Sida u faraha uga hadlayo u fiirsada cadayso omaar waxa ad tahay somallida ayuu raba in uu tik tok uga qaraabto lakiin dadaka somaliyey indha fura nin gaal ah ilahow ceebtisa bananka keen amin ya arabi
Qof kasto o somali ah o muslim ah o aqli leh wey u jeedaan in OMAAR BARBAR u yahay kuwa sheydaamada caabudo lakin dadka ugu hiilinayo qabiil wey qasaareen waalhi

What is different (nuur and Iftin) light and illumination
Scw scw scw
nuurka iyo iftiinka waa islamka wllahu nuuru samawaat wal ardi
Qof kasto o somali ah o muslim ah o aqli leh wey u jeedaan in OMAAR BARBAR u yahay kuwa sheydaamada caabudo lakin dadka ugu hiilinayo qabiil wey qasaareen waalhi
SHAQO FIICAN HUSEN
Nuurka & iftiinku Saw Diinta -
Ma’Ahan ?
Nuurka waa quraanka iftiinkana waa iimaanka alle na siiyay adigaa gaalnimo kugu qufulantahay
Adiga kahor waligey ma maqlin ma shekadaas baa noo keentay
Qalaas Wuu Ku Daayey
Wa sadax xagalka masoniyada
iftanka iyo nuurka waa diinta
Waryaa haduusan daahir faraway hayn car soobaar oonookeen car duliyow wajiga catuutigaale
Hidden waan kudhaystaa lakin iskadaa dhalinyar aad dabadhigatay ej family maxaad uguhiilinaysaa Dahir calasow maxaakaagalay Hawkeye
kan waa iska bad badiyay wana doqon aan waxba ogayn waye
Doqonyahow ma wiilasha mj baa shaqo ka dhigatay waar orodoo shaqo tag
Views raadis nooh
Ilaahoow hanagu darin shirkigaas io gaalnimadaas wiilkan oomaar maxaaka khldan😮😏😡
Benale
Adigaba lagu xamanayay
Waxaan u malaynayaa xuseenoow dheeqo ayaad dhex fadhidaa
Waxan ku moodi jirey qof dacad ah laakiin jooji beenta
Beena maaha
Ninyohow dhurwaaga u eg maxaa ku daba dhigay wiilasha Cumar Maxamuud? Reer Mahad yeysan ilkaha kaa ridin Columbus wey buuxaane. Foolxumadaada inaad camero lasoo hit fariisato waa qalad.
Gaal Reermahad, waxaan ka jeclahay muslim dhurwaa u eg. Fadlan ka first cida aad difaaceysid
@ muslimka inaad ceebtiisa raacrracdo waa danbi weyn. Waliba ninkan waa tuhun oo kaliya. Yarkii Aj Family ayaan arkay siduu u daba galay, hadana wuxuu iska soonjaray Omaar ayaan gaalnimo ku tihunsanahay.