Somali TikTok Live&videos
Somali TikTok Live&videos
  • Видео 45
  • Просмотров 325 552

Видео

HUSSEIN OO NINKII LAGU SHEEGAY AJ FAMILY WALALKIIS XOGTIISA SO BANDHIGAY IYO AJ FAMLIY OO AAN WALI..
Просмотров 23 тыс.2 часа назад
SUBSCRIBE SAAR ALLE HAKU SHARFEE ❤️ 😍
HUSSEIN OO MARKALE CADAYMO BADAN KA KEENAY OOMAAR BARBAR MUXU AMINSANYAHAY MA MUSLIMBA MISE WAA.....
Просмотров 18 тыс.4 часа назад
SUBSCRIBE SAAR ALLE HAKU SHARFEE❤️✅️
HUSSEIN OO KA HADLAY NINKA LA SHEEGAY INAY AJ FAMILY WALAALO YIHIIN CADAYMO BADANA KA KEENAY IYO....
Просмотров 27 тыс.7 часов назад
SUBSCRIBE SAAR ALLE HAKU SHARFEE
HUSSEIN OO MARKALE CADAYMO KA KEENAY OOMAAR BABRAR MA MUSLIM BAA MISE WA YU LA SHAQEYA IYO XOGO KALE
Просмотров 6 тыс.7 часов назад
SUBSCRIBE SAAR ALLE HAKU SHARFEE ❤️ 😍
HUSSEIN OO CADAYMIHII HORE KUWO KA BADAN SOO BANDHIGAY IYO AJ FAMILY OO UGU DAMBYN IS DHIIBAY IYO...
Просмотров 60 тыс.12 часов назад
SUBSCRIBE SAAR ALLE HAKU SHARFEE ❤️
AJ FAMILY HOYADIS OO SHEGTAY INAY DNA WILKED UBAHANTAHY KALIYE LACAG IYO HANTI AYSAN RABIN 😱
Просмотров 53814 часов назад
AJ FAMILY HOYADIS OO SHEGTAY INAY DNA WILKED UBAHANTAHY KALIYE LACAG IYO HANTI AYSAN RABIN 😱
HUSSEIN OO AJ FAMILY CADAYMO BADAN KA KEENAY SHEEGAYNA INUU QABIILKIISA UU YAHAY RAXAWAYN SIDO KALE.
Просмотров 53 тыс.16 часов назад
SUBSCRIBE SAAR ALLE HAKU SHARFEE ❤️✅️
QABILKA RAXAWAYN OO SHEGAY IN AY DAD BADAN KA MAQAN YIHIIN OO AY KA FANAN INAY AY QABIILKOODA PUPLIC
Просмотров 47316 часов назад
QABILKA RAXAWAYN OO SHEGAY IN AY DAD BADAN KA MAQAN YIHIIN OO AY KA FANAN INAY AY QABIILKOODA PUPLIC
WAA MAXAY SABABTA UU AJ FAMILY FAMILY GIISA U INKIRAY QABIILKIISA ILA DAAWO SABABTA UGU WAYN OO AH.
Просмотров 41716 часов назад
WAA MAXAY SABABTA UU AJ FAMILY FAMILY GIISA U INKIRAY QABIILKIISA ILA DAAWO SABABTA UGU WAYN OO AH.
DAHIR CALASOW O DAGAL KU QADAY FARTA XAJI KA XANAQAY DHAQAN XUMADA AY SOCIAL MEDIA HA KU JOGTO 4 NIN
Просмотров 63921 час назад
Subscribe saar Mahadsanid #somalicomedy #somalitiktok #viralvideo
YAA BIXIYA DHAQALAHA LAGU AADO DALXIISYADA QALIGA AH HUSSEIN OO KASHIFAY SIRAHA QAYS QEYSAR IYO XOGO
Просмотров 89414 дней назад
YAA BIXIYA DHAQALAHA LAGU AADO DALXIISYADA QALIGA AH HUSSEIN OO KASHIFAY SIRAHA QAYS QEYSAR IYO XOGO
MAXA KA CUSUB DILKII RAYAN BAJAJ QAMAR SUUGAANI MIYA KA DAMBEEYA ILKACASE OO WAXYAABO BADAN KASHIFAY
Просмотров 63421 день назад
"Ku soo dhawoow muuqaalka cusub ee aan ka hadleyno dilkii Rayan Bajaj Qamar. Muuqaalkan, waxaan si qoto dheer uga baaraynaa dhacdooyinka la xiriira dilka iyo waxyaabaha cusub ee la kashifay. Waxaan sidoo kale falanqeyn doonaa saameynta ay arrintani ku yeelatay bulshada iyo dhacdooyinka kale ee la xiriira. Ha ka maqnaan, si aad u ogaato dhammaan faahfaahinta iyo aragtiyaha ku saabsan kiiskan mur...
DAAHIR CALASOW OO WACAY RAYAAN BAJAAJ YAAKA DAMBEEYAY SHIRQOOLKEEDA MAXAY TAHAY SABABTA LOO DILAY...
Просмотров 2,1 тыс.21 день назад
DAAHIR CALASOW OO WACAY RAYAAN BAJAAJ YAAKA DAMBEEYAY SHIRQOOLKEEDA MAXAY TAHAY SABABTA LOO DILAY...
DEGDEG RAYAAN BAJAAJ OO TEAM KAAZOW KU SHIRQOOLEEN NAIROBI OO XAALAD HALIS AH GASHAY IYO .....
Просмотров 4,1 тыс.21 день назад
DEGDEG RAYAAN BAJAAJ OO TEAM KAAZOW KU SHIRQOOLEEN NAIROBI OO XAALAD HALIS AH GASHAY IYO .....
DAAHIR CALASOW OO DAGAAL KU QAADAY BISLE FARTA XAAJI IYO SALMA JAMA DHAMAANTOOD KUNA TILMAAMAY.....
Просмотров 1,6 тыс.21 день назад
DAAHIR CALASOW OO DAGAAL KU QAADAY BISLE FARTA XAAJI IYO SALMA JAMA DHAMAANTOOD KUNA TILMAAMAY.....
BISLE IYO SALMA JAAMAC OO KULMAY JACAYLKOODANA ISKU SHEEGTAY ❤️😍 IYO FARTA XAAJI OO MASEER DARTIIS..
Просмотров 1,6 тыс.21 день назад
BISLE IYO SALMA JAAMAC OO KULMAY JACAYLKOODANA ISKU SHEEGTAY ❤️😍 IYO FARTA XAAJI OO MASEER DARTIIS..
BABAJEEY OO DALKA DIB LOGU SO CELINAYO KADIB HESHIISKII AY WADA GALEN DAWLADA GERMALKA IYO H.SHIIKH
Просмотров 53321 день назад
BABAJEEY OO DALKA DIB LOGU SO CELINAYO KADIB HESHIISKII AY WADA GALEN DAWLADA GERMALKA IYO H.SHIIKH
HOOYO SOMAALIYEED OO CARUURTEEDII LOGA QAADAY MAJEERTEEN BAAD CAYSAY DARTEED 😱
Просмотров 42821 день назад
HOOYO SOMAALIYEED OO CARUURTEEDII LOGA QAADAY MAJEERTEEN BAAD CAYSAY DARTEED 😱
BILAAL BULSHAAWI OO NOQDAY QOFKII BBC DA UGA DACWEYAY DAWLADA MARAYKANKA HUSSEIN OG !!!
Просмотров 30728 дней назад
BILAAL BULSHAAWI OO NOQDAY QOFKII BBC DA UGA DACWEYAY DAWLADA MARAYKANKA HUSSEIN OG !!!
GARYAQAAN OO SHEEGAY KIISKA HUSSEIN OG IN MAJEERTEEN KA DANBEEYAY OO AY SHIRQOOLEEN !!
Просмотров 1,4 тыс.Месяц назад
GARYAQAAN OO SHEEGAY KIISKA HUSSEIN OG IN MAJEERTEEN KA DANBEEYAY OO AY SHIRQOOLEEN !!
HUSSEIN OG OO KIIS LAGUSO SOO OOGAY LAGUNA XIDHAY WADANKA MARAYKANKA KADIB MARKII UU ....
Просмотров 300Месяц назад
HUSSEIN OG OO KIIS LAGUSO SOO OOGAY LAGUNA XIDHAY WADANKA MARAYKANKA KADIB MARKII UU ....
ILKACASE QAYS OO JAWAAB KULUL KU KARBAASHAY SHARMA BOY KADIB MARKII UU HUDA AMUUN...........
Просмотров 1,6 тыс.Месяц назад
ILKACASE QAYS OO JAWAAB KULUL KU KARBAASHAY SHARMA BOY KADIB MARKII UU HUDA AMUUN...........
OOMAAR BARBAR OO SHEEGAY XILIGA UU AROOSKIISU DHACAYO
Просмотров 264Месяц назад
OOMAAR BARBAR OO SHEEGAY XILIGA UU AROOSKIISU DHACAYO
OOMAAR BARBAR OO KA HADLAY SOMALIDA TAHRIIBAYSA EE KUSO QULQULAYSA EUROPE 🇪🇺 IYO AMERICA 🇺🇸
Просмотров 177Месяц назад
OOMAAR BARBAR OO KA HADLAY SOMALIDA TAHRIIBAYSA EE KUSO QULQULAYSA EUROPE 🇪🇺 IYO AMERICA 🇺🇸

Комментарии

  • @sadam1318
    @sadam1318 15 минут назад

    ilahay ha ku xifdiyo

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 10 часов назад

    Tayada,qiimaha, sharafta, anshaxa, waxtarka, fikirka-tolmoonida, naxariista, dul qaadka, samirka...iyo wanaag kasto oo qof bani'aadam yeelan karo waa mid kuxiran heerka aqoontiisa. Jiritaanka qofka kamasoo haro heerka aqoontiisa taasoo kasaacidaysa kalasoocida saxa iyo khaladka, sharka iyo khayrka, jidka toosan iyo ka xun... Jahliga waa saldhiga sharka, xumaanta, halwga, dib-udhaca, xasadka, nacaybka, xidiga, islawaynida, faqriga, ceebta, diin la'anta, dawlad la'aanta, isdilka, degdega, cadaawada, cadaalad darada..... Somali boqolkiiba 90% jiilka xooga leh (productive age group) waa dad JAAHILA maaday kusoo barbaareen dal dawlad la'aan ama dalal shisheeye, islamarkaana kusoo korin daganaasho qoys, bulsheed iyo dawladnimo kubarbaariya anshax iyo aqoon. Marka laga reebo woxogaa tiro yar nasiibna helay fursad koriin masgaxeed iyo aqoon.

  • @ayaanmahamud4504
    @ayaanmahamud4504 11 часов назад

    Mida kale Hussein alha casiiska aaa xaqa sooraaayo ee Adi danbi yui kaa soo gaarin hooyo soomaliyeed xaqeeda wey heli Insha Allah adiga sumacada waxaas ka fogooow ani wiil soomaliyeed oo arimo wanaagsan soo daaya aan ogaaaa.marka SORY fikradeyda ka hadlay

  • @ayaanmahamud4504
    @ayaanmahamud4504 11 часов назад

    ASC Hussein abooowahis adiga arimahaan & dad raadin laguguma ogeyn marka husien walaal qof aan raali ka aheyn daba galkiisa adiga maxaaaa kugu wato aniga barnaamijyadaada aan aad ula socdaaa Marlka walaaal ilaaheyn Kama cafinaaayo qof hadlaaa danbi ka gasho aniga taladeyda aan kugu darsanaaayo ku soo laaabo arimaha&dhibaaatooyinka haysta umada dayacan iftiiimi @@@####

  • @fartunhassanisse8329
    @fartunhassanisse8329 13 часов назад

    War iska dhamow ninka

  • @QamarMdXn
    @QamarMdXn 14 часов назад

    1980gii musalsalada Masaarida aan ku arki jiry,jilaa asaga iyo aabihiis oo isu ah isla fadhiyo miiska qadada ama fadhiga oo caadi u wada hadlaayo.

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 14 часов назад

    Subxana Allah somali intixan waye ilahey nagama adejiyo😂😂😂😂

  • @fatimayahyefatima
    @fatimayahyefatima 16 часов назад

    Ninyohow alla ka cabso ma adaa markhaa ti ka ah inay dhashay maamada ninyohow doqon baa tahay xishood

  • @رشيدعمر-ج1و
    @رشيدعمر-ج1و 17 часов назад

    😂

  • @IssaFeisal-e4n
    @IssaFeisal-e4n 18 часов назад

    SORRY ..Wax veiw kuma helaysid sheekadaas waala soo AFJAAY

  • @HalimaFarah-t2h
    @HalimaFarah-t2h 18 часов назад

    Ninkaan mashaqa laan miyaa haysa illa malintii illa hada maxaa daba dhigay asagaba buuq uu bariiskiisa kashaqaysto jaanis ku helay ma istiri

  • @munasandheere2245
    @munasandheere2245 18 часов назад

    Alle moye awod kale o nabad badinkarta male ilhow no so hanuni adiga awod leehe ☝️☝️☝️☝️☝️

  • @Xayat277
    @Xayat277 18 часов назад

    Horta walalayalow isheega horta hadii aman lasiiyovmaxadhacaya nagna kamaqabee

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 19 часов назад

    Maxaa kaagalay walaalkii iyo isagatoona warnaga daa warkabadan

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 19 часов назад

    Maxaa looga dhitay camal Aj family Allah kacabsada Subxanallh

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 19 часов назад

    Stop drama man 😂😂😂😂😂stop

  • @MaxamedXusen-t3l
    @MaxamedXusen-t3l 19 часов назад

    Kkkkkkkkk😂

  • @hodanfaarax6182
    @hodanfaarax6182 19 часов назад

    saamaxaa adiga kudaba dhigy wiilkaan

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 19 часов назад

    Ninkan. Waxal Cado u ah dadka. Cebihisa inu kashekeyo. Subxaanalah melxun. Ayaay irsaqdiikagashay dadka. Qaar. Marwalba. Dada. Ayuukudhaganyahay acudubilah war. Umad. Kafuq

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 20 часов назад

    MIDGAAN YAHOW KA HAR WIILKA HA KU WAALAN WAAD CIILAN TAHAY 🤮🤮🤮🤮 ALLA CIILANA QOFKI KA DHALAN 5TA DAAROOD ISMACIIL 👑👑👑👑👑 POWER 💞💞💞💞💞🌹🌹🌹🌹🌹

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 20 часов назад

    War ninkaan Hussein laleeyahay mawaxuu shaqo ka dhigtay in uu dadka dabo galo bal muxuu kafaaiidayaa ninkaan shaqadaan midka fiican Allah hasiiyo.

  • @hawasiad6132
    @hawasiad6132 20 часов назад

    Grazie, Hussein sei grande❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️🌹♥️🌹♥️♥️

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 21 час назад

    😂😂 Hussein ku arag balay ku aragtay 😂😂

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 21 час назад

    Maansha allah xuseen waa nin waxbartay ❤

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 21 час назад

    AJ meel uu ka baxo ayuu waayay

  • @xamdicabdulahi3802
    @xamdicabdulahi3802 21 час назад

    Kkkkkkkk wlh anigu anoo aqoon AI Twin ayaan fahmay in meesha waxku jiraan oo qofku asagii oo yara wejiga loo yareeyey uu yahay bisunka war ninkaan noo ilaliya waa FBI caadi ah masha allh😅😅😅😅

  • @faizaibrahim4850
    @faizaibrahim4850 22 часа назад

    It's really funny that even this guy wich is talking about the pictures and analysising it he too does looks so much like the guy he is talking about 🤣🤣😂😂 maybe he is the real brother 😂😂🤣🤣

  • @Marshaltokyo
    @Marshaltokyo 23 часа назад

    yaabka adunka adiguba hussein wajigaagu wa filter wa waji been ah adigu maxad isla garisa dadka u sheeg hora? ninkan hussein wa qaaaanis wana jaaaaaajuuus fathia absie u shaqeeya ee iska ilaaliya . ninkan AJ wa jaaaaajuuus kaale waxana wa show iyo mashruc laguso caan saarayo AJ FAMILY yaabka adunka😂🤣😅dadka social media ka hadla anigu waxba kama rumaysto

  • @faizayasmin2937
    @faizayasmin2937 23 часа назад

    walahi ni cajiba tahy allha miskada ku dayoo

  • @maryancali3288
    @maryancali3288 23 часа назад

    Aj cadeen yaan loo raadin 😂😂😂

  • @shukrihasan6425
    @shukrihasan6425 23 часа назад

    Mansha allah hesein

  • @ust.abdallaharab3170
    @ust.abdallaharab3170 День назад

    Kkkkkk walle walasoo qabtay

  • @Sahramohamed-f3u
    @Sahramohamed-f3u День назад

    WALEE CAADI MA TIHID

  • @mohamedabdi7338
    @mohamedabdi7338 День назад

    Xuseen waa ku fashilmay ajfamaliy😂 waayo aqoon ayaan u keeyahay marka ilhy u toobad keen wiil cafes waydiiso iska hubi waxaad sheegeyso

  • @sadyamahmoud8456
    @sadyamahmoud8456 День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @woodhussein5710
    @woodhussein5710 День назад

    Fashil weeyn ayaa ku dhacay Hussein jamac wa libax

  • @LadanMohamed-c1g
    @LadanMohamed-c1g День назад

    Illaahay ceebahaaga banaankuu keenayaa hadaa dadka ceebihiisa sheegti

  • @abdirashidali6946
    @abdirashidali6946 День назад

    WAR ILAAHAY KA BAQ ADIGA MUSLIMIINTA CARABKAAGA AYAAD KU DHIBTAY AAKHIRADAADA U BAQ DHIB WAYN AYAA KU HAYSTA NINYAHAW SHAQO LA"AAN AYAA KU HAYSATA

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 День назад

    Laakiin khasab maaha In walaalaha isu ekaadaan waxa loo kala ekaan karaa aabe iyo hooyo ama ayeeyo ama awoowe shanaad ama afraad ama todobaad sida diinta ku taala ee ogow taas. Balse ninkaan 100%inagu ma cadayn karno cida dhashay. Haduu waalidkiis inkiro waa dambe weyn.

  • @awyl-gamer
    @awyl-gamer День назад

    hhhhhhhhhhhh wale wax badan baa naga qarsoon

  • @awoelmiali4993
    @awoelmiali4993 День назад

    Subxaanalah xasan fareey waa neef caadiya ilhy ha soo hadiyeeyo

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 День назад

    Muuqaalkaaga wase adiga yaa Ku dhalay dadka ilaahay amaan sii

  • @xasanabdullahi8596
    @xasanabdullahi8596 День назад

    Aj family si walbo oo Uu isku qariyo Hussein ayaa soo saari 😂😂

    • @samsammaxamed2753
      @samsammaxamed2753 День назад

      Muxuu soo saaraa cidluu ku wareeray hada wuxuu sheegy mid kama fahmin

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 День назад

    Ceebaha aadanaha qofkii ku mashquulo ogoow alle ceebihiisa ayuu banaanka keenaa

    • @MA-uz3qe
      @MA-uz3qe 21 час назад

      Qofkii qof dhiban caawiya ilaah ayaa caawiya, casi walid cod ha u noqon

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd День назад

    Duni aakhirsaman waa dhacdadan waynu aragnaaye anfariir dharaartii kastaba uguba weeyaane eejey hooyadii waainkiry waanad aragtaane balaneegno tani maalin dhow oohinbaa xigiye ilaahow usahal hooyadaa ilintu yaacayso oo usoohadee waaqalbiga😂😂😂 😂😂😂😂😂

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd День назад

    Ehelkiisa ruuxii nacaa aayatiin maleh hooyadii ninkii aasayow aakhiro waxkuuyaal ololkii naareede waa arin layaabkeedaleh hooyadaa inaadka doodaa kaxishoo ilaahay aakhirana?????

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 День назад

    Ar ninyahaw Illahay kacabso ninkn hoyada Raxanweynta umeke xita hadi ay dhashay iskuma eka lakin rerkam kale weey is shebahan

  • @hawasharif3055
    @hawasharif3055 День назад

    Sowtad laheyd wiilka anaqan oo walalkii maha ilaa adna benlow bad tahay kuligiin kidabiin badtihiin

  • @SofiaRooble
    @SofiaRooble День назад

    Maashaa allaah tabaarakallaah caqligaaga ilaahey ha kuu barakeeyo hahankaaga halasoo qabto caasigaan

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 День назад

    Reer faray 😂😂