Sh Mustafe Wuxuu Weerar Ku Qaaday Siyaad Bare Muusana Wuu Ka Aamusay | Sh Abdirahman Bashir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Sh Mustafe Wuxuu Weerar Ku Qaaday Siyaad Bare Muusana Wuu Ka Aamusay | Sh Abdirahman Bashir
    #siyaadbare
    #shmusrafe
    #bashir
    #maalmaha
    Asc walaal waan ku salaamay sln kadib ku soo dhawaaw maalmaha media oo ah meel lagu soo gudbiyo muuqaalo aad wax ka faaideyso waxaana kaa codsanaa inaad ka qeyb noqoto hormarka channlka
    noogu caawi
    ✔LIKE-TAADA
    ✔SHARE
    ✔IYO WIXII FAALO COMMENT AH MAHADSANID
    #dhiiro galin #wacdi iyo #waano
    ✔Qof walba waa loo ogalyahay in uu la dago muuqaalka haddii uu ka helay ama uu rabo in uu la wadaago walaalaha muslimiinta ah si uu wax ugu faaideeyo
    ✔Everyone is allowed to download the vidoe if he/she like or need to share muslim brothers in order to give advantage
    ✔hada noogu soo biir si aad ugu faaideysato muuqaalada aan soo dhigno / @maalmaha24
    - Contact us : asady8393@gmail.com
    -Copyright © Ⓜaalmaha

Комментарии • 156

  • @Raabi70
    @Raabi70 Месяц назад +4

    Sheekh mustafe xaaji ismaaciil ❤ irbad caaradeed ka gaadhi maysid

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi Месяц назад +2

    We love sheikh mustafa, wuun ka hadlay tacaditadi kacaanka u gaystay waan diiniyan inaad baadka iyo dulmiga ka hadasho oo aadan daawan,waan suaal valid ah why uga hadashay kacaanki muuse oo magaalooyn duminayana shacab dhimanayo uga aamustay,isagaan ka jawaabi kara kana aamusi karo.

  • @DFarah-ih4rw
    @DFarah-ih4rw Месяц назад +4

    Well done sh/c/raxmaan.

  • @cabdilahidahir345
    @cabdilahidahir345 Месяц назад

    ILAHAY shekh mustafe ha caafiyo oo ha nabad yeelo marwalba

  • @user-vx9wy1ww2y
    @user-vx9wy1ww2y Месяц назад +6

    Mashallah tabaraka gul sh Cabdi raxman runta innan shegno dhaqan yan uu lenahay

  • @ahmedaden6604
    @ahmedaden6604 Месяц назад +8

    Sh Mustafe jiritanka somalia waa muqadas ayuu iminsanyahay Itobiyana waa cadow, sharaxaarada aad rabto magaran

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Месяц назад +3

      Mashaa Allaah. Sax waa kula aaminsanahay. Laakiin sartu waxay kaquruntay. Hadii wiilal dhalinyaro ubadan dab lagu shubaayo oo Muuse Biixi leeyahay dagaalka gala. Sheekhuna uu aamusan yahay. Oo uusan lahayn war dadkiinaas usii socda Laascaanood hadaad kudhimataan waad ku Naargaleysaan waayo Umadd Muslimiin ah oo idin yiri shalay in aynu wax isku darsano waynu ogolayn, hadii maanta intaaso qof ah ay inaga dhimatay, Cadaaladdna aynu idinka Waynay inaga baxa iyo maya waynu idin layneynaa. Dagaalkaasi ay kule'anayaan dhalinyaradaasi labada dhinacba Khasaaro wayn buu ahaa. Sheekhyadda ree Woqooyi galbeed mid iyo labo ma'ogiye inta kale wey aamuseen. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hanawada hanuuniyo Soomaalina Allaha Mideeyo. Aamiin yaa Rabbi

    • @hamdamohamed4155
      @hamdamohamed4155 Месяц назад +1

      Walaalo hadii sh cali xirsi uu hadlay sh umal hadlay sh xaliike hadlay qof walba mawaxaad doonaysaan I sidaa doonaysaan uu u hadlo waa yaabe
      Mida kale godkaa maanta reer laascaanood la galiyay reer s/land horaa loo galiyay iyada soomaali maalin walba reer baa meel lagu baabinayaa oo munaafaq gaalo soo dirsatay baa mashruuc ku fulinaya iskamana garanayno oo shaadh reer hebel ah buu xidhan yahay
      Markaa qofkii afkiisa iyo adinkiisa kaa haysta nabad gali

    • @daawadmedia8702
      @daawadmedia8702 Месяц назад +2

      Muqadas maaha, mana dhihin Sheekh Mustafe beenta ka dhaaf.
      Aniga reer koofur baan ahay, waxaa muqadas ah oo kaliya Diinta Islaamka.

    • @hamdamohamed4155
      @hamdamohamed4155 Месяц назад

      @@daawadmedia8702 muqadas micnaheeda soo baro

    • @moali27
      @moali27 Месяц назад

      ​@@daawadmedia8702Sheikh Mustafa xuduud gaaleedka inuu diiday buu sheegay qudbo dhowr ciid kahor

  • @MadiinaCity
    @MadiinaCity Месяц назад +5

    Wadaad baan ahay dad muslimin ah na bil ramadan la duqeynaya. Dhulka islamkana waa lakala jari anigu waxan fahmi karo maahan. Soo tii xaddisku aha muslimintu waa hal jir oo isku danqada. Mufakir baan ahay wax gadmaaya ma ahan. Alaahu aclam

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 Месяц назад +1

      Dhul islaam Oo isku yaal halkeed ku aragtay ka carabta Maad arag ka caalamka Oo dhan Maad arag somaliland waa dawlad islam ah Oo waliba la dulmaayo sidaa ulla soco

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 Месяц назад

      ​@@yasinismail2733sool iyo sanaag somaaliland kama mid aha ma qasab baa

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 Месяц назад

      ​@@yasinismail2733 iswaydi adigu su,alahan waxad tidhi s/land wa dawlad la dulmiyayo
      1, dawlad la aqonsan yahy miya?
      2, yaa dulminaga ?
      3, s/land majira dulmi ay gasho s/land o ay qaba,il somaliyed ka gashay?

    • @yusufelmi9121
      @yusufelmi9121 Месяц назад

      @@yasinismail2733, Soomaaliland waxay rabto ahaato laakiin SSC kama mid’aha maamulkaas shaydaani ah oo dadkayaga xasuuqay!

  • @contrasttransformation473
    @contrasttransformation473 Месяц назад

    Mashallah sheekh Abdirahman

  • @BadriDahir
    @BadriDahir Месяц назад

    Abti adiga sheekh mustafeba waanu idin jecelnahay, Qudwo ayaad nootihiin ALLAHA idin xifdiyo.

  • @CabdiAadan-ik7fo
    @CabdiAadan-ik7fo Месяц назад +1

    Mansha allaah

  • @Dari123
    @Dari123 Месяц назад +1

    Great

  • @HassanHassan-rs3qh
    @HassanHassan-rs3qh Месяц назад

    Masha'allah Sh C/rahman Bashir ❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @dauudyare9173
    @dauudyare9173 Месяц назад +4

    Masha Allàh sheq mustafa Allaha xafido

  • @choukriali1710
    @choukriali1710 Месяц назад +3

    Adeer qoosh kaaga walaqqo oo mustafe iskadhig xiss

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Месяц назад

      waar wuu u hiilinayaa, dhag wayn caadiyaa tahay. Mise saddex shubkuu kuugu dhacaa.

    • @socodman4391
      @socodman4391 Месяц назад

      Ha la yaabin sxb wa doqonti nabi saleban u hiliyay ​@@NewsFusion24

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 Месяц назад +6

    Shiikh kahadli waayay duqayntii 8da Bilood ee laascaano
    Garan maayo waxaan dhaho

    • @user-bm8uy7ut4v
      @user-bm8uy7ut4v Месяц назад

      duqayn jeclidaa ilaahay meel kale ha ka siiyo duqayntaa laascaanood lala jecladay aan jiriin

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr14 Месяц назад +1

    Adna miyaad bilowday sheekh waa cajiiiib 😮😮😮

  • @user-rs6jp8vt8k
    @user-rs6jp8vt8k Месяц назад

    Warya siuasaduu
    Wa waali
    Marka sh musatafe
    Madonayo
    Inu washo
    Sidaada
    O kale

  • @Daacibilan-db
    @Daacibilan-db Месяц назад +4

    Adro ILLAHAY cafimd ha ku siyo, sheikh mustafa waa sheikh sharaf iyo qiimo leh, sidad o kale mah

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d Месяц назад +2

      ..cuqdaad iyo xaasiid miyaad u haysa sh cabdiraxmaan bashiir ..😂😂😂 allaaha ku caafiyo ....mufakir c bashiir wuxu yahay unbu ahaan

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl Месяц назад

    Allahu akbar masha allah shiiqeen allah ku xafido ilaahey ha ku kordhiyo caqli ilaahey ku siiyey waa hibo ilaahey bixiyo.waan kuguu duceynayaa walaalkey hadana ah shiiqeyga aan wax ka kororsado.waan kugu raacey waxaad ka tiri shiiq mustafa.runta ayaad ka sheekaye.walaal soomaalida qabiil ayaa lafaha kaley.oo waxaad arkeysaa dad qaldan oo la difaacayo waxaan isku nahaye qabiil.shiiq hadaan runta kuu sheego shiiq mustafa social media ma soo galo marka dad ayaa muxaadarooyinkiisa si qaldan u isticmaalayo.oo xitaa shiiq mustafa yiri oo laga been sheegayaa hada kor ayuu ka hadley.shiiqa hadey been iyo caye ka faafiyaan ajar ayuu helayaa.marka aniga dadkeyga soomaaliyeed aad iyo aad ayaan u garanayaa oo mudo 20 sano ayaan cuminitiga soomaalida ka shaqeynayey somali cummmunity toronto.so qabiilada soomaalida jaamacad ayaan kaga soo baxey.oo qabiil godka ilama galaayo.dadka jabuutiyaanka ah qabiil ma yaqaanaan .mahadsand shiiiqeen

  • @Ramadan-ng4lb
    @Ramadan-ng4lb Месяц назад

    ❤Salam Aleykoum

  • @user-tr5uh8cv3f
    @user-tr5uh8cv3f Месяц назад

    Waad xanuunsanaysaa

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @G0_n3
    @G0_n3 Месяц назад

    Sayyid Gotb wa ikhawaan 😢

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Месяц назад +2

    Qof walba sheekh looguma yeeri karo fadlan! Ruux haduu siyaasad dhex dabaasho cimaamad culimana dhinac ka hagoogto culimada qaarna uu aflagaadeeyo looguma yeeri karo culimo.

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i Месяц назад +1

    Sheikh waxaad waydiisaan adigu kama yarid sh mustafe dhibtii siyaad bare dadka ku hayay maalinkaliya ma hadashay jawaabtu waa maya maxaad hada muuse uga hadlaysaa adigu isku jawaab

  • @theruler411
    @theruler411 Месяц назад +2

    Sheikh Mustafe qaxooti gaalada hois fadhiya maha. Sheikh ah kale aagmd sheegayso. Gabdh yar ayuu xumeeyey oo wanted waaye.

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 Месяц назад

      Kkkkk sh, mustafe wa teer Norway ma dawlad Muslim ah ba mise dhalashu ku joga

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 Месяц назад

      Wuu kasoo guuray hargeysa ayuu degan yahay sannado badan

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 Месяц назад +2

    Sh a/raxmaan inkastoo arintii shiicada Aad Ku Qaldantay midan sheekh mustafa waad ku saxan tahay.

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Месяц назад

      Wuu kasoo laabtay, bari hore ayay ahayd taasi.

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 Месяц назад

    m.a dhmntin alle haydin xafido

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @captainusopp4395
    @captainusopp4395 Месяц назад +1

    sheekh mustafe waa somalilander yeela ama diida sidaa sheekh sudeysi oo kala

    • @DHEXDHEXADIYE
      @DHEXDHEXADIYE Месяц назад

      Adiga kaalay oo ka dhig munaafaq baa tahay

  • @Ghedi1965
    @Ghedi1965 Месяц назад

    Culumada reer Waqooyi waa ka aamuseen arinta Ethiopia iyo dhibaatada kajirto Koofurta Soomaaliya

  • @user-yu4do9kw7l
    @user-yu4do9kw7l Месяц назад

    Wa idoor un waxba yaan kagu karamo seegina wayo idoor wa gaalo sheekhna maleh sheekh mustafena kow bu Ka yahay

    • @user-bm8uy7ut4v
      @user-bm8uy7ut4v Месяц назад

      adaa gaalo gaalo dhashay ah oo bila nasaab ah daarood dad wada dhashay mahaa waa dadka somali marka laga hadlayo ugu khaniisiinta badaan ugu dhiloda badaan ugu munafaqda badaan daarood waa wada fircoon daarood waaa ceebtii oo socotaa dumarka daarood iyagoo siilkooda ka sheekaynaya bay quraankiina ceebaysay oo jidhka uraya ku qortay waa wada iimaan oo dhilada africa ugu wayn ah waa ceel siilkeedu noockasta galay shahwaad waxii aduunka jiray waa lagu shubay iimaan ayaan xirsi wariis dhilooyinka daarood ee aduunka oo dhan ku biyo baxaan

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Месяц назад

    HAA WALLAHI MUSSE BIXI FESAL ALI WARABE IYO DANNI XEERAG WAYE 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ahmedhani6670
    @ahmedhani6670 Месяц назад +2

    Adiga maa tahiid deee sheekh mustaf runta diideeysa miya

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Месяц назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Месяц назад +1

    Dulmiga lagu sameeynayey meeshuu ku noola inuu ka hadlaa uu ka dacwi galiya maxaa u diidey

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Месяц назад

    OROMOO VISA LA AN JOGAN DALKA SABAB FADLAN ABAYO BRO MAMA PAPA 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Месяц назад +2

    MUNAAFAQ DAAROOD U RARAN!!!!!.MASAAJID INTAAD SOO ISTAAGTAY, AYAA TIDHAAHDEEN SOMALI BAA LAGU JIHAADAYAA!!!!!!.SIYAAD BARE, SAYID BUU AHAA, CIDUU U AHAA WAA LA TAQAAN!!!!!.

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila Месяц назад

    [وقفوهم إنهم مسؤولون]
    Sheekhii kagaab sadaa Dhul islaam oo bad baado ubaahan waa laweydiin khayaanadaas amaama llaaah...

  • @mumtaasawilali
    @mumtaasawilali Месяц назад

    Sheekhu iminka waa da'a barigaasna dhalinyar ayuu ahaa.

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Месяц назад

    Xaqiiqda taasa sheekhow waxaga ada leh fikirkaaga adaa leh

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w 22 дня назад

    Ciladda shiiga ma ahan ee ciladda waa kuw soo jar jaray

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 Месяц назад +1

    Inaaa iska aaamusto baaa kuufiicnayd
    Mustafa iyo adiga waxaaa ka shaqeysaaan waa qabyaaalad
    Muse juudaaan dhibaaatada ugeystay qof Qarinkara majiro

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl Месяц назад +2

    Laakiin ogow inuuyahay ictisaam

  • @Jamac20
    @Jamac20 Месяц назад +1

    Somalidu ninka Ina adeerka ay yihin wax kama sheegan si walba daalim u yahay haduu 1 million dad xasuuqey ka hadli maayo. Shikh Mustafa siyasinta isaaq wax kama sheego

    • @somnews6954
      @somnews6954 Месяц назад

      Truee

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Месяц назад

      Cudur issaq Aya faqash haya dawona maleh akkakkak issaq abiidkin bad adoon u ahan dontan

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Месяц назад

      Cudur issaq Aya faqash haya dawona maleh akkakkak issaq abiidkin bad adoon u ahan dontan

  • @Umo580
    @Umo580 Месяц назад +1

    SHEKH HADAAD TAHAY MAXAD UGA HADLIWEDE XANSUUQI GOBOLKA SOOL WAXAN AR KAY ADO DHINACASARAY SNM

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 Месяц назад +3

      Muslim hadad tahay maxad uga hadli wayday xasuqi faqashta iyo dadki intay iska dilan Somaliland ku masabidi jiren waka weli afka isku dubanaya

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Месяц назад +1

      SNM sowtan nabar aan daawo lahayn idinku noqotay faqashay kakkakakk

  • @mohammedhassanademadem
    @mohammedhassanademadem Месяц назад

    Hooyada waas djibouti dayoos siilka habliheena 😅

  • @Abdi-jn6pd
    @Abdi-jn6pd Месяц назад +6

    Cheick abdourahma Bachir wa benakeh wa siyasidon waha ou gadanay 3 bisharo

    • @jameelvlogs474
      @jameelvlogs474 Месяц назад

      😂😂😂 somali soo baro

    • @guleit89
      @guleit89 Месяц назад

      Bal car Garo😂😂😂😂

    • @mojama1234
      @mojama1234 Месяц назад

      😂😂😂😂 inaadan somali aheyn commentkiga ayaa fashilay 😂😂

  • @XamaadaYt-cs6uj
    @XamaadaYt-cs6uj Месяц назад +1

    M.a

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Месяц назад

    Qadaadwheeneey amiina sheek Mustafe waa nin Somalilander aah and he was SNM. He will never part of you Munaafiqiin!

  • @zakihaile9736
    @zakihaile9736 Месяц назад

    Sheikh matihide khaniis jabuuti laga soo tarxiilay baa tahay

  • @axmedhassan6167
    @axmedhassan6167 Месяц назад +1

    Laakiinse Sheekh sow xaq maaha inuu ka hadlo ninka mujrimka ee dadka ku xasuuqay laascaanood rumtana u sheego inaanay banaanayn dhiiga umada islamku midii maxamed siyaad bare na ka hadlo taasi miyaanay qabyaalad ahayn

    • @بكاه.الزمان
      @بكاه.الزمان Месяц назад +2

      Sheekh Mustafe iyadoo carruur ay isku reer yihin Hargeysa iyo Burcaba lagu laayey buu khudbaddii Jimcaha galey oo keliya uu yidhi ha tagina meesha mudaharaad ka socdo. Aad baa loogu xanaaqey. Nin waxaas gala ma aha.

  • @DFarah-ih4rw
    @DFarah-ih4rw Месяц назад +3

    Af ku dhiigle cabdi xirsi midabkiisa dhabtaa ma la wada arkay. Cagtii joogsan waydaa marbay ceeb la kulantaa!!!!

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l Месяц назад

    Isku si' bay wax u cunaan,

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila Месяц назад

    Sheekh mustafa Oo Qazza muxaadara uga hadlay,
    Laa,kin kagaab saday lughaya iyo Zeylac,
    Qazza waa Dhul islaam
    Lughaya Barbara iyo Zeylac waa Dhul islaam?

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Месяц назад

      Maxad kaqaban karta ma awood ad kujoojisid bad ledahay Ina dhilo silkii hooyada meel kusheeg

  • @amareto5772
    @amareto5772 Месяц назад

    Oo Suldaan jaa'ir yaa xaqqa u sheegaaya haddii ay cullimadda u sheegin?!
    Al-ciz ibn Cabdul-Salaam, Mufti Dimishiq, ayaa maqlay in dowladdii ka talinaysay berrigaas in ay hub ka iibinayso Saliibiyiintii gaalada. Salaadii Jimcaha, oo Amiirkii waddanka ka talinaayay u hor fadhiyo Sheekha, ayaa Sheekhii yiri:"Waa xaaraan in gaalo hub aad ka iibisaan oo Muslim ku duulaaya". Sheekhii waa la xeray, laakiin waajibkiisa waa ka baxay.

  • @MucadCabdi-ne6ww
    @MucadCabdi-ne6ww Месяц назад

    Wadaadkan cabdi raxmaan la yidhaahdo waa in aad la iskaga jiraa

  • @TARBIYATALEEM
    @TARBIYATALEEM Месяц назад

    Sheekha haduuna macruufka farin munkarna reebin maxaa laga faaiidayaa!!!?

  • @mohamedfarah4400
    @mohamedfarah4400 Месяц назад

    Is better to defend your point of view not other part instead of

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 Месяц назад

    ARDAY MACALINKISI INKIRAY
    WAA KAN REER JABUTIGA AH OO KALE , ISMACIL CUMAR GEELE OO HABRA WADAGA AH BAAD SI WALBA U CAYDAY ILA HABLIHISA RAGA QABA GACANTA GALISE MA SIYASAD BAA WAXASI WAAR SIDAA WAX KA BADAL

  • @nuraali7610
    @nuraali7610 Месяц назад

    Horta odeykan miyanu ilahay ka xiishon bal miyanu ogeyn cabdi xirsi carurtu kufsada waa qof darood oo dhibeyso nicmad issaq iyo somaliland.Darood culimadodu ma laha aqon madi iyo mid aqiro.Tusale darood culimadodu qabyalad iyo xasidnimo aya calosha ka buuxda

  • @user-ju2ee8cu1q
    @user-ju2ee8cu1q Месяц назад

    Free falastin 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Месяц назад

    1977

  • @isseyare837
    @isseyare837 Месяц назад

    Mustafa was SNM

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Месяц назад

      Hada silkii hooyada bu noqon laha Ina dhilo silkii hooyada meel kusheeg

    • @isseyare837
      @isseyare837 Месяц назад

      @@sagiimamoula2263
      Walaalo maxaad ii caayay?
      Madaxweyne muuse biixi baa sheegay plus dadka oo dhan baa ogaa inuu SNM AHAA lkn wuu ka toobad keenay hada

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila Месяц назад

    Aakhira waa laweydiin sheekh mustafa iyo Sheekh Dirir ka aamusidii lughaya iyo zeylac oo xabashi lagu wareejiyay.

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v Месяц назад

    war oraaad afka uraya dadka kala fadhiiso siilka hooyada wasee khaniisyahoow

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg Месяц назад

    Cabdi xirsi maaha sheekhe waa munaafaq umada kala geeyo

  • @wabaxa
    @wabaxa Месяц назад +2

    WADAADOW BEEN AYAAD SHEEGTAY DULI FOQOL DULI
    MUSTAFA REERKIISA MARABO IN UU DUL MIGA KA CELIYO
    GAALNIMO GALEE KAMA KHABAN UMAD MUSLIMIIN AYEE XASUUQEEN KAMA OO SAN QABAN
    ADIGU WAXA KA HADLEESAAA

  • @abdirizakawaleh3243
    @abdirizakawaleh3243 Месяц назад

    Imika ma sheekh mustafaad isku dhererinasaa

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 Месяц назад +1

    Odaygan wreeray 😂

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila Месяц назад

    Lughaya iyo Zeylac in laga aamuso cudur daar maleh!!!

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj Месяц назад

    Abdirahman iska aamus waxba ku hadli mayside,shiekh Mustafa iyo adiguba qabiilistayaal baad tihiin,abdi xirsi xaqu ka hadla umada somaliyed waa nin wanaga kala hadla

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Месяц назад

    🎉😂😂😂😢😢😮😮😅😅😅😊😊

  • @somnews6954
    @somnews6954 Месяц назад

    Banu Axmed is difaaca waligiinba….ciise iyo isaaq waa masiibo Somali dhex taala…sh kusheeg mustafe Burco waa nin isaaqism aaminsan oo siyaad barre naca waligay markaliyaan dhagaystey nin walba sheekhiisa haku eekaado

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Месяц назад

    😂😂😢😢😮😮😮😅😅😅😊

  • @MegaSacad
    @MegaSacad Месяц назад +2

    sare waa Allaah. diinta iyo siyaasaddu meel ma wada galaan. beenaale baad tahay.

    • @faisaladam8225
      @faisaladam8225 Месяц назад

      Siyaada Macneheeda ma taqaanaa Waa beenlow Dadka been u sheega

    • @AbdiXafid-ur6he
      @AbdiXafid-ur6he Месяц назад

      Siyasadaa halkee ayabaa laka kenay hortaaa

    • @aliabdillahi6904
      @aliabdillahi6904 Месяц назад

      Sare waa allah lakin nabi muxamad scw rasuulna wuu ahaa diinta fidinaya madaxweynihii dowlada muslimiintana wuu ahaa

  • @user-ky5jr1wi9k
    @user-ky5jr1wi9k Месяц назад

    Ninkan reer Djibouti
    Waxuu rabaa duulanka ay soomaaliland kusoo qaadeen inuu
    Qayb kanoqdo shiikh mustafe

    • @manitbaacy3413
      @manitbaacy3413 Месяц назад

      Aabahgii oromoka sheegan jirey was . Duulaanka Muuse Juudaan baa soo qaaday . Dhiigyacabka aad awgii u caayayso sheekhan.
      2 nin oo reer Juudaan ah ayey Canfar gowracday sabtidii meel Awash la yidhaah . MUUSE Juudaan muxuu ka yidhi ? Nacalaa Itoobiyada aad walaalah ku sheeganaysaa ku yaaal iyo Juudaan oo 2 Sano xaaraan ah ku fadhiya .

    • @salahnur6517
      @salahnur6517 Месяц назад

      Adigu jaaanjaan baa tahay waxa laga hadlayo fahan

    • @DeeqoCaliCusmaan-xi8tj
      @DeeqoCaliCusmaan-xi8tj Месяц назад

      Waa xiligii dagaalka laascaanood socday weeyan maanta moojeedin wll af xumada iska daaya youtuber kana Allah kacabso

  • @yasinismail2733
    @yasinismail2733 Месяц назад

    Waa laysku ciyaarayaa Ee muslimka aduunku dawlado Kala duwan ayuu leeyahay maxaa u sheegan waydeen Ee sheekh mustafe u weeraraysaan ma ta somaliland Oo qudhaa ayaydaan ogolayn 😂😂😂 waa laydinku fahmay sheekh mustafe waa sheekh allah swt iyo nabigisa maxamed scw yaqaan waxan aad ka sheekaynaysaa waa waxaan jirin Ee sheegashada dal iyo dad aydaan waligiis xukumi karin iska daaya wa bilaahi tawafiiq

  • @JosephGrage-yk6gq
    @JosephGrage-yk6gq Месяц назад

    Adiga iyo abdi hirse waxaad tihiin kuwii layiri yumal qiyamaha shiekh isku Sheeg badan ayaa iman diinta yaqanah afka dhafsaneyn

  • @fatuuhussein5233
    @fatuuhussein5233 Месяц назад

    Adigu Djibouti inay gaalkasta imado kmad hadlin qiyastii adoo ku tegersan somaliland hday Ethiopia danno ka heshiiyen wxd lasoo istagtay on lalaayo dad muslimin oo somaliland daga

  • @suldaanmaxamed8828
    @suldaanmaxamed8828 Месяц назад

    Cabdi xirsi waa munaafaq waa shaqsi aad u dhaqan xun. Waa ninka isagoo wadaad ah hablohii yaryaraa ee malcaamada loogu keenay kufsaday. Isagoo kufsi ku eedaysan waliba caruur yar yar ayuu rabaa inuu Sh Mustafe is ag dhigo.

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl Месяц назад

    Aniga asoo difaaca ayaa dhibatooyin iga yamid. Ilaahey dartiis ayaan runt u sheegayeyey.marka bani aadamka rasuulkeenii muhamad salalahu caleyhi wasalam .ayey dhaheen waa saaxir.waa waalan yahaye.feel free to say wgat ever you wanted

  • @jsanikdany3330
    @jsanikdany3330 Месяц назад

    .... bacbacla yaashii way isk haysataan

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d Месяц назад

    Saxibnimada Abdi hirsy waxay ahayd khalaad aad ku dhacday ee iska fooge oday Abdi hirsy.....Masaab kaga maaha

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad Месяц назад

    waa beenaale qaawan

  • @sucadsharbaale244
    @sucadsharbaale244 Месяц назад

    Sh Mustafa maxaa ka galay Dee waa reer somaliland adna cadowga somaliland bad tahay

  • @abdallaaw73
    @abdallaaw73 Месяц назад

    In siyaad bare laga hadlo xasuuqii uu u geystay hargaysa waa kor
    In muusa biixi laga hadlo xasuuqii uu u geystay las anod waa hoos
    Marka sidaasaa siyad bare loogaga hadlay
    Muusa biixina loogaga aamusay

  • @LJama6119
    @LJama6119 Месяц назад

    kan weli ma hadlayaa. war adiga iyo sheikh mustafe waad ku fashilmateen inaad ka hadashaan dulmiga reer ssc lagu hayey.

  • @khalidqawdhan3265
    @khalidqawdhan3265 Месяц назад

    Siyaad barre dee gaal bu aha

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed Месяц назад +1

    Tu es zéro,tu es nul, c'est très difficile de se juger sois même alors sois modeste et tu es loin d'être un prof en plus en 8:20 politique,çà ne va pas bien dans ta tête,consulte un psychiatre .....Qu'ALLAH TE BÉNIT FRÈRE.....

  • @user-gb2xh5pl2h
    @user-gb2xh5pl2h Месяц назад

    Wahaabi wahaabi buunbuuninaya Uma xumid kulligiin ahlu Shar batihiin ilama yahuudbaad wada tihiin

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Месяц назад +2

    Abdi Hirzi naaguhu kufsada. Maxaad kala hadli.

    • @manitbaacy3413
      @manitbaacy3413 Месяц назад +1

      Kkkk maahe ?? Halkuu ku kufsaday ?

    • @Moustapha97
      @Moustapha97 Месяц назад +1

      Maxa love u saartay waa hateful speech oo ah hadal dhaqanka kaso horjeeda midakale hadayba dhacday oo ay jirto allah aya xisaabin adi yaa xukun ku dhahay Allah ka baq wll mhsanid

    • @HappyArchaeology-zl5ok
      @HappyArchaeology-zl5ok Месяц назад

      ​@@Moustapha97 Qoladan Mediaha Comment Umbey ufurteen sida ii muuqata subxanallah bal wxuu Love reaction saarayo daya Alle hasoo hanuuniyo

  • @mohamedciisemohamed7766
    @mohamedciisemohamed7766 Месяц назад

    Cilmigaan ka bartay mustafe xaaji ismacil haaruun waligay cidkale kama baran sooomali qudhun

  • @fosiali263
    @fosiali263 Месяц назад

    Wuu kaa horeeya adigu munaafaq ayaad tahay

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv Месяц назад

    Kkkkk Muuse waa nin xun laakin siyaad bare heerkiisii muu gaadhin

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 Месяц назад

    Cabdi xirsi yaa yaqaan farmaajo ayaan ku baranay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxkaawialhashimi6880
    @maxkaawialhashimi6880 Месяц назад

    Sheekh kii lahaa gala dagaalka ee garaadka sheeganayay isna ka hadal iyo museba

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 Месяц назад

    Muuse iyo Afweyne haddii ay kuu gudboon yihiin cilaajka degdeg u tag

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 Месяц назад

    You both are mouse pretending to be tigers. You both fear politicians.

  • @mohamedelmi9376
    @mohamedelmi9376 Месяц назад

    Beenlow, mustafe waa qabyaaladiiste waana cadahay adiguna xoolo ayaad jabuuti ka soo dhacday markaa culimoooy xaal qaata, haddii adigaan tuuga ah iyo mustafe qabyaaladiiste culimo yihiin.