Qabashada Masar Xeebaheena ilaa Ciraaq | Fulinta Qorshe muddo badan laga soo shaqeynayay | HA YAABIN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 85

  • @sabraa2009
    @sabraa2009 3 часа назад +9

    Masha Allah.
    Waa taariiq run ah oo aan aqristey 20 Sano ka hor balse qof somali ah oo ka hadlaa ama fahamsan waan waayey kuwa aan uga sheekeeyo taariiqdan ee sahnuuniyada eey ku fikireeysay mudo ka badan 60 Sano.
    Qofkan u sheegabo waxuu i dhihi jirey waa waalan tahay
    Iyo yahuuda maxaa ku nacdey oo waagii xornimada somaliya ayukaa inoo codeeyey oo carabta iyo masar waa naga codeeyeen iyo arimo kale oo nalagu shubay oo aan wax aaqiro iyo aduunba waxbo noo tareeyn balse maankeena hoos u dhigayo.
    Illaahey wax ha na fahamsiiyo.
    Allahumaa aamiin

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 3 часа назад +10

    Alaha Naga nabad galiyo dhagarta yuhuda amin

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 3 часа назад +7

    Inti saagey nabad ku tukatey salada subax alxamdulilaah dhaha
    Alxamdulilaah❤
    Thanks maracadeshow😊

  • @MrShaacir
    @MrShaacir 2 часа назад +2

    Mahadsanid Mr Maracadde Show🎉

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 3 часа назад +8

    Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Cimrigooda Ha Dhameeyo Walaalaha Mujaahidiinta Falastiin Allah Ha Guuleeyo Intii Shihiiday Allah Haka Aqbalo Shahaadada Allahuma Aaaamiiin Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲

  • @GEEDIMALABLENUURKA
    @GEEDIMALABLENUURKA 3 часа назад +8

    INTA TAAGEERSAN INAY MUSLIMIINTA GUULAYSTAAN INSHA ALAH LOVE KA IISAARA GAALADU HA JABTO ILAHAY IDAMKII AAMIIN

    • @BashiirFaarax-g3c
      @BashiirFaarax-g3c 3 часа назад

      ❤❤❤❤

    • @AaltaroBoy
      @AaltaroBoy 3 часа назад

      Amiin yaarabi hajabaan israel🤲🤲🤲🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @AminaGuled-ko5fr
    @AminaGuled-ko5fr 3 часа назад +5

    Asc walayal kusaliya nabigena mohamed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 3 часа назад +3

    Waa damacii lagu soo afjarilahaa yuhuuda insha allah

  • @MahamedOmer-n9j
    @MahamedOmer-n9j Час назад +2

    Somalida waxa caloshooda ku jira
    In ay mar uun dhibayeyaan jamuuriyada somaliland😢

  • @DeeqoMaxamed-w9i
    @DeeqoMaxamed-w9i Час назад

    Taasi waa ayaga taladooda laakiin waxaa saxan marwalba taladii alle sxwt Rabi talo ku filan xamaasna way guulaysan doonta hadayna cadowga alle isku dhiibin guul insha allaah 🤲🤲🤲

  • @AbdifatahBaashe
    @AbdifatahBaashe 24 минуты назад

    Wllkanaga maracade show aad ayan ugu mahadsanthay warbixintaada qiimaha bdn 🙏

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 Час назад

    Yuhuud waxaan jirin bay kuriyonaysa alle ha jabiyo yuhuuda

  • @Abdullahi-k4x
    @Abdullahi-k4x 3 часа назад +1

    Waa arin sida aad sheegtay oo sax ah waana wake up call oo somalia in ay ilaashato dalkeeda iyada oo isku duuban yahuud damaceeda waa ca yahay waase in la damiyo insha alaah kheyr badan baan ilaahey ka filaynaa

  • @NajahMohamoud-wv2sr
    @NajahMohamoud-wv2sr 2 часа назад +1

    Waxa lasoo gadhy dhamadkii yahuuda siduu sheegy sheekh Axmed yasiin wuxu damacoogu batoba inshallah tani waty ku baabi'i lahayeen

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Час назад +1

    Alleh ha inaga qabto hana halaago yuhuud iyo wixii la socdaba

  • @Jaalle-Hotty
    @Jaalle-Hotty 2 часа назад +3

    Carab hadii ay garab istaagi waYaan reer falastiin wlhi oohinga ayaga ayey ku dambeyn doonta

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 16 минут назад

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @Cabdulaahiyare-t7x
    @Cabdulaahiyare-t7x 37 минут назад

    ويمكرون ويمكر الله والله خير الماكرين

  • @shucaybshucayb1099
    @shucaybshucayb1099 2 часа назад +1

    Ilahow ay masar iyo Yehuda is dagalaan amiin amiin wallhi waxa inoo fududaan laheen haladkii ahaa israiil maboodeen intuu bari dhexe dagoo birta kuma afeesteen wallhi sumba wallhi wallhi weenu shihiidi

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 2 часа назад +1

    Waa xaqiiq jirta waynu arkidoonaa hadaynu siinoolaano

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 часа назад

    Allah hanaga qabto cadowga iyo munaafaqiinta daba dhilifka u ah aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha mujaahidiinta falastiin aamiin

  • @aishafarah5500
    @aishafarah5500 2 часа назад +1

    Aragti kastoo qofka soomaaliga ahi leeyahay waxaa hoos u dhigaysa horumar la'aanta kuwa siyaasiyiinta sheegta ee maanta soomaali baabi'iyey
    Waxay kuhowlan yihiin waxkasta oo dhulka lagula wareegi karo
    "Xintan" baan odhankaraa
    Illaahayow nabadbaa
    Ilaahay haku xifdiyo wll aragti fog
    Maxamed Ciise
    Maracade show

  • @LeaderAmiin
    @LeaderAmiin 3 часа назад +2

    اللهم انصر اخواننا فی فلسطین 🤲🤲🤲

  • @mabruukahussein2486
    @mabruukahussein2486 2 часа назад

    Dhagarteeda allaah swt umasuurtagaliyo

  • @husseinahmedali8436
    @husseinahmedali8436 2 часа назад

    Mahadsanid Saaxiibow

  • @MoBade123
    @MoBade123 3 часа назад

    Asc maxadciis subaxwanaags wadmahsant🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸h walaayfalstiin guul jabkyuud

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 3 часа назад

    Maxamed ciisow Subax wanaagsan sxb 🙏 Aragtida yuhuuda is balaadhintoodu Waa cidhibta Dhamadka yahuuda dunidana laga tirtiro heer Geedaha iyo dhagaxaantuba Sheegayan insha allah

  • @CshakurCali-t4b
    @CshakurCali-t4b 24 минуты назад

    Yuhuudi waxay ku riyoonaysaa dhulbalaadhsi lkn inagu caalamkoo dhan insha allah ayaynu qabsan doonaa

  • @qarniducayzane1672
    @qarniducayzane1672 2 часа назад +2

    Yahuda wxan xabad eheen shaqo kuma lahaa Falastiin dhiig ayey ku xoroobaysaa 9:17

  • @IbraahimcabdiqaadirXuseen
    @IbraahimcabdiqaadirXuseen 19 минут назад

    Maracade show barnaamij yada noocan ah soobadi

  • @IqroSiciid-tl1uk
    @IqroSiciid-tl1uk 48 минут назад

    Ilaahy been by ka sheegen yuhudu lkn balan qadki ☪️ 🕌 🕋 ka ba soo dhaw iyo dhamadki yuhudu nacalad haku dhacde

  • @hibodiiriye7692
    @hibodiiriye7692 Час назад

    Edo maxamed mahadsanid warar ama fikradaha la damacsanyahay somali wayn no so baddi si dhalinyarada ufahman waxa jiritankoda som iyo dintoda ,dhulkoda

  • @CabdulhiadanMaxamed-o2s
    @CabdulhiadanMaxamed-o2s Час назад

    Tabiye maracade shw jihaadka dhinacaada ayaad kaga jirtaa ajar allh ha kaasiiyo waxaad uqalantaa hoogaamiyaha ummada islaamka ah khibradaada awgeed allh haku ammansado

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 16 минут назад

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah

  • @Amiin-k9j
    @Amiin-k9j 55 минут назад

    Waad mahadsantahay

  • @AbdiwahabAhmedNur
    @AbdiwahabAhmedNur 2 часа назад

    Sc,
    Adeer start writing books,
    Si fiican yaad u sharaxaday. Alaha ku ilaaliyo. Let me know when you come Nairobi

  • @AhmedAli-w2g9t
    @AhmedAli-w2g9t 3 часа назад +1

    MAhadsanid walalka wa kgu xidhnahay

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 3 часа назад

    Yuhuud wayjabaysaa durba in sha Allah.

  • @SahroMohamad-n3h
    @SahroMohamad-n3h 3 часа назад +1

    yahuuda wxy usocota wadan kastaa oo carab ah ama ha iska dhaga tiran ama ma iska ceeliyan walibo wadan kastaa oo islam ah ayey raaban iney qabsadan soomaliyo kama maqnaa intaa awooda aan leenahy in mel loga soo jeesto aya fican safaradahooda inla la burbuuriyo aya fcn kuwas ALLAHA BURBUURIYO

  • @saidaSalah-q7g
    @saidaSalah-q7g 3 часа назад

    SubxaanaAllah

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 2 часа назад

    Baryo allaah baa labaryaa laakiin cadawgaaga lama baryo.

  • @xaqudirir8869
    @xaqudirir8869 3 часа назад

    Wadanka Jordan waxaan kutalo bixinayaa inay qaadato israaiil waayo waa wadamada jabinaya muslimiinta

  • @IBRAHIMfjizow-r4l
    @IBRAHIMfjizow-r4l 59 минут назад

    # free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤❤ inchallah 🙏

  • @ismacilmaxamedismacil1138
    @ismacilmaxamedismacil1138 53 минуты назад +1

    Somali Ahan Waxa naga go'an qadiyada xoreenta iyo ilalinta shucupta islaamka Ka Hadlii Mayo Kuwa Loo Kala Guray 0o (shiico ,suniyiin iyo iwm) laga kala dhigay sida Somalia Mamulada badan eebtiro belka Ah loga dhigay

  • @Alif-fj6wr
    @Alif-fj6wr 3 часа назад +1

    Yuhuda waxay u socota Badda Somaliya Siiba dhinaca Hargeysa oo ay rabto iney Saldhig ka sameysayo,SHIB ISKA DHEH

  • @ilyasAli-yn9vh
    @ilyasAli-yn9vh 3 часа назад +1

    Hora lo yidhi doqon hubkiisa aya lagu dilaa war gaswalka ama batroolka waxa iskale ilahayna habad usiiyay arab oo muslim ah haday iska haystaana gaal kasta ma dhaqaaqeen halke laynaga haystaa
    Wa batrolkii musliminta wax hubku ku dhacayo waxana noqoney doqmiintii la sheegay
    Allahu akbar ilahayaw ugurmo reer falestine amin ya rabbal calamiin

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 2 часа назад

    Bisinkoy war yahuudu maxay sheegteen 😂😂😂
    Ilahay ayaga sharkooda haku cesho 😂😂

  • @aadancabdilaahi3485
    @aadancabdilaahi3485 Час назад

    Hortu xaga jogtaa zxp

  • @abdikadiromar1168
    @abdikadiromar1168 3 часа назад

    Very good news

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 2 часа назад

    Plz. Wadaado ha dhihin waa mujrimiin

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 30 минут назад

    Anigu waxaan ba kabaqaaya inay biri dhahaan dhulka somalia anagaa leh war dadkeeyow hurt ada ka kaca

  • @NuurcabdiMaxamed-w3w
    @NuurcabdiMaxamed-w3w Час назад

    Asc wll.ka.wrm.xlda

  • @dahirmohamedali
    @dahirmohamedali Час назад

    Wallee yahuud hadday u dhammaatay hadday isku dayaan taasi

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 2 часа назад

    WAA SAX DHANKA BADA CAS HORAYAN AYAN U OGEYNE 1975-KI AABAYAASHEN AYA DHIHI JIRAAAY ADUUNYADA OO DHAN BERBERA AYEY IISKU QABSAN DONAN O DHUL SOMALI AH.

  • @SaadoSaadoalihussein
    @SaadoSaadoalihussein 3 часа назад +1

    Israel dhamaadkeda waa lagaaray

  • @hasanabdallah2895
    @hasanabdallah2895 Час назад

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @KIKAMOHAMED-y4f
    @KIKAMOHAMED-y4f Час назад

  • @abdulkadirahmed3390
    @abdulkadirahmed3390 3 часа назад

    Asc

  • @FarxiyoMaxamed-q8i
    @FarxiyoMaxamed-q8i 2 часа назад

    Waxayilatahay
    Jahaadkii,waynaa
    Inuubilaabmay

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 3 часа назад

    Arintasi wa riyo weyna Ku jabi donan

  • @KayseWarsame
    @KayseWarsame 3 часа назад

  • @AbdiMaalin-tj6cb
    @AbdiMaalin-tj6cb Час назад

    Nabi ibrahin ma kaligood buu dhalay.? Kuwani waaba caaqul walidiin.

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 3 часа назад

    Waa wax lala yaabo

  • @secretqueen7768
    @secretqueen7768 3 часа назад

    Maxaa ka jira inay saylac kitaab koogo shee gay

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 Час назад

    Asc, markii aan arkeynay in wadamo badan oo lahaa dowlado uu ku jiro wadankeena loo diiday nabad lana riday dawladii ka talineysay qofkii caqli leh wuu arkayey waxa soo socda, 2014 dhamadkisa ayan waxan arkay labo arin waa 10 sano ka hor rag badan oo oroma ah oo wadankena aad iyo aad u soo galay dad baan ku iri waddanka waa la qabsan muddo yare ka dib waa ay igu qeyliyeen, markii sanadkii hore uu qarxay dagalka Qaza ayan iri anaga ku xigna haddan waa la I mucaraday,.dadkena waa la seexshay oo raggi hore ee talin jiray waxey ahayeen dad meel dheer wax ka arka kuwa hadda jooga waa kuwa aan dhaafsisnen sida ay dharkoda iyo dhaqidisa aan ka badnee, arag iyagoo dhan waa isku labis ka fakara reer hebel oo aan kala jeclen waddankoda waxa ka dhacaya waxey dhisaan oo xayeysiyan dhisida wadamo kale kodana wey kubaan.

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot Час назад

    Damaca argagixisada israaiil waa mid ay ku taami jireen mudo dheer dadkii ka hortagi lahaana waa kuwa hurda iyo kuwa maskaxda laga dhaqay

  • @FadumoHassen-u9f
    @FadumoHassen-u9f 30 минут назад

    Israel 2026 way baba aysa wakhtigay baba aysay Aya gadhay allh kanabad galiyo musliminta sharkoda

  • @hassanadam9866
    @hassanadam9866 3 часа назад

    Inta salaad subax jamaacad ku soo dukatey alx dhaxa

  • @MuuqLibaax
    @MuuqLibaax Час назад

    Calanka wxuu ku samaysan yahay cadan lab liid buluug oo u dhigan webiga labad dhexdood weyan dhulkasi

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 часа назад

    Yuhuud in la buunbuuniyo Maaha waayo yuhuudi waa dadka ugu fulaysan ugu jilicsan xamaas oo go,doon ah ayey sanad dagàal kula jiraan diyaarad mooyee awood kale ma leh markaa way jabi doontaa idanka alle

  • @AyaanSiciid-w9l
    @AyaanSiciid-w9l 2 часа назад

    Tolow yaa ubalan qaaday 😂 ileen ingaa yaabArgnay.dhul ay helaan daaye inta yar e ay haystan bay luminyaan waayo intaas o dowladood iska ma celinkaraan

  • @MuuqLibaax
    @MuuqLibaax Час назад

    Sxb waa run lkn z/land hdanu nhy north somaliya intay leedahay gobolad waqooyi way dhcaysaa aduunyad aynu joogo fas hadka sune scw ayaa tafaraquqa ugu wcn yahuud u s a wx ka darkness Emirates Jason fuliya dhqn kood doonistood dwladii muslinka ahana khlday s/land hdnu nhy diin dalkayga jirtan somali nothing ayad na citirafato s/land

  • @sammaanofficial5287
    @sammaanofficial5287 3 часа назад

    Aniga waxay ila tahay inaan u midowno cadawga islaamka

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 3 часа назад

    Sagey wa so kalahdey salaadihi baa lagu jiraa

  • @NuurcabdiMaxamed-w3w
    @NuurcabdiMaxamed-w3w Час назад

    Xlda.isaraiil