Daydayaa Ma Dalee (Lyrics) Magool.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Xaliimo Khaliifo Magool.

Комментарии • 277

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 6 лет назад +81

    Erayadii Maxamed Cumar Huryo iyo Laxankii Fannaankii reer Suudaan Maxamed Cusmaan Wardi
    Saddexdoodaba rabi ha u naxariisto

    • @mukhtarcabdirahman1369
      @mukhtarcabdirahman1369 5 лет назад +3

      Cumar serbiya runta wll

    • @boqortooyadashacraawi5528
      @boqortooyadashacraawi5528 5 лет назад

      Boqortooyo wll mxn kaa faaiidaa cumaroow

    • @libanhussein5340
      @libanhussein5340 5 лет назад +1

      cumar seerbiya mala hubaa in maxamed wardi fanankii reer suudan heestan laxameeyey ?

    • @caamirasha2681
      @caamirasha2681 5 лет назад +1

      Will kababan ka ya asaaray

    • @cosobyuusuf2979
      @cosobyuusuf2979 4 года назад

      Miday laabtu doontay oon damacsanaabaan daydayaa madaalee mid wadnaha ladarisoo dawadii nafta ah baan daydayaa madaalee Cumar seerbiyo walaal waxaad noosheegyay inuu erayadda heesta sameeyey AUN maxamed Cumar Huryo oo ileen mualifna wuu ahaa waxaan mood jirey inuu riwaayadaha jilo. ALLAH ha unaxariisto Magool boqoraddii codka.

  • @yaasmiinyuusuf7110
    @yaasmiinyuusuf7110 4 года назад +13

    Magool waxaan illahay kaaga baryayaa in aad jannada ku waarto❤

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Год назад +1

    حليمه خليف مجول لن ياتي مثلها مهما طال العمر ومهما ظهر مطربين ،،،،،، نسال الله تعالي ان يعفر لها ويرحمها

  • @artan7578
    @artan7578 4 года назад +6

    Heestan markii iigu horeysay ee aan dhagystay waxan saarnaa diyarad, waxa aan u socday cariga maraykanka 13/09/2013

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 11 месяцев назад

      Adigoo diyarad saaran miya hees dageysani,wad iga adagtahay

  • @hibaqwaahwaahwaxaasaajacey2766
    @hibaqwaahwaahwaxaasaajacey2766 5 лет назад +29

    waxan dawanyaa
    7/6/2019 malin axada
    galp 4:30 galpnimo
    gooptu muqdizho 😘

    • @MubYus
      @MubYus 4 года назад +1

      Hibaaq.
      waan ku jecalajay

  • @ayanrosa6475
    @ayanrosa6475 4 года назад +10

    Mid wadnaha ladeeysoo
    Dawadii naftaa baan
    Daydayaa ma daalee
    6 January 2020
    1:40 am
    From hargaysa

  • @yuusufabdiomar608
    @yuusufabdiomar608 Год назад +1

    Alaha haa unaxaristo hooyo xalimo khalif magool 😢😢😢

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 8 лет назад +16

    salaam cida madashan maamuuska badan nagu madadaalisaay, waqtigaad ku lumiseen inaan anna daqiiqado koban idinku mahad naqo kama bakheylayo'e halkiina ka wada maaweelada Alle idanki.

    • @abdidaud6216
      @abdidaud6216 5 лет назад

      Heesi waakuwii hore fanaana kamadanbayn

  • @mohamudopil7607
    @mohamudopil7607 6 лет назад +5

    yaa salaam heestan waxay kamidtahay heesaha soomaalida heesaha aan ugu jaclahay
    riximu llaah codkii macaanaa ee xaliimo khaliif cumar (magool)
    ereyadii raximulaah abwaan maxamed cumar (huryo)
    laxankii fanaankii weynaa maxamed wardi ee reer sidaan
    looma kala hadhin

    • @osmanmohamoud143
      @osmanmohamoud143 6 лет назад

      Mohamud Opil huryo heestan ma lahayn ee dadka taariikh aanad hubin haw reebin, waxa iska laha Cali Sugule ( Dun-Carbeed)

  • @Avvsadat
    @Avvsadat Год назад +14

    Intii heestan musasalka arday ku aragtay ee soo radisay like hayla dhaafin😂❤

    • @sacdiamohamett6831
      @sacdiamohamett6831 Год назад

      Kligy mode inleyn wad igula jirtaa😂

    • @Wayelka1973
      @Wayelka1973 Год назад

      20 sano Ka hor baan maqlay heestan Redio Horn afrik 2003 Xasuus Qaali ah

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 лет назад +24

    yaa salaam raxmatul qalbi wa sawtul raxma allow janatul fardowsa biyaha kaa waraabi wxd mooda inaan samadii kowaadba dhaafay.

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 6 лет назад +1

      Azl Mcl xagee u socotaa dee?

    • @osmanmohamoud143
      @osmanmohamoud143 6 лет назад +2

      kulaha "xagee u socota" Waanad murqaamin oo magool ku shidnayn!

    • @F13500
      @F13500 5 лет назад +1

      Osman Mohamoud waa ciyaal heesahan walagu raaxesta kani waa qoom faladagan 🤣

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 года назад +2

      @@F13500 😂😂😂😂😂😂

    • @yoyo-tf7eh
      @yoyo-tf7eh 3 года назад +1

      😂😂😂

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 3 месяца назад

    Allah unaxristo abwaan huuryo iyo maamo magool 😢

  • @Somalis
    @Somalis 4 года назад +9

    Lyrics saxda ah waa :)
    Isna ima daryeeloo Ana kama danbeeye Ma la iigu dowgalay

  • @wafanaji9255
    @wafanaji9255 5 лет назад +2

    Xaliimo khaliif alaha kuu naxriisto ilaa maanta codkaaga fanaanad leh majirto masha alaah

  • @regularwarya9443
    @regularwarya9443 4 года назад +4

    Daa'uud the unsung hero and one of the best oud players this nation produced .
    Masha allah Magool waxay fannaaniinta dheereed dhadhan iyo standard music oo gaar ah "hala Goobe iyo Daauud" waan hubaa inaan fannaan oga horreyn xusidda cidda cuudka haysa intan heesta billaaban .

    • @ahmedfiqow9959
      @ahmedfiqow9959 4 года назад

      Regular Warya sxb Remember Dauud Macalinkiisii oudka still he is life Ustaad Jiim Sheeq Muumin Bal sodhageeso Kabanka Jiim

    • @regularwarya9443
      @regularwarya9443 4 года назад

      @@ahmedfiqow9959
      Laga bartaba laga badi.
      Jiimba Xudeydi ayaa macallin u ahaa markaa waan ogahay in Jiim si guud No1 u yahay hasayeesho'e codadka guuxa leh Sida Samatar iyo rythinyada noocan ah Daa'uud ayaa horreeya kabankiisu sacab iyo durbaan midna uma bahna guuxa uu leeyahay aawgi.
      Dhadhan box guitarna wuu ku jiraa oonan ka helin kan Jiim .

  • @updirazhidbashirmohamed6194
    @updirazhidbashirmohamed6194 5 лет назад +14

    iSna iMa DarYeeLo
    Anna kama DanbeeYe
    MaLa iigu Daw GalaY
    XaLiima khaLiiF MagooL😍❤

  • @muuseshire7487
    @muuseshire7487 9 лет назад +7

    ax'ya halima khalif magol fananad qali inad tahay shaki kuma jiro ilah ha u naxaristo

  • @lafahorezt9885
    @lafahorezt9885 7 лет назад +6

    daydayaa ma daayee its true history alle ha u naxaristo marxuumada ☺

  • @cabdiqanisaladismael5603
    @cabdiqanisaladismael5603 7 лет назад +12

    Hees tani xasuus ayaay leedahay beerigaan 18 jirka haaa ayaan dhegaaysan jiray anoo ciidaxda hooyo jooga lkn maanta maatana anoo wadan shisheeyo jooga ayaan nafta ku sasabayaa. Aduunyooy dalka.be

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 5 лет назад +4

    Still watching 19/08/2019
    Mnchllah Allah baa cod ugu deeqay
    Alle hkuu naxriisto

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 2 года назад +1

    13 October 2021
    Erayada , Laxanka, codka dahabiga ah ee magool iyo kabanka waxaa ku dhageeysayaa meel aan dad ila joogin waxaan tabayaana aanan aqoon .

  • @thesouthsidegirlikraamomar5201
    @thesouthsidegirlikraamomar5201 7 лет назад +3

    waxay noqotay hees taariiqda Soomaalida gashay isna ima daryeelo ana kama danbeeyo RIP Magooley qabriga Allha ku qaboojiyo 2017 27 nov.

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 6 лет назад +3

    Mid sidii Daruurtoo
    Da'day, ii hilaacaan
    deydayaa, madaale
    isna, imadaryeelo
    ana, kama danbeeye
    mala iigu dawgalay

  • @xafsaahmed6702
    @xafsaahmed6702 5 лет назад +8

    Fananad qaaliya Allow ku naxariiso💔😭😢

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 6 лет назад +55

    Yaa daawanaya 2018 walee fanki horre lagama xiiso dhaco wax lagu badasho ayaa la waayay
    Isna ima daryeelo ana kama dambeeye ma ila igu daw galay

    • @garanwagadoula9359
      @garanwagadoula9359 6 лет назад +1

      Zakariye Abdilahi 17/9/2018 Fri 👆👆👆👆👆

  • @mahamadbille936
    @mahamadbille936 6 лет назад +5

    AAD AYAAN HEESTAN UJECELEY WAXAAN DHAGAYSANAYA 20/1/2018 ILAA YARAANTAYDII WAAN JECLAA❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖💖💖💛💛💛💛

  • @kundiidahmed7615
    @kundiidahmed7615 4 года назад +1

    17,april 2020 midey laabtu Doontay on damaacsanaaban daydayaaa madaalee isina ima daryeeloo Anna kama dambeeyeeee mala iigu dooq daray maama magool qabriga allha unuuriyo

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 4 года назад +25

    Ereyada: Huryo AHU
    Laxanka: Wardi AHU
    Kabanka: daa'uud AHU
    Durbaanka: Goobbe AHU
    Codaka: Magool AHU

    • @cureejiahmett1195
      @cureejiahmett1195 3 года назад

      rroroepyttrtwořterrpirqeuoeqteeypptiþpqtwiwpyqoeuouqopeqpeqoeoyqrptrrr

    • @kingdarmaan5092
      @kingdarmaan5092 2 года назад +1

      Ilaahy janooYinkiisa haku CasuumoH 🖤🤲

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 Год назад +1

      Reer suudaanbaa tumay heesta originalkeedii l la soco sheekh.

    • @AaminoMuudey
      @AaminoMuudey Год назад

      ​@@khadarmohamed2676 😊

    • @mustg4891
      @mustg4891 10 месяцев назад

      ​@@khadarmohamed2676sudaan matumin ,ee laxanka waxaa alifey wardi, wixii music tumis ah somalida iskaleh,

  • @rakiaali9340
    @rakiaali9340 4 года назад +2

    Waan dawanayaa 2019 11/13 heeso waa kuwii hore alaa ya raxma fananad fanan dhaftey

    • @MubYus
      @MubYus 4 года назад

      Rakiya.. Rakiya heees , iyo hadal waa intii hore, macaaan.

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 года назад

    Heestan 2012 ayaanu aroos mii magaalo ka tagney markaas ayaa gabadh gashaanti ahayd oo nala socotay lasoo kiciyey markaas ayey ku dhufatay yaa salaam ma ilaabo inantii habeenkaa waanba ka helay hadda ilma yar ayaan ahaa heesuhu waa cajiib waliba qaramigu dhiigay la shaqaynayaan 🎺🎸🎸

  • @raaqiyamoh6550
    @raaqiyamoh6550 5 лет назад +5

    Rabbi qabriga haku nuuriyo😭😭

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 5 лет назад +4

    iyna ima Daryeesho
    Anna Kama Danbeeyee
    Ma la iigu Daw Galay💔

  • @xawo234dhahir7
    @xawo234dhahir7 9 лет назад +1

    Wooow allah u naxaristo xalimo khalif magool 😍

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 5 лет назад +1

    Heesta ka qoray muxuu ku tuntay in la saxo xattaa ma gayo.
    Boqortooyo

  • @samatarcabdijamac3094
    @samatarcabdijamac3094 7 лет назад +7

    Legend Xaliimo Rest In Peace ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohamedyusuf6427
    @mohamedyusuf6427 4 года назад +4

    Xatta dadku inaanay isku jirin waxa kuu sheegaysa , dadkii hore ayaa heestan dhagaysanaya oo basar leh, ugu imanmaysid comment la isla baryayo Like ii saar iyo haddii adoo jiif daawanayso like ii saar hh. Waxba nala tusay inaar .

  • @ikraansweaty2698
    @ikraansweaty2698 7 лет назад +6

    isna ima daryeloo anna kama dambeyee mala.eygu soo dagay😭😭😭 hees iga dheh

  • @mahmoodnegeye3711
    @mahmoodnegeye3711 2 года назад +10

    Kay laabtu doontey
    Aan damacsanaabaan
    Daydayaa ma daale
    Isna ima daryeelo
    Anna kama dambeeye
    Ma la iigu daw galey
    ******* ******
    Mid wadnaha la darisoo
    Dawadii nafta ahbaan
    Daydayaa ma daale
    Isna ima daryeeloo
    Anna kama dambeeyo
    Ma la iigu daw galey
    ********. ********
    Mid sidii daruurtoo
    Da’day ii hillaacaan
    Daydayaa ma daale
    Isna ima daryeelo
    Anna kama dabeeye
    Ma la iigu daw galey
    ******. ********
    Cishqi sidii dabeyshii
    Duufaan I qaadaan
    Daydayaa ma daale
    Isna ima daryeelo
    Anna kama dambeeye
    Ma la iigu daw galey

  • @hoodoeyyanshaati7109
    @hoodoeyyanshaati7109 5 лет назад +4

    Fanka waa kii Hore🌷

  • @user-dh2yj9ci3x
    @user-dh2yj9ci3x 6 лет назад +3

    isna imadaryeelo Ana kama dambeeye ma igu soo darey ☺☺ I watching 29/7/2018 21:55

  • @AbdirashkaHassan
    @AbdirashkaHassan 2 месяца назад

    Mid wadnah ladeeystoo
    Dawadii naftaan daydaya
    27/June 2024
    From hiiraan ❤❤❤

  • @osmamsufi7817
    @osmamsufi7817 8 лет назад +3

    codkii macaanaa ee magwool iyo erayadii abwan Cali sugule labadaba alle ha u naxariisto

  • @mohamedaamir3879
    @mohamedaamir3879 7 лет назад +17

    Erayadda heesta oo sax ah .
    su su su lalay laylay layeeyl laay
    aha ahaa ahaay su su su
    miday laabtu doontaye
    oon damac sanaabaan
    day dayaa ma daalee
    isna ima daryeelo ana kama dambeeyee
    waa laygu daw'galay !!
    2x 2x
    mid wadnaa la darisoo
    dawadii naftaa baan
    day dayaa ma daalee
    isna ima daryeeloo ana kama danbeeye
    ma laygu daw'gallay ??
    2x 2x
    mid sidii daruurtoo
    da'dayee hilaacaan
    day dayaa ma daale
    isna ima daryeelo ana kama danbeeyee
    ma laygu daw'gallay ???
    2x 2x
    mid sidii dabayshiii
    duufaan i qaadaan
    day dayaa ma daalee
    isna ima daryeelo ana kama danbeeyee
    ma laygu daw'gallay ??
    ma laygu daw'gallay??
    galleeeey !!!

  • @khadarhogad5835
    @khadarhogad5835 2 года назад +1

    Erayadii abwaan maxamed cumar huryo, laxankii maxamed Wardi, durbaankii aways goobbe iyo codkii lama arkaan ahaa ee habartii bala ahayd. War bal sheegan eega? Wacad alle dhiigaa i dhaqaaa markaan arko heestan

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 6 лет назад +2

    Mid Wadnaha, ladarisoo
    dawadii, Naftaabaan
    Deydayaa, madaale
    isna, imadaryeele
    mala iigu dawgalay

  • @dhool_waabari_130
    @dhool_waabari_130 5 лет назад

    Mashalah waa hees shidan Allena hawnaxaristo magool
    asxabay se waxan arkay iyado laso cusbonaysiyey oo kalay arage igu cawiya fananada danbe qada hadi garanysan

  • @MaxamedYare-h4k
    @MaxamedYare-h4k 9 месяцев назад

    Waaa gib kamida nolosheyda hestan hasusey ii tahay fardowsa❤

  • @XADAARAD446
    @XADAARAD446 Год назад +2

    Musalsalka arday yaaka soo arkay sideeda okale 😂😢❤

  • @baylecali4778
    @baylecali4778 3 года назад +2

    Daydayaa madaayee isna imadaryeelo ana. Kama danbeeyee waaalagu dawgalay😪😴

  • @osmamsufi7817
    @osmamsufi7817 7 лет назад +43

    marnaba reer hargeisa magool kumee sheegin midgaan wey yaqaaneen haybteeda markaa waxaan jirin yaan la sheegin wallaalo hargeisa ayaa magaca magool u bixisey sida maandeeq iyo baxsan iyo kuwa kale teeda kale midgaan qofka lagu sheegaa ma qof dhintaybaa goorma ayeynu ka weynaan fikrada xun ee gabooyaha laga qabo midgaan qof ka xun baa la yidhaa gabooyuhu midgo maaha markaa waa erey si xun loo adeegsadey gabooye dad ka fiican somaliyi ma leh

    • @filfishajacalkalamariyowee9619
      @filfishajacalkalamariyowee9619 7 лет назад +1

      Osmam Sufi xor nimadii lixdankii iyo xigmadii tima cade

    • @ruqiyoxasan1340
      @ruqiyoxasan1340 7 лет назад +1

      Osmam Sufi walee waa run lkin Somalia in ay cebeyaan o ay dib u so celiyan qabiil bey donayaan dadka hadalka yiri o nabaya rer hargesa dadka adigo kale haday wada ahan lahayeen fiicnan lahaydee😍😍😍😍😍

    • @OmarDalnuursheSokaStudio
      @OmarDalnuursheSokaStudio 7 лет назад +3

      Osmam Sufi, walaal adigaba hadalkaaga waxaad ku cadeyneesaa in magacaas uu wax xun yahay, waayoo adiga ayaaba ka difaacaayo magool in ay tahay qolodaa, wxaa ka wanaagsaneed in aad dhahdo maxaa ku jaban xitaa hadii ay tahay intee la'yihiin.
      Waan ku saxayaa oo kaliya qalad ha ii fahmin, waad mahadsantahay.

    • @cumarnani1720
      @cumarnani1720 7 лет назад +1

      Osmam Sufi hhhh

    • @osmansufi4066
      @osmansufi4066 6 лет назад +1

      Omar Dalnuurshe Soka Studio walaal anigu ma caayin reerka gabooye waa in aad ogaato in magaca midgaan aanu ahayn magac qabiil afsomaliga midgaan waxa la yidhaa qofka la leeyahay waa xunyahay markaad qalad ha iga fahmin wallaahay in aananan qof weiligey ku odhan midgaan ciduu doono ha ahaado laakiin ogaw reerka gabooye ee la hayb sooco in aanay midgo ahayn waa dad shaqaysta oo xishooda oo dadnimo fiican bal la dhaqan oo arag

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 7 лет назад +1

    erayadii alle ha u naxariistee abwaan cali sugule

  • @maxamedcali1979
    @maxamedcali1979 9 лет назад +2

    miday laabtu doonto aan damacsanaaban daydayaa madaalee allah yarxamhaa baqoradii codka

  • @osmanroble8923
    @osmanroble8923 6 лет назад +21

    Who is watching after 18.01.2018?

  • @amoore4261
    @amoore4261 4 года назад +1

    2020 August iyaa ila dhageysanaa✌👌✋

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 4 года назад +2

    Aun magol great song

  • @nooraali5272
    @nooraali5272 7 лет назад +2

    codkii macaana ee magool allaw kuu naxariiso

  • @zahramohamedraydabkhatumo3454
    @zahramohamedraydabkhatumo3454 9 месяцев назад

    Allow ku naxariiso aaamin

  • @caliwadaadyare
    @caliwadaadyare 7 лет назад +16

    Xaliimo Khaliif Magool allow u naxariiso walee codbay la dhimatay.

  • @salmagaydhaale7036
    @salmagaydhaale7036 4 года назад +1

    heestani maanta ayey si weyn ii turjumeysaa

  • @cabdulahixasanmuqtaar2377
    @cabdulahixasanmuqtaar2377 7 лет назад +10

    magool waxey aheed fanaanad inabadan dalka iyo wadamada dariskaba yaqanaan haybadeda
    heer hargesane magool aad ayey ujeclayeen fankeda marka farxaan shidan isku inaad dadka wanaag ladhax imaado been abuurka iyo fadeexada iska daa

  • @AbdullaahiMaxamed-f3f
    @AbdullaahiMaxamed-f3f 8 месяцев назад

    Hestan noloshena ayey kahadle ali ❤falis

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +1

    Allow kunaxariiso..
    Codka Magool iyo kabanka markad isku heshi Aduun kale bad galin😚

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    Afkaga kun qof buu kaaceliyaa yadaadana hal qof beey kaacelisaa iskuimada afwaakuaadaa intiinaan itaalna ulaa uhestaa

  • @Daljir143
    @Daljir143 Год назад

    Reer Qaraam isoo raaca fadlan❤️🙏

  • @ifraahsocial5030
    @ifraahsocial5030 5 лет назад +1

    HESTA kaliya e an ka dhgesto magool allow kuu naxriiso🙏💋❤❤

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Год назад

    mid wadnaha laderisoo dawadii nafta ah
    baan daydayaa ma daalee

  • @maxamedismaciil8484
    @maxamedismaciil8484 6 лет назад +1

    Heeso waa kuwii hore dad ayaa sobaxay heesihii dilay waxwalba kuhadlaya

  • @MubYus
    @MubYus 4 года назад +1

    Magooool.. ayaa ugu cod macaan

  • @fadeshfalis6045
    @fadeshfalis6045 4 года назад +2

    2:50 hawenimo /
    29/11/2019
    Toronto Canada

  • @dayibaxmed8115
    @dayibaxmed8115 6 лет назад +1

    Mid wadnaa la derisoo
    Weeye Halkaasi sxb
    Aan ku qald saxeee

  • @MubYus
    @MubYus 5 лет назад +2

    Magool.. ayaa ugu cod macaan.

  • @zidqibiifan6062
    @zidqibiifan6062 6 лет назад +2

    vodka mAcaanee magool iyo erayadii abwaankii waynaa ee huryo

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 4 года назад

    Waxan heestii qiimaha lahayd bakhtiwasay ee afsoomaaliga ka arradani muxuu ahaa hunguri baa u gaynaya wax aanu garanayn

  • @hiigsade5509
    @hiigsade5509 Год назад

    Filimka Arday ayaan ka bartay wllhi❤❤😊

  • @caamirofficialtube8218
    @caamirofficialtube8218 Год назад +1

    Still watching 2023 april 30 sunday night xasuus hore io jawi safar galkio to bosaaso puntland somalia sdkle jawi roobow mcn io magool

  • @RiyadaNolosha1
    @RiyadaNolosha1 Год назад

    Sahra Cabdilullahi Cali Channel da’a wayn ❤

  • @muniirmaxamed5671
    @muniirmaxamed5671 7 лет назад +1

    alaha u naxariisto mansha allah

  • @healthylifestylechannel9733
    @healthylifestylechannel9733 4 года назад +4

    Alla xanunbadnaa markad wax jexlaado misne lagu daryelin. 💔 Hadaaba waxba jeclaan sow kama fiicna? . 😎

  • @cismaanmohamed363
    @cismaanmohamed363 6 лет назад +1

    axyaa hees heestan waxaa curiyey alla haw naxariiste jilaagii caanka ahaa hal abuur huryo laxanka iyo codkaba waxaa ku ladhey fanaankii waynaa reer suudaan maxamed werdi 1964tii

  • @MubYus
    @MubYus 4 года назад +1

    Magoool.. ayaa ugu cod macaan.

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 6 лет назад +3

    Midey Laabtu doontay, oon
    Damacsanaaba, Deeydayaa
    madaale, isna, imadaryeelo
    ana kama danbeeye
    mala'iigu Dawgalay

  • @ahmednuurkheyre7417
    @ahmednuurkheyre7417 Год назад

    Heestaan Inta musalsalka Arday ku Baraty waan Salaamayaa

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Год назад

    Allah yaa rahma😢

  • @cklb7289
    @cklb7289 4 года назад +2

    Still watching 17/3/ 2020 ❤😭😭

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 года назад +2

    Queen of voice❤️

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 года назад

      Ilhay haunaxatiis xalimo magool

  • @maxamudsaleban5550
    @maxamudsaleban5550 5 лет назад +1

    Heesta laxanakeedu waa soodaani waxa saaray maxamed alwardi ereyada huryo ayaa leh iyo codkii boqoradda.

  • @hamsemohamed775
    @hamsemohamed775 3 года назад +1

    ereyada iyo heestu isma laha sxp iska hagaaji lyrics

  • @asmaabdi4698
    @asmaabdi4698 5 лет назад +9

    Who watching 12/October/2019

  • @luulhassan7154
    @luulhassan7154 5 лет назад +5

    Who's watching 2019 March 8

  • @soomalidhalad4859
    @soomalidhalad4859 6 лет назад +1

    isna ima daryeelo ana kama danbeeye ma la, iigu dawgalay? who's watching 19/9/ 2018

  • @ahmeddrama6269
    @ahmeddrama6269 3 года назад

    Dhamaadka 2020 December bn daawanaya walina waa lama ilooban

  • @ahmedcali3805
    @ahmedcali3805 3 года назад

    MID WADNAHA LADARISOO
    DAWADII NAFTA AH BAAN
    DAYDAYAA MADAALEE
    ISNA IMADA DARYEELOO
    ANNA KAMA DANBEEYEE
    MAA LAYGU DAWGALAY

  • @mariagulled7544
    @mariagulled7544 6 лет назад +1

    Midgaan halkey qofka uga qorantahay

  • @nafisofarah1605
    @nafisofarah1605 5 лет назад

    Illahey Haku naxariisto mama Magoool🤲😭😭

  • @hd_5081
    @hd_5081 Год назад

    Heestan waxaan dhaysan jiray ilaa yaraantaydii, markaas oo xaafadayada ay ku qayili jireen, Adeerkay iyo rag ay asxaab ahaayeen,Casarkii markay shaqada ka yimaadaan. Laakiin marnaba niyadayda maan galin Aniga oo JACAYL dhibane u ah ayaa heestan ku dhagaysan doona wakhtigan oo ah 10/Shuwaal/1444 ama 30/4/2023 ka 10:50Pm habeenimo taas oo waliba roob da'aayo hawaduna ay tahay neecoow macaan. Laakiin anigu waxaan ka fikirayaa BILAN taan bartay 2017kii oo intaas oo dhan ila waday jacayl kaliya aniga oo qudha igu kooban. Ma garanaayo sababta aan u doonaayo iyada, ee aan hablaha kale ee qayrkeed u dooni waayey. Dhawr jeer ayaan is idhi isaga tag laakiin nafta ayaa ka tagi kari wayday. Marka aan go'aan sado in aan ka tago, waxaan arkayaa farahayga oo lambarkeedii ku qoraaya telephone kayga oo garaacaya ama u qoraaya fariin qof wax jeceli u qoraayo qof uu jecel yahay oo aan laakiin isagu dan iyo doosh toona ka lahayn. Waxba yaan hadal idinku daaline, taan jeclaaday xataa hadaan 4 dumara oo kale guursado waan jecelahay wali laakiin iyadu ima jecla, waliba way ii ogtahay in aan anigu ka jecelahay naftayda.
    Iyaduna ima daryeeshoo
    Ana kama dambeeye
    Maa laygu dawgalay
    😢😢😢😢
    Qof wax jeceli waa doqon😢

  • @iqrahassan3894
    @iqrahassan3894 Год назад +1

    Who’s watching 28/April /2023 ❤️

  • @nasriahmedabdi517
    @nasriahmedabdi517 6 лет назад +1

    Qaarami heeso jira ayey ahaaayeen

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 5 лет назад +1

    isna ima daryeelo
    ana kama dambeeyee.
    mala iigu dawgalay..

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 8 лет назад +6

    Ina nur hubso waxaad leedahay
    Magool fanaanada la yaqaan weeye adeer fankana waqooyi ayey ka bilowday waraka meelaha qaadka iyo waxmagaratadu ku shegeystaan meelahan hala iman ceebcaleyk

    • @abwaanlingardabdi9105
      @abwaanlingardabdi9105 5 лет назад

      SuperAbdul0000 warta nabada ama X war dhiigley ayey ka so.baxday kana bilowday ilaa her national teyatar

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 5 лет назад

      Boowe labo hala kala saaro marxuumad Magool waxaa fankeedu si fiican ugu soo shaacbaxay radio Hargeysa.
      Heesaha hore ee ay la qaaddo AHU Cusmaan Gacanlow, AHU Axmed Good Shimbir, AHU Maxamed Warsame Qasaale... waa muddadii ay joogtay Hargeysa. Heesahaas badankood waxaa allifay Saxardiid Maxamed Jebiye iyo AHU Xuseen Aw Faarax Dubbad.
      Si loo qarsho ugu yaraan magaceeda ah Xaliimo Khaliif maadaama ay meel public ah ka heesi doonto waxaa naaneysta " Magool" u baxshay AHU Aqoonyahan halabuur Yuusuf Xaaji Aadan ( Fowsiya Wasiirkii hore Arrimaha dibedda aabbaheed).
      Marka boowe taariikhda fanka ee hore iyo raadqaadkii heesaannimo Magool waa waqooyi. Mase aqaan rasmi ahaan halkay ku dhalatay, dugsi ka bilawday iyo carruurnimadeedii.

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 Год назад

    MAMO XALIIMO KHALIF MAGOOL AUN🤲