Mahadsanid sahan stalin wuxuu aad u xasuuqay muslimiintii jeejnia isagoo intii soo hadhayna wuxuu ka raray dhulkoodii. Isagoo u musaafuriyey saybeeriya wuxuuna ugu mar mar sooday inay jaajuusiin u ahaayeen naasigii jarmalka.
this is actually heroic, Nazi Germany captured hundreds of thousands of soviet soldiers for defending thier country, only saving your son & forgetting about others is selfishness
@@mukhtaarmk4708 bro Badnaan Bilaa Tayaa Waxba Ma Tarto Bal Eeg Maanta Qaar badan baa ku Faraxsan In Badaa La Qaato ka waran? Hadii Kuwaa La mustaafurin ama Meel Lagu Xidhin sow Berina Dhulka ku Dari maayan !
Zxp aadan aad baan ku salamay waanan kugu faraxsantahay sida qrxda iyo qaayaha leh ee aad noogu hagarbaxdo. Waxan kugula talin lahaa inaad markaad video ga so gudbinayso inaad muuqalo kala duwan so dhex geliso taasina waxay nagu cawisnysa inaan dhamaysano video ga
Asc walal aadan adoo mahdsn haka gaabin maasoniyada wax badan oo cimrigeyga aan fahmsaneyn ayaa allah ifmsiiye markaad masoonda aan daawaday ama illuminate
*sxb waxa kasoo hadashaa adoo raaliya feeryahankii waynaa **#iron** man ee **#mike** tyson* *ninkaas muslim muu ahaa mise kaal* *waa nin aan muuqaaladiisa iska jeclahaa*
Naari meel qabow malahan Marka hadii aad madax noqoneso Mar leeba danbi waad kujirta waxaa wacan in aad noqoto nin karti leh dadka gacan bira ku qabta wuxu dhaho lagu dhaqaqo Wixi kaa hor yimaada waa in cagta marisaa
Odhaahdu somaalidu adeegsato markay leeyihiin hebel wuu i wanjalay ee ah " seybeeriyuu ii diray" ma halkanay ka keeneen waatan seybeeriya laysu wada dirayee😂
Mahadsanid sahan stalin wuxuu aad u xasuuqay muslimiintii jeejnia isagoo intii soo hadhayna wuxuu ka raray dhulkoodii. Isagoo u musaafuriyey saybeeriya wuxuuna ugu mar mar sooday inay jaajuusiin u ahaayeen naasigii jarmalka.
ilaahayoow qofka akhrinaya qoraalkan akhrinaya fariintan ku abaal mari inaad...
ilaahay adiga waalidkaa ehalkaaaga walaalahaa qaraabadaada azxaabtaada iyo qofkasta oo agtaada qiimo kaleh ilaahay ha udambi dhaafo hana ka dhigo kuwa uu ilaahay janada galiyo bilaa xisaab iyo bilaa cadaab
wllkaaa baan ahay ee walaal ku sali nabi muxamed s.c.w
ma ogtahay nabigu inuu habeen madaw saqdii dhexe ooyay isagoo leh yaarabi umadayda yaarabi umadayda. kadibna malaga jibriil soo dagay isagoo kuleh muxamadoow umaddaada waanu kaa raali galinaynaa kugumana xumaynayno sidaas daraadeed walaal igula sali nabi muxamed
صلي الله عليه وسلم
Scw
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Mahadsanid walalkeen
AADAN SAHAN
Runtii wawiil Xogtahy U apaar zida zaxda ah WL hore uguzoco Alle haku xifdiyeee
الله يحفظك يااخي wllo adam aadban ku tagera hore usoco
Thank wllo Aadam
Masha Allah sxb hore u soco aaad ayad u mahadsan tahay
Xogo aad u muhim ah baad soo gudbisaa...hore u soco sahanyohow sahanku dhalay
Sxb codkaga wa fasiix waye waaa mahadsanid tahay thanks legend legend #codkar waaye Masha Allah guul
Waxaa TaHay Qof naGa HaQab Tiray wax waLBa Keep going zHp
Jumca muparak wll Aadam
Nio ali baba kumuu ahaa tariikhdiisa noo Soo gudbi waa nin caan hadan tariikhdiisa garanmayne thanks
بارك الله فيك
Adan keep going walal qali
my favroit leader joseph stalin❤
Cidii jecel inay sii hore mariso aqoonteeda fadlan nagu soo biir oo naga mid noqo
اللهم صلي علي نبينا محمد وعلا اله وصحبه
Wad Ku mahad santahay dadaalka ad Ku bixisay warbintaas
Insha-allah marka xigta inosoo tabi....Benito Mussolini | Kalitaliskii Dilay 20-ka Malyan.
wad mahadsantahy sxb
Horo u sacta hormar waa gareeysane😇☺
Aadan sahan waLaaL aan taladiisa qaato iLaahaY hakudaaYo zxp
Mahadsnid walaal ❤️
*MA JIXINJIXE JOSEPH STALIN*
Maansha allah sxb hore usoco waan jeclahay dhagaysi gaaga wllahi
Siyad barre kaasugaa bro
MchlH geesi somaliyeeD
Thnks ustaad marwlabo waxa ka sugeynaa malcom x tariqdisaaa ustaad
Mahad sanid sxb horena usuco keep going
wll aadan aad baad u mahdsanty marka hore waxad inoso diyaarisaa ibraahim Al fiqi
Wcs mahadsanid wll.
Halkaa kasii wad dadaalkaaga.
Wll waxaad kasoo hadashaa gumaysiga cusub.
Mahadsanid
Legend stalin
Galka miya legend ledahay😢
Gaalka Soo taariikh ma leh@@ConfusedMansion-pv7vd
Masha allah wll aadan sahan
Aadan sahan zxp
Masha allaah
Thanks wall
Haye haye
Wada mahad sanadahY
First one like mahadsanid!!!!!!
Wll aadanaw muuqaaladaada qaar badan waxa hoos jira fariimaha dahsoon tolaw may jirtaa mise waan mooday aar wll bal noo sheeg
Allaw na waafaji ta san
Waad ino faa'idesay ustaad
Keep going zxpqali
Ppppo nin weyn adeer joseph starlin 🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺
Mahdsnid pro
Keep going ilaa naarta joseph
❤❤❤
Sahanka xogaha👳♀️
Keep going
Qoraal u samee abw dhaxal galka
this is actually heroic, Nazi Germany captured hundreds of thousands of soviet soldiers for defending thier country, only saving your son & forgetting about others is selfishness
nin wax badan og
Somalidan Dawlad Diidka ahna Waxa ku wacnayd in 10 million Laga Dilo si inyaro Wanagsani oo Horumar Doona U soo Hadho Caalamkana Ula Tartanto
Oo markaa maxaad reebtay ma dhul madhanbaad hormar ku samayn kkkkkkkk
10 milyan somali baa ahe mxa loo talin
20 million baa Lagu sheega Hada.
@@suhaib9811 hayna gaagaabin neo enagoo sidaa u badan baa hadana badaheenaha iyo kharaadkeeni la damaaciyey bal inagoo inta aanu hada nahay ka siiyarna maxa laynagu samaynayaa
@@mukhtaarmk4708 bro Badnaan Bilaa Tayaa Waxba Ma Tarto Bal Eeg Maanta Qaar badan baa ku Faraxsan In Badaa La Qaato ka waran? Hadii Kuwaa La mustaafurin ama Meel Lagu Xidhin sow Berina Dhulka ku Dari maayan !
hadaa taageerto channellkan plz like I saar .
Intarowki horato waa ka quruxbadna halkaan cusub hadi iku racsantahay {sax 😀>}ku soo jabab okey hadii mid niraciyo Adam iyo saxbabta
Waad ku mahadsantahay
Zhp @sahanka xogaha iizheeg meelo aan uga nqdo arimaha aad kazoo hadazho
Website keena sahanka.net
Zxp aadan aad baan ku salamay waanan kugu faraxsantahay sida qrxda iyo qaayaha leh ee aad noogu hagarbaxdo.
Waxan kugula talin lahaa inaad markaad video ga so gudbinayso inaad muuqalo kala duwan so dhex geliso taasina waxay nagu cawisnysa inaan dhamaysano video ga
Alle wxa xa jaceshahy haku ziiyo wll subcripe isaar wa ka codsady🙏
cawiiye channel maxad ku falaysa wan ku sarayaaye ahaha
@@sakandar31 hhhhhh waa ku sarahe maxa ka faideeysa 😂
Sax weye huno
100k subscribers kahor 2020 urajeynayaa S.X
Mulxid xun gumaad yahan ah xaga naarta
Asxaabta sahanka xogaha ku xiran subscribe igo qabta
Sxb mhdsnd waxa ku xijisaa ashoka
*BARNAAMIJKA KI XIGANA WAXAAD NOOGU SOO DARTAA ISNA NINKI CADAABTA AH EE ITALY HAYSTAY EE dictator mussolini*
Codkaaga kor iinooguqaad plz. Codkaaga baahi fadlan
Joseph starlin
benito Mussolini
adolf hitler
waa dhiigyo cabbadii qarnigii labaatanaad soo marey caalamka
Changis khana
Iyo
Kim Jong aabihii iyo bashar al asad
Dhamaantood hakala Reebin
@@zakinikhil1734 🤣🤣🤣🤣🤣 ilaa macal jaalle maxamed siyaad barre
@@azlmcl198 madaxdii dhiig yacabka aha ee qarnigi 20 naad marki la tartan siiyay waxa kalinta kowad galaY madax waynaha compodia ee polpot
Halka uu kalinta labad galaY mxamed siyad bare oo ku galay xukun jacaYl iyo xasuqa dalkisa .....
Ilahay janadii haku casuumo
Jaale siyaad barre...🥰
@@dailyxiin 😁😁😁😁 aamiin
@@dailyxiin Ma Hitler ayuu kaalinta kaga hormaray wallee reer galbeedka waxay rabaan ayey noo sheegayaan 😂😂😂
Stalin markii uu dhimanayay waxaa ladhahay wxaoo ladagaalamayay wax aanan loojeedin sakaraad xanuun badan wuu maray Xaqii oo muslimiinta Jejniyana iyo guud ahan umadii utalinayana waa uu kasoo baxay
TOLOW asaga iyo Atholf Hitler Maxay kusuganyihii oo ilaahey agtiisa uga horeeyo cabsi cabsi wallaahi😅
Asc walal aadan adoo mahdsn haka gaabin maasoniyada wax badan oo cimrigeyga aan fahmsaneyn ayaa allah ifmsiiye markaad masoonda aan daawaday ama illuminate
Walaaale waxaan kaa codsanyaa inaad noo diyaariso ninka laoranjiray *joneff canedy* taariikhdiisa
*sxb waxa kasoo hadashaa adoo raaliya feeryahankii waynaa **#iron** man ee **#mike** tyson*
*ninkaas muslim muu ahaa mise kaal*
*waa nin aan muuqaaladiisa iska jeclahaa*
Caapi_MuzTapHe
Musalini soo gudbi sxb
Dulmigu ma waaro xaqiiq weye
Musilini kali taliski talyaniga wanka sugayna sxp mhdsnd
Zxb omarbal mukhtaar kasoohadal tarikhdisii
Naari meel qabow malahan
Marka hadii aad madax noqoneso
Mar leeba danbi waad kujirta waxaa wacan in aad noqoto nin karti leh dadka gacan bira ku qabta wuxu dhaho lagu dhaqaqo
Wixi kaa hor yimaada waa in cagta marisaa
Ugu horen qofka jilicsan meel uu ku ronyahay ayaba iska yar lkn qofka madaxda ah hadu gaal yahay yeelkadii lkn hdu Muslim yahay waxu ku qasbanyahay inu xuduudisa ku ekaado
iqra mo. allim
Sax lkn waxaa badan in eesan xududaha islamka ilaaninin hadana eesan
Go’aan lahen
anigoo kle stalin
Zxpayal kaligi taliska Benito Mussolini ka soo hdal
Sxb josiph stallin wa nin xog badan oo taariikh badan qaybo badan ka soo turjun.
Caruurnimada waxad laso kulanto ma ilawaysid carurta yaan la gumeesan somaliyey...
That is ture xogta dahsoom
Waar xageed ka dhacday beryahan
Vaderlinin iyo josofstlin and garbo jofmagahil three Russia leaders
Subscribe isaara ana runtii waan kusaaraya
Kkkk
HOOYADAA ANIGAA WASA KHANIIS KHANIIS DHALAY OO FAQASH AH OO HARGEISA IIGU DHEX NAAXAY WAA BALAN IN AAN HARGEISA KUGU DHEX TOOGTO
Odhaahdu somaalidu adeegsato markay leeyihiin hebel wuu i wanjalay ee ah " seybeeriyuu ii diray" ma halkanay ka keeneen waatan seybeeriya laysu wada dirayee😂
Somalia ayan sidan u baahan
Intii hore la laayey ayaa weli laga kaban la yahye hadaynu is madhino sow ethopian iyo kenyain qaadan maayan dhulka
@@mukhtaarmk4708 yuhuudu ayagoo 8 malyan ah bay caalamka maamulaan kadib markii uu hitlar kala badh baa bi yay
2:33
joseph iyo hitler ke cawaandisana oo dadku ka biqi jireen se kee labadooda adka
T'es un Djiboutien n'est-ce pas
2024😂❤
Joseph stalin ninkii jebiyey adolf hitler
The killer who klled 5 million people
Waar tolkii mee subscribe ta ha igala dhicina wa bilaashe
Keep going
Masha allah