Shirkad Ingiriisa ah oo maalgalinaysa dekadda Berbera.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024

Комментарии • 127

  • @whootoo1117
    @whootoo1117 2 года назад +7

    Great journalism and great interview. Let somaliland grow!

  • @sameerahussein654
    @sameerahussein654 2 года назад +15

    This is excellent news for Somaliland development. Our government needs to make sure this opportunity is used carefully and prepare our people to benefit from the financial resources, we need to have the policy to advance this project to improve the quality of our roads and venues to make Barbara a commercial regional hub for the Horn of Africa, and remember always without the vision of our previous president Ahmed Mohammed Mahmoud Silyano this would not happen. It's his greatest legacy to be remembered in our country Somaliland. Just remember what Wadani did and how they created division and distraction to bring the country to anarchy when this project started.

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 2 года назад

      Habareey habr, taladaada iyo aragtidaa lagumana guuro, lagumana dego, ma waxaad rabtaa inuu dalku "mustacmarad" shisheeyuhu leeyihiin isu baddalo?!
      Kula yaabi maayoo qoftaadan afka qalaad Ku dhurmaysa, ma fahmaysid danta Reeraha Soomaaliyeed.

    • @MohamedHassan-ni6un
      @MohamedHassan-ni6un 2 года назад

      @@CamanKiish2 Danta Somaliland bu ka hadlaya ... marka dalalka Soomaalida kale ay dagto, amni wanaagsan laga helo ... indr markaasi ban wada hadli. Iminka wa ninwalbow naftaa, nabiyow umadaa.
      Cayalla Carab ku dhashay wadamada carabta, waxad tihiin dad lunsan oo iminka ciyaarta siyaasada meel danbe uga bilaabma. Casiirkiina iska jaqa indr oo tarxiilka iska ilaasha.

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 2 года назад

      @@MohamedHassan-ni6un
      Erayga "Somaliland" waxa bixiyay oo adeegsadana, gumaystayaasha Ingiriiska iyo daba_dhilifkooda, haddaad doonayso inaad danta shacabka Soomaalida ka hadasho, ugu horrayn eraygaas iska daa.

  • @sertayo5425
    @sertayo5425 2 года назад +4

    Abdishakuur dayib the best journalist keep going brother

  • @daariqali4108
    @daariqali4108 2 года назад +5

    Macha Allah guul Somaliland 💚⚪❤️ guul md mweyne muuse biixi cabdi ✌️

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 года назад +2

    Walaalo musuqmaasuqa iska ilaaliya si uu ilaahay inoogu naxariisto Inshaalaah.

  • @alxadiischannel
    @alxadiischannel 2 года назад +4

    Maa shaa allah . guul Somaliland in shaa allah

  • @maxxeyyy
    @maxxeyyy 2 года назад +2

    Iqa Qora Soomaliyey, Gumeysigii ayaa soo laa’banaaya!🇸🇴

  • @MohamedIbrahim-hq6ic
    @MohamedIbrahim-hq6ic 2 года назад +4

    Waad ku mahadsantihiin sii daynta barnaamijyadan oo kale ♥

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 2 года назад +2

    Mansha allah tabaraka alla wariye Abdishakuur dayib keep going Thank you wll waax tahay muwaadiin dhab ah

  • @guleedziyaad5908
    @guleedziyaad5908 2 года назад +3

    Masha allah waa horumar labaad oo kuso kordhay tekeda ber bera iyo waliba somalilan oodhan wan so dhawaynayna

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 2 года назад +1

      Waar ma gumaysiga iyo Isticmaarka ayaad Ku sheegaysaa horumar?!!
      Ilaahoow noo gargaar!

  • @user-ur4kf5np3v
    @user-ur4kf5np3v 2 года назад +2

    MM TV aad baad ugu mahadsantihiin barnaamijta tayada leh ee aad soo gudbisaan.

  • @guuledfurre9720
    @guuledfurre9720 2 года назад +2

    Maasha Allaah Guul Iyo Gobanimo Janhuuriyadda Somaliland

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 года назад +3

    Maasha allah mar hadii ay DP World kala shaqayso Imaaradka waa dhab.

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp 2 года назад

    Masha alah horumar cusub oo somaliland
    Hora la socinaya

  • @sofeeabdull7120
    @sofeeabdull7120 2 года назад +1

    This is the beginning of GREATNESS. ❤🌹👊

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 2 года назад +1

      Ma gumaysiga iyo Isticmaarka ayaad Ku sheegaysaa weynaan?!!
      Wallee guntii iyo midgihii.baa dalka Ku soon badanaya.

    • @sofeeabdull7120
      @sofeeabdull7120 2 года назад

      @@CamanKiish2 Imperialism nor Colonialism neither of them Passed or Touched "Great Somaliland"; it is protected deal that our beloved "ERLDERS" GOD BLESS THEIR SOULS struck with the British. So, I do not know why you against this particular deal which is in favour to us?!!! عجيب والله عجيب 😤😤....
      Why you using youtube? Galada aya samissii

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 2 года назад

      @@sofeeabdull7120
      Maya maya,
      waxba inooma tarayso inaga, xiligan hadda la joogo soomaalidu wax badan ma dhoofiso/lamana soo degto, xitaa mustaqbalka dhaw lama filayo, inay hawlo kale soo kordhaan, sidoo kale shacuubta Afrikaanka ee dhulkoodu aanu badaha lahayni, dawladdan xidhiidh wacanna lama laha, oo lagama yaabo, inay dekeddan kiraystaan,
      Ta kale, waa ceeb, inaad dadkan qawlaysatada ah, ee dhaqankoodi soomaaliyeed lacagta Ku xaraashaya, aad bulshadeenna u nisbayso, oo aad tidhaahdo waxbay idiin yihiin.

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 2 года назад

      @@sofeeabdull7120
      Yuutuyuuba iyo wax kastoo gaaladu samaysay, haddaanu dan ku wadanno, way noo bannaan tahay inaan adeegsanno.
      Weydiintaadanina wax faa'idaa ma leh...

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf 2 года назад +2

    Masha allaah tabarakallaah

  • @c.fataaxyuusuf3805
    @c.fataaxyuusuf3805 2 года назад +2

    Maasha allah

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed8553 2 года назад +1

    Masha Allah masha Allah guuuull somaliland

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 2 года назад +4

    Waa mashruuc-wanagsan hadii sidaytahay loo fuliyo.

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 года назад +1

    This is not fishy , what exactly how is cdc going to bring economic growth ? More details pls .

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 года назад +1

    Good News.

  • @abdirahmanibraahin1279
    @abdirahmanibraahin1279 2 года назад +1

    Wn so dhawaynynaa wixii horumar ee dalka anfacay CDC

  • @cqaniiyshakhee1508
    @cqaniiyshakhee1508 2 года назад +1

    Masha allaha tabarakala hore loosoconayi ishaalah

  • @qalbigasaaxiibkiitheemossi4119
    @qalbigasaaxiibkiitheemossi4119 2 года назад

    Wow its incredibble 👍

  • @cabdirabbicabdilahi3464
    @cabdirabbicabdilahi3464 2 года назад +2

    Ujeedadu maxay tahay 30 sano DPwold loo andixiyay waxay isdulsaarkani miyay haday maalgashi kale yimid dakad cusub lagu maalgaliyo

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 2 года назад

    🥰🥰 #Hambalyo #Mmtv. Wxan u BoGay #Mmtv wxad Is odhanaysa waxay u fikirayaan ama wx u waydiinayan cidkasta oo #Somaliland Danaynaysa wxa aan anigu waydiinlaha ama muwadin kasta oo Reer somaliland ahi uu waydiin lahaa ayay waydiyeen ninkan. badi #Tv yada kale wxay wx waydiyan marka Cida somaliland Danaynaysa timaado lkn waa talaabo wanagsan oo #MmTv Daah Furtay su'aalahan oo kale iyado aanay wali ino iman cidii wx inaga Rabtay oo wadamadodi ay wali Jogaan wxana tvgan ka Muuqda wadaniyad mncha allah hore u Socda

  • @haweeyafanax9093
    @haweeyafanax9093 2 года назад +4

    ManshaAllaah saaka ayay sidoo kale siidaysay warkan BBC qaybteeda xorta ah afka qalaad, maaha ta farmaajo u adeegta.

    • @abdullaahihashi5131
      @abdullaahihashi5131 2 года назад

      Haku suuxin Farmaajo Awoowgii Gumaysi ma jeckayn Sidii Adeer muuse Iyo inta heego ah British u ooya Weligay ma arag Dad u sacabo tumaya Dadkii Gumaystay ku farxaya Allow Na Astur Akhiro iyo Adduunyo

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 2 года назад +1

    Abdishakur dayib Mohamed hore u soco walaal . waa maalgalin iyo shaqo abuur qiimo badan oo ka mid ah horumarka ka socda somaliland . berbera.

  • @mohammedalsomali2726
    @mohammedalsomali2726 2 года назад +1

    It looks like CDC is a subcontractor of DPW so it has nothing to do with the government of Somaliland.

  • @de6236
    @de6236 2 года назад +3

    Mash'alla Somaliland guuuul 👏👏👏

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 года назад

    Economic investment can cause serious political risk to Somaliland.
    Is there a partnership Agreement between Somaliland and CDC?
    Who is guaranteeing this investment?
    Somaliland is not part to International Dispute Center therefore it is Somalia that guarantee for the investment.

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 2 года назад +3

    Mashallah 💖💖💖💖💖💖

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 года назад

    Mr Richard thanks a lot more than one

  • @abdirahman2340
    @abdirahman2340 2 года назад +5

    Dadka qaar bay xumadu ku kacdaa marka somaliland war fiican laga sheego.

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 2 года назад +1

      Loo joojin maayo waa in dadkeenii dhiilkii diyasrsadaan haatan hashii maandeeq way godlataye ManshaAllaah Allow noo kadab.

    • @natureworld4148
      @natureworld4148 2 года назад +1

      nacabku darbiyada ha jajbiyo may ino maraysa ha jiidhadii ha dhaafto zxp

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 2 года назад

      Cadaw baan cadaw kale oo ka daran, ku baddalanayaa, waxba ma soo waddo.

  • @haweeyafanax9093
    @haweeyafanax9093 2 года назад +1

    MMTv iyo C.shuurba hambalyo sidaa kusii wada ManshaAllaah.

  • @ramadaantv4339
    @ramadaantv4339 2 года назад +2

    Well done'

  • @beautifulworld8814
    @beautifulworld8814 2 года назад +1

    Welcome Britain!.

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 года назад +2

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland.

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 2 года назад +1

    Maashalah Guul Iyo Horumar Somaliland

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 2 года назад +1

      Subxaana Allaah!!
      Gumaysi iyo Isticmaar.

  • @zayddmohomed4787
    @zayddmohomed4787 2 года назад

    MARBA TUUG CUSUB AYAAA INOO IMANAYSA WAAYO DP WORD WAAA TUUUG UBAAHAN IN WADANKA LAGA ERYO WAX ALAALLE WAX INOO QABANAYAAN MAJIRTO WAAR NIYAWWW GOORMAYNU HELIDOOOONAA DAACAD DAWLAD INOOGU ILAALISA DALKEENA

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 года назад

    Yaa Heshiiska la galay CDC
    Yaa qaadaya damaanada maalgelinta?

  • @tonysnow759
    @tonysnow759 2 года назад

    "The rich get richer and the poor don't get a f*ckin' thing" - Nino Brown

  • @book2316
    @book2316 2 года назад +1

    Terrible journalism, he lacks skills, comprehension and competency.

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 2 года назад

    UK hypocrisy🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 2 года назад +1

    Somaliland expensive baa kuso socda aan laga soo ka ban doonin sida hadaba ka muuqata gawadhidii waxay Mari 7kun markii hore ahaa 4500

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 2 года назад +1

      Wllo sidaad moodey maaha dhaqaalaha dalku heerkii ugu wacnaa buu marayaa 7000$ waxba maahee 200,000$ gaadhi ah baa la awoodayaa
      FG: Dalku dhaqaale ahaan aad buu u wacnaadey wllo sanadihii u danbeeyey ee alxamdulilah dheh wllo

    • @ahmedshaani5604
      @ahmedshaani5604 2 года назад

      @@naasirfaarax903 dhaqaaalaha dadkuna aaad buu u xumaaday shaygii $1ahaa waxaa lagaa qaadi 10000slsh markas yaa faaiday dalku waayo se dadku yaase u maqan GAADHI aan siistay $4100 ayaa sanad kadib Mari $4700

  • @nimoyusuf6995
    @nimoyusuf6995 2 года назад

    Dadkeena malqabeenada may malgashadan ma waxaynu nahay beerihi tayanigu muuska malgashan jirey we muuska kaguran jiray we dadakooduna kadayacnayeen ha dhisan kuwa banaan haday wax dhisayan

    • @muxammedxasanmmm6064
      @muxammedxasanmmm6064 2 года назад

      Way fiic naan lahayd laakiin malaha aqoonteedii, aqoon ayaa meesha maraysa dhinacyo badan ka kooban

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 2 года назад

      Qaar ayaa odhanlahaa reer baa dekada laga iibiyay kkkk

  • @zayddmohomed4787
    @zayddmohomed4787 2 года назад

    WAAR MAYNAAN TUUUUGG TUUG SITO KA ILBAXAYNNNNNNNNN BEENTIII HORE EE DO WORD
    MAXAY MAALIGALISAY WAXEENIIIIIIIII AYYAYYYY HAYSATAAAAA OO WAXII KASOOOBAXA AYAY WAX INOOGU DHISAAAAAAAANNNNNN

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 2 года назад +2

    Waar iha hubsada

  • @zayddmohomed4787
    @zayddmohomed4787 2 года назад

    BEENNNCUSUBBBBBBBB

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 2 года назад +1

    Guul somaliland

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 2 года назад

    WAX DADKU TAABAN KARAAN NOOMUU SHEEGIN , WAA UUN HESHIIS SIYAASADEYSAN ,OO DP WORLD LA SHIRTIMI SI AY U SII XALAASHADAAN ,MASHRUUCII AAN ISU MIISAANEYN EE AY KU KHATASHEY SOMALILAND,, HADDIIBA AY KOOXDANI LAAMIYO QURUX BADAN ISKU DAYAANNA JIN DAGAAGAY(MR MUUSE BIIXI MA DHERGE AYAA ISBAARO U DHIGANAAYA),

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 2 года назад

    Oo dekeda imaarad baa 30 sano laga iibsaday ingisiirkuna maxuu ka samaynayaa miyaa baslashaynayaa dalka la boobayo maa inaga daysan lacagtan waxay jeebkeeda ku dhacaysaa daD gaara balse waa Kitano waayo inta badan iyagaa dib ula noqda

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 2 года назад

      Waa qawlaysto,
      dalka Isticmaar iyo gumaysi labaad hoos galinaya,
      Oo aan dadka soomaaliyeed u danaynayn,
      Ilaahay ha inaga qabto.

    • @ashaabdullahi4659
      @ashaabdullahi4659 2 года назад

      @@CamanKiish2 aamiin waxan la yaabanahay siyaasiyiintii miyanay ku fekerin jeebkooda wax dhaafsan

  • @abdiraxmanfartaag2293
    @abdiraxmanfartaag2293 2 года назад +1

    heshiiskan ma waxaa wada galay labada shirkadood mise dawlada somaliland ayaa qayb ka ah bal waydiiya

    • @Tonyhaizam
      @Tonyhaizam 2 года назад

      DP world ayay shirkadani ka caaawinaysa uun shp dhanka kharashaadka

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 2 года назад

    Wax cusub muu sheegin inuu DBWORLD la shaqayn doono mooyee( subcontractors) manuu sheegin lacagta lagu maalgalindoono

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 2 года назад

    Afrika waa qaarada Dahabka ee hada loo soo socdo, talow qorshe habaysan oo udhigma ma haynaa?

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 2 года назад

      Wllo horta aan su'aal ku weydiiyee Afrika ma qaarad mustaqbal wacan lehbaa aan maalgashadee? From Norway oslo

    • @engapdirahman6079
      @engapdirahman6079 2 года назад

      @@naasirfaarax903 wlhi hadaad ogtahay kalmadaas mabaad tidhaahden Africa waa mustaqbak dunidan waana sababtay reer galbeedka iyo shiinuhu ugu kala baratamayan hadii aad is tidhaah africa mustqbal maleh 20 years kadib fartad dhex ka qaniinaysa fursada ku dhaaftay awgeed

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 2 года назад

      @@engapdirahman6079 wllo run ii sheeg allaan kugu dhaarshee.

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 2 года назад

      @@naasirfaarax903 haa waxa rabba in an ku shego maalgelinda ugu fiican waa beera iyo berta kalunga,iyo shirkad macdan,meelo dalxis ah sida meel zoo iyo beero leeh iyo wax yalo badan.

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 2 года назад

      @@naasirfaarax903 waxa rabba in haddi dulka somalida ganacsi kalisi sida beerta geedka olivika markad ku guuleysadi waxad ka sameyn karta salida olivi oo tayo saree leeh.sido kaleto haddi aad beerti suufga ogo lacag fiican ayad heleysa.sido kaleto haddi aad beerti ubax salida laka sameyo sido kaleto waxad heleysa ganacsi fiican.walal waxa ogahay malgalinta dulka somaliland iyo somalia waxa ka fuuran fuursado badan waa in ka fa iideysado.inshallah waxan ku rajaneya in rabbi kula garab kalo.

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 2 года назад

    qawda maqashii oo waxba haw qaban

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 2 года назад

      Kkk sheekada armaajo Ku wado muqdisho hhhhh

    • @natureworld4148
      @natureworld4148 2 года назад

      ma nooca xumadu qabataybad ka mid tahay ee jaarka

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 2 года назад

      Kkkk xanuunka reerka ayaa kugu kacay kkkk ragii dekada lahaa baa adeer hagaajisanata

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 2 года назад

      @@natureworld4148 maya waa reer Maxamed mooge walaahi

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 года назад

      @@rabitaloudaa32 ma adigii baa isu jawaabayaa subxaanaka min kuli aafaat

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 года назад

    Somaliland 6 malyan maba gaadhaan

    • @albertoyahya
      @albertoyahya 2 года назад

      1.6m ayuu ku yidhi bro

    • @amiiraali460
      @amiiraali460 2 года назад +1

      Ka xuntahy lakiiin aqooon badan laheen

    • @homeh3455
      @homeh3455 2 года назад

      @@amiiraali460 waxaad tahay dadka bukaan socodka ah

    • @amiiraali460
      @amiiraali460 2 года назад +1

      @@homeh3455 cudurka alllah ba keno wa cadiye adiga jaahil nima kuhaysa somaliland 6 millon ma gadhanbaad laso tagantee qalin iyo book qaado sooi barbar caqliga kug yare

    • @homeh3455
      @homeh3455 2 года назад

      @@amiiraali460 waxaad tahay naag jaahilada oo aan waxba baran

  • @MohamedHassan-ni6un
    @MohamedHassan-ni6un 2 года назад +2

    The worst introduction of a host I've ever seen.
    "First of all can you tell us about the investment to Berbera" 😂😂😂
    The guest actually helped him by telling him who they are and what their own objectives and goals are before delving into the Berbera project.
    Absolute lack of skills. And I'm not just hating on him as we Somalis do ... but take it as a lesson my friend and practice watching similar international hosts/presenters.
    Wallahi I cringed @ 1:42

    • @book2316
      @book2316 2 года назад +1

      That's Somaliland journalism for you!

    • @MohamedHassan-ni6un
      @MohamedHassan-ni6un 2 года назад +1

      @@book2316 Finally you recognised us as a separate entity .... good for you to join rest of the world Mr/Mrs Somalia 👍🏿
      TBH, I'm proud of the achievements of the people of Somaliland, but I think this issue can't be isolated to just one country.
      I've sent a message of brotherly advice to that one guy as he was forcefully extracting info from the onslaught.
      Good day mate!

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 2 года назад +3

    Bastarkan wariyaha ahi waxa uu leyahay republic of somaliland waa wadan yar hada waxa macquul ah inaanu waligii saylac cerigabo lascanood iyo lowyocado tagin neef hargaysa kudhex weynaadey weyaan

    • @sakadaadhigaofficialtv1952
      @sakadaadhigaofficialtv1952 2 года назад +1

      Xnuun ba ku hye alle hku cafiyo

    • @Tonyhaizam
      @Tonyhaizam 2 года назад

      Somalia miyay raacsan tahy miyuu idhaa mrkaa

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 2 года назад +2

      @@Tonyhaizam republic of somaliland maaha dalyar waxay leegtahay dalka Greek dalka uk inyar ayey inaga weyntahay dalalka afrika ee la aqoonsan yahay republic of somaliland waxay kaweyntahay inkabadan 13 dal oo afrikaana markaa maaha inaad noqoto dameer wixii ladoono ladhex marsado maaha somaliland dalyar iyo kan ugu yar afrika iyo caalamkaba intaa meel kuqoro

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 2 года назад

      @@bukharimohamed3828 kkkkk cidlaad ka kululaatay se hadal waa margi dhankii la doono u kacaa adigu laftaadu soo fahan hafalka inaadeer.

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 2 года назад

      @@haweeyafanax9093 mayee hadal waa tufaax waxaa hanoola iman anaga

  • @c.fataaxyuusuf3805
    @c.fataaxyuusuf3805 2 года назад +2

    Maasha allah