigag kahad layo hada aragto walaga fogada shartisana illahy ba laga magan gala
Ka fagow waa qof nafsiyad u xanuunsan oo wixii qalbiga kuugu haysay hayn weysay
Ayaan xirsi gobdoon na ti kale aaba hada soo dhageste 😂
WCS
Thank you
Wcs❤❤❤
Wsc xbbti❤❤❤
❤❤❤🎉
❤❤❤❤❤
Wcs❤🥰🥰👑👑❤️
❤❤❤❤❤😢
ina goobdoon cod kaada alahakuubarakeeyo ❤❤❤❤
❤❤❤