Waa Kuma Sh Axmed Dhagaxtuur Waxaa Iigu Naxdin Badnaa Nin Walaalkeey oo Ilmihiisa Lagu Yiri Madhalin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Sh Umal Oo Daah Furay ...
    • 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
    • Waa Kuma Sh Xambali Wa...

Комментарии • 40

  • @IidoKhadar-bf8mg
    @IidoKhadar-bf8mg Месяц назад +1

    Mash alaah wll waxbaa laga faaiida culumad

  • @musdalifaahmed
    @musdalifaahmed Месяц назад +1

    Maash.allh shiiqaan iyo cabdi Caziiz ogle labadoodaba waaiskajeclahay

  • @SeymabCisman-fe4et
    @SeymabCisman-fe4et Месяц назад +5

    جزاك الله خيرا sh safirul islam waxan ka codsanaya sh Ahmed dhagax tuur in u isoo duceyeo wiil yar ayaa iga xanunsan

  • @SacdiyaYuusuf-l7k
    @SacdiyaYuusuf-l7k Месяц назад +1

    Wcs safiir sidoo kale

  • @aishaahmed3794
    @aishaahmed3794 Месяц назад +6

    Sheeq umul inoo keen
    Fadlan
    Wlhi sheeqani ayaan Mooday saan u soo cararay ayaaba iiga daran masha allah

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf Месяц назад +1

    Welcome back

  • @SuleimanQoriyow
    @SuleimanQoriyow Месяц назад +5

    اللهم صل على سيدنا محمد علي آله وصحبة أجمعين

  • @abdirizackjaamac6532
    @abdirizackjaamac6532 Месяц назад +4

    Walaal sheekh xasaan xuseen aadam abu salmaan soodaa

  • @FaisaAli-c4y
    @FaisaAli-c4y Месяц назад +3

    M a❤❤❤❤❤❤❤scw scwscw scwscw scw scw scwscw scw

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب Месяц назад +2

    Maasha Allaah Tabaaraka Allaah
    Nuurul islaam waa madarasadeeydi .

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Месяц назад +3

    Masha Allah Allahu Akbar sheikh dhagaxtuur ducoyinkii dib u soo celi

  • @SuleimanQoriyow
    @SuleimanQoriyow Месяц назад +3

    Qiso cajiib Allaha Akbar ❤️💞💕

  • @FardosaJurati
    @FardosaJurati Месяц назад +1

    Ina dhagaxtuur daris ahan jirney abahiis dhagax tukankiisa kaso adeegi jirey

  • @abdirashidali6946
    @abdirashidali6946 Месяц назад +1

    Maashaa allaah

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 Месяц назад +4

    Amiin

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Месяц назад +3

    Allahu Akbar iimaanka Allaah ayaa bixiya

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 Месяц назад +4

    Waillekum Salaam

  • @nimcoeisa8218
    @nimcoeisa8218 Месяц назад +2

    ألهم صلى وسلم على نبينا وحبيبنا محمد

  • @HoodoAbdilahi-xd2xl
    @HoodoAbdilahi-xd2xl Месяц назад +1

    😢😢😢Allahu akbaR

  • @maymunamahadalle7339
    @maymunamahadalle7339 Месяц назад +3

    Masha Allah

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf Месяц назад +3

    Allah ha ku jiclaalo.

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 Месяц назад +3

    Sheekha waxaan waydiinayaa in uiu walaalkiis helay waana salaamayaa waxaan casuistaa isagoo walaalkiis Kenya lagu afduubtay.

  • @Ruuncali-w1u
    @Ruuncali-w1u Месяц назад +1

    Shekha bu dalx sugyan❤😂

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf Месяц назад +1

    Asc

  • @MOHAMETTT_200
    @MOHAMETTT_200 Месяц назад +2

    Subxanalaha. Ilahaayaw ugaar gaar

  • @mohamedyassin1951
    @mohamedyassin1951 Месяц назад +3

    🎉

  • @caanoos
    @caanoos Месяц назад +1

    Wcs… waan idin salaamay

  • @zamzamsiyad5040
    @zamzamsiyad5040 22 дня назад

    Subxaanalah! Allow aan nala fadeexadeysanin.

  • @iqraMohamed-zh5se
    @iqraMohamed-zh5se Месяц назад +7

    صلوا على الحبيب محمد صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم ❤❤

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 Месяц назад +1

    Jazakallahu kheyr sheikh for the share,Masha Allah.

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 Месяц назад +2

    ماشاءاللہ❤

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Месяц назад +1

    Sheekh Axmed waan ku salaamay wll Waa Cabdirahman

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 24 дня назад

    اللھم صل على محمد وعلى اله وصحبه ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Месяц назад +1

    Masha Allah barakumu Allah jamiican, wa jizaakumu Allah kheyr

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 Месяц назад +1

    Allahu Akbar mnsha Allaha sh dhagtuur🎉❤

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda Месяц назад +4

    Ninkas lama yaabayi waayo anigan kula hadlayo ayaaba liigu dhahay wiilkeyga aan wadankan kudhalay ayaa liigu dhahay waa walalka bal kwrn waa wiil aan kudhalay wadankoda oo heesto warqado cadeyn ah iskama waaline waxaan kudhahay maxaa kudhahdeyn waa walalka wiilkeyga kulaha magaladan kuma dhalin saasa kudhahnay waa walalka waxaan tusiyay warqada dhalasha ay isiiyen waliba 3 malin kadib warqad lasameyan Holland dadka jooga fahmi kare marka tusiyay kulaha wala saxa ina adi dhashay laga dhiga marka gaalada waxey qaban wax ladhaho ilowsho magaalada daganahay magaalo aan eheyn ayaan kudhalay lkn isla wadanki ah asa kaso guuray marka magaladan imid waaye marke leyihiin waa walalka wana wiilkeyga cajaib taasa ana igu dhacday marka hada yurub joogto wax aad layaabto wad arke ee wll niyadada lee qeer usheeg

    • @caanoos
      @caanoos Месяц назад

      Asc walaal, adeer, kuwaad aad dhashay waa isku DNA intaan ka maqley dadka
      Laakiin aniga uguma dhacin

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 Месяц назад +4

    Masha allaah Sha. A. Dhagaxtuur waan ku xisnay sheekhena illaah Haku xafido allaahumaa aaamiin