UGU DAMBEYN RIYADEEDA AYAAN RUMEEYAY SAXAAF OO ILINTA CESHAN WAAYAY 🥹

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 ноя 2024

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @NadiaNada-gn6ze
    @NadiaNada-gn6ze Месяц назад +84

    Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Amiira_qurux45
    @Amiira_qurux45 Месяц назад +1314

    Wallahi umalayn maayo indhahan quruxda badan iyo gacmahan quruxda badan inay dhaafayaan saliga nabiga .N.N.K.H🥺💓🤝

  • @HANADOOW
    @HANADOOW Месяц назад +1584

    yaa ila jecel nabi muxamad scw ❤

    • @MunoXasan-hn6ru
      @MunoXasan-hn6ru Месяц назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HiboabdiBashiir
      @HiboabdiBashiir Месяц назад +7

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @FicaneyGedow-jh7xh
      @FicaneyGedow-jh7xh Месяц назад +6

      صلى الله عليه وسلم ❤

    • @maryanabdirahan4802
      @maryanabdirahan4802 Месяц назад +6

      Scw

    • @warsan123
      @warsan123 Месяц назад +4

      Scw

  • @CRCsuldaanka
    @CRCsuldaanka Месяц назад +357

    Adnooy waxaa tahy qof og waxaa loogalay guulaysta dhamaan

  • @Asma-Abdiqadir
    @Asma-Abdiqadir Месяц назад +365

    Waa gawadhii ugu horeysey seygeda gift siisey M.a kib going adna your strong women 🎀💕🌸💯✨️

  • @Deqamohamud-bm2bz
    @Deqamohamud-bm2bz Месяц назад +81

    Gaariga qurux waye wlh inta aan gaari arkaayey kanaa ugu shidan❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 Месяц назад +173

    Alx Adnaheena Wax kasta Oo jeceshahy Allah haku siiyo yarabi 🤲❤

  • @Abass_mahdi_djama
    @Abass_mahdi_djama Месяц назад +40

    Raaliyo ningii helaa ragnimo ku faana, #adna waa sidii raaliyo oo kale mashallah 😍

  • @umutam-ew9qq
    @umutam-ew9qq Месяц назад +210

    gabadhi ugu horeysay somaliyed xajigeda gift gaaari sine arky waye lkn saxaf wng bdn hormarsady hadda gurana Allah ni barakeeeyo

  • @muna603-p4v
    @muna603-p4v Месяц назад +44

    Adnaay masha allah ilahay haku deysto gabdhii ugu horeys ee aan arko oo sowjkeda gaari gudoonsiiso marwo sharaf leh abaalkii u kuu galey wad u gudey❤❤❤❤❤

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan5161 Месяц назад +172

    Congratulations Congratulations hppti adna fatxadadu wa tayda farxda igu nolwo wllo❤🥺👸

  • @fartunmohamed4463
    @fartunmohamed4463 Месяц назад +28

    Adnaay sharaaf badanay man sha Allah gawar lagudayda tahay saxaaf na wa zawj wanagsan sidhu garabkaaga utagaan yahay waqti walba..ilahay haiskukin dayaa barakowaa ❤❤❤❤ oo guleysta

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +384

    اٰمَنَ الرَّسُوۡلُ بِمَاۤ اُنۡزِلَ اِلَيۡهِ مِنۡ رَّبِّهٖ وَ الۡمُؤۡمِنُوۡنَ‌ؕ كُلٌّ اٰمَنَ بِاللّٰهِ وَمَلٰٓٮِٕكَتِهٖ وَكُتُبِهٖ وَرُسُلِهٖ ۚ لَا نُفَرِّقُ بَيۡنَ اَحَدٍ مِّنۡ رُّسُلِهٖ‌ ۚ وَقَالُوۡا سَمِعۡنَا وَاَطَعۡنَا‌ ۖ غُفۡرَانَكَ رَبَّنَا وَاِلَيۡكَ الۡمَصِيۡرُ🤲لَا يُكَلِّفُ اللّٰهُ نَفۡسًا اِلَّا وُسۡعَهَا ‌ؕ لَهَا مَا كَسَبَتۡ وَعَلَيۡهَا مَا اكۡتَسَبَتۡ‌ؕ رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذۡنَاۤ اِنۡ نَّسِيۡنَاۤ اَوۡ اَخۡطَاۡنَا ‌ۚ رَبَّنَا وَلَا تَحۡمِلۡ عَلَيۡنَاۤ اِصۡرًا كَمَا حَمَلۡتَهٗ عَلَى الَّذِيۡنَ مِنۡ قَبۡلِنَا ‌‌ۚرَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلۡنَا مَا لَا طَاقَةَ لَنَا بِهٖ‌ ۚ وَاعۡفُ عَنَّا وَاغۡفِرۡ لَنَا وَارۡحَمۡنَا ۚ اَنۡتَ مَوۡلٰٮنَا فَانۡصُرۡنَا عَلَى الۡقَوۡمِ الۡكٰفِرِيۡنَ🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +10

      Habeen Wanaagsan Abaay Adna & Asaxabteed❤😂 Dhamaan Team 27 😂 Keep Going ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @EymanAbdi-j9b
      @EymanAbdi-j9b Месяц назад +11

      Wallhi ayadan qofki afka kuyaha kurbodhan alle aya kafedayo anee xasus iguledahay

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +3

      ​@@EymanAbdi-j9b❤❤❤ Masha"Allah ❤❤ Sax🤲🤲🤲🤲🤲Alloow I kaa Xafid🤲🤲🤲

    • @MohamettUhmett
      @MohamettUhmett Месяц назад +3

      الله لا اله الا الله ا

    • @AliyareCaraayyare
      @AliyareCaraayyare Месяц назад +3

      ماشاء الله

  • @AsmaMustaphe
    @AsmaMustaphe Месяц назад +19

    gabadhu wxy raaliya noqotaaa markuu ninkeedu ka fikirayo iyada iyo ciyaalkeeda adna waa ku wataaa❤

  • @Faadumo238
    @Faadumo238 Месяц назад +60

    Masha Allah Allahuma baarik ❤

  • @BisharoBulsho
    @BisharoBulsho Месяц назад +22

    Nasiib bad ledahay hadaa saxaf hashay nasiib buna leyahay haduu kuhelay❤❤Allah isku kiin barakeyoc cimrigina hadhereyo❤

  • @Aisha_Ab9di4na7r
    @Aisha_Ab9di4na7r Месяц назад +57

    M.a Hamblyo Jclka waa tagera manta wajigda farxd xad dhaaf ka muuqto m.a Allah ku ziyaadiyo reerkda Allah ku barakeeyo oo kuu badiyo m.a

  • @cusmaanyarow2108
    @cusmaanyarow2108 Месяц назад +173

    Hambalyo hambalyo hambalyo 🎉 boqorada geeska Africa guuleyso walaasheyda qaali adnaheena ❤

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 Месяц назад +17

    Masha allah Adna qurux wlh waxa tahay gabadh adag hadana qalbi wanaagsan abyo adi iyo xajigaga cimri dheer iyo cafimad ku noolada💓 nolol quruxbadan iyo faraxad ku noolada❤

  • @NasteexoZsiyaad
    @NasteexoZsiyaad Месяц назад +8

    Adna dagan wlshy mcn mxn ku jeclhy oo farxadaada jeclhy waligaa iifaraxsanow ❤adi io seygaada allha idinma kala geeyo reerkina reer dhismay oo barakooway allha ka yeelo🤲❤️

  • @IqroAbdi-vg9un
    @IqroAbdi-vg9un Месяц назад +12

    Walhi wan la ilmeeyay video Kan ma aqaaan sabbta😢😢😢😢😢 Allah ha idii. Siyaadiyo farxadiina insha Allah anakane Allah ha na siiyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @amira1438
    @amira1438 Месяц назад +20

    masha alh saxaf wu mudanyahy baburkani iyo kabadan wayo waa nin fican sidu hormarkada u jacelyahy farxadada hormarkada wan aragna ina tihin family quruxbadan alle ha idin barakeyo nolol farxad badan aan dhamad lahen alle haidin siyo cimrigina inta kadhiman

  • @TasliimTasliimamalik
    @TasliimTasliimamalik Месяц назад +32

    Mnsha allh hanbalyo saxaaf adnayna waad mahadsantahay walalkeen saxaaf waa kafarxise🩷🩷🩷

  • @SaynabMaxamuud-m2b
    @SaynabMaxamuud-m2b Месяц назад +22

    Masha hambalyo saxaf wa u qalmaa intaa iyo kabadan keep going adna

  • @Zammohamed2828
    @Zammohamed2828 Месяц назад +24

    Boqorad❤ adna alle haku xafiido ninkaguu garab aad uwayn buu kusiiyay waligaa uabal celii.

  • @UserZuser-mc9ql
    @UserZuser-mc9ql Месяц назад +2

    Masha Allah oh so touching sis hadal kada qiiro ba ka muuqato 😊emotions uu xambaarsan yahay garigaan iyo hadal kadaba wn daremi kara ee il sheydan iyo il bini aadanba alle ha idin ka xafido 🤲❤ jiro oo jooga

  • @Beru700
    @Beru700 Месяц назад +54

    Marwada malaysia.adna hana .
    Poqorada sharaf iyo kaaram .❤❤.

  • @hoodomukhtaarcabdi
    @hoodomukhtaarcabdi Месяц назад +8

    Walal ku sali nabigeena muhamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @AminDabardher
    @AminDabardher Месяц назад +72

    Abayo gabada Nairobi kuhanunsan cawi ajiras kaheli

  • @zakisaxib495
    @zakisaxib495 Месяц назад +6

    Gabar si dhab kuu jecel hada heshid aduun iyo aaqiro ba guul baa gaare ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +60

    Masha"Allah😘 Lamaanaha Qarniga Oo Aan Aad U Jeclahay ❤ Walasheey Adna & Abogeey Saxaaf Isku Waara Adinkoo Cafimaad Qaba ❤ Horay U Socda Adnadeena Cadawgiina Cakta Ka Hosteed Ya'rabb 🤲 Dhamaanteen 🤲😘🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 Месяц назад +96

    Adna Xubi xilo Jano wa marwo dhameytiran oo ku dayasho Mudan Mash'Allah ❤❤❤ Carabta wexey tirahda hadad rebtid inaad Fatima (Bint Rasul) R.A o kale heshid wa inaad Cali Ibn Abi Talib R.A oo kale noqota. Waxan ka wada Adna wa Raaliya geesi u qalma hantidey❤❤❤

  • @nasiincabduqadir5356
    @nasiincabduqadir5356 Месяц назад +4

    M.a waxa tahay qof abal logalo tan ugu wanagsan abayo quran isisara allha isku kin bara kene wlllhi waligay meel komanti kama bixin lkn kan wan qiroday abayo waxan jogna duni aya macankiba ku yaraday ❤❤

  • @najmonoorabdullahi402
    @najmonoorabdullahi402 Месяц назад +41

    Adno xigmad baa kaa baxoosa maanta😂😂❤love you my sister ♥️ 👸🏼

  • @NasroCabdijimcale
    @NasroCabdijimcale Месяц назад +7

    Adaheena wax walibo oo jeceshy ilaahi hakusiiyo. Qalbi❤❤❤

  • @najmaapdikadir
    @najmaapdikadir Месяц назад +9

    Ninki mutaysta aya inta iyo inka qalisan lo hibeeya 🎉masha allah tabaraka raxman

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Месяц назад +7

    Mashallah Adna waa sidi laa rabay runti. Noloshu waa dhowr maalmood. Inta laa noolyahay qof kasta qofka kale inu farxadiisa ka taliyo waa muhim. Hambalyo walaalky Saxaaf . Jacaylkiina haa waaro oo haa bulaalo❤

  • @hiboyousef3346
    @hiboyousef3346 Месяц назад +18

    Masha alaaah marwo wanaagsan walhi adno jacaylka iyo kalsoonida reerku waa nolosha farxadeeda ilhy haydin barakeeyo cadowna alh haydinka qabto adna iyo saxaafoow msha alh❤❤❤❤

  • @maryankasim8067
    @maryankasim8067 Месяц назад +39

    Saxaaaf wuu hormarsaday ❤ xasadka allaha idinka qabto

  • @Hibo6875
    @Hibo6875 Месяц назад +10

    Maasha allah adna qalbi saafi allah ku xifdiyo adiga iyo saygaaga iyo ciyaalkaga

  • @CumarAxmedCumar-p2r
    @CumarAxmedCumar-p2r Месяц назад +28

    Adna walaashaa KOko BULLE 800k weygaartay haloo so hambaliyeyo 🎉🎉❤❤

  • @AbdallaAbshir-y8c
    @AbdallaAbshir-y8c Месяц назад +10

    Masha allah lamaane quruxbadan ilaahay ha ini xifdiyo ha isku kiin barakeeyo dad qiimo badan saxaaf iyo adna lamaane ku dayasho mudan runtii ilaahay intaa iyo in kabadan

  • @SalmaAwil-e1u
    @SalmaAwil-e1u Месяц назад +21

    Boqoradeena adna Congratulation Congratulation million times Hore u soco Hppti mcn🥳👸❤️❤️🫶🏻💯💯💯🫡

  • @AxmedDube
    @AxmedDube Месяц назад +3

    Aduunyada farxad iyo wanaag aan dhamaan iyo cafimaad ku dhamaysta aakhirana jannada alle haidinku kulmiyo wll wlhi waan ilmeeyay 😢😢

  • @Caliya7
    @Caliya7 Месяц назад +3

    Reerkaan waa in maasha Allaah ladhoho oo afkiina waxkale ka imaan. Maasha Allaah tabaarakallaah Allaah ha idiin saa,idiyo wanaaga iyo wada jirka.❤❤❤

  • @fartuuncabdulahi-d3k
    @fartuuncabdulahi-d3k Месяц назад +13

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo Adna abyo waxa tahay gabar kudayasho mudan walahi Wan kufarxay gift usameysa seygaga waligin iskuwaro abyo mcnyyy keep going ❤❤

  • @DaganqaliAbdi
    @DaganqaliAbdi Месяц назад +7

    Alleh haku xafido xbbti adiga Iyo dhashada Iyo xajiga alleh haku xiftiyo

  • @fadumoabdullahi1124
    @fadumoabdullahi1124 Месяц назад +7

    Adna quraxay horta naag nool waa tahay sister farax somalia inaa lacagtaada ku qasaariso waaxa kaga muhiimsan abbeha dhintay inaa ceel u qoto ama masjid yar u dhisto tulooyinka yar yar ugu dhisto❤

    • @linaabdillahi586
      @linaabdillahi586 Месяц назад +8

      Aqli xumadada ma ilmaheda aabohod baa leedahy ina ku qasariso mahan illahey kasukow wax walbo ay haysato soo isaga ma siin hadu siin xita soo kulama dadalin ine wax wlbo hesho oo qeer keed kaga hormarto tan xigto hade Abahed wax usadaqeneso ma adee kuu sheegi lahed 😏 Gabdhahena somaliyed waxe ka hormari la yihin waa xasidnimada iyo caqli xumada nin naftada dhan aa hoos dhigte baa leedahy lacagtada maxa usine oo hadana ubad dhaxdoda yalp

    • @fadumoabdullahi1124
      @fadumoabdullahi1124 Месяц назад +2

      @linaabdillahi586 sister maqal majiraa aniga hdl xun miyaa dhahay abbeheed waa dhintay masjid ama ceel u dhis nin ku qabo waxa kaga muhiimsan walidiuntaada miyaa qalad ah ok adna iyaada ninkeeda gacanta ku heeyso nolasha maanta ku nool yahiin adna ayaa shaqeesatay taaas horta ogow taaas

    • @nasroluckyofficial1929
      @nasroluckyofficial1929 Месяц назад

      ​@@fadumoabdullahi1124 walshey Ana ku fahmaya tiina farey wey iloben somali wa indho ku garaad la yaal meel fog wax kama fiirshan hau qaban😂😂😂

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 23 дня назад

      ​@@nasroluckyofficial1929tiina farey maxaa ku dhacay abayo ishek😂

    • @mariyanmariyan874
      @mariyanmariyan874 16 дней назад

      Maxaa lagusameeyay ikadabageey😂😂😂​@@nasroluckyofficial1929

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho Месяц назад +32

    Lamanahega cahaqa o ugu wanagsan an jeclaahay adna sad ugu farxisay saxaaf ilhey hakaga farxiyo lamanhegiiiiii ilhey isha haniga hayo 😂❤😢😊😮🎉

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Месяц назад +4

    Saxaf wuu u qalmaa wu kasbaday dumarka Qofka garab Tagan ma ilawan ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +33

    🩵🩵🩵اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahira.547
    @mahira.547 23 дня назад

    Nimcada alle ku siiyo wa la qarsada❤alle ha iidin barakeeyo wllo adna

  • @MKKhaliif-o1z
    @MKKhaliif-o1z Месяц назад +43

    Adna waa dumarkii lagu ducayssn jirey wlhi
    Ilaahow iyadoo kale ii sahal❤

    • @NajaxXasan-sv1bb
      @NajaxXasan-sv1bb Месяц назад +2

      U kasbadey bwe ee wofn kasbah Loma sameeyo😳

    • @munamaanka92
      @munamaanka92 Месяц назад

      Kasabo hee

    • @Caliya7
      @Caliya7 Месяц назад +1

      Maasha Allaah haladhoho reerka.

    • @Caliya7
      @Caliya7 Месяц назад +3

      Reerkaan waa in maasha Allaah ladhoho oo afkiina waxkale ka imaan. Maasha Allaah tabaarakallaah Allaah ha idiin saa,idiyo wanaaga iyo wada jirka.❤❤❤

    • @NasroMohamed-dx6tw
      @NasroMohamed-dx6tw Месяц назад

      😂😂😂

  • @Luul-nf2be
    @Luul-nf2be Месяц назад +11

    waa wax laysla ogyahay waayo aaway Document gaari caddeynta Milkiyad waraaqada Gaariga sax

    • @xamdimaxamed-z3t
      @xamdimaxamed-z3t Месяц назад

      Baayo in layku faraxdan yahah ba muhiima qali

    • @AnisoTawanefaarax
      @AnisoTawanefaarax Месяц назад

      Oo hadii lagu tuso adiga maxa faidaho kugu jiro qofka ina waxwalbo kutuso muhim maha

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 Месяц назад

      Adi inee ku tusan qasb Miya dadka farxadooda m.a u dheh wxy thyba ha noqote

  • @bilanjama4820
    @bilanjama4820 Месяц назад +7

    Mansha Allah ilaahay isha insiga iyo isha jinka iyo isha xaasidka ilaahay haka ilaaliyo

  • @maxamedsheikhcabdullaahi9588
    @maxamedsheikhcabdullaahi9588 29 дней назад

    Adna wlhi naag caqli badan karti badan ayaa tahay adiyo seygaaga allaha isu kiin daayo saxaafna wa nin warmed masha allah farxad ku noolaaado

  • @foozmuqtaar8502
    @foozmuqtaar8502 Месяц назад +7

    Anba xajigayga jeep car ban suprise uga gaday Ka badan u qalma asba waxan Wu isiyaa idinka jira o joga❤

  • @ZumaYa-k9x
    @ZumaYa-k9x Месяц назад +7

    Wllhi wakula daremi jara adno xaldaan okleh qof waxan fahmi kroh wax garad ah mamo karti badn iyo xaas karti badn inta ba gift la isku kenoh waxa ugu wangsan mid adiga kaso go,dey 🥺❤keep goin adna iyo saxaf isku waraa😫💕💐

  • @XayaatAxmed-nq5cj
    @XayaatAxmed-nq5cj Месяц назад +2

    Boqraneyyy ilaahey qoyskaga hakuu dhowro adnaayy nasab baa tahay an lawada heysan wlhi🥺❤️💞

  • @SalmoDirie
    @SalmoDirie Месяц назад +5

    Hadiyad waxaa ugu qaalisan waxa adi gacantada ku sameysay 🎉saxaaf hambalyo ❤

  • @munaxaamudascwall6263
    @munaxaamudascwall6263 Месяц назад +4

    Mashalah alle haysku kii barakeeyo wllo wada jiree nabad gala😊🥰❤️

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod Месяц назад +2

    Masha Allah 🎉 adnooy waxankugula talinlahaa adiguna baro gaari gaarina wado waayo nolosho maaha inaad qof kutiirsanato aduunyo ayaa lagooga allah kutiirso suma naftaada aduunyada wa isbadali kartaa guurkina hawaaro lkn walahy Malinda ziyadadad rabi un baa lagukalsonada haa waif kurona xajigaga sidaad noshegty lkn tiirka lacuskadaa ookhushuca waa kan allah kumahadi rabi hadu ilahay kusaqiray xajigaga maha kartidisa ilahay mudnaanta sii kowaad ❤❤❤ ilahay haydin xafido 🎉🎉 hambalyo saxaf

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Месяц назад +19

    Kkkkkk adna saad prnk ugu samayneysey wuu aamini waaye hah ilaahay haidin xafido family qurux badan baad tihin

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 Месяц назад +2

    Adna cawa hadlo waweyn ku hadakaysaa noh awqan noloashad waa nolol quruxbadan alle ha kula garab galo wllshey farxdad iyo ta qoyskagaga rabi ha kula garab galo❤❤❤

  • @bintarman6104
    @bintarman6104 Месяц назад +5

    Markee farax xun Sadax kuqabo Eeh Gaari ugadeso hooyaded ayaba nool 😊walaley habarta Gaari iyo diyarid ugad😊

    • @FadumoDahir-r9z
      @FadumoDahir-r9z Месяц назад +1

      Na walaleey swka kaftankii kla fogady mha ninku sow ninkedi mha

  • @اللالل-ذ1س
    @اللالل-ذ1س Месяц назад +1

    ماشاءالله تبارك الله 🎉🎉مبروك ادنا حبيبتي تتهني قول وعااااان

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt Месяц назад +6

    Mansha allh hambalyo adna qurux adiga io saygaga saxaf ilahay hayskukiin dayo waxa tihiin dad kudayasho mudan runtii waxa tahay qof wanagsan qalbi saafi ❤🎉❤🎉

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd Месяц назад +2

    M.a marwo sharaf leh oo barii ah illahay haa isku kiin dayo adiga iyo seygaga famli qurux badan❤😊

  • @Queenzeey
    @Queenzeey Месяц назад +6

    mashaAllah abayo Allah kubarakeyo❤

  • @nasramchannal
    @nasramchannal Месяц назад +2

    Masha allh qoysiki isku wara barakoba noqda saxaf wanaga ilmeysisay

  • @deeqoluul7305
    @deeqoluul7305 Месяц назад +9

    Wooow Maanshllh 🎉❤ Iskuwara epid❤

  • @MaryanAhmed-sk1jb
    @MaryanAhmed-sk1jb Месяц назад +2

    Adnooy allah hayskukin daayo wllhay dad farxadas haysana jiro farxadina qarsada hadi kale dadka cadow idinku noqonaya wllhay❤

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 Месяц назад +11

    Adnooy aan ka dhaxgalo farxada qof la,aan wey imaan karta lkn xanaqa waa in qof laga dhax hela😂❤hampalyo riyooyinkada dhamaan alle ha ku rumeeyo❤❤

    • @FaadumoShikhmursal
      @FaadumoShikhmursal Месяц назад +3

      Wa runtada farxada qofka asiga sameysto e qof jma samen karo blse xanaqana wa mid qof keena

  • @ubahmohamed1120
    @ubahmohamed1120 Месяц назад

    Maaash allah tabarkallah Edna sidad uu qalbi ficnthy Ugana fikiryso nolosha lamanhaga rabi wax kasto nolosha haku yasiiro hppti guulayso ❤🎉

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd Месяц назад +13

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa)

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 Месяц назад +5

    adna maama sharaf leh guulayso wlshay🎉

  • @Aamusan-q6u
    @Aamusan-q6u Месяц назад +78

    Adno waxaa tahay tusale wanagsn sbbto ah sanadahan faarax leeskuma halen karo hada waxaa nugu dhiiri galine ina raliyoyin noqono

    • @fadumoxasan5995
      @fadumoxasan5995 Месяц назад +12

      Xaajigada farax kama ahaan ee waa farxadada 😂😂😂

    • @dumarkaabachannel161
      @dumarkaabachannel161 Месяц назад +8

      In la riyo la noqdo waxa ka horaysa in ninka ku wanagsanado markas wax walba wad siin dontaa

    • @hamdaabdullahi1615
      @hamdaabdullahi1615 Месяц назад

      @@fadumoxasan5995Faarax bay ku waasheen gabdhihii, ninkayga waa ii farxaddayda iyo garabkayga.

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej Месяц назад +3

      Walashey.adigah.samasan.kartah
      Sojistah.ninkagah.oo.sih.waxa.kastah.ubanyahay.xatah.waxeey.ubantay.naftadah.sih.xaji.gagah.waxabahamasugin.adad.ubad.uhesid.birih
      Ubadkagah.kugudin.adiganah.rabigay.bah.kusin.janadisah
      Waxad.sisid.nah.abal.hasugun
      Iyo.madnakh.ee.inuyod.ilahaay.xagisah.hadad.raliyo.nokhotid.ood
      Dacad.unokhotid.rabigay.bah.kusin
      Jisadadah.iyo.abalkah.ad.ugashey
      Ninkagabah
      Markah.dumaroh.kudaydah.4.aftih
      Dumar.ee.rabigay.janadah.uguh.
      Bisharayey.iyagoh.nol.waanah
      Qadijah.bintih.khuweylah.oo.ahed
      Sujadih.rasulkanah.maxamed.CSW
      Iyo.mayamah.bintih.cimran.oo.ahed.hooyadih.nibih.ciisa.c.s
      Iyo.asiyah.gabadhuh.qabay.furcon
      Iyo.faduma.gabadhih.nabiganah
      Maxamed.CSW
      Markah.rabigan.hanagah.dhigoh
      Kuweh.kulah.kulmah.janadah.4.afartas.ah.hooyonkih.mumintah.ah
      Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲​@@dumarkaabachannel161

    • @aaminasahraaxmeddiiriye
      @aaminasahraaxmeddiiriye Месяц назад

      Lamana qurux badan m.a allaha handling jeclaada🎉❤

  • @MUNASARR23
    @MUNASARR23 Месяц назад +1

    Masha Allah 🎉 Hampalyo saxaaf 🎉🎉Adna keep going wax walba waad sameyn karta your strong woman insha Allah isku waara inteey nolool jirto👍

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k Месяц назад +5

    Abaayo waligiina sidan ufaraxsanaada ilxun idinma aragto😊😊😊😊😊😊haray usoco abaayo😊😊😊

  • @hamdiali451
    @hamdiali451 Месяц назад +2

    Msha Allah Rabbi haisku Barakeeyo Adna Iyo Saxaaf❤

  • @BarwaqoMuhumed-d4t
    @BarwaqoMuhumed-d4t Месяц назад +21

    Insha allah come soon ilmihii 5aad e3 adna iyo safax ❤ insha allah allah khyr hakaga dhigo wx wlpa❤ mamo ❤ sidaas ka fahmay❤😊

  • @MaryamaHassan-in6dy
    @MaryamaHassan-in6dy Месяц назад +2

    M.a hmblyo hmblyo hmblyo saxaaf raaliyo alle wuu ku siiye umahad cali markasta ❤aduun iyo aakhiro isla jira o isla jooga aamiin yaa rabi ❤adnaay sidaas ufarxad gali waligaa o u.raali gali rabi raali kaa noqaa in.a❤

  • @MaxamedXasan-i1p
    @MaxamedXasan-i1p Месяц назад +87

    Waa qofkii ugu horeeyey like saaray😂

  • @awaleyare17
    @awaleyare17 Месяц назад

    Guleyso Wlshey mcn wlhi waad sameysey farxada waa muxiiim waxana ka farxisey ninkada guleyso marwo👏👏

  • @abdirizakqoslaaye6611
    @abdirizakqoslaaye6611 Месяц назад +7

    Adna The Really Queen m.a👸

  • @SucaadSucaadmahamedabokor
    @SucaadSucaadmahamedabokor Месяц назад

    Masha allah haku barakeyo Wll mcn insha allah

  • @awad1816
    @awad1816 Месяц назад +5

    Mashallah❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @MohamedAliMoussa-x6v
    @MohamedAliMoussa-x6v Месяц назад

    Masha allah walashey abord inbadaan an kudawaan ban kufarxay farxadiiin

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Месяц назад +3

    MAASHA. ALAAH. ABAAYO ISWAARA. BARAKOOBA. HABAKYO. LEEYSHEY. SAXSAF❤❤❤

  • @sadiamoalim4447
    @sadiamoalim4447 Месяц назад

    Masha Allah farxad waarta Insha Allah aad ban ugu faraxnay❤❤❤

  • @Fariiha-s2n
    @Fariiha-s2n Месяц назад +3

    My roll modle family wan idin wadanaa wana idin jeclahy Allh idin barkeeyo ❤

  • @sowdahassan9690
    @sowdahassan9690 Месяц назад +2

    Saxaaf isaga kasbaday wanaaga rerkiisa io rerkeedaba wuu isku wataa❤

  • @HamseHadaari
    @HamseHadaari Месяц назад +3

    Raaliyo haween nin hela raganimo Ku fana alow mid adnoo Kala noo sahal❤

  • @IlanzalHussain
    @IlanzalHussain Месяц назад +1

    Adno waxaa taxey xugamiya dumarka manta waxaa qabati wax dumar xuran uqabanin ayaa runtey qabatey intan iyo inkabadhan ayaa qabani kartaa Allah xaidhin barakeyo sidha manta ugafarxisi adna Allah kagafarxiyo ❤❤❤❤

  • @HanaUky
    @HanaUky Месяц назад +4

    wlhi aniga io adna wxan ku wda jirnaa bishii farxada ilhy ha inoo siyaadiyo qlpi adnaay shaqo adag baan u haynaaa xaajiyaasheena io caruurteenaba

  • @Yurubyassincisse
    @Yurubyassincisse Месяц назад +2

    Masha allah adna macanto adbankugu farxay saxaf waxwalba ayuku yahey wa sojkaga wa jacelkaga wa walalka bos walba wuku buxiya adban idin jeclahey adiga adna ahna waxad tahey gabar uqalanta waxwalba owanaga marka waxan idin leyahey dhalinyaro badan ba idinku xiran oweliba ad idin jecel horomarkina waku faraxsanahey gulesta insha allah❤🎉🎉🎉🇸🇱

  • @axlaamabdullah7837
    @axlaamabdullah7837 Месяц назад +3

    Omg masha Allah Allahuma baarik adna iyo seygeeda♥️🎉

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 Месяц назад

    Masha Allaha baaraka laaha Allaha ha idninxafido farxaď halayeey famili Quruxu badan mashaa guulesta 🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤❤🎉❤🎉❤🎉😊😊😊😊😊marwo og mudane eehelusharaf guulesta 🎉🎉🎉

  • @Asmakheir-z9n
    @Asmakheir-z9n Месяц назад +5

    Waaxan aan ufahmy inaad noo so kirdhisay cunug kle waayo wlhi waa jecelahy inaad caruur badana dhasho adana wacany ilaahy ilamo kle hakusiiyo war farxda Lee kasuganaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayandegen9665
    @ayandegen9665 Месяц назад

    Masha allh Adna Allh Haidin Barakeeyo Raaliyo sharf io karaano ❤❤❤🎉🎉