Barnaamijkii Baro Diintaada (Gabilay)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 1 тыс.

  • @queenoflove3014
    @queenoflove3014 4 года назад +43

    مشاء الله بارك الله فيكم انا من مواليد اليمن لم ارى مثل هذا برنامج قط حتى في بلاد العربيه و انا اتعلمت منه اشياء كثره اتمنى ان لا توقفو هذا البرنامج وفقكم الله

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад +1

      Walaal ilaahay waalidkaa haa u naxariisto, walaal ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa siiyo, walaal ilaahay waalidkaa dabigooda haa dhaafo, walaal ilaahay waalidkaa cimrigooda haa kuu dheereeyo adna walaal ilaahay wax aad ku faraxdid haa ku siiyo, ilaahay walaal muraadkaaga haa kuu fududeeyo hadii aad subscribed ii saartid, waxba ku yeeli mayso in aad ii saartid subscribed, ducada ayaa kaaga fiican aamiin aamiin aamiin amiin amiin yaa rabi

    • @queenoflove3014
      @queenoflove3014 3 года назад

      @@Somalihappyfamily aamin wallo wan ku saray subscribe

  • @drmukhtaryusuf9606
    @drmukhtaryusuf9606 Год назад +2

    Illaahay habarakeeyo shiikh abdi aziz oogle dad iyo duunyaba aamin aamin aamin yaa rabi waa muumin dhaba masha allah alhamdullilah allahu akbar subxanallaah

  • @ayaanbintucaano9924
    @ayaanbintucaano9924 4 года назад +4

    Masha Allah barmaamij aan Ku xidhanahay Alle ha Ku xifdiyo shiikh faaido badan ayey utahay umada Muslim Ka ah

  • @jabrilmahamed1200
    @jabrilmahamed1200 3 года назад +2

    Mash. Allaah wayay barnamij fiican

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 4 года назад +12

    Jakumullahau khayran ❤❤❤
    Waa barnamij an wax badan ka faaidno nabiyada layiraado ulul cazmi loyaqaano ibrahiim nuux Musse ciise iyo Mohamed

  • @alihassanhiraabe6197
    @alihassanhiraabe6197 2 года назад +1

    Israaiil waa Nabi yacquub

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 4 года назад +38

    Barmaamushki waa la wayneeyey waa wax lagu farxo

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 4 года назад +1

    Fadlan Somaliyeey meel walba aad joogtaan aynu taageerno Sheikh Said Oogle iyo khayrka uu wado
    Jazakalah khayr Sheikh

  • @hatifomar3800
    @hatifomar3800 4 года назад +7

    Sumaya waye gabadhi u Horeysey ee Shahidey
    Masha Allah Allahu akbar
    Sheekh noso badi barnamijka

  • @muniroshafici5315
    @muniroshafici5315 4 года назад +2

    ilahey somalida dhaqanka iyo ixtiramka ha baro bal arak sidey shiikha u dhibayan ilahey hakula garab galo shikh AbdulAziz

  • @anabmohammed445
    @anabmohammed445 4 года назад +56

    Masha Allah ❤❤❤ aniga sualihii 100%99 wan saxay anigon nafteyda ben kashegeynin masha Allah 😊😊alx

  • @bishaaroali9877
    @bishaaroali9877 4 года назад +1

    Mansha Allah Masha allah

  • @muhiimqalanjo3819
    @muhiimqalanjo3819 4 года назад +8

    Maasha Allah gabilay ❤️❤️❤️my City

  • @abdisamed1dariiqo
    @abdisamed1dariiqo 4 года назад +2

    Masha Allah ciyaalka badiyey maanta

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 года назад

      Ma jeceshahay walaal faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan ruclips.net/channel/UChMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @nimcocumar1619
    @nimcocumar1619 4 года назад +7

    M.Allah Alle ha idiin barakeeyo sheikh shaqo wacnbaad noo haysaa rabbi garabkaaga ha galo❣❣🤲

  • @ahlamcool4090
    @ahlamcool4090 4 года назад +11

    MashaAllh barnamijka baro dintada sidan u sugayay finally wan dawanaya. MashaAllh ilmha yar side ugu jababayayan xafidulah ❤️❤️❤️ sometimes wa funny

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 4 года назад +4

    Reer gabiley Mohamed ayay la Wada baxeen Mansha Allah

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад +1

      Walaal ilaahay waalidkaa haa u naxariisto, walaal ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa siiyo, walaal ilaahay waalidkaa dabigooda haa dhaafo, walaal ilaahay waalidkaa cimrigooda haa kuu dheereeyo adna walaal ilaahay wax aad ku faraxdid haa ku siiyo, ilaahay walaal muraadkaaga haa kuu fududeeyo hadii aad subscribed ii saartid, waxba ku yeeli mayso in aad ii saartid subscribed, ducada ayaa kaaga fiican aamiin aamiin aamiin amiin amiin yaa rabi

  • @SenseQuran
    @SenseQuran 4 года назад +1

    Jawaabaha
    1surah buruuj
    2.cabdi ,raxibul cabdi iyo midkhadha ah
    3.4 jeer
    4.jimco
    5.shimbirtii hud hud
    6.israiil
    7.shaafici,xambali,xanafi iyo maaliki
    8.nabi nux,ibraahim,muuse,ciise iyo nabi muxamad

  • @sacdiyanuur1097
    @sacdiyanuur1097 4 года назад +8

    Masha allah shekh jizakallahu kher

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 4 года назад +1

    Subxanalah oo somalida geel badan baay dhaqadan waa qatar sako badan baa laguleyahay

  • @AaminaAbdiqaadir
    @AaminaAbdiqaadir 4 года назад +6

    Wlhi waan frxay markan arkay vedio masha allh Sheekh alaha kaa abaal mariyo🥰

  • @aminhussein8192
    @aminhussein8192 4 года назад +8

    Waxan nahay dad dibada joga aadna uga helan barnamijka xaal loma haya dadkas shukran

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahay waalidkaa haa u naxariisto, walaal ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa siiyo, walaal ilaahay waalidkaa dabigooda haa dhaafo, walaal ilaahay waalidkaa cimrigooda haa kuu dheereeyo adna walaal ilaahay wax aad ku faraxdid haa ku siiyo, ilaahay walaal muraadkaaga haa kuu fududeeyo hadii aad subscribed ii saartid, waxba ku yeeli mayso in aad ii saartid subscribed, ducada ayaa kaaga fiican aamiin aamiin aamiin amiin amiin yaa rabi

  • @raysiyobarwaaqo3804
    @raysiyobarwaaqo3804 4 года назад +26

    maansha allaah reer gabiley waa il bax wadaadka si nadaama ayaa mar ba qof ugu imanayaa Hargeysana buuq iyo cidhiidh

    • @saynababdi9005
      @saynababdi9005 4 года назад +2

      Laakiin waa ka dhacsanyahiin DIINTA siyaad baa waashay

    • @abdulkadirbuuxow427
      @abdulkadirbuuxow427 4 года назад

      Hhhhhhh runtii nidamka gabiley 100% kuwa dhiman sidaa sikawanagsan ayaa rajaynaa

    • @hodancabdi2879
      @hodancabdi2879 4 года назад

      mashllh hargaysa iyo gabilay labadubada ciyaal qacli maydhana aya ka buuxa mashllh hambalyo ayan leeyahay waa in ubadka lab dhiiri galiya

    • @moustaphaabdihadi8187
      @moustaphaabdihadi8187 4 года назад

      @@saynababdi9005 y

    • @mohamedabdilahi6449
      @mohamedabdilahi6449 4 года назад

      Sowkuwaa ku urusan

  • @xl5888
    @xl5888 4 года назад +7

    ماشاء الله تبارك الله
    حفظه الله في الدنيا والآخرة ياشيخ

  • @horumarinaftaada5872
    @horumarinaftaada5872 4 года назад +10

    Masha allah sheekh gobolkaygi Gabilay ❤

  • @adenhassan7073
    @adenhassan7073 4 года назад +11

    Mnshaa allah, Barmijkii waa la balaadhiyay Borama lagu soo Socdaa,Waan sugaynaa inshaa allah.

  • @jarmaliyojacayl8254
    @jarmaliyojacayl8254 4 года назад +73

    Mansha allah barnamijku hal mar ima dhaafo waayo aad ayaan u jecelahay su allah diiniga ah in dhalinyarada ka waydiiyo si ay diinta aad igu sii dhagaan mansha allah sheekh jazzalllahu khayr

  • @risktaker9119
    @risktaker9119 4 года назад +1

    War macaan badaana barnamijkaan

  • @mahadyre
    @mahadyre 4 года назад +13

    M.a waxaa I qancisay sheikha falcelintiisa markuu qofka su aasha ka jawaabo aad ayuu u farxayaa laabta ayuuba galinayaa waa diin jeceel wlhi allah ku xafido sheikh shaqo adag ayaad haysaa runtii👏👏

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahay waalidkaa haa u naxariisto, walaal ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa siiyo, walaal ilaahay waalidkaa dabigooda haa dhaafo, walaal ilaahay waalidkaa cimrigooda haa kuu dheereeyo adna walaal ilaahay wax aad ku faraxdid haa ku siiyo, ilaahay walaal muraadkaaga haa kuu fududeeyo hadii aad subscribed ii saartid, waxba ku yeeli mayso in aad ii saartid subscribed, ducada ayaa kaaga fiican aamiin aamiin aamiin amiin amiin yaa rabi

  • @mohammadhassan3693
    @mohammadhassan3693 4 года назад +17

    Masha allah Tabaraka Rahman
    ‏جزاك الله خير يا شيخ هذا هو المنافع الحقيقية في ديننا العظيم

  • @fadumoabdullahimohamed4482
    @fadumoabdullahimohamed4482 4 года назад +18

    Masha allah wanba cabsaday oo inla jaray ayan moday san usogay masha allah alle ha idin barakeyo adun iyo aqiraba

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 года назад

      Ma jeceshahay walaal faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan ruclips.net/channel/UChMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 9 месяцев назад

    Inaa ansalnu fii laylatu
    Qadri laylatulqari khayrumin alfi shar

  • @darual-salixinlinashrial-d1697
    @darual-salixinlinashrial-d1697 4 года назад +8

    Maanshaallah sheikh abdi asis shugran

  • @bintuabdirahman
    @bintuabdirahman 4 года назад +5

    Masha alleh tabarakallah ❤️💐🌹

  • @yusufomaryusuf2535
    @yusufomaryusuf2535 4 года назад +5

    Mansha allh wll ala hakuna barakeyo qof wanagsan baa tee runtii waa barnamij naga farxiyey reer gabiley oodhan guuleyso if iyo aakhiraba

  • @muumoaxmed2681
    @muumoaxmed2681 3 года назад +1

    Maasha allah ilhyi hakubarkeeyo shiqqa🥰🥰🥰🥰

  • @alimustafe4656
    @alimustafe4656 4 года назад +13

    Mansha allaaah, Nuur calaa nuur 👍

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahay waalidkaa haa u naxariisto, walaal ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa siiyo, walaal ilaahay waalidkaa dabigooda haa dhaafo, walaal ilaahay waalidkaa cimrigooda haa kuu dheereeyo adna walaal ilaahay wax aad ku faraxdid haa ku siiyo, ilaahay walaal muraadkaaga haa kuu fududeeyo hadii aad subscribed ii saartid, waxba ku yeeli mayso in aad ii saartid subscribed, ducada ayaa kaaga fiican aamiin aamiin aamiin amiin amiin yaa rabi

  • @diyaaro68
    @diyaaro68 4 года назад +1

    Mashaa Allah

  • @wacyigalintadad-weynaha1361
    @wacyigalintadad-weynaha1361 4 года назад +5

    ماشاءاللہ ٠ماشاءاللہ ماشاءاللہ جزاكم الله خيرا و احسن الجزء shekh cbdulcasiis ilahyy misaanka xasanaadka hakuusaaro

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 года назад

      Ma jeceshahay walaal faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan ruclips.net/channel/UChMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @ashaabdi8962
    @ashaabdi8962 3 года назад

    Mashallah Barack Allah feek sheikh. very good people

  • @-FarahAbdillahi
    @-FarahAbdillahi 4 года назад +3

    Jazakallah khyr waa khyra jaza sheekh abdicasis

  • @farhiaabdilahiali2194
    @farhiaabdilahiali2194 4 года назад +1

    Mashaalah Sheikh jazakallahu khayran JAZAA

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 4 года назад +17

    4 jeeer Ayaa Lagu sheegay magaca csw. Suuratu cimraan muxamad Axzaab Fatx

  • @ifraaxmaxamed3569
    @ifraaxmaxamed3569 3 года назад +1

    Masha.allah❣❤

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 4 года назад +8

    Jazakallah qayr sh oogle

  • @nasrinmaxamed424
    @nasrinmaxamed424 4 года назад +2

    Waa saladaa subax iyo salada casar nabiga sheegay

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 4 года назад +15

    Allaah. Hadin. Wanaajiyo. 💚Waa. Cilmiga. Deente

  • @xamzacade2784
    @xamzacade2784 4 года назад +2

    Sh C/aziis unuka inaad nasiisid su 'aalo ayaa kaa codsanaya 🙏🙏🙏

  • @queenismahan4295
    @queenismahan4295 4 года назад +19

    M.a cilmiga aad baraty dadkaad wax kabarty
    Allaha kuxafido sheekh

  • @faizadakash5590
    @faizadakash5590 4 года назад +2

    Masha Allah wa barnamij ad uu Wanagsan sualaha inta badan walaga jawabi karay lkn anaga inta badan qur'an ka tafsirkisa ma barano

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 4 года назад +6

    Mnsha Allah Ustaad *Cabdicasiis* si wanaagsan ayaad yeeshay oo u samaysay Dumarka shalay ayaan arkayay markaad Burco ku waydiinaysay Dumarka waxbana Kamaad duubayn runtii waan bogaadinayaa BARNAAMIJKA Mnsha Allah Mahadsanid.

  • @barwaaqoqarasho9508
    @barwaaqoqarasho9508 4 года назад +1

    Mansha allah tabarkalah waa barmaajim aad u fcn aan jeclahy inaan markasta dawado

  • @saxarlahassan4259
    @saxarlahassan4259 4 года назад +13

    Masha Allah waa barnaamij aad iyo aad uxiiso badan waxaan rajeeyneeynaa inuu siisocdo oo nalaga joojin insha Allah 🌹✅👏🏽🌸

  • @caliaxmed6086
    @caliaxmed6086 3 года назад

    Mansha Allaah alle hadin barakeeyo shiikh cabdi casiis iyo kaqeb galayaasha barmaamijka baro diintaad

  • @munabazhe6427
    @munabazhe6427 4 года назад +3

    Mansha allh tabarakallh sheekh alle hakuxifidyo aduun iyo aakhiraba waa barnamij faaido badan ku jirto wax badan ka faidnay

  • @Sultana_Alisha
    @Sultana_Alisha 4 года назад +2

    Masha Allah sheekh Allah ha ku xafido

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 4 года назад +23

    Maashaalaah tabaarakaallaah aad ayaan u jeclahay barnaamikaan, illaahow dhalinyarada barakee.wax badan ayaan ka faaiidnay.

  • @hamdaahmed3079
    @hamdaahmed3079 4 года назад +2

    Masha Allah barmamij qiimo badan ayaad wadaa sheikh cabdicasiis Allah ajar iyo xasanad haka siiyo❤❤❤✅

  • @ubaxaadan225bismiallah7
    @ubaxaadan225bismiallah7 4 года назад +23

    Maasha ALLAH barmaamijkan taageeran u ahy aadna waan ugu farxaa xaqiiqdi

  • @kaltoumroblehelmi7789
    @kaltoumroblehelmi7789 4 года назад

    fadlan reer jabutinaa wey u bahanyihin inay bartaan dintaa......waan ku suugeyna....allah yi barik fiik

  • @hamdiabdikadir3617
    @hamdiabdikadir3617 4 года назад +5

    Nabi yacqub (As) naneystisa waxa ladihi jire ciisu

  • @wow9317
    @wow9317 4 года назад +2

    Maashaallaah waalaal sssheekhoow Illaahay janaddiisa fardowsa ha ku geeyo Aamiin yaa Allaah.

  • @ahmedcukur6808
    @ahmedcukur6808 4 года назад +11

    Jazakalaah Ilahay ajir hakaasiyo insh alah

  • @arrivaarriva2562
    @arrivaarriva2562 4 года назад +2

    Maasha Allah beautiful weeye baraaujin diinteenu

  • @امةالله-ص9ض
    @امةالله-ص9ض 4 года назад +3

    Masha allah wabarnamij fcn ilaahey hakaa abalmariyo sheykh
    Muqdhisho ha,iloobin sheykh inad taktid hadad awoodid

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 года назад +29

    Sh jazakalahu khayr jaza
    Walaahi dadkaa qurbo joogta,waxaa kawanaagsan kuwa dalka JOOGA.
    5somaliyeed Allaha bareekeyo.
    From Norway

    • @hafsoisman1847
      @hafsoisman1847 4 года назад

      Umu yaasir

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahay waalidkaa haa u naxariisto, walaal ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa siiyo, walaal ilaahay waalidkaa dabigooda haa dhaafo, walaal ilaahay waalidkaa cimrigooda haa kuu dheereeyo adna walaal ilaahay wax aad ku faraxdid haa ku siiyo, ilaahay walaal muraadkaaga haa kuu fududeeyo hadii aad subscribed ii saartid, waxba ku yeeli mayso in aad ii saartid subscribed, ducada ayaa kaaga fiican aamiin aamiin aamiin amiin amiin yaa rabi

  • @makadhubo
    @makadhubo 4 года назад +5

    Masha'Allah, Illaahayow caruurta nooxifdi runtii waan ka helay siday jawaabta u bixinayaan

  • @Y0ur_ange10
    @Y0ur_ange10 4 года назад +16

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته انا اسطنبول أحب هذا البرنامج الرائع أنا خارج البلاد انا احب ان أجوب أنا من الامارات

    • @SenseQuran
      @SenseQuran 4 года назад

      Lakiin anta laa tacrifu luuqatul carabiya

    • @Y0ur_ange10
      @Y0ur_ange10 4 года назад

      @@SenseQuranaasif wakamaan inta maa tacrif luuqatu soomaal calimii kuweys

  • @ubahmohamed2746
    @ubahmohamed2746 4 года назад +3

    Maash Allah sheikh Jasakum allaah kher

  • @hafsaali7159
    @hafsaali7159 3 года назад +1

    Jazkallah khayr sheikh wan kaa faidaye sanaye ilaahay ehelu jaano fardawsa haka dhigo aamiin yaa rabi

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 4 года назад +6

    Mansh allah I like this program adban u sugaye runti ❤️

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 4 года назад

    Reer gabilay waa dad diinta yaqaan masha Allah.

  • @hamdaabdilahi1017
    @hamdaabdilahi1017 4 года назад +2

    masha allah wlhyi barnaamijkan waa jeclhy waxbadana waa ka faaiday wlhyi jasakumulaahu khayra

  • @haboonmowliid7169
    @haboonmowliid7169 3 года назад +1

    Maaaaaaasha Allah caadi mahan kkkkkkkk 🥰👌👌🥰♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ladanadam5914
    @ladanadam5914 4 года назад +16

    Halkaan waxaan kasalaamaa reer hargaysa waxaad nasiib uyeelateen culmadaan wanaagsan waxyar kaamirada kafogaada si aan anagana uga FAA idaysano

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahay waalidkaa haa u naxariisto, walaal ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa siiyo, walaal ilaahay waalidkaa dabigooda haa dhaafo, walaal ilaahay waalidkaa cimrigooda haa kuu dheereeyo adna walaal ilaahay wax aad ku faraxdid haa ku siiyo, ilaahay walaal muraadkaaga haa kuu fududeeyo hadii aad subscribed ii saartid, waxba ku yeeli mayso in aad ii saartid subscribed, ducada ayaa kaaga fiican aamiin aamiin aamiin amiin amiin yaa rabi

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 4 года назад

    Shiikh naxariis badan waaye suaalihii isagaa uga jawaabaya siay lacagta u helaan jazakallah sheekh

  • @maryanaden3748
    @maryanaden3748 4 года назад +9

    Wlh tatka dislike sinayan tenta allahi hasohanuniyo suala deeeni kusabsan waye runti sheikh allahi hakubarakeyo

  • @safiyayasin3305
    @safiyayasin3305 4 года назад +2

    mansha allah somalay chanalkan waxa uqalma 1 million liketa usaara siduu ufaafo

  • @najmaabdalla6530
    @najmaabdalla6530 4 года назад +7

    Manshallaah sheikh horeusoco😍

  • @alya-il8le
    @alya-il8le 3 года назад

    asc gabadhiisa nabi magaca kabadalay. scw jubeeriya maaha waa maymuna sax ama qalad sheekh.

  • @tasniimmedia1479
    @tasniimmedia1479 4 года назад +4

    Mansha allah waa arin aad u wanagsan sidaa ku wad wllo allah ajar iyo xasanaadba hakaa diiyee

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 года назад

      Ma jeceshahay walaal faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan ruclips.net/channel/UChMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @farxiyoaxmed3750
    @farxiyoaxmed3750 4 года назад +5

    Masha allah wa barnamij fiican

  • @sahradalmar7866
    @sahradalmar7866 4 года назад +1

    Maanshaalaah❤❤❤❤❤💚❤💛❤❤❤

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 4 года назад +11

    Mansho alah ilahay haku xifdiyo sheykh ❤️❤️❤️

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahay waalidkaa haa u naxariisto, walaal ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa siiyo, walaal ilaahay waalidkaa dabigooda haa dhaafo, walaal ilaahay waalidkaa cimrigooda haa kuu dheereeyo adna walaal ilaahay wax aad ku faraxdid haa ku siiyo, ilaahay walaal muraadkaaga haa kuu fududeeyo hadii aad subscribed ii saartid, waxba ku yeeli mayso in aad ii saartid subscribed, ducada ayaa kaaga fiican aamiin aamiin aamiin amiin amiin yaa rabi

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 4 года назад +2

    Masha allah hore usoxda ya culima somaliyun waa Nimco iyo faaido jazakallah khayr

  • @sadoali5735
    @sadoali5735 4 года назад +3

    Mansha Allah allah ni xafiido wa progrmme ka ugu wanagsan inta RUclips dawanayey

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 года назад

      Ma jeceshahay walaal faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan ruclips.net/channel/UChMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @jihaanaciilka1311
    @jihaanaciilka1311 4 года назад +2

    Masha allah waa run abdiasiis waa sidaa sheygtay masha allah xajigeyga abdiasiis ayaa ladhahaaa masha allah allah ii xafido aaqiro aduun aamiin aamiin aamiin

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 4 года назад +5

    Mashallah mahadsanid bro Ogle

  • @amiishamaxamedcali6150
    @amiishamaxamedcali6150 4 года назад +2

    Wanu u Bahanahy noo soo Badiya Barashada Diinta

  • @abdirahmandagane5900
    @abdirahmandagane5900 4 года назад +5

    ماشاء الله لله درك ياحبيبنا والله ما أحوجنا إلى أمثال هذا البرنامج في وقتنا هذا والله يعرف قدر تعلم العلم كنا أهل علم ومازلنا لكن ماأقل اليوم من تعلمه وما أكثر الإعتناء بالمدارس الأجنبية

  • @برھانعبدالکریمسعیداللہاکبر

    ماشاءاللہ بارک اللہ فیک الشیخ عبد العزیز Ilaahay danbigaaga hadhaafo barnaamijyadana noosoo badi ❤💚💜

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahay waalidkaa haa u naxariisto, walaal ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa siiyo, walaal ilaahay waalidkaa dabigooda haa dhaafo, walaal ilaahay waalidkaa cimrigooda haa kuu dheereeyo adna walaal ilaahay wax aad ku faraxdid haa ku siiyo, ilaahay walaal muraadkaaga haa kuu fududeeyo hadii aad subscribed ii saartid, waxba ku yeeli mayso in aad ii saartid subscribed, ducada ayaa kaaga fiican aamiin aamiin aamiin amiin amiin yaa rabi

  • @mssbeaty1137
    @mssbeaty1137 4 года назад +41

    1: shinburta magaceeda waa hud'hud

    • @jaabirsoomaali9214
      @jaabirsoomaali9214 4 года назад +2

      ABAAYO WALAASHEEY DIYEEY IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI OK

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад +2

      @@jaabirsoomaali9214 Ilaahay haa u naxariisto waalidkaa, ilaahay arsaaq badan haa ku siiyo, ilaahy waxkasta oo aad ku fikiraysid haa ku siiyo hadii aad walaal subscribed ii saartid

  • @Sacdiyohussein5626
    @Sacdiyohussein5626 4 года назад +1

    Masha allh 🤲🤲🤲🤲🤲🕋🕋🙏🙏

  • @toptwelve5528
    @toptwelve5528 4 года назад +8

    22:52 Ciyaalka Quraan akhrinta ha loo badiyo maadaama ay malcaamado dhigtaan

  • @saritaobesh2031
    @saritaobesh2031 4 года назад +2

    Masha allah gabiley baad jogtaan maanta Borama na waan idin ku soo dhaweeneynaa insha allah

  • @hassanafyare3802
    @hassanafyare3802 4 года назад +13

    Manshaa allah alle ha idin.xafiyo

  • @maxamedqorane8067
    @maxamedqorane8067 4 года назад +1

    Marka hore akhii allaah
    Sh cabdi casiis (oogle) aad ayaad noogu faaidaysay walaal alle kuwii ku faaida alle swt hana dhigo walaalkayga qaaliga ahow allena ha ina xafido umatul islaam aamiin aamiin

  • @eliyanoraanimalia7138
    @eliyanoraanimalia7138 4 года назад +13

    This was really heart-warming to watch!mashallah

  • @youngash6411
    @youngash6411 3 года назад

    Mashallah Barack Allah feek sheikh

  • @diiriearab5670
    @diiriearab5670 4 года назад +7

    Mancha alah reer gabilay si fcn ayay uhayan diinta