IAMK OO IGA XANAAQAY XUJOOYIN ADAG SUUN AAD U ADAG AYAA KU DHUFTAY IM SORRY MY BRO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 сен 2024

Комментарии • 1 тыс.

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +349

    Wan ku jeda inaad qoral keyga adigo Amusan inaad aqri neysid ee love ta Adigo Amusan ii sar😂😂 ❤

  • @mohamudmohamed4889
    @mohamudmohamed4889 Год назад +160

    Nabiga kusali scw ❤️❤️

  • @abdifatahali3012
    @abdifatahali3012 Год назад +117

    Asc asad hajio waankusalamay sxb ani waax kugu xujaysanayaa inaad iisamayso 200 oo jeer inaad kusaliso nabiga scw

    • @xalanesuldaan4879
      @xalanesuldaan4879 Год назад +1

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Год назад +6

      Saliga nabiga scw Iyo wixii cibaado ah Dadka laguma dhibo wll Waxa kale ayaa Ciyaar Iyo xujo gala Lkn Diinta Ciyaarta haan ka dhaafno adiguba kusali nabi muxamad scw 200 oo jeer Iyo inta aad awoodaba Lkn Dadka ha udirin Mahadsanid

    • @abdifatahali3012
      @abdifatahali3012 Год назад +2

      Mahadsanid sxb waan sameeyaa markasta iyo wakhtikasta digriga iyo cibaadada wanan badiyaa ee waxay igatahay dhiirigalin iyo inuu qofku markasta badiyo

  • @Canada.143
    @Canada.143 Год назад +341

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @omar_hassan7158
    @omar_hassan7158 Год назад +42

    Hooyo aamina c/laahi yaasiin
    Noolow maami❤️❤️✌️

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Год назад +124

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @namelos2963
    @namelos2963 Год назад +77

    Intaa ku qiirootay shumiska Iamk iyo Asaad like saara👉🏻😘

  • @farhanahmedabdulkadir5286
    @farhanahmedabdulkadir5286 Год назад +76

    Asad hooyadaa wac ku dhih waan ku jecelahay hooyo😢

  • @hodanbea9672
    @hodanbea9672 Год назад +17

    Nabiga sadaxjeer kusali scw

  • @Lakum100
    @Lakum100 Год назад +80

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم

  • @scarface1530
    @scarface1530 Год назад +37

    Habaryartay ayaa dhimatay iigu soo duceeya wll😢❤

  • @qaacsheofficial6289
    @qaacsheofficial6289 Год назад +65

    culeys kasta Oo ku heysta waxaa daawo u ah, saliga nabiga ﷺ❤️❤️❤️ Scw Scw Scw ❤️❤️❤️

  • @ANAS__EDIT
    @ANAS__EDIT Год назад +71

    اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +41

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @apdallajoyofficial3041
    @apdallajoyofficial3041 Год назад +30

    MAGACA ALLE ADIGON LOVE SARIN HA DHAFIN ❤

  • @maxamedcabdullaahi-df5bc
    @maxamedcabdullaahi-df5bc Год назад +4

    Asc wll asad hagio salaan kadib nabiga scw ❤❤

  • @sugaalmaxamedsugaal5153
    @sugaalmaxamedsugaal5153 Год назад +28

    Rag kala tag balse orad maaha 🏃wlal mcn waad hormartay waxan ku leyahay alle haku siyadiyo 🤲😍💯 TEAM 27 MARNABA NO HOOS 💪🎉♥️

  • @Meja.fatiiz
    @Meja.fatiiz Год назад +12

    Legend of legends always top walal ASAD . Wahaad kumahadsantahay waqtigaaga quruhda badan ee aad video noogasooduubi. Respect sxp sare♥️♥️

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +56

    [ ] Midka la xanuujiyo samir🤕
    [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊
    [ ] Midka habeenkii oyayow😥
    [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯

  • @Saami-qf2mi
    @Saami-qf2mi Год назад +10

    My brother keep going I support you adi iyo team 27🌹🌹🌹🌺🌺

  • @abdirahmanmohamed6969
    @abdirahmanmohamed6969 Год назад +68

    When I see Team 27 I Am so Very Happy❤🙏

  • @abdirahman7993
    @abdirahman7993 Год назад +8

    Masha allh wllkey asad hagio allh ku xafido mar walba wan dawadaa muuqalada qurxda badan mar walba aasoo geliso RUclips hore usoco ayaa kuleyahay

  • @King_Ceyda
    @King_Ceyda Год назад +3

    The best Person ever the most
    Knowled gearble adna the most shine All Allah created is propnet SCW🙏 🕋🧠

  • @abdallayusuf378
    @abdallayusuf378 Год назад +16

    Alla dartii ayaan kuu jeclhy wllkey ❤🫵

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 Год назад +5

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw ❤ ❤

  • @axmedapdi7089
    @axmedapdi7089 Год назад +7

    Kusali nabiga scw ❤️

  • @cabdiqadiraadam2123
    @cabdiqadiraadam2123 Год назад +13

    Iamk wallaahi waa funny 😁😁✌✌
    Nin suunkii lagu garaaci rabo wakina
    Kana adag kuluhaa IAMK 😁😁😁

  • @zamiirhussein
    @zamiirhussein Год назад +1

    Asc asad waku salaamey adiga iyo team 27 from hargeysa😊

  • @suhaybsaleban6695
    @suhaybsaleban6695 Год назад +22

    Yaad ka taageerta social media me azad hagio🥰

  • @nimcoabdullahi9198
    @nimcoabdullahi9198 Год назад +14

    Xage laga So diraya xujoyinka Team27 dhip uu labasho ma jirto♥️✊️

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Год назад +14

    Asad legend baad tahay zxp Lkn Inta fankeena heeso malaayiin ah music laxan Iyo erayaba ka dhisan jiraan Waxan hees ahaan miyaad usoo qaadatay zxp sibaaban noqdaye Waxa Ugu horeeya ayaan jeedaa musiga hadalka lasaaray hees ma dhihi karee Lkn Markaad safaaradda kasoo dhaqaaday ayaad hees wadani ah oo dhiiga ah saartay jah ❤

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan Год назад

      😂 😂 😂 Horta ma aragtay waaban yaabay

  • @khatimabirik4862
    @khatimabirik4862 Год назад +10

    The best person ever the most knowledgeble and the most shine all Allah created is prophet Mohammad scw🥰🥰🥰🥰

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +7

    taageerahaaka kowaad ku jiraa ani wllhi 😳😳🥰

  • @kaltuumcawil5592
    @kaltuumcawil5592 Год назад +7

    King ceyd shuumii Waan ku tageera ❤

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Год назад

      Waxaasi dhaqan inooma aha gabadh udir atleast 😂

  • @fartuunismaciil2817
    @fartuunismaciil2817 Год назад +10

    Asc ASAD hagio wll from baydhabo jinaay waxan kugu xujeysanayaa inaad dhaxdo boqol jeer الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله ا Allah ku gar gaaro insha Allah waxanku rajeynaya inad lugaha ku doonto

    • @iamnewtone9699
      @iamnewtone9699 Год назад

      Part 1 Ayuuba Kuso Qatey Xujadan
      Fartuuney Reer Baydhabo Janay Ayan Isla Nhy🥰

  • @idillove5931
    @idillove5931 Год назад +4

    Markaan asad dawanayo ilmaa igu soo istaagta galgaceel wllnimo ilaahow illaahow lugihiisa usoo celi😭😩

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Год назад +2

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰😘😘😘😘

  • @umuikhlaas9189
    @umuikhlaas9189 Год назад +3

    Aac asad wll aboowe wan ku salamay xujo ayaan wataa adigo quran cod macaan ku aqrinayo keep going wll mcne

  • @xidigashantasomali
    @xidigashantasomali Год назад

    Xidiga Shanta Somali never give up iso dhee sxb...

  • @rashkaboy5401
    @rashkaboy5401 Год назад +5

    Nio amiira iyo ayanita arimaheena ubalami inta igu raacsan👍

  • @xasancabdiraxmaan8310
    @xasancabdiraxmaan8310 Год назад +2

    Asad cayda waxa aad u ibisaa funanad liverpool ah wllo, best youtuber asad wana ku salamayaa 2m izha alH xujAda isamey.

  • @abourawan1138
    @abourawan1138 Год назад +4

    Hooyadaa taleefoon ka wac una sheeg in aad aad u jeceshahay❤😊😊

  • @qalanjoamaleyta3291
    @qalanjoamaleyta3291 Год назад +1

    Asaad wlhi waxa tahy wilka aan she xaad ah u jeclahy abowe ialhy haku cafiyo 🤲👈

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 Год назад +23

    I love you Allah 🤲🤍

  • @mohanoudikraan9729
    @mohanoudikraan9729 Год назад +2

    Mashalah asad qusol m😄eedhana baatahay

  • @riyaqmohamed565
    @riyaqmohamed565 Год назад +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂mashallah asad funny Atay wan iska oga marka hoyo amina salameysay iyo ciyalka marka amustay inagar sowaday cadi matihid

  • @ayaan850
    @ayaan850 Год назад +3

    Waar barnamijkan waan kahelay nio asad hagio wll hore usoco 🙏👏

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 Год назад +5

    Keep going Legend sxp Asad Part 3 Sosamey

  • @hubisiyat6708
    @hubisiyat6708 Год назад

    Asad abowe iso Salam xubi siyat farah oo kunol magaladha bura east plz plz plz xujadan fur

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +6

    Keep going brother

  • @yahyeahmed9313
    @yahyeahmed9313 Год назад +16

    A Legend never bring shame

  • @raaxomohamed6226
    @raaxomohamed6226 Год назад +2

    M.a wllmcn ree xaaji wn idin salaamay wll

  • @naasircaydiid2326
    @naasircaydiid2326 Год назад +4

    Waxan nahay qoys lagaa jecel yahay si wada jira u fiirsana muqaladaada halmar noo soo dheh fariin qurux badan ilma caydiid maxamed xuseenow❤️🙏🙈

  • @abdullahabubaker5578
    @abdullahabubaker5578 Год назад

    Magaceegu waa yacauub waan ku taageeraa sidookale king cayda

  • @hassan_macruf
    @hassan_macruf Год назад +35

    Wll asad allah ku sharfo wiilka xujadaas aadka u adag ee kugu soo xujeystey waa aniga igana rali noqo hadii ay wax dhib ah kaaga imaadeen sorrrrrrrry ujeedkeygu intaas ma aheen🙏🙏🙏
    I'm team 27 alway💯👏

  • @maryanbarre6620
    @maryanbarre6620 Год назад +1

    Faadil dom dom sawar lasoo gal kadibna leh waa ku jeclahay walaal 🥰

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +17

    Keeps goings my brothers asad hajio another's levels answers 😀👍♥️💯♥️

  • @khaalidabdifatah
    @khaalidabdifatah Год назад +2

    Zxb asadaw horta waanku taageera 😍 waxan kugu xujaynayaa zxb inaad mid aan zxb nahaa idhibee halmar dhahdid supair ilko dheere 🤣

  • @mariyaabdikarin5393
    @mariyaabdikarin5393 Год назад +4

    asc wall macan 🥰 Asad waxa ku xujesa ceyeda ino cunuto ku ka riyo waliba bariz io doro pilz 🙏 anigo ah mariya cabdikarin

  • @zultaanzeerka1614
    @zultaanzeerka1614 Год назад +1

    Asad hajiyow wll 50 jeer ku sali xabiibkenii maxamed scw scw 😘

  • @abdilahi9050
    @abdilahi9050 Год назад +4

    Assad bro waan ku taageeraa❤❤❤

  • @zuulucky7892
    @zuulucky7892 Год назад +2

    Asad hagio cawda aad baan ufaraxsanhy
    Wa muqalkii igu horeysey ee aan aniga ugu horfiirsado ❤️❤️💋💯

  • @dalmarabduleomar2429
    @dalmarabduleomar2429 Год назад +4

    MASHA ALLAH

  • @adnamohamedadan8032
    @adnamohamedadan8032 Год назад +1

    Asad best YouTubar wllhi waa idin jacelhy adiga Imk wllhi

  • @shadiyomohamed4699
    @shadiyomohamed4699 Год назад +6

    Nabiga kusali scw

    • @munalaki968
      @munalaki968 Год назад

      Asad hno wllh wun ku jecel 🥰

  • @fatumaolow5100
    @fatumaolow5100 Год назад +1

    Abwe waxa joga Malaysia Inan kula gulmo rawa🙏😥

  • @abubakarak5944
    @abubakarak5944 Год назад +4

    Keep going wll asad iyo teamks

  • @LibandeBruyne
    @LibandeBruyne Год назад +2

    Magaceyga Liban dolaaf kudhawaaq thnkz ❤️

  • @LADANCIDI-b6s
    @LADANCIDI-b6s Год назад +10

    Asxaabeey waan idin baryayaa 2k subscribers igaadhsiiya tartan baan ku jiraayee walaalayaal 😭😭❤

    • @Muhiim.caddey
      @Muhiim.caddey Год назад

      OK wll subscribe ayaa ku saara

    • @LADANCIDI-b6s
      @LADANCIDI-b6s Год назад

      @@Muhiim.caddey alle haku sharfo ehlu sharafeey

  • @Faizafunny1_5
    @Faizafunny1_5 Год назад +1

    Asad hajio is not easy Somali youtubers number one

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Год назад +3

    Zxp Prt three😂😂whe can't waiting

  • @MaryanAbuukar-mj4nj
    @MaryanAbuukar-mj4nj Год назад

    Ceyda funandiisa uso gad hee funanadas qurx ayy eheed❤❤❤❤ wan idin wata walalhey waxn ahy tagerihiina

  • @anabadam8989
    @anabadam8989 Год назад +3

    Maanta anaa ugu horeeyo🥰

  • @qaligooshe9102
    @qaligooshe9102 Год назад +1

    Asad pls cabdulahi xajiyow intaa u tagto waxa dhahda wllkaa adunkaa u qalisan ba thy noloshu kumaa xumeyso farxd ku nolow walig♥️🥰

  • @maxamedcabdulaahi6414
    @maxamedcabdulaahi6414 Год назад +5

    Asc sxb see tahay
    Waxaan kugu xujeesanayaa In maalin walpa aqrisani Juz Ka Mid Ah Qur'aan ka Kariimka adiga, iyo Dhamman team 27 Asxaabta ku xiran Inshaa allaah Waxaan Filayaa Inaad samayn doontaan Mahadsanid

  • @ilhaaniitamohamett3387
    @ilhaaniitamohamett3387 Год назад +1

    Asad iska kaa jeclahay lkn kuma xujeeyo wllo

  • @sundusmohamud3073
    @sundusmohamud3073 Год назад +4

    Asad saxiib Waan ku salamaay Waxa prank ku sameysaa Abdullahi Haji oo ka xanaaji

  • @Aqbashaduusha6813
    @Aqbashaduusha6813 Год назад +1

    Arimaheena Soo Qobo Habsiii Walal Wan ku jecelahay Dheh 🙏

  • @MohamedAli-mo3ru
    @MohamedAli-mo3ru Год назад +5

    Ceyda Asoo jiifo biyo Qaboow Ku shub pls 😂

  • @saabirincabdi9772
    @saabirincabdi9772 Год назад

    Azad magcega igu dhawaaq sabiriin cabdi maxamed abyo wn ku salmaay igu dheh plz adiga iyo ceyda iyo iamk 🥰

  • @saciidojaamac9921
    @saciidojaamac9921 Год назад +3

    Masha allaah keep going

  • @shukrishacni1367
    @shukrishacni1367 Год назад

    Asad barti tree arimahena dheh shukri ibraahim Cabdulaahi inta ka Salan dheh 😍🩸👋🖤🥰

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon Год назад +4

    Hadaan ogaan lahaa inay sii socto xujooyinka midban kuso qori lahaa lkn xly markan daawaday muuqalka iso xujeyso waanba iska dhaafay😭😂

  • @nabiilaibraahiim9543
    @nabiilaibraahiim9543 Год назад +1

    M a keep going

  • @hawamire3444
    @hawamire3444 Год назад +13

    👌❤

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Год назад +1

    Boqorka RUclipsrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @safiamoalim9236
    @safiamoalim9236 Год назад +17

    Team 27 waa idinsalaamay Mudo 2 blood dhan Ayaan idinka maqnaa aad baa idinku xiisay sababta u maqnaane waxee aheeed taageerahiina inaa ahay oo muuqaal walbo idinka Lee didiin o igafeenin saas darted waxaa Igu dhibsaday odaygeeyga waxo igu dhibsaday daawashadiina iyo lasocodkiina iyo lasocodkiina waxoo igu Sameeye tellka musqusha igaa riday hadana hadana midkle Ayaa sameestay alxmdullah
    💋💋💕💘💗❤️‍🩹❤️‍🩹
    Team 27 madaxa ayaa isaarantahiin

    • @sidra857
      @sidra857 Год назад +2

      Qish ku siin intuu ka maqan yahy daawo😋

    • @Nadiaa_07.
      @Nadiaa_07. Год назад +1

      Telefanka ma asagaa leh mise adi?

    • @safiamoalim9236
      @safiamoalim9236 Год назад

      @@Nadiaa_07. maya aniga ayaa iskalahaa

    • @munaahmed1121
      @munaahmed1121 Год назад

      .masha allah abaayo gabar bari Aya thy Ani jajar keyga hadi leyga qaato xafada waa laga qaxaa😹😹😹

    • @Geyre02
      @Geyre02 Год назад +1

      Masha allah Guuleyso wll

  • @ibraahimkusoowalcadaalaoff5212
    @ibraahimkusoowalcadaalaoff5212 Год назад +1

    xujooyinka adag wllkay isga dhaaf somaalida qaar isgu mid ma ahan hore u soco mar walba wanaaga ayaan kula jeclahay
    team 27 sxbyaal salaamu laahi

  • @axmadcabdullaahimaxamad7845
    @axmadcabdullaahimaxamad7845 Год назад +4

    Wax nooga sheeg taariiq nololeed kaaga iyo maalmihii kuu gu ad kaa intaad joogtay malesiya my dear brother ♥️

  • @zakimaxamad-bs3px
    @zakimaxamad-bs3px Год назад

    Asad zxp ugu horan wanku salamay Aremaheena iga gaadh sii salan Qaliya

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Год назад +1

    Asad kiing ceyda utag ee soo shumi keep going

  • @Ali-jv8jw
    @Ali-jv8jw Год назад +4

    Asxbeey ILhY dartis igu gadh siya😢 wll #Asad ILhY dartis ii caawi wll waalidky way qexen Wxba ma hysno quud iyo wax kle toona hantidydi wa nalka bacsdy😢😢 wll hadad wax igu dhantan ILhY dartis i caawiya😭 laascnood baa nalku xasuqay🥺 please please wax ii qabta😭

  • @nimcodheeman5382
    @nimcodheeman5382 Год назад

    Wllo cumeer ku dheh waan ku jeceylhy marka shumi

  • @suweyscali5347
    @suweyscali5347 Год назад +1

    Abti abti cayda igu salam

  • @fardosaisaackaden6512
    @fardosaisaackaden6512 Год назад +1

    Abowe ceydaa shopping usamee plzz

  • @luulxassan4295
    @luulxassan4295 Год назад

    Xujadeedu waa sida tan inaa hoyadaa wacdo kuna dhe love you

  • @user-pb4jm4sm5t
    @user-pb4jm4sm5t 6 месяцев назад

    My brother keep going 2m inta Asad ila jecel like sara❤

  • @suldaankayare7068
    @suldaankayare7068 Год назад +1

    Asad zxp waa ku salaamey waxaan rabaa inaa Malaysia imaado marka soo dhaweyn aka raba 💕👍

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Год назад +1

    Masha allha tabarikllha hor usoc wll qali asad ❤❤❤❤

  • @ahmedcarab8831
    @ahmedcarab8831 Год назад +2

    Asad pls xujdan kaso bax kaliya waxa soo dhahda carab baled hawo wan ku salamay taliye ciyaalka xafada ku bojena pleeeeeeeeeeez