I don't like cooking but I enjoy watching your video Thanks Bro Maasha Allah Tabaarakalaah ilahaay ilahaay khayer iyo ajar an dhaman ha kusiyo Abowe xalwada siidan u jecela inan barto adigu sifican ayad nofahan siisay dhowr qof waan dawaday waay iga aqbalo ❤❤❤❤❤❤qosolka aduunka wey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉💯💯💯🖖🖖🖖🫱🫱🫲🫲🫲💤💤💤💤🤲🤲🤲🤲🤲🫦🫦🫦🫦🫦🫦🫦
M a wll Alla haku barakeeyo wll wxn ku waydiin lahaa ana jeclahay inad igaso jwbto weelka nan itiiga ah malo isticmaali karaa dhuxul wn ku qanacsanahy jwbtada mhdsanid
facebook.com/chefhusseinofficials/
Koobka meeqo caleen kudartay
Waligeey waxaan uhaystay xalwada in shaqo wayn iyo sagaal iyo konton waxyaabod lagudaro lakin manta waad iga dhistay ugaas chef Hussein big respect 🙏 sxb MashaAllah xalwa macaan ayay uegtahay waan sameysanaya awoow lacag baa laigaga cuni jiray 🤣🤣🤣
I don't like cooking but I enjoy watching your video Thanks Bro Maasha Allah Tabaarakalaah ilahaay ilahaay khayer iyo ajar an dhaman ha kusiyo Abowe xalwada siidan u jecela inan barto adigu sifican ayad nofahan siisay dhowr qof waan dawaday waay iga aqbalo ❤❤❤❤❤❤qosolka aduunka wey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉💯💯💯🖖🖖🖖🫱🫱🫲🫲🫲💤💤💤💤🤲🤲🤲🤲🤲🫦🫦🫦🫦🫦🫦🫦
ManshaAllah i never thought making Xalwo was easy as that ❤ yaa salaaam
Mashaalah I made the halwa and it worked may God bless you, you are my mentor.
Glad to hear that
As wr wb
Dabka ma u dheereysay
Haa udheere yaysan ka guban❤@@iloveallah3519
Masha Allah Tabarakallah ilahaay khayer iyo ajar an dhaman ha kusiyo Abowe xalwada siidan u jecela inan barto adigu sifican ayad nofahan siisay dhowr qof waan dawaday waay iga xumatay because qiyasta sifican kuma fahansinayan. Masha Allah Cawa waxan sameyay xalwad layabay oo heer sara. Jazakallahu khayer Chef Hussein
Maasha Allah Tabaarakalaah ilahaay khayer iyo ajar an daawneyso dhaman ha kusiyo Abowe xalwada siidan u jecela qof waan daawneyso waay iga
MashAllah may Allah bless ur hands abundantly
I don’t like cooking but I enjoy watching your videos. Thanks Bro.
Maasha Allah waa ku mahadsantahay gacanta alla ha ku barakeeyo 👍👍👍👍👍👍🌹
Masha allah wiilkan waxwalba sifiican ayaan uga fahma thanks bro❤🎉
Thanks sxp xalwo xiisaa u qabay insha allaah wekend ayaan sameysanaa insha allaah
Masha Allah ilaahay ha ku xifdiyo ❤❤❤❤❤
Mashaallah chef hussen ilove this xalwo
Xalwad la sameynayo ina Iska fiirsado jeclahay,💜
😅isame noh
@@xamseyare8694 diyaar
Manchallaah we xalwo madam alhakubarakeyo🤲🤲🤲🤲👍❤👍
Maasha allaah isoo dhiib wax yar dhareerkaa iga keentey
Thank you so much May Allah reward you for posting these videos! Thank you for the English translation of the recipe!
Mnsha llah wllo ilahay gacanta haku barakeyo
Cunoyinka ad karineysit..dumarka qaar ma kasayaan to be honest allah haku dhaafo..halwa my fav 🥰
Masha Allah wllo gacantada allha kuu barakeyo waxbadan baan kaa bartay
Mashallah wll Alle gacanta haku barakeyo
Masha Allah Masha alaha
Masha allaha tabarakallah allaha ku dhowro amin meqa sacadood ayeeya dabka sarnaniysa I so sheeg mahadsani
Mansha Allah ilaah caqliga iyo xoogaba ha kuu dayo
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😭😭😭😭😭😭😭
MashaAllaah habo Allaha xooga kuu barakeyo cafimaad kuwaar
Masha Allah chef waa diyaarsantahy xagee jogtaa kaape
Masha Allah, Allah hakubarekeyo gacantatha
Maasha allah allah haku xafido
MaanshALLAH BAARAKALLAHU FIIK AKHI QAALI
Wow wlhi wa jeclhay xawlo m.a❤️
MashAllah tabarakallah may Allah bless you
Masha allah tabarakallah ❤️ ninkartile😍
Mashae Allah tabarak Allah 🥰😋
Hambalyo wallkay 90k coming soon 100k
ماشالله تبارك الرحمن ربي يبارك فيك أخي
Mansha allah gacanta ilaah ku barakeeyo
Msha allaah tabarakallaah rabii haku barakeyo
Masha allah walaal aad ayaadumahasantahay❤❤❤
Mansha allah allah ku barakeyo gaxantada❤
Asc wll qaali masha allah allah ku bar keeyo gacan taada❤️
Manshallaah tabrakala🍉
Mash allah wiil fariid ah
Untalkable ❤❤❤ lkn manta kulli mahan
(Manto dhan in la walaqo ee rabta)👍🤘
Masha Allah tabaarakallah bro horey usoco yummy 😍
mansha, allah, so yummy 😋
Msha allaha wllkei ❤keep going 😊
Ayyy m.a Alle haku barakeeyo gacnta😋🥰
Masha Allaah 😍😋😋😋😍❤️
Manchala👍🏿✈️
Mansha allaah baara kallaah❤
Maasha allah beautiful walaalo allaha kuu barakeeyo gacantaada buskut noo sagali walaalo
Alal xalwada wayqurxbadan tahaymaxadkudataa manshallaaisheg waxlagudardaromahasañid🍍❤
Masha allaah waaw qurux 😍👍
ماشاءالله
Masha Allah wllky horay u soco 🥰
Maashaa allah good job
Masha Allah keep going
Maasha alaah
MashaAllah wcs
Maasha alah tabaaraka lah chief xusen alaha ku barakeyo aamiin 🤲👍⚘
Mash allh
aad baad u mahadsantahay
Masha allah🥰
Masha Allah keep going bro
Well done Chef Husein
Omg 😱 it’s so easy 😊 thanks ☺️
Mansha allah wll
Masha Allah habo hore usoco .
Ma sha Allah
Masha allah my legend❤
Masha Allah hore usoco wllo
Msh allah 😋
Ce très bon merci chef houssein
I have didn't yet but I hope I do it 💕😁🥺
Masha allah tabaraka allah
Mansha Allah wa xalwo qurux badan lkn joos aka maqan sida kale wa 100% darad a sameystay walina wa I tala
Masha Allah willkey horey usoco
Mashaa allaa 🌹🥰❤️
Masha allh wlalkey horay usoco
Wow m.a wllkee wanoo faaidee say
Horay usoco sxb
thank you macalin
Mashalhh 💓
Masha allaah ❤
Wow m.a Mahadsanid chef
Soon 100k
Mashllaah tabarakallah 💖🤲
Masha Allah
Asc mashallah Allha gulinshallh
Manshaa Allah woow
Jazaakallah Sxb
Msh AllaH wll ❤
Mahadsanid wll
You should try it out guys
Walaahi aniga wankahelahy hadan kudhawaan lahay wankasodoonanlahay
M a wll Alla haku barakeeyo wll wxn ku waydiin lahaa ana jeclahay inad igaso jwbto weelka nan itiiga ah malo isticmaali karaa dhuxul wn ku qanacsanahy jwbtada mhdsanid
Yummy 😋😍♥️
Pizza ee sodig
M.a dharerka iga dhamaday
M.a wll mahadsanid
Masha Allah horay usoco bro