H.E Khayre oo jeediyay Khudbad Taariikhi ah oo ruxday dareenka dadkii dhegaysanayay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 51

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 3 месяца назад +7

    Wadigi so maray xukunka e noqday PM ugu horeyey e awod buxda la siyey sow kuma qadin qabyalad iyo xukun jacayl o kama hor iman madaxwaynihi ku siyey fursada

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 3 месяца назад

    INSHA ALLAH next President 2026

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 3 месяца назад +1

    Maasha Allaah,qudbad horumar iyo wanaag fara badan ka muuqdo.

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 3 месяца назад +1

    Maansha Allah tapaarakallah. Madaxweyneha mustabilka Insha Allah aamiin

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 3 месяца назад +1

    Soomaali nin uroon iyo mid udaran garan maysee,qabyaaldaa nala dagtee Allow noo door.Aamiin

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 3 месяца назад +4

    Anigoo daarood ah Khayre madaxweynaha mustaqbalka Khayre iyo Farmaajo ayaa somaliya dhiso karo, inshaa Allah

  • @hodannuur8962
    @hodannuur8962 3 месяца назад

    Viva qeyre❤

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 3 месяца назад

    Allaha adoo kale noo badiyo guul iyo gobanimo

  • @hodannuur8962
    @hodannuur8962 3 месяца назад

    Madaxweyne ❤❤

  • @Notorious9111
    @Notorious9111 3 месяца назад +1

    Khayre dabadaa dadkii iyo dalkii waa marxuumay

  • @Asiyo-t6m
    @Asiyo-t6m 3 месяца назад

    Guuuuuuul daacadii oo qof ah khayre

  • @Geranuke
    @Geranuke 3 месяца назад

    Badbaado qaran. Waa waxa aan la ilaawikarin in aad suuqa xamar la dhex lugaysay qaran dumiska somalia adiga oo rabshaya dawladdii aad ka tirsanayd.

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 3 месяца назад +1

    hssn waa ku fican yahay hadal lkn waa qaa,in marka qof jira mahan

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 месяца назад

    Khubad sare ❤❤❤❤❤

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 3 месяца назад

    😇😇😇😇😇😇

  • @ahmedmoalimosman139
    @ahmedmoalimosman139 3 месяца назад

    Waa Raisul wazarihii ugu Fursada fiicnaa
    Xilkiisa xorta u ahaa ee madaxweynaha uusan fara gelinin
    Taa badalkedii waxa uu khiyaamay madaxweynihiisi iyo umaddii somaliyeed
    Kheyre Wan ku baranay nin kursigii seedigiis damcay ba tahay😂😂😂
    Oo ka shaqeynaayay doorasha dadban
    LA shaqeynaayay cadowgii umada somaliyeed

  • @AbdullahiGuled-q2q
    @AbdullahiGuled-q2q 3 месяца назад

    Khaa’inu wadan haduu jiro waa qofkan hadlaya
    Nasiib daro

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 3 месяца назад

    Waxaan anigu Aaminsanahay khaire somaliya ama wuu iibsanayaa Ama dhibkuu ka saari doona hadalka waxaan idhi 6sano ka hor ilaa hadana waa Aaminsanahay

  • @Cabdi-i5m
    @Cabdi-i5m 3 месяца назад

    Madaxweyne honey u soco

  • @CabdinuurCaliCabdulaahi-jp6cd
    @CabdinuurCaliCabdulaahi-jp6cd 3 месяца назад

    Waxaas waxaa kahoreeya amni

  • @MawliidAadanmuumin
    @MawliidAadanmuumin 3 месяца назад

    Fursadu marbay kusoo martaa wakhtigaagii waa soodhamaaday annaga god laba jeer lanaga qaniini maayo

  • @jaameyechannel7999
    @jaameyechannel7999 3 месяца назад

    ilaahaw murug iyo dhibaato hanagalin nimankaan istoo xayaa midba malin balaayo mehee waxbaa wanaagsanadey ma waan afkoodu karin bal qof meel kasta in uu iscaayo lataagan melwalba yuu kasugayaa in ay amanan

  • @axmedhhashi428
    @axmedhhashi428 3 месяца назад +2

    Mafahmin qudbadiisa ma qudbad musharax madaxweynaha.khayre soomatihid ninkii anagoo kuuheelan rajadeena dowladnimadane ay cirkaa maryeyso soomatihid ninkii dibudhaca maanta nahaysata nagukeeney oo koox kubiiray qarandumis iam sorry khayre

  • @momar6822
    @momar6822 3 месяца назад

    Somalia waa meel nin doorka aqoonta iyo wadaniyada leh la fogeeyo, kan duliga ahna lasoo dhoweysto. War ninkaan iyo Farmaajo ha lasoo celiyo haddii la rabo in dowlad laga heebeysto oo sharaftii iyo karaamadii dadkaan iyo dalkaan soo celiso. Haddii kalena, waxba yaan leys daalinin; kan qabri qodaha ah iska heysta.

  • @Daqare666
    @Daqare666 3 месяца назад +1

    QARAN NINKII QABIIL KA DOORTOOW MA NABAD BAA

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 3 месяца назад

    Mj ku dooran meysee ha is daalin eeboow😇😏😁🤣

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 3 месяца назад

    Khayre Khaayin.
    Dadka waxaad galisay Rajo Waxaanad tustay Qabyaalad oo ma jirto cid ku aaminaysa oo kii ku Maamuusay ayaad Cuntay

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 3 месяца назад

    Somalidu waa umul ilowsha dhawaa sokii khainu wadan kii soma aha

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 3 месяца назад

    Khaa in kaaste daadka ruun loow umoodaan maarkaad jootaay caaruurta maxaa waax uguu khaabaan waaydaay.

  • @kadirismael704
    @kadirismael704 3 месяца назад

    Madax.weynaha.mustaqbalka

  • @liibancartan8591
    @liibancartan8591 3 месяца назад

    Bada xagay ku taala

  • @miiganchannel6061
    @miiganchannel6061 3 месяца назад

    Kaluunka badakujira manoorwey baakusheegtay qain afmacan malinkiidalka lugu dhiibo dhagaxalakar sanaya inkastoon ku taager sanahay madama Aad faaka jeceshay ina Adeerkeyna waad tahay

  • @abdurahmanyusuf5012
    @abdurahmanyusuf5012 3 месяца назад +1

    BERNTII HORE AYUU KU CELINAYAA BEENAALE

  • @thesavant99
    @thesavant99 3 месяца назад

    This guy was The reason Farmajo lost the election a man that cannot follow the chain of command

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 3 месяца назад +1

    Benaale

  • @FaisalJama-zt3yz
    @FaisalJama-zt3yz 3 месяца назад

    Somalian, please, brothers and sisters do not waste your time. this is is a criminal, we know what he did. he sent your brother to our enemy, even though, this guy knew they will kill him. so, please do not waste your time on this criminal.

    • @HappyArchaeology-zl5ok
      @HappyArchaeology-zl5ok 3 месяца назад

      who will kill him???? Dont just talk teeda kale hadii aad soomali tahay kuhadal afsomaliga oo daa af afkaaga ahayn oo hau arkin hormar waa qeyb kamid ah Gumeysigii oo kuhaya

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 3 месяца назад

    Maaxaa gaagaalaay Minnesota soomaaliye daadka xaasuukhiijiirtaay khaar naah caadoow kaabsaan jiirtaay

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 3 месяца назад

    Aduunka daadka daadka uguu tuugsaan baa waaraamah.

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 3 месяца назад +2

    Waxaan hubaa ninkani hadii uu la sii shaqayn lahaa farmaajo inuu noqon lahaa shakhsiga labaad ee soomali loogu jecelyahay farmaajo markuu xukunkiisa dhamaystana isaga la dooran lahaa nasiib xumo waxaa ka caqli badiyay kooxdii tuugada ahayd ee la magac baxday khiyaamo qaran ee hassan dhiiqo hor boodayay oo saaxiibkii farmaajo ka hor keentay runtiina intuu uu xilka hayay wax badan oo wanaagsan buu qabtay waxaanse kula talin lahaa inuu khaladkii hore saxo oo ragiisii hore dib ula midoobo si loo helo xulafo siyaasiyeed oo awood u leh inay hogaanka dalka qabtaan soomalina dhibtan ka samabixin karta aafada ugu weyn ee manta jirtaa waa musuqmaasaq xitaa al shabab ka xun oo madaxweynaha iyo reerkiisii dalkii ku hayaan alle soomali ha badbaadiyo

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 3 месяца назад

    google buuh kaa so printed gareyed Somali buh kuuh berlaxawsanayah waah qaa, inweenaday waah aafkah baarkiisa. Faramajo wax uuh dhamey Somali maah lahan waanah kiih luugaha haaystay hogan kaa, uuh radiin waakee

  • @abdiazizrabi8941
    @abdiazizrabi8941 3 месяца назад

    Nin fiican ayaad ahaan jirtey lkin iskatuur murtadka

  • @maxamedmuuse3890
    @maxamedmuuse3890 3 месяца назад

    Somaliland Waa talaabsatay Ee Niicda kala hadha

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 3 месяца назад

    somaliland ku xumeee ayaaaa la yiraaaah

  • @abdiazizrabi8941
    @abdiazizrabi8941 3 месяца назад

    Maxaad xasan cali khayrow gaalka murtadka aha isugusawirtey
    Miyaad kacabsan mise adiga ayaa Murray isqarinaya

  • @maxamedmaxx
    @maxamedmaxx 3 месяца назад +1

    Copy and paste Obama speech’s and Style 😂😂

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 3 месяца назад

      At least Obama does not read a paper; he says it with passion and inspiration that energies listeners and viewers alike, but this guy is fraudulent

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 3 месяца назад

    Tuug nin somaliya itopia uu gacangaliyaa.jaajuus

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 3 месяца назад

    Maroorsadeeee khayr ma lahaaaa guuul abgaaal iyo habar gidir

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 3 месяца назад

    Maasha Allaah,qudbad horumar iyo wanaag fara badan ka muuqdo.