Soomaalida maraykanka oo noqotay dadka ugu faqiirsan african ka ......... Somali cowboy
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- Soomaalida maraykanka oo noqday dadka ugu faqiirsan african ka ......... Somali cowboy
𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣𝙖 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖.
✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ / @sommedia1
🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣𝕖
🟡 𝕃𝕚𝕜𝕖
🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥
▶️ Watch my favorite videos: • dalka
Som Media waa channel RUclips ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Somali guul , cadoow keena Alle ha burburiyo Amiin❤❤❤❤
Somalida nin walba dad ayuu Bila Kuwait calooshooda buula
Masha allah walala jazakumallah khairan walal waa ruuntaa dadkeena kaa faideeystan wadamada reer galbeed oo ilahay keeney waxaa eey waqtigoodi kuu dhumiyeen fadhii kuu diriir iyo galbeelkii qaxootiga badaay xaga umadaha kale eey kaa faideeystan durbaba oo eey hormar kaa sameeyan somali hadaa naahay wadamadaa reer galbeed waa kuu qasarneey lacagna kalama noqoneeyno cilmina kalama noqooneeyno caruur wanagsan oo tarabiyo Islam leh oo wax barteeyna kalama noqoneeyno waxaa kala noqoneeyna back weyn oo daawo ah Europe iuo America 🇺🇸 waa xaqiiqda caruurteenii aweey xabsiyada eey buxiiyeen nagihiina waxeey kaa dhamaan laa yihii niinkii baa ila gursadeey waa taas xaqiiqda aan laa noolnahay waa ruun
South African marka la leeyahay waxaa 90% laga hadlayaa Caddaankii America u guuray ee aqoonta lahaa, halka Soomaalida aay 95% tahay dad maanto ahaa oo uu laga qaaday xerooyinka qaxootiga oo aanan wax aqoon ahi lahayn:
Waa ilmaha badan oo loo qaybinaayo dhaqaalaha
Tirada iyo lacagta soo gasha ayaa la isku qaybiyay.anaga inta shaqo Gali karta ayaa maadaama dumar caruur u badan yihiin wadamada kalese dad shaqo kaliya u yimid wadankoodina nabad yahay waaye
Dumar Dumarka somalida ayagaa raga meel walbo joga uga shaqo badan nin somali illa wadankii ayagaa qaribeen mana is wansadaan wiilashii soo kaceyna sidooda oo kale noqdeen😢
*Somalidu waxay ku wacan yihiin kaliya halkii qof ugu yaraan halkale ayuu soo qaadey halka wadanada kale nin iyo naftiis ay dheelaan*
Istaqfurulah hadalee maa is wey dineysiin somali mareykanka iyo meel walbo mashaqeystaan tuuganimo 100 community oo wada qabiil ku shaqeya ey ku qaraabtan oo ey dowlad walba oy la jogaan uga qatan meelna kuma garan 😢 subhanallah ma wantobaan masajidada xataa illahey dartiis loogu cibadeysan lahaa qabiil social media na qabiil
Munafaqnimo wada cabtoy subhanallah 😢
Waa run shaqadda somalidda ay ka shaqeeyaan 90% Uber, driver
Qofka Uber driver ah 8k ayuu sameeyaaa bishii marka xisaabi maaha sidaasi ee waa ilmaha badan iyo Afrika lacagaha loo diraayo
Love 🇸🇴🇸🇴🤴🏻🤴🏻🎤✍️📩👌👍🏽👈🫵🫵
Run iyo Beenba wey noqon kartaa.
In fadhiga laga koco wey fiicantahay.
Sxb shaqo ma ogola jiif oo jaq bay rabaan
wan kanaxay runtii 😢
260000 bishii qof qaata ma jiro
Maybe kenyanka waa Somali keynan
Maya jareer Kenyan ah oo badan ayaa jooga
Waxan armaytahay wax la sisaayadeeyay
waa beento sanadkii dhamaaday anaba sameyay287K kun wlhi
Maxaa qabataaaa sxb
Trucker maaa tahay ama shaqo aqoon
War yaa na geeya ameerica anakaa shaqeesaneenee dhaqaalaha wadan keena xitaa wax weeyn aa ka bedeli laheen
Shaqo maah meesha ma kugu filo wax barasho ayaa la rabaa si aad lacag badan u samayso
Waxaa dhici karta been inay tahay oo si gooni ah loo xumeynayo Soomaalida , sababtoo ah dad aad kaga badan tahay Amrica in ay kaa lacag bataan ma dhici kart si walba daqligaag u yaryahay waa xisaab qaldan.
Maya Alle waxa la eegoiya shaqsi iyada dhaxdhaxadka ah
Anagu somaliland ahaan reer kenya waa walaaleheen cadowgayaguna waa somalia
Beenloow aromo ayatahay OO somaliga bartey ee kuma siineeyno aqoonsi somali ah
@MohaManka-j4c neefow oromo waa walaalahay adiguna adoonkayga mustaqbalkaad tahay
Beenta dhaaf oromo ayaa tahay, Hana sheegan waryaa, isaaq mantihid, somaliga waxaa u baratay isku dir miyaa kkkk tuug la qabtay
@@MohaManka-j4c waa oromo
@@TheIdea2999 Waa riyooneeysa , Waligiina ooduumo waxaat uu taheee. Amxaario, Aniga neeh waxan ahay Quf Alle nimcooyin siiyey Akxmdulilah, sharaf baa leeyhay