Laqanyada Jacaylka

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 40

  • @museyusuf938
    @museyusuf938 11 лет назад +9

    Reer abtigay ii door chilingka qabawsiga bashalka iyo marqaanka iyo fanka laguma haysto masha alah... saydiyashay konfur abaay abaay yaa niikiyay...

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 лет назад +3

    laqanyadda jcaylka
    khadra daahir ayan aad ugu dhagaystay
    sahra axmed waa top
    khadrana kama dhacdo

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 лет назад +3

    Cleek Allah ya raxmoo malin dhay bay i heesaysay edo sahra gurigedi danbe jigjiga yar guraga la iska shekaysanay wax yalo badan iga sheekaysay iyo fankeeda faniinta ku salaysan wa secret seh ma ogan kartan aaad ban u xasuusta malintas mar marr ilmeeya aduunyo wa 2cisho Allah ya raxmo heestan live igu heestay miss u edo ilahow u danbi dhaaf 20 11 ma ilawo

  • @wardimohamoud2934
    @wardimohamoud2934 Год назад

    Erayada xasan geney
    Laxanka bacalwaan
    Hda wxa wxa wda qaadaya sahra axmed iyo mxmed mxamuud cige busi isla kbnka wxa tumya busi wxa dhinc fdhiya fanaankii weyna faysal cumar mushteeg dhmntoodba ilhy ha u nxristo

  • @abdullahi1988
    @abdullahi1988 13 лет назад +2

    @nabadraadshe maadaaba waxba reebay waa saad sheegtaye oday nabad raadshe waa ruwaayadii dab jacayl kariwaa waxaa iyana ruwaayada wax kadhigi jirtay aamina c/laahi iyo a.a.cigaal thnks suldaan qawdhan iyo oday waa khabiirkii inta badan goobjooga ka ahaa taariikhda fankeena aadbaad u mahad san tahay nabad raadshe

  • @iltiredoualedirecteur
    @iltiredoualedirecteur Год назад

    Allah unaxaristo saura ahmed

  • @ahmedabdi1045
    @ahmedabdi1045 11 лет назад +2

    sahra axmed noolaw walahai waa ka helaa iyada iyo kinsi ilahay ha unaxariiste Habaryoonis waxa ka dhashay laba xidigood oo caan ah Kinsi ilahay ha u naxariisto sahra inloolow umo cabar yarahay

    • @HIDDAHAOFFICIAL4220
      @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 лет назад

      ahmed abdi kinsi habarjeclo ayay ahayd u kaadi

    • @HIDDAHAOFFICIAL4220
      @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 лет назад

      habaryonizna way faani uun meel walba

    • @HIDDAHAOFFICIAL4220
      @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 лет назад

      ahmed abdi waxaad ogaata ninka heesahan sameeyayba wa nin habar awal ah oo sacad muse ah xasan ganay faanka iska daa adeer

  • @xasancumar6443
    @xasancumar6443 2 года назад +1

    Erayadii xasan ganeeyay
    Codka qadro daahri waxa garabaheeda fadhiya
    Waxay Kala yihiin jaangooye iyo faysal cumar mushteeg

  • @musegalaal1023
    @musegalaal1023 6 лет назад +4

    laqanyada jacaylkiyo
    lurka caashaq kululoo
    ruuxdaadu lahatayoo
    kugu laadey ba’anaa
    waxan hadalba ii labin
    sida la iigu kaa ladhey
    hadii aad lix goor noqo
    itidhaa laba iyo toban
    naftan libiqsaneysee
    laabaneysa leedhe
    ladanow miyaan
    la’aantaa aniguu
    ladayaa hurdada

  • @intafayowintafayow809
    @intafayowintafayow809 5 лет назад

    Legan sahra ahmed illahay ku naxiirsay iyo faysal omer dad qaaliya illahay qabriga idiin nuuri

  • @hamseganey4383
    @hamseganey4383 8 лет назад +1

    Lb chanel xagee kahelikaraa heesta ugu horeaysa? Mhadsanid

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 лет назад

      +Hamse Ganey Sxb heesta hordhaca ah waxaad ka helaysaa youtube. Halkan Guji---->>>> ruclips.net/video/p57K6IsRyUE/видео.html.

    • @hamseganey4383
      @hamseganey4383 8 лет назад

      *****
      Mahadsanid sxb

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 лет назад

    Aduunyo 2 talent ba inaga hooseeyan macno malaha dunya

  • @muktarosman9706
    @muktarosman9706 3 года назад

    Illaahayow naxiriistii jano sii

  • @abdullahi1988
    @abdullahi1988 13 лет назад +1

    ninka kabanka garaacaya waa BUUSI saan malaynayo?

  • @OmarAli-wk8kd
    @OmarAli-wk8kd 9 лет назад +1

    LB CHANNEL @NABADRADSHE CABDULAHI1989
    sxbyaaal waa sidaad sheegteen heestaani wa ruwaayadii dab jaceeyl kari waaa e uu lahaaa xasan ganeeey habiinkii ruwaayada in laqaban rabay ruwaayada sahra axmed weey imaaan weeysay oo weey baaqaty sababta eey ku baaqatay na waa lawada og yhy saan filaayo wax dhib ah kuma maqneeyn lkn arin u qaas ah ayeey la imaan weeysay habiinkaaa waxaa badal keeda lo qaatay khdra daahir o habiinkaas booskii sahra gashay heestaani kaligeed ayeey qadaa sahro wax talan taali ahna ma jiraan heestu waxaa kaga horeeysay khadra saan taarikhda ku haayo sxbyaal hadaan khaldayna hala iisaxo

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 8 лет назад

      +Omar Ali Waa sida aad sheegtay laakiin heestan sdoo kale Cabdi Cali Baacalwaan ayaa qaada, aan kkugu daree laxanka waxaa iska leh AUN Axmed Nuur Jaangow.

    • @abdullahihersi3692
      @abdullahihersi3692 8 лет назад

      Riwaayadda waxaa Waqooyi ka dhigay oo Originalka dhigay Sahro Ahmed. Laakiin markii Xamar loo soo qaadayey ayey Sahro Ahmed Uur yeealatay deedna sidaas baa Khadro loogu bedelay oo ku gashay booskii Sahro. Riwaayaddana waa sida aad sheegteen "Dab Jacayl kari Waa" Waxaa Arbe ka ahaa Ahmed Ali Egal oo ay Qalanjana u aheyd Amina Abdilaahi Hersi. Sidaas ula socda. Laxanka Riwaayadda waxaa sameeyey Cigaal iyo Jaangoow.

    • @jeylanikhaliif4611
      @jeylanikhaliif4611 8 лет назад +1

      Allah kabaqa

    • @Abdi_AlSheikh
      @Abdi_AlSheikh Год назад

      ​@@abdullahihersi3692❤❤❤

  • @yaasinahmad4312
    @yaasinahmad4312 6 лет назад +2

    dad kani sharafka iyo milgaha laha ayow inaga fogeyay afweyne qadhmun badan umad dhan bow isku dayay inow layo awalba fa'ido ma laheyn dar'od socod ku xar xuni cararka iyo cayda wad ka wada sineydene

    • @aminahasan1394
      @aminahasan1394 5 лет назад

      war yee qaniisoow dadka dhinday amaan hakaa heelan ciyalasuuq yahaw cuq dadaysani hees miyaad quraan mooday jahil aqiro anan agayn badahay

  • @nabadraadshe2931
    @nabadraadshe2931 9 лет назад

    Suldaan Qawdhan, waxaad hhestan soo bandhigtay 16kii Augost 2011, qof la yidhaahdo Ahmed abdi ayaa ugu dambeeyey, 12 bilood oo la soo dhaafay ma jiro qofkale oo wax ku kordhiya !!! waa Yaabka yaabkiis,

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 лет назад +1

      Haa suldaan waa sidaad sheegtay. Anigu waxaan is idhi dadka daawada ayaa ah dad dhalinyaro ah oo qurbaha jooga oo aan xiisayn ama aan fahmayn heesaha Soomaaliga.