Asc wll alle ha laga baqo Muuse wuu burburiayay sland siyaasada colaada ahna iyagaa wada si aan loola xisabtamin. Garxajisna si aanu xukumada anu u xasilin muuse ma rabo in sland ka danbayso oo wax aydaan ogayn baa jira. Garxajis dartood ayaa loo burburinayaa somaliland .
H.JECLO SOWTAY KASOO GURMANAYEN QORULUGUD IYO BALI DHIIG EE AY ITOOBIYA U DHAARTEEN...!!!
Asc wll alle ha laga baqo
Muuse wuu burburiayay sland siyaasada colaada ahna iyagaa wada si aan loola xisabtamin.
Garxajisna si aanu xukumada anu u xasilin muuse ma rabo in sland ka danbayso oo wax aydaan ogayn baa jira. Garxajis dartood ayaa loo burburinayaa somaliland .
MUUSE SHAQO KUMA LAHA. KAASI WAXBA MA OGA OO WAA DOQON CIDLA SOCDA.
XARSHIN WAA IN LAGALA NOQDAA DEGMADA. WAANA IN IIDOORKA DIB LOO CELIYO OO XUDUUDA KASAARA...!!!
MAXAA ISAAQ AMA IIDOOR LOO SIIYEY LABADA DEGMO??? WAA KHALAD EE DIB HALOO FIIRIYO...!!!
170Km ayey isaaqu ugalaan xuduuda itoobiya balaadhna waa 400km
😂😂😂 intaaa qoxotiii aya kutihiiin idoor ma isaga iskaleh 1988 ayu kusoqaxaaay adeer bar baro ayu adayaa
C.RISAAQ MA WUXUU LA SHIRAY XIRSI ARGAGIXISO IYO GEELE CALOOLAY???
Waar iska eega kaa warsan geli jawaan dhuxula dhabarka usaarane.
Cashuur bixiye ayaa lagu Ogolyahay. Ama dhulbahante sii ama isaaq sii.
Full of lies they don't belong there do not give them audience.