I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 88

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

Комментарии • 553

  • @maryanadan1099
    @maryanadan1099 2 года назад +50

    Remio wlhi waxan jiliin dhan loma maleynaayo emotional kiisa dhididkisa codkiisa intaba wey isbadaleen ayyyy thanks boqranow

  • @cabdikaafi9659
    @cabdikaafi9659 2 года назад +39

    Kusalliya Xabiibkeena Muxamed sallallaahu Caleyhi Wasallam ⚘

  • @maida2525
    @maida2525 2 года назад +38

    1 ilaa 88 inta kuxiran sideyda waan salaamay team gurmad inaba caadi maaha 😍

  • @dahabocabdirahmaan3252
    @dahabocabdirahmaan3252 2 года назад +25

    Zaara or Kaaba iyo Cumar inay walaalo yihiin inta fahamtay farta taag😁😁

  • @abdisamedmeletar7395
    @abdisamedmeletar7395 2 года назад +13

    The world has never seen and will never see a better person nabi maxamed scw darti ugu taabo subscribe

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 года назад +4

    Aniga musasalada turkiga iyo filimaanta hindiga oo afsoomaaliga lagu turjumo madaawado waxaan ku xisaabtamaa ifurtayee maxaad faaiday thanks my brother abuukar mahdi iyo dhamaan kooxda gurmad shaqada aad noo heesaan thanks all 🙏🙏🙏🙏😘😘😘😘♥️❤️❤️♥️♥️♥️❤️❤️❤️

  • @seinabm4750
    @seinabm4750 2 года назад +3

    Kaamil naagtii ku gashaa nin beey heshay hadii aad saan tahay. Waxaasaa jaceel ah.👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @raqiyoadan2410
    @raqiyoadan2410 2 года назад +18

    Ayantan wad noola soo dhakhsata msha allah mhdsanid abukar 🥰

  • @Yourstrulyyybabe
    @Yourstrulyyybabe 2 года назад +3

    Mahadsanid Abubakar Mahdi 1 ila 88 ban ku xidhanahay tan un mahe Ruwayad kaste wan ku xidhanahay channelkaga ila 2015 Hore u soco

  • @osman.b.b
    @osman.b.b 2 года назад +7

    Mansha allah mahadi aburkar iyo team Gurmad wad mahdsantihin sida wangsan ee wakhtiga nogu dadasheen dhamabtiinba thanks again 💖❤️

  • @deeqamaaida5949
    @deeqamaaida5949 2 года назад +4

    4 hours 37k wlhi waaa lala socdaaa maaalin kasta u horey baan is iraah asey iiga hormaraan

  • @muhsinosman7265
    @muhsinosman7265 2 года назад +3

    Wallahi Romiyoow or kamil waa igaa ohiinsiyaayba Run baan modaay Aagh Awoowga Alle janeeyaay waa Nagaa walaay Kamil 💯✅

  • @abdi-razakidriss3458
    @abdi-razakidriss3458 2 года назад +6

    Wall mahadsanid xalqad walba si farxad leeh yan kudawana than you brother 100%

  • @noramoore3845
    @noramoore3845 2 года назад +20

    Emotional waye wlhi kaamil waxaan jiliin lee maa lamarooya
    Dhab ayaaba loo maleeya runtiii😭😭

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 2 года назад +15

    Filimkaan anoo faraxsan ayaan daawan jiray caawana anoo murugsan oo hooyaday lasoo aasay baa daawan iigu sooduceeya walalayaal

  • @Aadancabdixared
    @Aadancabdixared 2 года назад +7

    Wlhi jimcihii ayaab ila dheraady thank you 😊 🙏 ♥️ abuugar mahdi

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 2 года назад +3

    Yes manta first ahay👌✌🏿 Our Team guuleysta🥰😇🙏

  • @kaahanuuraahmed3695
    @kaahanuuraahmed3695 2 года назад +34

    Anoo casariye iyo salool soo diyaarsaday buu isoo dhacay wow mahadsanid abukar👏❤ comingsoon 1million subiscribes inshlh

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +7

    Prophet Muhammad ❤ The greatest man who ever walked the face of Earth 🌎 🙌🏽

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 года назад +9

    Anaa u horeeya wall qiso sodoh la dulmiyay soo dhigay plz so daawo adigaa ii muhiim ah

  • @omardirieabdi7763
    @omardirieabdi7763 2 года назад +4

    youtubkeeyka haddan ka waayo filimada abuukar mahdi noloba ma iitaalaa subscribe ma ahan boqolka qufka haddan ninka koobaat noqon waayo soomali nimo maba jirto wallahi
    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @taloiyotarbiyo
    @taloiyotarbiyo 2 года назад +4

    Waa cadaalad daro intaan oo shaqo ah in ay teamlu qabataa onaguna loketa kala bakhaylno 30000 like 👍 24 hadaan gaarsiin wayno 2 asbuuc waxaba hasoo daynina.
    Aadbaam idiin salaamayaa🙏

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 2 года назад +8

    Kaamil🥰 waa jilaa qatar ah masha allah Tabarakallah

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni 2 года назад +6

    Mansh allah kamil make me very today 😭😭😭best episode today 😍🙏🥰thank you to all of you

  • @mssr.x.mrahmaqandac6969
    @mssr.x.mrahmaqandac6969 2 года назад +6

    Thank you so abti abubakar saan udhrar sanayaye 🥰🥰🥰🥰

  • @Zaynaba
    @Zaynaba 2 года назад +9

    Thanks abukar mahdi iyo team kiisa team gurmad wanba sugi waaye mhdsnd

  • @mohamedahmedfadhiid626
    @mohamedahmedfadhiid626 2 года назад +4

    Wlhi KAAMIL/ROMIO is a top actor in SOMALIA.

  • @aburaasmedia3682
    @aburaasmedia3682 2 года назад +36

    Kamil is a top actor. Masha Allah

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 2 года назад +2

    Eshcala film wlhi lasoo dhakhsada qaybta xigta Dr xabeeb jacaylka mustaqbalka love you all

  • @xubbyofficial8859
    @xubbyofficial8859 2 года назад +10

    Cafimad kudhawada dadkeygi filamkan wajeclhy wallahi 😩🖤💯

  • @abdulahimohamed9696
    @abdulahimohamed9696 2 года назад +6

    Ax ax xanuun badanaa Xaaskagi oo aad mudo raadinaysay oo hadana lagu leeyahay ma arki kartid. Rag aqoon ma tihiine ninka siidaaya 😥

  • @hooyomcn6563
    @hooyomcn6563 2 года назад +5

    Somaliyey siniyada iguso duceya plz xanuun ban dareemaya

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 2 года назад +5

    Romiyow wawareey walaahi Jillin waa dhaafay waxaaga walal run run baa loomodi masha Allah i like how you acting

  • @anasahmed2619
    @anasahmed2619 2 года назад +5

    Maasha Alaah. Caadi ma ahan kala daran fanaanintu 🌹🌹🔥🔥

  • @HCD612
    @HCD612 2 года назад +4

    Dadku orod badanaa filim lawada sugaaaye waan idin salaame somali weyney🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 2 года назад +1

    Walee kaamil xaaskiisa waa helyey ee tolow taliye geesey goormuu ogaan doonaa gabadhiisa jah waanba sugi la’ahay inta laga gaarayo qeybaha kale waxaana halkan uga mahad celinayaa Abukar mahdi iyo kooxdiisa gurmad oo inoo fududeeyey inaan si howl yar inaan ku daawano ruwaayada mar kale thanks.

  • @ayananuur9294
    @ayananuur9294 2 года назад +3

    Msha allaah koxdeena kooxda gurmad aad ayaad umahasantihiin sad noogu soo xushiin musalsalada xisahabadan abuukar mahdi iyo mama faynuus nolada

  • @salmaanabdiaziiz9001
    @salmaanabdiaziiz9001 2 года назад +19

    Walalkey Abukar mahdi... aad baa u mhdsan tahay sida wacan ee aad nogu shaqeysid❤🇸🇴🙏

    • @abdinajib919
      @abdinajib919 2 года назад

      💝💝💝💝💝💝💝💝💞🧡🧡🧡❣💕💞💘💕

    • @cabdicumar2093
      @cabdicumar2093 2 года назад

      Thank you

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 2 года назад +7

    Asc wrwbtu keep going abukar mahdi sosaraha filimka best filim

  • @user-kn3df6bi1c
    @user-kn3df6bi1c 2 года назад +5

    kkkkkkk kamal mashaa Allah hori usoco

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 2 года назад +3

    Alla sidaan u sugay lee allha idin barakeyo qeybaha xiisaha badan kujirnaa soo badiyaaa plz

  • @zeinabdaahir5323
    @zeinabdaahir5323 2 года назад +12

    Kaamil best actor🥀

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 2 года назад +5

    Abuukar mahdi iyo kooxda gurmad aad iyi aad ayaa umahadsan tihiin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰.

  • @nimcoabuukar268
    @nimcoabuukar268 2 года назад +6

    Thanks abuukar mahdi waat so dhaqsatay

  • @dahran9460
    @dahran9460 2 года назад +3

    Asxabta iso duceya muraad ayan leyahay

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 2 года назад +3

    Maasha Allaah wll qaali abukar kooxad gurmad guuuuuuuuul Insha Allaah 🥰🥰🥰🥰🥰😭😭😭😭😭👍👍👍👍💘💘❣❣❣❣❣❣💘💘💘💘💘

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 2 года назад +3

    Masha allaah Abuukar mahdi shaqo wanagsan ayad bulshada uheysaa

  • @user-kn3df6bi1c
    @user-kn3df6bi1c 2 года назад +8

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni 2 года назад +3

    This channel must have 1mi subscribers

  • @sihaamchannel8167
    @sihaamchannel8167 2 года назад +5

    Mahadsanid walalkey Abuukar mahdi🎁🎉🎉🎉👏✅

  • @roukiadajiya2905
    @roukiadajiya2905 2 года назад +1

    Nice part MashaAllah our team guurmaad JUMCA MOUBARAK all of you

  • @aminasuudi6280
    @aminasuudi6280 2 года назад +5

    1 ilaa 88 gabadha lasocotaan ahay
    Masha allah flim hindi wan ka raysanay

  • @sihaammaxamed7604
    @sihaammaxamed7604 2 года назад +4

    Walhi dhiiqo Dhiiqo meree gacan dahab abukar hore usoco

  • @elyazheybe70
    @elyazheybe70 2 года назад +5

    Inaba cadi mahan filmka marba marka kasii dambeysa 🖤

  • @aishomohamed9978
    @aishomohamed9978 2 года назад +7

    Finally they meeting kaamil and his wife kaltuun

  • @saynabwali409
    @saynabwali409 2 года назад +3

    Mahadsanidin dhamantin wll🇸🇴😍😍😍💙❤❤❤❤❤💚💙💙💙💚💚💚❤❤❤❤💙💗💗💗💖💖💖💖💋💋💋💋💘💘

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 года назад +2

    ASC kooxda gurmad kaamil waa iga oohiyay thanks abuukar mahdi

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 года назад +2

    Kaamil waa Tob Akter woooow waad mahadsantihiin 🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🌹🌹🌹🌹🌹🎈🎈🎈🎈🎋🎋🎋🎋🎋

  • @alwiyanaji5977
    @alwiyanaji5977 2 года назад +6

    Illahay amarkiisu asparo carabi maba yaaqne xuu kadaawanaa TV GA carabiga.
    Sadalaalhu cadiim shukran 😂🤣😂🤣
    Yaa xasuusta habeenkaas

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 года назад +5

    Mahatsanit walaal abuka mahdi guleso waligaa walaa qali 👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹👋

  • @mahbubmo
    @mahbubmo 2 года назад +38

    Aj got butterflies when he sees his ex and gets jealous when kamil was hugging on her. let it go Mr dafle she is an ex for a reason😂😂

    • @nimoabdifatah289
      @nimoabdifatah289 2 года назад

      🤣🤣🤣🤣 ma aragtay

    • @mahbubmo
      @mahbubmo 2 года назад +4

      @@nimoabdifatah289 kkk. xasuus ayaa galaa, shaqadi waardi nimada xitaa waa hilmaamay😂

    • @kaysofe134
      @kaysofe134 2 года назад +3

      😂😂😂😂😂

    • @nimoabdifatah289
      @nimoabdifatah289 2 года назад +2

      @@mahbubmo 🤣🤣🤣🤣

    • @badacas4887
      @badacas4887 Год назад +1

      waa kahely

  • @saynabmaxamed5719
    @saynabmaxamed5719 2 года назад +3

    Mnshaa allah mahadsanid abukar mahdi

  • @asmaalicigal3308
    @asmaalicigal3308 2 года назад +6

    Maasha allaah kooxda gurmad horumar wacan

  • @kuukasicid7094
    @kuukasicid7094 2 года назад +4

    Allah 100 miyuu ku dhamanayaa🥺

  • @amalmuminabdi2263
    @amalmuminabdi2263 2 года назад +3

    OMG bestie actor kaamil caloosha ihurisay wn ilaway flm inu yhy😩🥰♥️

  • @ummusaabiriinmaxamad5236
    @ummusaabiriinmaxamad5236 2 года назад +5

    Alla rumiyow qosolbadnaa

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 2 года назад +5

    👏👏👏kamiil really acted well

  • @akro1670
    @akro1670 2 года назад +3

    Thanks walal abukar wad noo soo dhaqsiisay

  • @abiibc78
    @abiibc78 2 года назад +3

    wow jilid wacan oo xiise eh ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, mahadsanid waa inoo iyo habeen danbe iyo xiiso wacan ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, artooraha cia jilid wacan qoq ilaa iyo hada

  • @badalaadan2307
    @badalaadan2307 2 года назад +2

    Wallhi furtayee maxaad faiday horay usocoda Thankis

  • @qaraamizak2497
    @qaraamizak2497 2 года назад +3

    Adeer abuukar mahdi maskaxda flimkan lamoodo kuwii holywoodka adeer maskaxda alle haku barakeeyo👏

  • @abdiwahab005abdi2
    @abdiwahab005abdi2 2 года назад +3

    Kamil Best Actor Abukar Mahdi brother Hore usoco keep going brother

  • @samiihabashiir655
    @samiihabashiir655 2 года назад +4

    Kamil best actor wlhi m.a❤🤦

  • @caishacismancilmicisman112
    @caishacismancilmicisman112 2 года назад +4

    Kaamil cawa wa iga osiyey 😭😭wlhi run ba umaleyey

  • @hanihappy1087
    @hanihappy1087 2 года назад +4

    📌 📌 📌 muhiimada waa in Baruud guleystaaa😂😂😂😂😂

  • @abukarboro9841
    @abukarboro9841 2 года назад +3

    Masha Allah gurmad team

  • @kabsudsheekh4538
    @kabsudsheekh4538 2 года назад +4

    Masha allah saan usgayay waan dalay thanks abukar

  • @degoldengirl1372
    @degoldengirl1372 2 года назад +2

    Masha Allah thanks brother kamil make me cry today 😢😭

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882
    @farxiyosimanfarxiyosiman882 2 года назад +2

    Asc tem gurmad seeythiin asxabta comantigana waan idil salaamay

  • @User_19567
    @User_19567 2 года назад +2

    wow 😮 Remio look like seriously 😢 bro doing good job

  • @adnanshatiri7087
    @adnanshatiri7087 2 года назад +8

    Well done Horror, fouad

  • @adnanshatiri7087
    @adnanshatiri7087 2 года назад +3

    Kamil the top actor of tonight episode

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 2 года назад +3

    Man sha allah I like 👍🏻 this film 🎥

  • @nasrachanel5371
    @nasrachanel5371 2 года назад +2

    Wooow Kamil cadi ma aha jilin lelamaroya

  • @caishacuud1020
    @caishacuud1020 2 года назад +5

    Tv ga banka daawade 5 Talefan gurigeena laga leyayay Like banka ka saaray yaa iga Fiican Daawade Sharaf leh baan Ahay😂

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  2 года назад

      Thanks Walaal

    • @caishacuud1020
      @caishacuud1020 2 года назад

      @@AbukarMahdi intaas iyo kabadan baa igu Mudan Tihiin Wlhi❤️

  • @mahdiabdihuseein6881
    @mahdiabdihuseein6881 2 года назад +3

    kaamil waa aktar sax ah

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 2 года назад +6

    Wallahi waan ilmeeyey runaabaa uqaatey 😭😭😭😭😭😭 weydhacdaa ciilkanoo kale,baaruud barakalawe fashilkada inyadh ayaa ka hadhey.

  • @muna1719
    @muna1719 2 года назад +2

    Kamil is the first actor👍👍👍👍👍

  • @munierqader4171
    @munierqader4171 2 года назад +11

    #somali flim to the world
    #kooxda gurmad horumar baladhan never give up

  • @shukri1806
    @shukri1806 2 года назад +1

    Kaamil iyo nastexo waa 2 qof filmk waado 🥰🥰

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 года назад +2

    Thank Y abukar mahdi and team Gurmad ❤️❤️❤️❤️

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 2 года назад +3

    Mahd sanidiin asxabey hhhhh caawa wa kulushahay Ruwayad boodhari iyo hodan oo is helay ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @yusrocali8901
    @yusrocali8901 2 года назад +3

    Masha Allah waqti fican aaa sogalisay koxda gurmad hor Mar wacan

  • @thelkbashir1977
    @thelkbashir1977 2 года назад +2

    Abukar mahdi best director waxad u qalanta abaal marin Insha allah Netflix ban ka sugayna mardhaw guleyso my brother 👏🏾

  • @ahmednor5847
    @ahmednor5847 2 года назад +8

    maash allaah team gurmad aad iyo aad u mahadsantahay kun jeer team gurmad

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 2 года назад +6

    Kaamil waa iga ooyhisay 👏💓🎊👑

  • @nurapeuty8321
    @nurapeuty8321 2 года назад +2

    Thanks Aboowe abukar mahdi iyo kooxda gurmad

  • @nafissaladieh9671
    @nafissaladieh9671 2 года назад +2

    Macha Allah Kamil ruun ruun ba loma daya best job 🥰

  • @saynabyusuf5445
    @saynabyusuf5445 2 года назад +1

    Yeees eindelijk i furtaye waan daawanayaa waan farxsannahay🤣🤣😙

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 года назад +1

    Masha allha tabarikllha Tahkn You wll qali abukar ❤️❤️❤️