Masha Allah waa run nicmadaha Rabbi kusiiyay way fiicantahay mararka qaar waxan Ilaahay ugarajaynayaa ( mataano kale oo cafimaad qaba ) Amiin ya Rabbi ❤️
Dadaka waxay ku fakarayn Sabab Aya Uur Uqaday Hadayba Dhashy lkn Waxa ogtan Waxa jira Qofa Habon in waxa lo dhalo Asga kasbaday ilhay ka sokow Haduzn Ahayn Nin Naxris badan oo Awladiza la korsanyo intaan islma so garenba Mash Allha Dhaha Allha Ubarkeyo Awldood
Markan maqlay waxn soo xasuusty nuradin markad ilmo u sheegto oo sapriys oga dhito uu dhihi jiray hooyaday ba ilmo badan iigu duceeysay ana waxn dhahy m.a nuradiin waxy hooyadiis ugu duceysay ogu danbeen wuu hela marka halkaas waxaa ku xusan in walidka laga duceyato si ay kugu duceeyay duco walidna wax ka fcn maleh aakhiro io aduunba walidka ka duceeata m.a aadbana ugu farxy alle ha kuu adkeeyo calosha abaayo allena ha ku fududeeyo ana sidoo kle alx hada babygii labad uurkisa yeeshy isoo duceya ana waxn umalen inan isku Mar dhaleeno alle hanoo wada fududeeyo❤❤
Waxban so qori rabay wa la noqday because dadka noloshooda iyaga choose u leh sa jeceshihin idinla jclnhy guuleysta mashllh ubadk allah idin la koriyo uurkan haku adkeyo
Ani waxaan layaabey why noloshooda private ka ah u soo bandhigaayaan hadii uurbixisid waaba loo jeedaa caawa haduu caloosha dhibic ku. dhaho bari waa lasoo gudbinaa cajiib why why I don’t understand
Aniga 2bo cunug aya laygu qaley 4jir aya iigu wayn sanad&bar iigu xigta alxamdulliah wali xanuunki aya latacalaya qalinka allah nii barakeyo oona ku fududeyo wlhi is not easy sanad xita makaso wareganin inkasto nimco tahey lkn caafimaad ahaan mafiinco
M.a marka hore alle haydinka kala koriyo Abudkina ubad khayr qab haydinka dhigo i.a dadka leh sowdigi hada dhalay waxasi waa cadi halsano ayay kala waynaanyan caruurtu way jiran ciyaal saaso kle ah ee mashqulka ka daaya dadka m.a udhaha❤️💯🤲
Aboow aboow adoo 3 bilood qalan Ma uur deg deg ku qaaday walaleey Ilaahay haku fududeeyo naftada adiga Iska leh ninkuna maahan qofka la Qalaayo birtu ku dhacayso weli maadan biskoon anigu qaliin wan Aqaanaa dhibkiisa sahal uurku qaad Way adag tahay wixi dhiba Allaha ka Haayo
ilaahey waxuu ku siinyo ma celin kartid aniga oo gabar rabo wiil dhaley waxan dhahay bas cunugan igu danbeso ma rabo ilmo kalo dhalideydii 4 bil bas ka soo wreegtey gabadhii rabey leey siiye ilaahey amuurtaan wado u ducey bas
@@jamiilamohamud7434qaliin igu soo orad mahan labo sano ka hor aya leygu qalay hada soo xasuusto waan oya qalin waa qalin yurub ayana joga calosha la kala furayo sahal mahan abyo😢
wa prank comentland lagu sameyay😅 gabadhan hada unbay qalin gashay second wana dadka ku xanunsado uurka so kuma dagdageso caqliga ma laa ee cdi iska dhiga jojiya buuqa hade xaqiq thyna alx ilhy hauadkeyo
Asc ma bro and siz sorry for interfering your affairs coz this song is meant for pseudocyesis people anway you guz you have to thank to Almighty Allah and make those privately coz some they dont have achild even miscarriage may you live long
Allah ha idiin xafido awlaadiina abayo lkn markan ina si house ugu sheegto ahayd il wax la dhaha jiro hda commentiga kuwo badana ku qoraya iminkayba dhashee xita masha allah maleh plz qarsada hda ka dib
Ar se daremosiin single inta dhan gab dhaheh sheka ku hya marka maqlay qac single nimada so xasusty hampalyo inta io inkabad intu ilhy ni qory ilhy ha idiin siyo I’m so happy for you my sister
Gawadhan dad badan dulmi jiray alxm hada 4 usadiyen ilha siiyay mar walipa dhihi jiren atarishada 4 cunug u sheekto hada ilha u rumey ilha xaq soore waye abayo allha ku barakeyo adiga iyo xajiga ilmaha ❤❤❤❤
@@maraamaomar927ani ilaa hda weba iga dha dhici la dahy because hda le matano dhashey 3 months laga joga misa dumar ka marke dhalan hore uurkala kasi qadan 😂
Ado 2 mar lagu qalay hadan 3 bil lee aad qalanthy carurtina ku jogan oo wax walbo ka rawan soshiyal mediyahan holkale ah ur yelo wlhi waa xanun 😢 Waxan dhaho ma aqanee Reerka alle habarakeyo matanah👨👧👦 kalane mizbil iyo mucad halo bixiyo
@@NastehaMuhudin-q3q abayo walashay afar qaliin oo isku dhow bey martay weliba iyado jogta Somalia oo bila dowlada naftu waxba ka ahy marka lama yabayo gabadhan wadan dawlad leh iyo dhaqaatiir sare bey isku haysta inshlh waxba heli mayaan
m.a marka kowad marka labad talo ama qado ama iska da abayoy ka fakar carurtada lafakar qalinka ku dhashay ka fakar naftada intaba ado firinaya cafimadkoda
Mataanaha si fiican naaska hadaa usiin lahyd uur maadan yeelateen ayagana naas ayay heli lahayen adna calosha ku nasan laheed anyway allah qadartiis lama celin karo masha allah tabaaraka mabruuk mataanaha maskiimiinta ka calol xumaaday hooyo wali kama dhargin ❤❤❤ allaha ku xafido dadaal baayo naftada riski ha galin ilmahada ka dhimane adoo kabsan ka ha ordin
Wlaalahy Farxadiina wn ka Helaa lkn Nimcada ilaahy idin siiyay qarsada kuna shukriya Nimcada ilaahy wxa jira dad aan ubad HaysaN mrkaa Nimacada waa la qabsadaa walaalaHy gaarkiina u Farxa Noloshiina gaarkii private ha ahaato❤❤❤
Masha allah ilaahy ha idin barakeeyo lkn farxadiina ka qarsada dadka waayo dadku idinma wada jecla farxdadiinana ma wada rabaan marka ilaahy ha idin xiftiyo idinka iyo ubadkiina
Listen wll qarso waxaaga isha bini adamka wa halis marka waxga si goniya u qarso plz ilahay ha ku siyaadiyo dad bila awlaada jira iygna ilahay ha siiyo anagna marka aroosno ilahay kuwo badn hna siye😂❤
dadkan weiska Afxuyinhin abayoyo hadalkuda lahakasoqadin alxmdulilah deeh uwadkaga Allah hakuxafido hada Malaysia kulajogee laha wakuladabaldeglaha walasheey igawan aya taha lamana aadutagero ayatihi walahii ad aya ufarxay markowad iyo mrlawad Allah hakuxafido abayo mcnto love you so much ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Oo hada saan maa 12 ciyaal ku tahay kaamaba muuqato wlhi Allaha kuu adkeeyov 8deeda soomaalia kuu joogta Allaha kuu xifdiyo iyo 3da aad hada aabahood wada joogtaan
Ilhow hadaa anoo 3 bil jooga nin hoosta ka galo uur yeesho jiiis ku dhahay mugoo allh ku fududeeyo cfimdkaaga iyo koriimada ilmaha kama fikirin naas na ma nuugayan masaakin😢
M,a abaayo Allah Haku dhowro dadka dhahaayo goor dhow Lee dhashee maxaa waaye wax Allah ku siiyo Cid celin karto ma jirto marka Waxan kudos Lee yahay hampalyo 🎉🎉🎉
Abaayo waa sax wax ilaahey siiyey cid celin karto majiro lkn waa inay caafimadkeda ka fikirta ilmaha ka fikirta ilmaa la dhalaa cml miyaa loo dhalaa kuwa yar yarbo may nuujinin waaxay dag daga ku jiro qof caadi u dhalaybo xiligan uur maqaado ayado qaliin ku dhashay iskaba daa anoo 3 bil qalan inan uur qaado iska daaye xataa ninka maan u dhawan lehen ileen qalinka dhiwatadisa anaga dareemi karno
Qalinka xanunka ow leyahy le hadana qurbaha 2months aan qalanahy ilehy iguma so celiyo mrkle ilaa 3sanana wn suga ilehey ha iikaso normal inan udhalo aaaminta iiraciya 😢😊
@@sumeyaabdi9176 waxan garanayaa gabadh hal marlagu qalay meeshii oon weli isqabsan uur qaaday oo meeshi furantay ooilmi hii iyo makaankiiba debeda laga soo dhigay oo laga soo saaray markuu dhiig ka furmay Alle gabadhan ha ilaaliyo
maxa m.a dhaha waba kanaxy 2 bil qalanhy ila hada shog ihayo naag aqano sidan cml ku dhacdy canuga 6 bil jiro calosha gacnta kso dhex baxsady coz ma reesan dr ma ogola 1 sano xita😢
Mshllh illhy ha ini xafido awlada ilmo cafimaad qaba illhy ha inigu irsaaqo wll. Illhy su doonayo aya waxaano dhan ka muhimsan xanuun iyo call la qalay wa illhy kan wax wlbo sahlo wax wlbona fudeedsha marka qadarka ale aamina o rerka uduceeya illhy aya u fudeedin inshllh dhib la.aan wll ku dhal illhy awlaada koriskooda ale hakula grb galo
Isku wakhti baan dhalney anigoon ley qalin walacii markan soo xasuustaba qalbiga ixanuunaya in aan uur yeeshto iska daaye ilahay haku fududeeyo caafimad kaaga kamaad fekerine 😢😢
😂😂😂😂😂 walaca marka soo xasuusato wlhi si noqoneysaa abyo
Ilahy hooyinkeen cadaab haka dhowro walee dhib wa lainaga soo maray
Isoduceya inu ilehey isiyo awlad😢
Allow awlaad baari ah kusii aamiin wllo ilaahay haku siiyo kuwa bariyal ah i.a❤❤❤❤
Allaha kusiiyo awlaad qeyr qabo ood kufaraxdo
Alla haku siiyo wll qali
Allah ha kusiyo awlad salixin ah iyo inti muslimin ahba atasqfarta iyo saliga nabiga scw scw scw badso abaayo waad heli awlad inshaa allah
Allah hakusii yaa rabi
Walalahay waxa idin shegaya inad waxina sigoni ah iskugu sheektan odan halkan ilmo io uurba inadan keenin nimcada ilahay idin siyy qarsada Alle ha iidn barakeeyo kuwa badan oo kle dhala I.a oo cafimad qaba I.a ❤
Mashaa allah
Masha Allah waa run nicmadaha Rabbi kusiiyay way fiicantahay mararka qaar waxan Ilaahay ugarajaynayaa ( mataano kale oo cafimaad qaba ) Amiin ya Rabbi ❤️
Somali way walatey dhagana kale bay tusale kagadanaya
wa runta iistusniimo xagii gayso aan aaragnow 😂
Dadkan RUclips leyga ah ma,ayaga private life lehba waa inay noola share gareyan hooshoda tahey allah uziyadio
Wllyl iso duceya😢pls ina owlad ilahay isiyo 😭
Rabbi ilmo ku farxdo haku siyo❤
ilaahay hakusiyo abaayo❤❤😢
ilaahay haku siiyo owlaad qeyr wabo😢
Allé kuwo bari ah ha ku siiyo
Illahay hakusiyo abaayo
Dadaka waxay ku fakarayn Sabab Aya Uur Uqaday Hadayba Dhashy lkn Waxa ogtan Waxa jira Qofa Habon in waxa lo dhalo Asga kasbaday ilhay ka sokow Haduzn Ahayn Nin Naxris badan oo Awladiza la korsanyo intaan islma so garenba Mash Allha Dhaha Allha Ubarkeyo Awldood
Hye m.a anba sas ku fakaray asa kasbada dhihi kara
Waa prank 😂
Haduu siwalbo ukasbado xata ano 3 bil qalan uur man uqaden xaa dhacay ma asaa ila dareemoyo xanunka qaliin waye meshan dheel ma ahan
😂😂😂😂😂
Asc San waceb inad dadka lawadagto WA laywasay uran leyahay xishoo dumara tahay nimcada ala kusiyey walagu shugriya nimcada illahey kusiyey ok
Markan maqlay waxn soo xasuusty nuradin markad ilmo u sheegto oo sapriys oga dhito uu dhihi jiray hooyaday ba ilmo badan iigu duceeysay ana waxn dhahy m.a nuradiin waxy hooyadiis ugu duceysay ogu danbeen wuu hela marka halkaas waxaa ku xusan in walidka laga duceyato si ay kugu duceeyay duco walidna wax ka fcn maleh aakhiro io aduunba walidka ka duceeata m.a aadbana ugu farxy alle ha kuu adkeeyo calosha abaayo allena ha ku fududeeyo ana sidoo kle alx hada babygii labad uurkisa yeeshy isoo duceya ana waxn umalen inan isku Mar dhaleeno alle hanoo wada fududeeyo❤❤
Amin ya allah walalo Allah ku fududeyo allah sahal iyo farxad hakugu dhameyo uurka ❤
Anah isoo ducey sis in illhy isiiyo ilmo waaa jclhy wilkeyga 1 sano galay bishan bby kle rawaa
@@indhouronindhouron7992 abayo allah owlad salixin ah haydin siyo bariyal ah farxad iyo cafimad ku wara
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫀
Salalahu calayhi wassalam 🥰
Scw scw
Salalaahu calayhi wasalam ❤️ ♥️ ❤❤❤❤❤❤
Mansha allah my femily
Salaahu caleeyhi wasalam❤
Ubadka Alle ayaa bixiyo lknse naftaada jecloow oo ilmahaaga naas sii 2 sano siduu ilaahey ku faray. Umusha uur ku qaad ma sahlano. Khayr insha Allah
Waxban so qori rabay wa la noqday because dadka noloshooda iyaga choose u leh sa jeceshihin idinla jclnhy guuleysta mashllh ubadk allah idin la koriyo uurkan haku adkeyo
Intas nh wa hadal ki igu fcna aa uso qori kartay aamin 🤲🏽
M.a allah ubad qeyr qabo alle haniisiyo allah nii siyadiyo farxada ❤❤❤
Iska sooquf waxad odhan gadhay armay calosha kufuurta😅😅😅😅
@@SuhaybasayidSuhaybasayid hadan ku fardi baxo iga xumato ya iga cafinaya sistrey 😂😂😂 hdlka wngzn wa sadaqo🥰
😅😅😅 Masha Allah @@aliyah-rl7pv
Hooyadu iny ilmha naas siso lba sano ah iyo inu ilmuhu u koro cafimdkedna ilashato wa muhim ilmha and korin eed dasho uun wxba maso kordhinyo
masha allah
Allahuma baarik abyo ilahey wax qeer qabo hadin siiyo lkn nimcada ilahey ku siyay qarso qof walbo ma heysato isha bini adamka cadi ma ahan
Isoduceya inuu illahy calaf igu dharo midkan jclhy Awlad bari ah nx aan kala helna😢 plz ducada waa xagina🙏
Illaahay sii gabadh walbo awlaad ubaahan kuwo baariyin ah oo saalixiin ah
Fadumina iyo Nuradin nimcada allah waa la qarsadaa ee ka taxadarra insha aadanaha
Ani waxaan layaabey why noloshooda private ka ah u soo bandhigaayaan hadii uurbixisid waaba loo jeedaa caawa haduu caloosha dhibic ku. dhaho bari waa lasoo gudbinaa cajiib why why I don’t understand
War dadka mansha allah dhaha hadale dhaleysay maxaa ugu heysan illaah ha u barakeeyo amiin Yaa rabi
Abaayo plz mardanbe ilmahaaga iyo nimcooyinka eebe kusiiyay halkaan ha keenin abaayo plz alx calaa shugri dheh abaayo farxadaada adiyo odaygaaga qaata abaayo plz
Dadka waan ka yabn wlhie caruurta alleh ayaa bixiya intN HYSAN alleh ha siiyo familkana mashalah u dhaha bal😢❤
Waa runtaa masha allah isha allaha kahaayo
Waa prank
@@Farxadiyoguul wlh dheh
Wllo sual inan tan may jexnayn awal ma degdeg ayu qofka uqada man dhib ahayn ilmaha isku dhow
Sax weye naftaada iyo ilmahaaguba waxay kaaga bahan yihiin in aad waqti siiso
Abayey Fatmina URKAGA QARSO mcney Dambe social media hasodigin private kadigo inshaallah Uwadka Allah hakubarakeye ❤
Qaliin hadana 3 months uur allow kuu fududeey yaa rabi 😢😢😢😢😢
Lapo bil ka horeye qalin ku dhalay mesha qalinka wali ima reysan 😢😭😭😭😭😭
@@princessheva6099 2sano ka hor lay qalay ilaa hda maresn atarisho muscat isbuuc ka weenhy anaga 😢
@@HODANABUUKAR-n1w wllhi Aniga io Atariisho muscab isladhanay wana liiguqalay wiil alx wllhi markan videogan Arkay waan farxay uurka❤❤❤🎉wllhi hada nin iimaqaba ❤uurka wllhi wan jeclahay❤lkn nimanka wan kabaqa kii 1bad wuu iigu xumaday caruurtina wuu iigawatay wllhi💔😭alow nin wanagsan oodhalin yaro ah alow iisahal oo ijecel❤❤
prank weyeh iska fahan sis iska fahan
Wxan waa prank si loo fiirsado rabaan😂
Aniga 2bo cunug aya laygu qaley 4jir aya iigu wayn sanad&bar iigu xigta alxamdulliah wali xanuunki aya latacalaya qalinka allah nii barakeyo oona ku fududeyo wlhi is not easy sanad xita makaso wareganin inkasto nimco tahey lkn caafimaad ahaan mafiinco
M.a marka hore alle haydinka kala koriyo Abudkina ubad khayr qab haydinka dhigo i.a dadka leh sowdigi hada dhalay waxasi waa cadi halsano ayay kala waynaanyan caruurtu way jiran ciyaal saaso kle ah ee mashqulka ka daaya dadka m.a udhaha❤️💯🤲
Talinta aan ilmaha dhalysid inaad so dhigtid mhane wxkle malihid miya naa hooy joog OO alxmdllh dheh OO hadiyado eeba ku siiyey qarso mxa ka siya bisinke😢😢
Aboow aboow adoo 3 bilood qalan
Ma uur deg deg ku qaaday walaleey
Ilaahay haku fududeeyo naftada adiga
Iska leh ninkuna maahan qofka la
Qalaayo birtu ku dhacayso weli maadan biskoon anigu qaliin wan
Aqaanaa dhibkiisa sahal uurku qaad
Way adag tahay wixi dhiba Allaha ka
Haayo
ilaahey waxuu ku siinyo ma celin kartid aniga oo gabar rabo wiil dhaley waxan dhahay bas cunugan igu danbeso ma rabo ilmo kalo dhalideydii 4 bil bas ka soo wreegtey gabadhii rabey leey siiye ilaahey amuurtaan wado u ducey bas
Qaliinka ma waxa modaa qalimada xamar lagu sameeyo qalinka qab carsi ah loo sameeeya meshas😂
Qaliin wa qaliin lakin ilahay ha. Fududeyo abayo
Naagaha sanadkaan owlad jaceyl maahan oo naftooda xita kama fakaraan ee ninka ayaa owlad badan rabo ayay udhalan 😂😂 iyo you kaatagin
@@jamiilamohamud7434qaliin igu soo orad mahan labo sano ka hor aya leygu qalay hada soo xasuusto waan oya qalin waa qalin yurub ayana joga calosha la kala furayo sahal mahan abyo😢
Abowe. Iyo abayo. Cawa wanfarahsanyahay. Wayo. Ilmihi. 4. Ayat. Nodashen. Wahpan nileyahay. Kuwan kuwi ilahi. Barinigadiganirajeynaya. In shaallah. 💖💖💖💓💯👌👌🫶🫶🤲🤲🤲
wa prank comentland lagu sameyay😅 gabadhan hada unbay qalin gashay second wana dadka ku xanunsado uurka so kuma dagdageso caqliga ma laa ee cdi iska dhiga jojiya buuqa hade xaqiq thyna alx ilhy hauadkeyo
Aniga sidas isdhahay prank waye umalenaa
Prank u ekthy
Noloshu private ayay kuquruxbadantahay.
Dadka warkoodana maqla.
Sikastaba ha,ahaatee masha allah baan idin leeyahay
Asc ma bro and siz sorry for interfering your affairs coz this song is meant for pseudocyesis people anway you guz you have to thank to Almighty Allah and make those privately coz some they dont have achild even miscarriage may you live long
2/1/2024 leeba dhashay parnk ka daay qof qalan intas waxa kama qadi karee alx dheh ddak ha isku soo jeedin waxa haysan alle haku barkeeyo ilamha
ilmaha way yaryihin ilahay ha ku xafida
Subaxallah wlhie wa ka naxay 3bilood caruurta dhalan tahy o qallin ah adaa isdiley wlalaley😮
Fadlan maad soo bandhigteen adoo dhawaan mataano dhalay waayo soomalida in yar ayaa masha alaah ku odhanaysa ale hakuu barakeeyo wllo qali Isha xaasidkana hakaa duwo
Abayo qaliin soo hada kuma dhalin ina kalakorisey ahayd o naftada kanaxdo ilmuhu waa nimco ilaahay bixiyo lkn inaa naftada haligto waa dambi almuhim alaha idiin fududeeyo
Allah ha idiin xafido awlaadiina abayo lkn markan ina si house ugu sheegto ahayd il wax la dhaha jiro hda commentiga kuwo badana ku qoraya iminkayba dhashee xita masha allah maleh plz qarsada hda ka dib
Ani maad ithy xbbti Allah habarakeeyo iyaga ioawlaadooda
views radiis wayee awlaad radiis mahaa cidaaan
Guys Anna isoo duceeya inuu ilhy ubad igu irsaaqo
Kids are a blessing of Allah (SW) Say Masha’Allah always my sister❤❤❤
Ar se daremosiin single inta dhan gab dhaheh sheka ku hya marka maqlay qac single nimada so xasusty hampalyo inta io inkabad intu ilhy ni qory ilhy ha idiin siyo I’m so happy for you my sister
Alhamdulillaah waa Allaah mahadiis, Allaah ha idiin Barakeeyo.
Kuna Liibaan, Caafimaad taam ah cumri dheer iyo cibaado suuban.
IISODUCEYA in oo ilajay icafiyo amiin yarabi
ilmaha yaryar inaa naaska seeso 2 sano ama 1:5 waayo ilmaha naaska cuduro badanoo kadifaacaa ❤❤ kaladheeray caruurta waa rayikayka but joosh kaaka adaa leh 😊😊
Gawadhan dad badan dulmi jiray alxm hada 4 usadiyen ilha siiyay mar walipa dhihi jiren atarishada 4 cunug u sheekto hada ilha u rumey ilha xaq soore waye abayo allha ku barakeyo adiga iyo xajiga ilmaha ❤❤❤❤
Ilaaah haidin siyaadiyo farxada 😁lkn apyooy hdaaba qalin kudhashay inaa xogaa nasato aheyd wlhi uur io walaca dhibkisa iska bdn adi dhan wa badalmee ilaah hku fududeyo sis xumana haifahmin🙏
4 bil ayee cunugteyda jirtaa waana iska shaki sanahay daal iyo caajis alxm waxoo alle keenay
Matano kale insha allah ilah ha idin siyo ❤
Lkin mataano iyo 3month cfimaad ahaan bayo wxay ahyd inaa contrceptive methods isticmashid wayo halis badan galikadhaa hadaa thy c sectiona kasidaran ilahy cfimaad hakugu kalakeeno byo mcn❤
Ani San isleyhy wa prank anaga iyo nurdin kuli prank nalagu sameynaya weyna so bixi donta wa fikirkeyga
😂😂😂macqul waa arkeena😊
Waalaga yaaba mardhow mitaano lagu qalay waan arkeenaa prnk waaye
isku fikir nahy
@@maraamaomar927ani ilaa hda weba iga dha dhici la dahy because hda le matano dhashey 3 months laga joga misa dumar ka marke dhalan hore uurkala kasi qadan 😂
Ani xataaaa SaaS ay ila tahay lkn wlhy taxadar weyn u baahan tahay
M.a Allah ku barakeyo lkn 3 billod ilmahaga jiraan waxa fiican ilmaha inaa kala koriso 6 bilood ugu horeyso naas bis ad siiso lkn wuxu illahey keno alx
Abaayo allaha kuu fududeeyo wax walba ilaahay baa ku qorsho leh inkastoo aad hada qaliin mataano ku dhashay qaliina kaaga horeeyey hadana alx ilaah hakula garabgalo
Ado 2 mar lagu qalay hadan 3 bil lee aad qalanthy carurtina ku jogan oo wax walbo ka rawan soshiyal mediyahan holkale ah ur yelo wlhi waa xanun 😢
Waxan dhaho ma aqanee
Reerka alle habarakeyo matanah👨👧👦 kalane mizbil iyo mucad halo bixiyo
Mshlh abyo lakin inaad qarsate ahyd mudo kadib noso shegto dadkan cadowe ubadanyihiin hada kuwo badano waxa arkee soo qoraya naa Maa iska nasato lakin ma oga waxan inu ilhy ku shaqa leyahy anyways hamblyo abyo
Allaha ubarakeyo lkn qof Labo mar laqalay waye sedax bil lee qalan tahay nafteda ine kafikirto waye qalinka hadu isku dhawyahay halis waye
@@NastehaMuhudin-q3q abayo walashay afar qaliin oo isku dhow bey martay weliba iyado jogta Somalia oo bila dowlada naftu waxba ka ahy marka lama yabayo gabadhan wadan dawlad leh iyo dhaqaatiir sare bey isku haysta inshlh waxba heli mayaan
m.a marka kowad marka labad talo ama qado ama iska da abayoy ka fakar carurtada lafakar qalinka ku dhashay ka fakar naftada intaba ado firinaya cafimadkoda
Mashaalah 😂 lkin hade dhashay duraba malaqad urkaa habalayo
Wllo waa iga talo ee nimcada ilahay ku siiyaya qarso sababta oo ah wax jira Dad xaasiad ah oo mardanbe banana ka haysa ka keenini talo walanimo
Calosha ine ku naste ahed hada qalin kaso baxday cafimadkag ka fikir wallo 😳
ilaahey deeqda bixiyo garabkiin ha galo hadan dhihi lahaa qarsadan waa meesh kaliy oo bariiskiin ka raadsatan shaqadini ilaahey isha idinka xijaabo🥰🥰🥰🥰
Maasha Allh ilmuhu waa farxad laakiin waxa kuu fiican ilmahana u fiican inay xoogay naas helaan oy kala koraan waa midda kalee ilmihiina iyo noloshiina gaarka ah ha keeninina bablig
Hada aya dhashy 2024 ee dhalma badanida
Mataanaha si fiican naaska hadaa usiin lahyd uur maadan yeelateen ayagana naas ayay heli lahayen adna calosha ku nasan laheed anyway allah qadartiis lama celin karo masha allah tabaaraka mabruuk mataanaha maskiimiinta ka calol xumaaday hooyo wali kama dhargin ❤❤❤ allaha ku xafido dadaal baayo naftada riski ha galin ilmahada ka dhimane adoo kabsan ka ha ordin
6 bilaa dhalnahay oo leygu qalay hada nh 4 bilood aan leeyhay😢alx
Naaska nah waan siiyaa qadar waye❤
@@nasrohussein5723dad ba aamisn in naasku ilmha kla koriyo ani gbdheda naas ma siin 8 bilod be jirta uur 5 bilood ah na wa leyhy
@@nasrohussein5723isoqabo mcney iskumid nahay
Malugu qale@@TeswahenAbdinasir
Wlaalahy Farxadiina wn ka Helaa lkn Nimcada ilaahy idin siiyay qarsada kuna shukriya Nimcada ilaahy wxa jira dad aan ubad HaysaN mrkaa Nimacada waa la qabsadaa walaalaHy gaarkiina u Farxa Noloshiina gaarkii private ha ahaato❤❤❤
Oo walal madan umul ahayn awel😂
Ilahay haydin ilaaliyo Qlli dhamantod❤
Msha allh allh ku adkeeyo lkn ilmaha waqti ee rabaan adoo hada c section ku dhly 1year xita ma garin umalenaa cfimdkada ka fikir
Ina Aniga urka leyahay cml ogu farxaay M.a Ilahey ha ubarakeyo owlad bari ha ogu dhigo amin yarabi
Waa yelane i.a ma isku yacnaa😂😂
Masha allah ilaahy ha idin barakeeyo lkn farxadiina ka qarsada dadka waayo dadku idinma wada jecla farxdadiinana ma wada rabaan marka ilaahy ha idin xiftiyo idinka iyo ubadkiina
Hooqey oo Ba eeyey Wlhi Waa isku Xishoodey Mudan Udhafreyne😂😂😊
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
Yaah
Gab kasii nayaaa😂
Wan kanaxey wlhi isku mar ayan dalne wali meshi imeey bogsan lkn wa qadar alle allah ku fududeyo 😮😮🎉🎉🎉
Mashallah anigana hal baby hesta isoduceya kuwa badan cfmd qaban inu ilahi isiyo intaa hesanen Allah siyo anaka ilahow no barakee amiin amiin ya rabi
Anigana wnsugya wli rbi awlad slixa hygudeqo inta hysatana hwbarakeyo
@@Taliso3344 amiin amiin abyo
Kuwa badan oo baariyal ah ilahey haku siyo mcnto
@@ummnusaybah9276 amen yrabi waa glab jumca ah ilahay ducada hy aqbalo 🤲🏻
@@ummnusaybah9276 amiin amiin xbbti ♥️🥰
Listen wll qarso waxaaga isha bini adamka wa halis marka waxga si goniya u qarso plz ilahay ha ku siyaadiyo dad bila awlaada jira iygna ilahay ha siiyo anagna marka aroosno ilahay kuwo badn hna siye😂❤
dadkan weiska Afxuyinhin abayoyo hadalkuda lahakasoqadin alxmdulilah deeh uwadkaga Allah hakuxafido hada Malaysia kulajogee laha wakuladabaldeglaha walasheey igawan aya taha lamana aadutagero ayatihi walahii ad aya ufarxay markowad iyo mrlawad Allah hakuxafido abayo mcnto love you so much ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Oo hada saan maa 12 ciyaal ku tahay kaamaba muuqato wlhi Allaha kuu adkeeyov 8deeda soomaalia kuu joogta Allaha kuu xifdiyo iyo 3da aad hada aabahood wada joogtaan
Mashlh ❤️ illahaw barakey family kan quruxda badan😢isha bin adamka kaqabow
Nuuridin gabadhan ciidan uraadi dhal qaad iyo qalitaan waa howl miraan
So qaliin kuma dhalin atariisho 😢Anyway allaH ku xafido ❤
Ilahow lamanahn qruxda bdan farxadoda siyaadi wlhi aad ban udarema inay wqti xadirkan frax sanyihin aniga ilahow isi mida farxada laqado
Qurexey Caruurta kala korso i.n Matanihiiiba wali masocon isku nuug nuug Masha Allaah Alle haku xafido❤
Socodka Aad ka hadleesid maxaa waaye umusha xitaa Maka bixinee 3 bil unbay jiraan ee ilaahay ha usaqiro 😢
M.a m.a 😢😢😢 wlhy waan ku farxy awldd lagam dhergo waa deeq alleh kumaa xidhna hadaa dhashy iyo waxs rabi hyno xfido awldd ilhow kuwo kaleh ku weydistay oo cafimad qabaa 🤲🤲🤲🤰🤰🤰🤰🤰
Abayo wafarxad kle alleh hakui adkeeyo ilhy cfimd kaguh kala keenoh mcney ubadkna alleh hakula koriyo ❤
Ilhow hadaa anoo 3 bil jooga nin hoosta ka galo uur yeesho jiiis ku dhahay mugoo allh ku fududeeyo cfimdkaaga iyo koriimada ilmaha kama fikirin naas na ma nuugayan masaakin😢
4.399 Like qofka 4.400 ani waye one like Team Atariisho 😊
Yaaa marka hire Mnshllh mrkaaa xigta. Wll hada unba dhshy ee cfmdkaga ilaalso mnta hada si noqota frx kuuma fadhinaya
M,a abaayo Allah Haku dhowro dadka dhahaayo goor dhow Lee dhashee maxaa waaye wax Allah ku siiyo Cid celin karto ma jirto marka Waxan kudos Lee yahay hampalyo 🎉🎉🎉
Abaayo waa sax wax ilaahey siiyey cid celin karto majiro lkn waa inay caafimadkeda ka fikirta ilmaha ka fikirta ilmaa la dhalaa cml miyaa loo dhalaa kuwa yar yarbo may nuujinin waaxay dag daga ku jiro qof caadi u dhalaybo xiligan uur maqaado ayado qaliin ku dhashay iskaba daa anoo 3 bil qalan inan uur qaado iska daaye xataa ninka maan u dhawan lehen ileen qalinka dhiwatadisa anaga dareemi karno
Qalinka xanunka ow leyahy le hadana qurbaha 2months aan qalanahy ilehy iguma so celiyo mrkle ilaa 3sanana wn suga ilehey ha iikaso normal inan udhalo aaaminta iiraciya 😢😊
War qalantahe ma joogti walaley 😮
yelateybe maxay jogta meqo hilod jiran ilma allah ha udaye
@@sumeyaabdi9176 waxan garanayaa gabadh hal marlagu qalay meeshii oon weli isqabsan uur qaaday oo meeshi furantay ooilmi hii iyo makaankiiba debeda laga soo dhigay oo laga soo saaray markuu dhiig ka furmay Alle gabadhan ha ilaaliyo
Qooq is not easy wa parnk
@@FatimaDahir-nm5et I think is prank too
@@sumeyaabdi9176😂😂😂😂😂yelatay ba kulha 😁
Anigan ii soo duceya in ilhy awlaad i siiyo qeer qabat 40 qof ducadoda waa la qabalaa
Hawdigiii mlin dhawyd uun dhalaayay ukadi bal bisinka😂😂😂😂❤
Dee walaalo wuxuu ilaheykusiiyo alx ladhahaaa 😂😂
Manshllh alle ubadka haku xafido abyo lkn hadle qalin kudhashay matanuh wa yar yihin wali naski hoyado ma helin e ubadka kal koriya wali wayar yarti cimir inkama tagine ubadka udadal naftadan unaxa wll
M.a mabruuk 😢 Somalia m.a dhaha family ka isha xanun waye wlh abyo adn ina qarsata ehed inta owlaad haysan allah siiyo kabar walba
maxa m.a dhaha waba kanaxy 2 bil qalanhy ila hada shog ihayo naag aqano sidan cml ku dhacdy canuga 6 bil jiro calosha gacnta kso dhex baxsady coz ma reesan dr ma ogola 1 sano xita😢
@@sannaibrahim4470beenley anoo 8bilod qalan uur yeshay wana leygu qalay marka labaad alx
Wlo su al gabadhan man ilmaha lagujexin side degdeg uguqaday ilmo ilel wati lalaha qofka halis ayu gala imika matanah imisa kaso waregay uguyarana sanad ama 2sano sowti lalaha waside mise intaasay jiran aniga hada wali 40 ki kamabixin hadana dadka dhan kinin qado marka cadada hesho idhahan degdeg ha uwadin
Wah😳e hada le matno ehed bee m.a lkin sidaas ma ficno🥺wlhi ilhey haku fududeyo
M.a dheh
Mshllh illhy ha ini xafido awlada ilmo cafimaad qaba illhy ha inigu irsaaqo wll. Illhy su doonayo aya waxaano dhan ka muhimsan xanuun iyo call la qalay wa illhy kan wax wlbo sahlo wax wlbona fudeedsha marka qadarka ale aamina o rerka uduceeya illhy aya u fudeedin inshllh dhib la.aan wll ku dhal illhy awlaada koriskooda ale hakula grb galo
ما شاء الله اللهم بارك ❤
Nimcada ilaahey kusiiyay qarso walashy isha xasidka alle haid8nkaxijaabo
Subxaanallaah naa ciyaalka yeekaa rafaadin salaamaad kkk😂😂😂
Mnshallah wllhi lamaanahan noloshooda waan jeclahay Illahyow nolol qurux badan nasii ayagana hakala fogayn intay uqurux badantahay ka badan uqurxi noloshoodo mnshallah hambalyo ❤🎉
Mansha Allaah Mansha Allaah Abaayo Adi iyo Duma Congratulations 🎉 Allaha Ku Xifdiyo Reerkaaga
Prank ban modayay wlhi mnsha allah lkn ilmaha in ay wakhti kala helan iyo naftadaba ba fican siz ilhy qadar kisa inkastoon la celin karayn
Ilmaha nas maa siiso adna nasato baayey waa maxay umul qooqu
😂😂😂😂😂😂
Masha alaah alaah idin barageyo lkn sidee camal hee qof sedex bil kahor laqalay soo dhib mahan in uu uurkale yeesho asoo sanad u dhaman 😮
3bil ka hor lee matano dhaleyse gorme uur kale qadeysay na waqti si ilmaha
Dad nucaan jiro war gawdha mashalha dheh wasaq yeye
Allah uqorey
M.a dheh wll
Mashallah dheh
Manshalah leee kufilan wll
Umadaan wax ceshto malahan miyaa bariiska meelqadan ka glay subxanallah
ما شاء الله تبارك الرحمن مبروووك ❤❤❤
Akhwaanow iisoo duceey badal kheyr qabo in ilaah isiiyo 3-sano sugoyaa😢