WAREYSIGII Oo Dhameystiran Fahad Yaasiin Oo Bixiyey Jawaabo Kulul Iyo Wariye Geylan Oo Bilaabay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 июн 2022
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Комментарии • 29

  • @user-tc8xd3kl5j
    @user-tc8xd3kl5j Год назад +7

    1:17:22 2:01:00 1:57:01 1:15:50

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад +3

    Masixul dujalki somaliyed wa reysan

  • @user-th1jp6vw3h
    @user-th1jp6vw3h 8 месяцев назад +2

    MASHA. ALLAH. EEBE. HAKU. XIFDIYO. WANAGA. IYO. SHARAFTA. KARAAMADA. EEBE. KU. SIIYAY. ALLAHA. KUU. SAAIDIYO. HANA. KUBARAKEEYO. AM. YRYA. AM

  • @xalanefarah5901
    @xalanefarah5901 Год назад +5

    Fiicnaanta nisa mawaxeey aheeeyd in shabaab loogu adeego oo eey shabaab meelkasta kulaheeyen saraakiil oo aan wax dagaala lala galin shabaab laakinse siyaasiyiinta lagula dagaalamo miyaa heersara aheeyd qofku sidiisaba hadii uu cuqdad qabo waa saan oo kale

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 2 месяца назад

    Ilmo Farmajo Dhis like Horay u qata

  • @dahom5463
    @dahom5463 9 месяцев назад +3

    lacanaka alaah mojrim

  • @aliissa6739
    @aliissa6739 9 месяцев назад +1

    Fahad Yassin For President

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 Год назад +9

    Fahad Yasin Maansha Allah nin diin Iyo aqoon Allah kacabsi ay kamuuqato heybada eebeyhi kugu hibeeyay ayaad Allah kugu xafido
    Si walbo laguu dhalilo Si walbo qorshe lagugu dago dib ha eegin wexey doonayan in ay dib kuu celiyan in ay rabaan sida iyagu doonayan,, Allah ayaa kamagan galshay

    • @caasholeyloon3926
      @caasholeyloon3926 Год назад

    • @MohamedAli-ew4xb
      @MohamedAli-ew4xb 8 месяцев назад +2

      Alla ka cabsiga ka muuqato maxee tahay illaah ayaa wadanka ka qabtay

    • @realityreality8301
      @realityreality8301 2 месяца назад +1

      Qof diin leh dhiigga dadka waa iska ilaaliyaa sidii C/qaasim Salaad Xasan!

  • @user-bf9wc6eu3k
    @user-bf9wc6eu3k 11 дней назад

    Ok

    • @user-bf9wc6eu3k
      @user-bf9wc6eu3k 11 дней назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-bf9wc6eu3k
      @user-bf9wc6eu3k 11 дней назад

      0k

  • @abdirizaksharif8940
    @abdirizaksharif8940 Год назад +1

    Ha

  • @xaaji-lo9jy
    @xaaji-lo9jy 7 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kkssakksaa-bx5qz
    @kkssakksaa-bx5qz Год назад +2

    Nasab nasab dhalay fahad waa ku no kheney walaal insha allaah dxb

  • @AbdirashidIsse-yz2ix
    @AbdirashidIsse-yz2ix Год назад +2

    Geesi garab waayey

  • @xalanefarah5901
    @xalanefarah5901 Год назад +1

    Waxuu ku cel celinayaa qanaacadeeyda iyo waxaa is waa faqay iyo tii farmaajo maxaa halkaas kaga sobaxayaa in xassan shiiq uu fahansanaa waxa qanaacadiisu eey aheeyd in wadankaas yar ee qadar ladhaho loogu adeego oo eey noqoto dowlada somaliya mid uun ka amar qaadata qadar xassana waa noqon waayay basaas qadar u shaqeeya? Maanta xagee buu farmaajo ku furay siyaasad ahaan waxaa ladhihi karaa gabahiir cidlaa

  • @Umareineacademia0196
    @Umareineacademia0196 9 месяцев назад

    Fahad yasin wa tuug iyo shabab thathka muslimka digotha baneste

  • @nooleaqlan218
    @nooleaqlan218 Год назад

    Dadka nuucan in wadanka Somaliyeed hor yimaadiin mahan wijigiisa iyo codkiisa waxa laga dheehan kara nin ciil qaba sideena nin ciil qaba umad ma hogaamin karo kalsoonina iskuma qabo ilaa uu irir diineed ama urur siyaasadeed soo raaco mahee

  • @AbdirashidIsse-yz2ix
    @AbdirashidIsse-yz2ix Год назад

    Ehlu diin weeyeh ninkan wax baakajira wuxuu sheegayo

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 2 года назад +3

    Fahad aabe maleh sow uma jeedid

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 2 года назад +3

    Qurunle waxaas waa waxaad dadka u sheegi jirtay in taan lagu baran laakiin waad isu meeriseen ee isma aadnaan warsan