Caynaba: Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Xeerkii Ay Ansixiyeen Golaha Wakiiladu

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Комментарии • 24

  • @taaxoduale4744
    @taaxoduale4744 5 лет назад +5

    hmhmhmhhmhmhmh mancha Allah waa wax lagu farxo inay dadku ka doodaa darajooyinkooda C ma yeelayno

  • @empireshow1
    @empireshow1 5 лет назад +2

    Caynabi waxay aadaysaa meel A looga hayo waa sidaa

  • @abdiraheemzappanle6446
    @abdiraheemzappanle6446 5 лет назад +4

    Imikana D baad ugudubteen
    Waayo rabshad baad bilowdeen

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 5 лет назад +1

    Qabyaaladda Iyo qaranimo meel Ma wada gala Soomaali waa dad adduunka ugu caqli xun 30 sano baan ku jiraa dowladda la,aan reer walba calan sameeystaya dadkan hadalayaa dhalinayaro uu badan yihiin mustaqbalkooda khatar ku jiraa shaqo la,aan Waxbarasho la,aan wadan aan horumar la ahayn

  • @barkhadhusseinmohamed8677
    @barkhadhusseinmohamed8677 5 лет назад +1

    Cirro miyaani A idiin balan qaadin😆😆😀😀

  • @xamsewacaysxasan1827
    @xamsewacaysxasan1827 5 лет назад +1

    Habar jecladi kkk wah wah

  • @mahamedabdiqadir7596
    @mahamedabdiqadir7596 5 лет назад +1

    Ma madaxweynaha ayaa gaf galay mise golaha barlamanka ayaa godob galay.

  • @abdulrahmanmilford5472
    @abdulrahmanmilford5472 5 лет назад +1

    Inay gabileyna A noqoto caynabana c noqoto macquul maaha

  • @hodanina1434
    @hodanina1434 5 лет назад +1

    Dad nool khyrkiin wxa laqaybsada

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 5 лет назад +1

    CAYNABA DARAJADA C UMA QALANTO CADALADA HALAHELO

  • @salmaahmed1476
    @salmaahmed1476 5 лет назад +1

    Kkkk waad noogu balanqaaday yidhahen wuu kaga baxay

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 лет назад

    31kun oo cod ayuu muse ka helay caynaba hadana wuu xaqiray

  • @tayosiirahmed381
    @tayosiirahmed381 5 лет назад

    waar A baad u qalantiine waaxay B

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 лет назад

    Kkkkk funny

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 5 лет назад

    Dad dhiig halkaa kaga haya tolkayga

  • @mohameddeeq7346
    @mohameddeeq7346 5 лет назад

    gapileyna A caynapana C macquul maha qapilkah muse hdu dego gepiley caynapi wa mgladi kuzoh zrtey xitah B mayelaynoh

  • @daywalkerman8527
    @daywalkerman8527 5 лет назад +1

    A B C kkkkk
    Meeshu ma school baa

    • @engmatan1308
      @engmatan1308 5 лет назад

      A dhaqaalonbadan baa la siinayaa
      B dhaqaalo ka yar ka A
      C dhaqaalo ka yar labadaa hore

  • @abdifatahmahamudhassan2610
    @abdifatahmahamudhassan2610 5 лет назад

    hhhh mntana ma C laga muda haraadayaa

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 5 лет назад +1

    Doonimayno doonimayno c c c 👎👎👎👎