اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وآل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
اللهم صلى على محمد وال محمد كماء صليت على إبراهيم وعلى آل ابراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وآل محمد كماء بركة على إبراهيم وعلى آل ابراهيم إنك حميد مجيد 💚💚💚💚💚 صلى الله عليه وسلم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر أنشأ الله بأدنى الله تعالى جلا جلاله ونشكر الله والحمد لله ولا اله الا الله والله أكبر ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر أنشأ الله بأدنى الله تعالى جلا جلاله 💚💚💚💚💚 جزاك الله خيرا اخي الكريم اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله عليه وسلم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر 💚💚💚💚💚💚
Karamadaan aad adinka lee aragtaan oo aan anaku arkin waamaxay shiikha shiikh ma dhaafsiisna allaha unaxaristee ha kidanbaabinina qabrigana haku dhibina
Dad ku been sheeganaa Allaah iyo Rasuulilkiisa scw waxba lama aha ineey ku been sheegtaan Ibn Xajar iyo C.qaadir Jeylaani. War ha caabudina Sheekh C.qaadir Jeylaani ee caabuda Allaah.
mansha Allah sharriif allaha ha kaa abaal mariyo sida wacan ee aad uga sheekaysay sheekhunaa sh cabdulqaadir al jiillaani awliyadii illaahay ee wacnayd
اللهم صلى على محمد وال محمد كماء صليت على إبراهيم وعلى آل ابراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وآل محمد كماء بركة على إبراهيم وعلى آل ابراهيم إنك حميد مجيد 💚💚💚💚💚 جزاك الله خيرا اخي الكريم اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله عليه وسلم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر 💚💚💚💚💚
Somaliyey diinta aan barano yaanan kanoo kle marti looga noqonin diinta shekh Abdulqadir jeylani nin diinta u soo shaqeyey dad badana wx soo barey kutubna qorey ayuu ahaa lkn sida saxda ah rag ayaa suurad xuneeyey oo dariiqad ka sameystey dadkana maalkooda ku baneystey jeylaani nin Ciraaqi ayuu ahaa manta dad ayaa somali inuu ahaa aamisan kwrn aniga wxaa iga nasteexo ah diintaada cidna marti ha uga noqonin ninkaan iyo raga dariiqadaan ku jiraba wx diina ma hayaan waabiyo iyo suufiyo midkoodba diin ma ahan waa firqooyin is diidan labada xisbi ee Alle inoo sheegey waa xisbullaho iyo xisbu sheydaan marka adigu dintada ciribtaada dambe ka fakar diintana baro hada wxad arkeysaa dad khamiiska xirashadiisa diin ka aamin san diina ma ahane ohow diinteenu waa nasteexo ana barano pls allaha idin dhowro
Maasha alaah ahlu xaqa iyo kuwa caaytaMaa waxaa kala saaraa waa taarikhda iyo hab dhaqanka suufiyo waxay caan ku tahay 4 amaano dabeeco nabad gaajo waa afarta sifo ee ambiyada wahaabiyo waxay caan ku tahay 4 qiyaano dil kibir maal wa afrta sifo ee gaalada
@@dhagardiidnasruallaah4213 jaahilku waa midka caatama sabbtoo eh hadaadan jahil ahaa lahyn madan caatameen mrka iska catan illee waxad eheed suuufi aan diin lahyn war sufi hadee yihin kuwa wax yaqano qof bili adam iyago kle ah mesan kabarakesan lehen قال رسول الله waxay kaga amin badan yihin shiiiq hebel war shiiqa cabduqadirka aad shegesan yuusan naarta idin geenin
Maashaa allaah ilaahow inoo xifdi culimadeena ahlusunnah wal jamaacah
Masha allaah barakallaah fika ilaahaw rabiyaw rabiyaw rabiyaw raxmanaw nahanuuni aamiin aamiin aamiin
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وآل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
اللهم صلى على محمد وال محمد كماء صليت على إبراهيم وعلى آل ابراهيم إنك حميد مجيد
وبارك على محمد وآل محمد كماء بركة على إبراهيم وعلى آل ابراهيم إنك حميد مجيد 💚💚💚💚💚
صلى الله عليه وسلم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر أنشأ الله بأدنى الله تعالى جلا جلاله ونشكر الله والحمد لله ولا اله الا الله والله أكبر ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر أنشأ الله بأدنى الله تعالى جلا جلاله 💚💚💚💚💚
جزاك الله خيرا اخي الكريم اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله عليه وسلم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر 💚💚💚💚💚💚
Jasaakalaahu Kheyra Shariif Mohamoud sida wacan ee aad noogu faaffaahisey Taariikhda Sheekh Cabdulqaadir Jiilaani Ibnu Muusa( Ilaah ha kaa Abaal mariyo BIKHEYRI XISAAB Amiiiiiin Amiiiiiiiiiiin,.......................
Karamadaan aad adinka lee aragtaan oo aan anaku arkin waamaxay shiikha shiikh ma dhaafsiisna allaha unaxaristee ha kidanbaabinina qabrigana haku dhibina
shib iska dheh caqli xume
Waa runta wll qeys
@@cabdiwalidaacad2880 diinka baro murun iyo indho cadays mesha hala taagnaanine
Dad ku been sheeganaa Allaah iyo Rasuulilkiisa scw waxba lama aha ineey ku been sheegtaan Ibn Xajar iyo C.qaadir Jeylaani. War ha caabudina Sheekh C.qaadir Jeylaani ee caabuda Allaah.
mansha Allah sharriif allaha ha kaa abaal mariyo sida wacan ee aad uga sheekaysay sheekhunaa sh cabdulqaadir al jiillaani awliyadii illaahay ee wacnayd
Alah KU barakeyo Shekh maxamud
اللهم صلى على محمد وال محمد كماء صليت على إبراهيم وعلى آل ابراهيم إنك حميد مجيد
وبارك على محمد وآل محمد كماء بركة على إبراهيم وعلى آل ابراهيم إنك حميد مجيد 💚💚💚💚💚
جزاك الله خيرا اخي الكريم اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله عليه وسلم آلاف آلاف آلاف مراء أو أكثر 💚💚💚💚💚
M.a
❤❤❤❤😊😊❤
Masha Allah sheikha Allah xifdiyo wadadi wanagsanadeed ee shiiq cabdulqadir jeylaani Allah naracsiyo
Somaliyey diinta aan barano yaanan kanoo kle marti looga noqonin diinta shekh Abdulqadir jeylani nin diinta u soo shaqeyey dad badana wx soo barey kutubna qorey ayuu ahaa lkn sida saxda ah rag ayaa suurad xuneeyey oo dariiqad ka sameystey dadkana maalkooda ku baneystey jeylaani nin Ciraaqi ayuu ahaa manta dad ayaa somali inuu ahaa aamisan kwrn aniga wxaa iga nasteexo ah diintaada cidna marti ha uga noqonin ninkaan iyo raga dariiqadaan ku jiraba wx diina ma hayaan waabiyo iyo suufiyo midkoodba diin ma ahan waa firqooyin is diidan labada xisbi ee Alle inoo sheegey waa xisbullaho iyo xisbu sheydaan marka adigu dintada ciribtaada dambe ka fakar diintana baro hada wxad arkeysaa dad khamiiska xirashadiisa diin ka aamin san diina ma ahane ohow diinteenu waa nasteexo ana barano pls allaha idin dhowro
mashaaikhdaas dhan waa masha ikhdii ahlu suna wal jameca
ع٦تات
Maasha alaah ahlu xaqa iyo kuwa caaytaMaa waxaa kala saaraa waa taarikhda iyo hab dhaqanka suufiyo waxay caan ku tahay 4 amaano dabeeco nabad gaajo waa afarta sifo ee ambiyada wahaabiyo waxay caan ku tahay 4 qiyaano dil kibir maal wa afrta sifo ee gaalada
sufiyoow beeta joojiya kitaabka malahan Caalimka IBNU XAJAR waxa ku qoran mahan wax sheekh cabdul qaadir -allah u naxariistee ka sugan ee ALLAH KABAQA BEENTA ISKA DAAYA
ilaahay kayaab shakha
mashaalaah alla haku xifdiyo sheekh aduun iyo akhiro
Maasha allah
Mash allh tabarak allh ku barakeeyo sheikh aduun iyo akhirab liiban
wallahi shico iyo idinka iskumid bey ino tihiin
Waxad ka doodaa meesha ma yaal waayo qaadiri baan ahay alkana uma shiriig yeelo sunnahana waan raacaa lkn adigu sidii aad doonto ii qaado
Masha alah barakalah
Suufiyadu marwalba waxaay udoodaan xaq bani aadam iyo oowliyada ha lacaabuda iyo ooliydu tasaruf ayay koonku kuleeyahiin waana xaqii ilaaheey uu lahaa oo maqluuq lasiinaayo taasina waa shirki iyo gaalnimo geesa waa weeyn
Wahaabiyduna waxaay utaaganyahiin
Xaq ilaahey halookali yeelo
Kaligii hala
Baryo
Suufyadu waxaay Caan kuyahiin
1- qubuura tuug waaye
2- ilaah qeeyrkii ayay baryaan
3- waa jaahileen burdah iyo munaaqib
Iyo wax lamid ah aya ku rafaadeen
4- tooxiidka Wali ma aaysan fahmin
Subxaanalaah
mxaa dhacy
cida canbuulada ku caqliga ah alle hadin soohadeeyo
maashaa alaah
rabaale sayid axmad sayid suleeymaan
+Rabaale Sayid axmad sayid suleymaan
Musqul magalo miyaa sheekhu war beenta daaya intaad qof wayneynaysaan Alle weeyneeya
Suufi jaylaani ayay roob iyo gargaar weydiistaan taasi masaxbaa alle bis ayaa gargaare ah
Liibaan Guduud Naa adugu maxaad la niic ledahay
Adeer diintu wax cusub ma ahn marka culumada wax laga barto oo dhan waa suufi wixi kala ne waa alshabab iyo wax ka soo goosta
Xaa
Xaajiyomuslimo
Naahaabiyada aduun iyo aakhiraba ku ciqaab
adder filinka ad dadka kuraran jirtey bebta ahaa wa lagula fahmey ma ahada ayad rabta inad wax an jirin nokentid
Dadka mum baro Sunada iyo bukhari iyo muslim
sxb sheikh jelani dadkii nabay Mise caabuda ogaada in uu dhintay lkn ale ma dhinto fadlan ale weediista
Waryaahe qof Muslim ah uma suurtowdo qofaan Allah ahayn macaabudo Allah kaliya ayaa lacaabudaa saas ugaro yaan lagu baadiyaynin
War ninka ad shegoso wapa somaliye xaad carabi uga dhigten waxa ogtihin somlida ine fhmzo afkeda sas u qaldooosiiin
sheqa cabdi qaadir jilaani Somali ma ahen aqiii
Ilaah baa i dilayee culimada suufiyada waxaan sheekh baa karaamo lahaa dadka uma sheegaan miyaa?. Iyagoo diin dadka u sheegayaba maan arag..
Maba baran waxaan ayay diin ka dhigteen
Ninkaan soomali hadii oo ahaa qisadadiisa maxaa af carabi looga sheekeynaa
Somali ma aheyn iraaq ayuu u dhashay
@@abdulahiburhan1626iiraan
Jahilkan cawil u qoranrantahy oo culumada afla gadeyna muxu yaqaan wan yaabe yaan suufi eheyn oo diinta aqriya kuwan suufida caynaa waa wax hada dhaw bilawda ma diinta aya ah wax cusub
Waxa u ninkan aqrinaa miya diin u taqaan
Dad jaahiliin ah ayaa umoodaya hadda inuu ninka diin waajib ah soo jeedinaa
Liibaan Guduud doofaaaradyahay doofaaradu dhashay maxaa culimada islaamka kudabadhigay
@@dhagardiidnasruallaah4213 haduu ninkan waxa shegayo run yahy maxa la catamesaa jahil yahow war diiintada baro duli yahow
Ahmed Hassan war jaahil jaahil dhalaybaatay xoolatagay xoolo dhalay xaywaanyow hadlaya jaahilnimadii waxaad kudarsatay diin la aan umada allaah kaaqabay wale waan iskaa qabaneynaa
@@dhagardiidnasruallaah4213 jaahilku waa midka caatama sabbtoo eh hadaadan jahil ahaa lahyn madan caatameen mrka iska catan illee waxad eheed suuufi aan diin lahyn war sufi hadee yihin kuwa wax yaqano qof bili adam iyago kle ah mesan kabarakesan lehen قال رسول الله waxay kaga amin badan yihin shiiiq hebel war shiiqa cabduqadirka aad shegesan yuusan naarta idin geenin
Ahmed Hassan yaa majuusi orodoo isqarxi wixii kula midkaa mar horey is qarxiyeene oo naarahay kujiraane koley way kusugeysaaye orod kugal naarta
War caqli yar hadu idinku jiro saxaabada diinka ina so gaarsiye siiradooda ka hadla o amaana jeylaani diin nama so gaarsin
Sideee buu ku ogaady inuuu wesada katgy beeen been aaa mesha ku heysaa
wahaabi micnaèd ma garaneysid sufi wa balayo ibnu xajar marki ad daliil u radineyso maad xadiska rasulka dalil uradisid
Awil hassan sheydaamadyahay adugu ma muslimbaatahay yaa jaahil
Suufi Iyo Shirki Wey wada socdaan