ALX WAAN DHALAY 02/01/2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 1,6 тыс.

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 9 месяцев назад +277

    Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 9 месяцев назад +35

    Ilaahay SWT ha barakeeyo inta caruurta Alle siiyey, inta aan haysan Alle ha siiyo , caruur wanagsan oo baari ah, Aamiin Aamiin ya Rabb❤❤

  • @XamdaDeeq-yt7ms
    @XamdaDeeq-yt7ms 9 месяцев назад +88

    Alxmdullah Alleh ayaa mahad iska leh🤲 waxaan idinku hambalyaynayaa inaad mar labaad hoyo iyo aabe noqoten more and more waan idiin rajaynayaa ❤❤❤ waxa kale aan maanta ku faraxsanahay in aan sidan oo kale u daawanaayay maalintuu muscab dhashay saan manta u faraxsanahay uguna farxay si ka daran ayaan dateemayay Alxmdullah Alleh ayaa mahad iska leh ❤famil qurux badan waxaan idiin rajaynayaa nolol farxad waarta ito awlaad saalixa أمين يا رب ❤🤲inta bilaa ubadkaa Alleh ha siiyo inta kalena alleh ha barakeeyo أمين أمين يا رب ❤❤❤from Somaliland ❤❤❤

    • @leeyloismaan299
      @leeyloismaan299 9 месяцев назад +1

      Aamiin aamiin kuwi isxanbaarsada allaah kadhigo

    • @Taliso3344
      @Taliso3344 9 месяцев назад +2

      Atarisho miya mrlabad hoyo noqotay mr bdan dheh

    • @XamdaDeeq-yt7ms
      @XamdaDeeq-yt7ms 9 месяцев назад

      Waan idhi wlloh typing ka dib u akhri

    • @SacdiyoMohomed
      @SacdiyoMohomed 9 месяцев назад

      ❤❤❤

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 9 месяцев назад +44

    Alhamdulillah Ilaahay ayaa mahadaas leh congratulation both of you gabadheyda Atariisho umul caafimaad qabto oo is xambaarsato Habayar mcn wlshay mcn gabadheeda fariid adigana nuuradiin habo mcn wiil wngsan Aabo wngsan naxariis badan mar walbo xaaskiisa caawiya ayaa tahay maamo mcn Ilaahay ha idin xifdiyo il xun Alah idinma tusiyo beautiful family ❤️

  • @yurubsaid5729
    @yurubsaid5729 9 месяцев назад +14

    Alx walhy waan ku farxey hadu ilahy nabad kula keeny Alx for everything 🤲

  • @HuriyeMuhumed
    @HuriyeMuhumed 9 месяцев назад +15

    Alhamdullilah walhi I can't express my happiness. Congratulations to both of you ❤

  • @ليلهمحمد-ظ7ي
    @ليلهمحمد-ظ7ي 9 месяцев назад +7

    ما شاء الله مبروك الف الف مبروك الحمد لله على السلامه يا اختي حبيبتي❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @deeqaahmed184
    @deeqaahmed184 9 месяцев назад +1

    M.a alle ayey mahad oo idil u sugnaatay alle wa naxariis badane Alx alshukru hooyo wax dhashay uun Aya dareemi karto waxa la maraayo ilaahey hoyoyinkeena ha u naxariisto aduun iyo aaqiro aboowe nuuradiin iyo atarisho hambalyo Ilmaha yarne ilaahey cafimaad haku so barbaariyo oohinta marka maqlay wlhi Waan farxay aad baan u farxay 🎉mar kale hambalyo atarisho Allah caafiyo umul carfeysane Allah ka dhigo❤

  • @sehra55
    @sehra55 9 месяцев назад +5

    Maasha Allah rabi haidiin barakeeyo intaa heesana rabi hasiiyo kuwo xalaal ah oo cafimad qaba Aamin yarab❤🎉

  • @FardosaMohamed-m2n
    @FardosaMohamed-m2n 9 месяцев назад +2

    M.a hamlyo hamlyo my family iso duceya wallyal in Allah isiya awlaad bariya 2year Aya rerlehiya wallyal

  • @mkafamily6700
    @mkafamily6700 9 месяцев назад +82

    Congratulations to you both for new arrival baby 🎉🎉

    • @AliNuur-ss7hk
      @AliNuur-ss7hk 9 месяцев назад +1

      Congratulations to you both for new arrival baby 🎉🎉❤❤❤😅😢

    • @KhadarAxmad-jk6og
      @KhadarAxmad-jk6og 9 месяцев назад +1

      Allow ufudude

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 9 месяцев назад

      Maashaa allh tabaarag alraxmaan illh ha idin xafido yaarabi ❤

    • @بهجه-د1ي
      @بهجه-د1ي 9 месяцев назад +1

      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @filsanmohamed4670
    @filsanmohamed4670 9 месяцев назад +1

    Ma sha allah Allxamdullilah rabi haka dawo rewo qalinka mcny 🤲🤲🤲😢😢😢 qalin wu iska dhib bdn yahy allah hanaga badbadiyo anaga iyo inti muslim ah o dhan amin ya rabi

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow 9 месяцев назад +7

    ALLE awlaad Baari ha uga dhigo inta haysa ❤ kuwa kalena haku arsaaqo ubad saalixiin ah ❤
    ما شاء الله

  • @dheelitiran
    @dheelitiran 9 месяцев назад +2

    Awwwww maaasha Allah ugu danbeeyn saa gacmaha kor ugu heyne ducadeena waa la aqbalay Alxmd sanad kahor dhalashada muscab farxad darteed la ilmeeye sanadkaan Sido kle nuunaha fmlly kusoo biire waa idinkugu hamblyeynayaa habo&eedo koroo kaalin gal muscabna sidoo kale awlaada bari Allaha idinkaga dhigo kuwo kaloo badanaaa i.a inta aan awlaad heysana Allaha siiyo inta heysatana Allaha ubarakeeyo❤️❤️❤️

  • @aaminoosman3512
    @aaminoosman3512 9 месяцев назад +9

    ❤❤Alxamdulilah 🎉🎉 illahay baa mahadiskale oo walshen kalkeenay si nabada mar kale Alxamdulilah ❤🎉💖 illahay caafimada tamam ha ku siiyo

  • @hafsamahamed7346
    @hafsamahamed7346 9 месяцев назад +2

    Masha allah hambalyo habo Macan Xayati 🥰 adiga iyo wilkega so barbar ayeeyo macan naqo walad salaxa oo DDD anfaca mami 💞❤❤❤ku so dhawaw family Qurux badan oo ku jecel iyo dunidabo ayeeyo macan 🥰🥰🥰🥰❤❤❤

  • @hiboqoranee3016
    @hiboqoranee3016 9 месяцев назад +5

    ما شاء الله تبارك الله❤اللهم بارك🤲🏻

  • @iqlaasomar436
    @iqlaasomar436 9 месяцев назад +1

    Alxmdulilaah umushii is amxambaarsatay ilahay haka dhigo ana ilahay ha ifududeeyo wadadaas ayaan ku jiraaye

  • @Usayma666
    @Usayma666 9 месяцев назад +9

    ❤️❤️Alhmdulilah 😢🎉🎉 ilahay baa mahadiskale oo walshen kalkenay si nabada markale Alhmdulilah 🥺❤️💖

  • @XiiseeyXiiseey
    @XiiseeyXiiseey 9 месяцев назад +1

    ماشاء الله تبارك الله الحمد لله على السلامة

  • @Najma12-o8e
    @Najma12-o8e 9 месяцев назад +10

    ماشاء الله تبارك الرحمن الحمد لله على السلامة حبيبتي

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 9 месяцев назад +1

    ماشاء الله تبارك الله الله أكبر الله أكبر 🤲🤲🤲

  • @hamdijama3135
    @hamdijama3135 9 месяцев назад +7

    Congratulations to both of you for the new arrival baby I hope she recovers quick Inshallah

  • @naciimaahmed2270
    @naciimaahmed2270 9 месяцев назад +1

    Allah isha xasadka haidinka duwo ilmahana salixiin haidinka dhigo insha Allah aamin ya rabbi

  • @Qu681
    @Qu681 9 месяцев назад +4

    Alx ilahey aya mahad leh o ku fududeyay masha Allah hambalyo ❤❤habo kuso dhawow dunidan quruxda badan iyo family ku jecel so barbar amiin Amiin ya Allah ❤🤲

  • @faadudoabdulahifaadumo8064
    @faadudoabdulahifaadumo8064 9 месяцев назад +1

    Alxamdulillaah alla ayaa mahada iska leh m.a eedo waxan ku leyahay soo bar bar oo ku soo dhawow dunidan quruxda badan ❤❤❤❤

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 9 месяцев назад +14

    Maaaaaaansha'AllaH TabarakaLaH 🎉❤my beautiful family

    • @DeeqoShibane
      @DeeqoShibane 9 месяцев назад +1

      Masha allaah alx qaali wan ku farax sanahay gusha umul cafimad qabto allaha ka dhigo

  • @NasroCabdikariin
    @NasroCabdikariin 9 месяцев назад

    Hawo kusodhawo dunida quruxdabana sobarbar kusohdawo sanataka santkisa. Faimat aahakugu garsiiyo awo mcn ❤❤❤❤❤

  • @xawoluulcabdi6498
    @xawoluulcabdi6498 9 месяцев назад +3

    ماشاء الله تبارك الله ألف مبروك يا اخوتي ❤❤💝🤱

  • @caaishacuud7901
    @caaishacuud7901 9 месяцев назад

    بارك لكما في الموهوب وشكرتما الواهب ورزقتما برهم

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 9 месяцев назад +4

    Alxamdulillaah 🤲🏾🤲🏾🤲🏾❤️
    Congratulations 🌹🌹🌹🌹

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 9 месяцев назад +1

    Masha allah abyo umul cfm qbto allah ka dhigo nuunha allah inoo❤xafido ❤

  • @AnisaAhmed-bw4me
    @AnisaAhmed-bw4me 9 месяцев назад +6

    Alxmdllh Aadbaan Ugu Farxay Apyo Umushii is Ximbaarta allah Kaa Dhigo😢🤲

  • @sagaldaahir6268
    @sagaldaahir6268 9 месяцев назад

    M.allh congratulations wllaheen oowldu wa nimco iyo naxriis illhy ha idin barakeyo hna xifdiyo farxadiinuna illhy ha idin siyadsho xppti atariisho badiyo kun kow jeer hamblyo abyo mcn

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 9 месяцев назад +5

    Masha Allah Alleh maxaa Alle ku baryeyy inuu Awlaad idinsiiyo Allah waa idin siiyee kuwo baariya diintooda iyo dadkooda anfacah Allah ka dhigo 🥰🥰✌️🙏Waxaan umalleeynaya Ilaahn ineey Gabar tahayy Sidey u ooyeeyso any way congratulations 🎉🎈

  • @qurayshocaliaadan3292
    @qurayshocaliaadan3292 9 месяцев назад +1

    Masha allh hanbalyo edo habo kusodhawaw dunidan quruxda badan rabi hakadhigo midki DDD anfaca

  • @AminaMacalim-ei5gs
    @AminaMacalim-ei5gs 9 месяцев назад +9

    Masha Allah tabarakallah Allahuma barik may Allah protect you my family in Shaa Allah 😊😊

  • @AsmaDhaaki-oe3lv
    @AsmaDhaaki-oe3lv 9 месяцев назад +2

    Alhamdullilah Alle haydiin siyaadiyo wanaagsanaanta walaalo. Hamblyoo.🎉🎉🎉❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 9 месяцев назад +10

    Hadii aad kheyr jeceshahy nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤

  • @safkaxaaji7992
    @safkaxaaji7992 9 месяцев назад

    Congratulations Fatima alle ha caafiyo umul carfoon alle haka dhigo ayada iyo cunuga yarba alle Caafimad hanagu tuso ❤❤❤❤❤🎉

  • @لطيفهاسحاق-د9ه
    @لطيفهاسحاق-د9ه 9 месяцев назад +5

    ماشاء الله تبارك الله الحمد الله على سلامه حبيبتي ❤

  • @ManalSaidSalaH
    @ManalSaidSalaH 9 месяцев назад

    Congratulations 🎊 ilhy Ha cafiyO Mom Atirisho badiyo ilhy cafimad taaam ah ha siyo Nunah reer ka ku so biray waxan le yahay ilhy ha ka dhigo mid ( D D D ) Anfac I.allH

  • @Xikmachannel
    @Xikmachannel 9 месяцев назад +4

    Masha Allah Congratulations on your new bundle of joy 🎉🎉🎉🥰🥰

  • @AyaanTahlil-n9k
    @AyaanTahlil-n9k 9 месяцев назад +1

    Masha Allaah umushi isxabarsato Alle haidinka dhigo caafimad Tam ah Alle haku siyo abayo❤

  • @NimNima-lx9tc
    @NimNima-lx9tc 9 месяцев назад +14

    Machallah congratulations to you both for New arrival baby 🎉❤

  • @TartanAdan
    @TartanAdan 9 месяцев назад +1

    Alxamdulillah hadiiba allah u fududeeyey

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 9 месяцев назад +7

    MashaALLAH congratulations 🎉 January baby is here AlxamduliLah 🎉🎉🎉well done atariisho ❤Hambalyo labadinaba 🎉🎉🎉

  • @nasriinyusuf6746
    @nasriinyusuf6746 9 месяцев назад

    Alxmadulilah Alxmadulilah alxmadulilah alxmadulilah alxmadulilah alxmadulilah alxmadulilah alxmadulilah alxmadulilah alxmadulilah alxmadulilah alxmadulilah alxmadulilah alxmadulilah alxmadulilah alxmadulilah alxmadulilah alxmadulilah cala kuli xala ilahayo ayaa mahad oodhani usg naatay nabad kukala keenay ilahay markale hiskeen soo hora isataajiyo ado cafimad qaba adig iyo wilkag ama gabadhab kolab hadayadi uu rabi kusiiyaya muhimadu waa inad cafimad qabtan ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Najmo-y5c
    @Najmo-y5c 9 месяцев назад +3

    MashaAllah 😊

  • @luulSiman
    @luulSiman 9 месяцев назад

    M.a hamblyo ❤❤ilhy cafimd dad dag ah hakusiyo abyo i.a

  • @SamiiraSamiiramaxamuud
    @SamiiraSamiiramaxamuud 9 месяцев назад +3

    Congratulations 🎊🍾🎉🎈 ❤❤

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 9 месяцев назад +2

    Ninkan oo kala wax loo dhalaa masha allaah aloow ragga soomaliyed saan nooga wadda dhig❤❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 9 месяцев назад +4

    ماشاءالله تبارك الرحمن الف مبروك ❤

  • @MunoMaanka-vm9ty
    @MunoMaanka-vm9ty 9 месяцев назад +1

    Alx Allah kuxafido oowlaada bari Alla kaaga dhigo

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 9 месяцев назад +11

    Mash Allah congratulations sister 🎉❤

  • @fadumodahir-ob8lm
    @fadumodahir-ob8lm 9 месяцев назад

    Congratulations wlhi oyintaas waxa daremi karo qof so darente hoyonimo alx abaa ilh haka dhigo umushii is xambarsato

  • @SHADIAIBRAHIMSALEBAN-w9c
    @SHADIAIBRAHIMSALEBAN-w9c 9 месяцев назад +14

    ما شاء الله ❤

  • @aminailwaadai1555
    @aminailwaadai1555 9 месяцев назад

    Masha Allah Allah aya mahadleh o ufududeeyay wallasheen Allah umul fayow haka dhigo abaayo adi sowj kaga iyo caruurtada caafimad taam ah iyo jacel ziyada ah iyo farxad zaid ah Allah ha idin ziyaadiyo insha Allah

  • @naciimacabdi88
    @naciimacabdi88 9 месяцев назад +4

    alxamdulilaah alle umul udgoon iyo afar indhood oo is eegaya alle haka dhigo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa rabi ❤

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 9 месяцев назад

    ماشاء الله تبارك الله allaha idiinka dhigo ilmo baariya oo barakaysan

  • @KalteSharif
    @KalteSharif 9 месяцев назад +5

    Mashaalah ❤my lovely couple 🎉🎉❤❤ congrats

  • @SaredoCisman-l7l
    @SaredoCisman-l7l 9 месяцев назад

    Waaan oooyey markay ducaysatay maaansha Allah alle 4 Indhood oo caafimad qaba haka dhigo qaaali Ana isoo duceee xaaamilo ahaye

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 9 месяцев назад +4

    Masha Allah Mabrouk hbtiii🎉🎉🎉❤❤❤

  • @alizamoha4845
    @alizamoha4845 9 месяцев назад +2

    Congratulation nf family ❤ owlaad baari ah allaha idinkaga dhigo
    Fadumina adigana allaha ku boga dhayo❤

  • @FarxiyoFarxiyomahamed
    @FarxiyoFarxiyomahamed 9 месяцев назад +1

    Mash Allah ilahay hakuu barakeyo aniga neh ilahay hanoo siyadiyo❤❤❤❤

  • @فتحيةعلي-ي1ن
    @فتحيةعلي-ي1ن 9 месяцев назад +3

    ما شاء الله تبارك الرحمن الف مبروك الله يحفظكم يا ربي 🥰🤱

  • @Quruxda-Samirka
    @Quruxda-Samirka 9 месяцев назад +1

    Alx illahay ayaa mahad leh

  • @RAAQIYOMAXAMED-yj5gn
    @RAAQIYOMAXAMED-yj5gn 9 месяцев назад +4

    Maashall congratulations 🎉❤❤

  • @FadumohassanCali-gj9sq
    @FadumohassanCali-gj9sq 9 месяцев назад +1

    Alx alxamdulilaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ my family

  • @Dunida191
    @Dunida191 9 месяцев назад +10

    Alxamdulillah 🤲
    Hambalyo weled siciid ah allah haka dhigo ilmahayar hooyadiisna Allah cafimaad deg deg ah ha siiyo amiin yarabi

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy 9 месяцев назад +1

    ماشاء اللہ ❤

  • @fardusfardus4152
    @fardusfardus4152 9 месяцев назад +5

    ماشاء الله تبارك الرحمن ❤مبروك الف مبروك 🎉❤

  • @luulhaji4867
    @luulhaji4867 9 месяцев назад +2

    الحمد لله آلف آلف مبروك عليكم ماشاء الله والله انا فرح كثير لأن عملية مش سهل شف بالعافية انشاالله 🌷❤️🤱❤️🌷

  • @NasraMohamed-yj7jc
    @NasraMohamed-yj7jc 9 месяцев назад +4

    Machallah 🎉🎉🎉

  • @maxamedhassan297
    @maxamedhassan297 9 месяцев назад

    AlxamdulilaH Hampalyo wlshei Atarisho & wlkei Nuradiin Allaha idin Barakeyo Cunuga idin dhashay & Rerkina farxad waarta idin rajeyna lamanaheyga

  • @AzmaYoniz-nt4nt
    @AzmaYoniz-nt4nt 9 месяцев назад

    Masha allah wlhi waa nin raGeed xaskisa suu ugaRaptaganyhy kahelay allow isu kiina daa amiin🤲🥺🤴👸

  • @halimomohamedkaali6172
    @halimomohamedkaali6172 9 месяцев назад

    Alxamdulillah ilahey bananskal ha idiin som kaso amiin ❤❤❤❤

  • @habibamohamad1717
    @habibamohamad1717 9 месяцев назад

    Masha Allah afar indhod cafimad qabta Allah kadhigo. Wiil miyey dhashy miserable gabar❤❤

  • @faisalbashir6775
    @faisalbashir6775 9 месяцев назад

    maashallah kuwi dalkoda diintoda iyo dadskoda afaco Allah hakadhigo aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryamoMascud
    @MaryamoMascud 9 месяцев назад

    Alx alx alx alx alx alx walhi wasugi laa intee dhaleeso hadeenbd qbaan alx inta dhimna alaah ha uziyaadsho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NasroNasro-c9j
    @NasroNasro-c9j 9 месяцев назад

    Masha alla wlhy farxadyda lamasokobi karo wlshy iyo wllkay ilahy cadimadka ha usiyadiyo gabadha ilmahana soo barbar habo adunka quruxdisa kuso dhowow

  • @NasroCabdi-y7s
    @NasroCabdi-y7s 9 месяцев назад

    Allx illhey aya mahad usuknaty fadumina illhey haku cafiyo bebene waxn leyahy Hambalyo hambalyo 🎉🎉

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 9 месяцев назад

    MASHA Allaaha umul fiyoow oo isxanbarata Allaaha kadhiga AMIIN YARABI 🤲🤲

  • @xifradiyowaxkordhin7446
    @xifradiyowaxkordhin7446 9 месяцев назад

    MashaAllah❤ illhaey walashay ha inocafiyo mida xoogeda malato oo bani aadan eekaga maranto Alaha kadhigo. Adigana walalkey Allaha kufududeyo masuliyada kusaran. Mubruuk isha iyo cadowga Alaha idinka badbadiyo. ❤❤

  • @CHANNEL-bx6vb
    @CHANNEL-bx6vb 9 месяцев назад

    M.a wllshey illaah umul fiyo hakaa dhigo ubadkana mid qereysan illah haka dhigo insha allaah

  • @AzuuDeek
    @AzuuDeek 9 месяцев назад

    M,a Alx wan kuu walwali jiray abyo umushii isxambarsato Allaha kaa dhigo

  • @hodanali5595
    @hodanali5595 9 месяцев назад

    Allaahumma baarik, ALle awlaadusaalih haka dhigo, bby girl aduun lagaa jecelyahay ❤️

  • @hibaqkahin_69
    @hibaqkahin_69 9 месяцев назад +1

    Masha Allah Alle haysku kiin dayo

  • @hanimuqtaar602
    @hanimuqtaar602 9 месяцев назад

    M.a hambalyo hambalyo wan ku farxay runtii alx ❤❤❤

  • @NajlaibrahimQueennajla-hh3ju
    @NajlaibrahimQueennajla-hh3ju 9 месяцев назад

    M.a hamblyo labdiinba mrkle alle ha caafiyo wllshen fadumiina❤

  • @anisMohammed-c9f
    @anisMohammed-c9f 9 месяцев назад

    Masha allh illhy umushii is qadato ha kaa dhigo 🎉❤ tankale waxn ka yaabay dad hospital ladan wali qaaday karone test qaaday. Aduunka hargab baa loo diwaan galiyay

  • @Raaxa-wf3or
    @Raaxa-wf3or 9 месяцев назад

    Axl wallshey alha waxa Kaga baya cafimad insha alha adiga iyo awladadaba

  • @sahrodawo1369
    @sahrodawo1369 9 месяцев назад

    Masha allah umushi isxambarsato alle haka dhigo boogtuna alle ha u boog dhayo 🌺🥰🥰🎈🎉

  • @sabaaxibrahimhussein8729
    @sabaaxibrahimhussein8729 9 месяцев назад

    Alxmd wlhi Waa ilhy mhdiii ❤❤❤❤ umushiii is xanbarato ilhy hka dhigo ❤❤❤

  • @saajidcade231
    @saajidcade231 9 месяцев назад

    Alxmdulilqqh abaayo inta kuu Dhiman allaah kuu soo fududeeyo mida kle umul fiyooow allaah kaa dhigo

  • @RuqiyoDaahir-b3u
    @RuqiyoDaahir-b3u 9 месяцев назад

    Allah ka dhigo umushi is qadatia ayda iyo cuged amiin

  • @SahraAhmed-m3t
    @SahraAhmed-m3t 9 месяцев назад

    Alxamdulillah walahi wa xanusana 4 bari Dan RUclips ma furin hada ayan arkay wa lasocday xalkina wa ku farxsany alxamdulillah alxamdulillah ❤❤

  • @mulkiadan7395
    @mulkiadan7395 9 месяцев назад

    Alxmdulilah Allah aya Mahad leh Allah haka dhigo midki dalkisa iyo dintisa iyo walidin tisa anfici laha insha allah welcome my baby💕

  • @a.s.h.r9498
    @a.s.h.r9498 9 месяцев назад

    Alhomdulilah hadii ilahy nabd ku kala keny 😊waxa ku rajynya apyo cafiimd deg dega in uu ilahy ku siyo adoo nabd qaba ku sugynaa❤

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 9 месяцев назад

    Alx, Illaahay walaasheen Faadumiina haka dhigo ummushii isqaadata, Aamiin yaa rabi, Wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Mohamedin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam ❤❤❤.
    Faadumiina Muscan xitaa malagu sooqalay.
    Iisoo-soojawaaba please.