Madobeyso dabici + nafaqo timaha bixineyso madow io jilec ka dhigeyso

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 41

  • @sahraa8499
    @sahraa8499 Год назад

    Mahadsanid walashey sidaad noogu fa iideysay.

  • @saidaail2713
    @saidaail2713 Год назад +1

    Slam abayo I put relax in my hair so is it okay to put black henna on my hair

  • @xuriyatmatbakhfaiza2625
    @xuriyatmatbakhfaiza2625 Год назад +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويحميك يارب جزاك الله الف خير يا قلبي ❤❤❤💯👍🏻👍🏻👍🏻تستاهلين ميت الف الف لايك و💋💋

  • @Halgan396
    @Halgan396 Год назад +1

    Masha Allah macanto saliida flaxseed ka iyo sesame ka maha saliid wa serum esh cala walahi timaheygi waxa ka dhamadey agoolki wey kala daateyn jazak Allahu khair

  • @nimcocariif2942
    @nimcocariif2942 Год назад +1

    Abayo waxaad noosoogelisaa carem maadka timaha ufiican insha alaah

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Год назад

    Mahadsanid Abayo waan kugu faaiiday💚

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 Год назад

    MashaAllah abayo mahadsanid wax badan ka faiday 😍♥️🌹

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Год назад

    Mashaa Allah TabarakAllah
    Mahadsanid walashay faiza💕😊

  • @anisaosman743
    @anisaosman743 Год назад

    Qaali tinta color ka leh ma marinkaraa cilaanka caadiga ah maku badlan karaa

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 Год назад

    Masha Allah tabarakalah

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 Год назад

    Asc Mashaallaah sister allahakubarkeeyo amiin amiin ❤❤🌹💕👍

  • @khadroadan9787
    @khadroadan9787 Год назад

    abayo faisa qali dumar waxad ka sohadasha cremadka timaha ufiican xbb hadaad awodo

  • @fatimahosh5552
    @fatimahosh5552 Год назад

    Waxa abyoy kasoo hadasha noso sharaxda ادوات التجميل ka kuwa korontada iyo kuwa cadiga isticmalkooda aad ugu bahanahy faaaiza plz🥰🙏

  • @qadramohamed326
    @qadramohamed326 Год назад +1

    Mashallaha ♥️

  • @caashoaxmed8333
    @caashoaxmed8333 Год назад

    mahadsanid xppti crematka tinta loo isticmalo noso gali mcnto

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 Год назад +1

    Faiza hadaaa cinwankaaga kujire qaaliyey Timo jilciso dishay iska sii goaya hadana mudo 4sano ah aanan marin
    Maxaa lagusoo ceshaaa Qaaliyey oo ujoogteeyaaa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад

      Maskatka brotienka leh io salidaha u isticmal jogto xbbti

  • @khadroadan9787
    @khadroadan9787 Год назад

    faisa gacan dahab abayo wlhy ma aqaan waxan kugu mahadcelyo runti ❤qalbiyadena wad hanatay ala haku sharfo qaaali dumar

  • @fafasaid4869
    @fafasaid4869 Год назад

    Masha ALLAH,allahuma bareek
    Tiinta dawada lee maa lamarinkara abayo

  • @mulkicabdi113
    @mulkicabdi113 Год назад

    MashaAllah tabarakallah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatuushcabdi6158
    @fatuushcabdi6158 Год назад

    Anaaa u horeeyo mcntyda hore u soco abyo wax bdn kaa faaaidnay gbr sdx sano jir ma u marin karaaa abyo

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад

      Shukran xbbti. 3jir hadi ay thy weli wa yar thy abyo 5 sano a loga bilaba ilmaha maskatka

  • @miskitagane1678
    @miskitagane1678 Год назад

    Thanka abayo

  • @munamohamed6369
    @munamohamed6369 Год назад

    Abyo bariyey ilahay hakubarakeyo ....shukran....kuwi jannatul firdaus kukulma alaha nagadigo🤍

  • @zihaamqaalichanell
    @zihaamqaalichanell Год назад

    Maanshalah xbbti ❤

  • @xuseenramlo1700
    @xuseenramlo1700 Год назад

    Aymaahn waad ngaaa mashqushe mancey

  • @shaymaamohamed5960
    @shaymaamohamed5960 Год назад

    Isbuuc kasto mala barinaa mise

  • @xuseenramlo1700
    @xuseenramlo1700 Год назад

    Geeskaas Cagarka inteee kahelyaa

  • @hafsamohamed8941
    @hafsamohamed8941 Год назад

    Abaayo cilankan madowga inte ka helaa asagoo brown ah le arkay ama shaqshaqena cadiga ku badalakaraa

  • @nihaalcali3891
    @nihaalcali3891 Год назад

    Abyo nambar lagaala soo xariiro ma noo sheegi kartaa tinta Ayaan wax kaa waydiinaa

  • @fartunshire5394
    @fartunshire5394 Год назад +1

    Abayo snapka wan kala hadlay ma arkin