MUNA MISKI HEESTA - DAYA DAYAA MA DALE XUSUUSTII MAGOOL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • MUSIC MUSTAF KARAAMA
    XASUUSTII AUN MAGOOL

Комментарии • 197

  • @munamiski
    @munamiski  2 года назад +88

    hadii aad soo gasho kamid noqo saxibada ku xidhan halkaan dhiiri galintiina u bahanahay in aad ila korisiin Kanaalkan 🙏🙏🙏🙏🙏😘

    • @faizam523
      @faizam523 2 года назад +3

      Muna habaryar hore u soco garabkaagaan taaganahay. Reer yuusuf caateeye oo dad gob ah baa ku dhaley oo reer abtiga ah suldaamadii, masha Allah 🥰❤❤👍👍👏👏👏🌹🌹🌹👏👏👍❤

    • @bilaalbarako5864
      @bilaalbarako5864 2 года назад

      Gub baa tahay wll Allah ku daayo

    • @najmadaacad8969
      @najmadaacad8969 2 года назад +1

      Naa wax isku fal walidkaa oo dhintay shalay hotelka nikinese

    • @bashkaxaaji390
      @bashkaxaaji390 2 года назад

      Codka Allaha kuu barakeyo #munamiski# waxaan dhihikara waxaad dhigtay halki loo bahnaa keep going dia waad mudan tahay dhiirigalin one ❤️🙏(^^)

    • @abdiasishaybe3237
      @abdiasishaybe3237 2 года назад

      Muna igu darso Saaxiibada cusub aad baan kuu taageeraa

  • @hassamhussein7416
    @hassamhussein7416 2 года назад +32

    Heestani waxay Maskaxdiisa kasoo Maaxatay oo Hal-Abuuray Mu'alifkii waynee ee Maxamed cumar Aw xuseen (Huryo).
    Naaxiyadda macaan ee mar la araga waxaa curiyay fannaankii waynee ee reer suudaan
    Mohammed Osman Hassan Salih (Wardi). luuqdana waxaan leh Innantii Reer Hargaysi u bixiyeen Magool waa Xaliimo khaliif cumar (Magool). Saddexdaba Rabbi Ha u naxariisto

    • @alijama9470
      @alijama9470 2 года назад +1

      Heesaha uu marxuumkaasi curin jiray waxay u badnaayeen heeso kelikeliya ama 2 bayd ah oo had iyo jeer qof keliyi qaado oo hadana aad U murti iyo macaan badan Alle ha u naxariisto isaga magoolba AAMIIN
      Muni si mcn ayay inuugu qaaday Maasha Allah

    • @hassanmohamed258
      @hassanmohamed258 Год назад

      Aamiin

    • @DaudHussein-yz6ck
      @DaudHussein-yz6ck 8 месяцев назад

      Naaxiyadda ma wxad kala jedaaa laxanka erygaa ii jilci hey macquul thy wwllkey

  • @aliabdulle3002
    @aliabdulle3002 2 года назад +3

    Muna miski
    Wax kale bad tahay wlhi dhameystirin meel kasta
    Codk 100
    Meeshii la raby 90
    Labiska iyo khamkhamta 100

  • @ibrahimali6609
    @ibrahimali6609 Год назад +2

    Muna miski iyo habon ma isla dhasheen horta wayo wey isku eg'yihin😅

  • @bashkaxaaji390
    @bashkaxaaji390 2 года назад +4

    Heesihii hore marka music 🎵 casriya lasaaro way mcnyihin sidii hore 😍

    • @abdiqaadirali5902
      @abdiqaadirali5902 Год назад

      𝚆𝚘𝚘𝚠 𝚌𝚘𝚍𝚔𝚎𝚍𝚊 𝚌𝚊𝚍𝚒 𝚖𝚊𝚑𝚊 𝚖.𝚊🥰🥰

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 2 года назад +3

    team asad HaGIO 27 keep going sisy hargeisa cadey ayanka soo salamaya💋

  • @abdallashiine9019
    @abdallashiine9019 Год назад +1

    احسنت يا منى
    Wallaahi halkeedii baad dhigtay u big fan shiino yare gobanimo

  • @hornwarriorking3959
    @hornwarriorking3959 3 месяца назад

    What a beautiful music and beautiful voice to be honest and I don’t usually say that

  • @abdisirajabdi5420
    @abdisirajabdi5420 2 года назад +4

    Waa codkii oo qof ah ,quruxdii oo qof ah iyo asturnaantii oo qof ah keep going sister 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedweli1007
    @ahmedweli1007 2 года назад +5

    😍❤️Codka hesta music intaba shaab shaab wye🔥💯✔️👌

  • @abdullahisheikh9213
    @abdullahisheikh9213 2 года назад +1

    gabadhu cod ma somali🇸🇴 dhalad ba hore u soco quruxey😍😍😍😍😍😍😍

  • @khadarawcali6683
    @khadarawcali6683 2 года назад +1

    Maansha allah wll muna miski heesta halkeega ayaad dhigatay halkas ka sii waad heesihii hore nooso cusboonaysi

  • @RaShkaPlaypOi
    @RaShkaPlaypOi 2 года назад +1

    The only and only FANAANADEENA #munamiski💙👌

  • @xuseendaahir9195
    @xuseendaahir9195 2 года назад +1

    Cajiib gabadha yari heesta wey soo dhaweysay guuleyso ina ader muna

  • @MohamedJama-iu3pk
    @MohamedJama-iu3pk 2 месяца назад

    I love this woman to be honest

  • @shrekkiwi7659
    @shrekkiwi7659 2 года назад +3

    Miski muura ✨❤️ صوتك فضيع اتمناه شوفك في المستقبل واحده من احلاالفنانين الصومال 🇸🇴للامام ي ابايو ي

  • @asmaabdulle4221
    @asmaabdulle4221 2 года назад +1

    From instagram ♥️😥😘 Masha Allah tabarakallh muna love u👑🥰😭🇸🇴

  • @abdallashiine9019
    @abdallashiine9019 Год назад

    Walaaahi munaaay waa taagatay ma magool baad saaas yeeeloosaa ilaahow u naxariiso adna ku xifdi gabar iyo habaryarteed
    Walaaahi meesheeedii halkeedii barteedii baad jagax kaga siisay

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 2 года назад +1

    Beutifol and nice voice
    quruxbadan iyo cod halaasi ah talow intay ku noshahay ( muna miski )

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 2 года назад +1

    keep giong from lii caato madaxaa noo saaran tahay muna miski

  • @abdiwaliyasindiriye7404
    @abdiwaliyasindiriye7404 Год назад

    Yaa Salaam ahaa Xasuustii Magool. Gabadhaaan qaadeysa hadda codkeeda waa fadhiyaaa.

  • @qeysabukar317
    @qeysabukar317 2 года назад +1

    Mid kamida heesaha mgool kuwa aan ugu jeclahay

  • @mustafalihasanroble1136
    @mustafalihasanroble1136 2 года назад

    mustafa karama heestan si fcn kuma tumin , sheego band iyo Mohamed karama iyo Cujeeri vivo reer mogadisho

  • @Hafsa981
    @Hafsa981 Год назад

    Munaay hibo cod oo cajiiba ayaad leedahay ee fadlan heesaha sahra Ahmed noso badi baayo macaan❤😊

  • @mohammedabdi209
    @mohammedabdi209 Год назад +1

    Muna miski taageera aan kutagere yaan manty kanalkagan kamid noqdy hori usco gabdh muuq iyo codba keh ayaad tahy.
    Waa Amaanta inaad uqalantaaa🥰🙌

  • @khadarawcali6683
    @khadarawcali6683 2 года назад +1

    Walaal wixi tolo iyo tusaale ah waan kula garab taganahay

  • @cabdiraxmaanmaxamud5505
    @cabdiraxmaanmaxamud5505 11 месяцев назад

    Marshall allh is the first man

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei 7 месяцев назад

    ❤muna❤realy u are my best❤

  • @abdilkadirdamhassan1191
    @abdilkadirdamhassan1191 Год назад

    Ashhadu an laa ilaaha ilaahu wa ashahadu Ana maxameda rasuulula
    Yaa laxan dhameeyey muna miski❤❤😂

  • @jamalguta5809
    @jamalguta5809 2 года назад +3

    the music is awesome and Muna I like her voice

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Год назад

    Muuna Miski you did good job 🌹🌹🌹🎶🎶🎶🎶🇸🇴🇸🇴🎵🎵✅✅✅🎵🎵🎵🎶🎶🎶

  • @diriyezouma3829
    @diriyezouma3829 Год назад +1

    Muna maxaa kucuud aah hooray usoco iin aankudhuhu waqalad ilaan waxaan aduun aqiro ayaan kahalynaa taaan laaa nokorab abayo think

  • @abdallaanshaxofficial2429
    @abdallaanshaxofficial2429 2 года назад

    Ay ay ay war hala siiyo gabadha koobka codka quruxda asturnaanta degenaanta wllhi waaad dhameystiran tahay wllo horay u soco walashey qali

  • @saacidmohamedosman5325
    @saacidmohamedosman5325 4 месяца назад

    Daan shuban ❤qurux dumar

  • @n3tnomad
    @n3tnomad Год назад +1

    MashaAllah Muna, you're legit, these days I find myself listening to your cover songs, you have an amazing voice... You need an original song. Anaa ku daryeeli calaacalka badan daa

  • @habikhadar8410
    @habikhadar8410 Год назад +2

    You made my day masha allaah Amzing voice

  • @ahmedganey935
    @ahmedganey935 Год назад

    ❤❤wllhi xasuusti mogol

  • @dahirahmed5107
    @dahirahmed5107 Год назад

    Horay u so I walaasheey Adeerkeey gabadhiisa keep going my little sister 👍👍👍👍

  • @abiibmuuse
    @abiibmuuse Год назад

    Waa midhihi hobanta ahaa abwaan huryo

  • @eng.abdishakurahmed5947
    @eng.abdishakurahmed5947 2 года назад +5

    What a Voice 🤝🤝

  • @ciisemohamed9024
    @ciisemohamed9024 Год назад +1

    I like

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi 3 дня назад

    ❤❤❤❤❤muna miski mmmmm

  • @shukrimaxamed9793
    @shukrimaxamed9793 Год назад +1

    Heeztada waaku heezta❤️

  • @asmacadeey9230
    @asmacadeey9230 2 года назад +1

    From tiktok 🥰🥰🥰

  • @bileali8846
    @bileali8846 2 года назад +1

    www asxan cod muna qurux asxabey gabadha kor uqada🥰🙏

  • @sahroabdi
    @sahroabdi Год назад

    Xaqiiqdii codkga msha allh barteedii baa dhigty heesta

  • @miskiabdullahi2121
    @miskiabdullahi2121 2 года назад +1

    Inalilahi waina ilayhi rajicun abaayo magaceyga ii daa hada heseysid, Ilaahay hanaso hanuniyo

    • @sakariyeabdirisaq5657
      @sakariyeabdirisaq5657 8 месяцев назад

      Hadaanad hees dhagaysan maxaa adiga halkan ku keenay 😂😂😂

  • @mamebirre928
    @mamebirre928 Год назад

    from arday films ❤

  • @morrissamatar3315
    @morrissamatar3315 11 месяцев назад

    Mid wadnaha la dariso dawadi naftaban daydaya ma dale 🎸🎸🎹🎹 ❤

  • @hornwarriorking3959
    @hornwarriorking3959 3 месяца назад

    I love you my dear sister

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад

    Muna miski.frey frey.sweet voise really nice

  • @maandaweeye230
    @maandaweeye230 2 года назад

    Muna miski fananda iyo wariye aan aad u jecalhy cisi iyo sharf ku nolow sis 😍🥰😘✌💫🦋

  • @hornwarriorking3959
    @hornwarriorking3959 3 месяца назад

    I don’t even care about singing this song at all but I just want to listen to live music

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 4 месяца назад

    Made in somaliland huryo❤

  • @yoonishassan7469
    @yoonishassan7469 2 года назад

    Muno miski wow 🤩🤩 waa igu socotaa yaaqey

  • @Hareeri
    @Hareeri 2 года назад +1

    Wow 🤩 rise and shine abaayo mansha allah.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 года назад +1

    Kamaan kamaan Yaa miski malabo❤️

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 Год назад

    😂❤😅super danke schön super

  • @king1oo
    @king1oo Год назад

    Cud macan huno qali

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei 8 месяцев назад

    ❤muna ❤waa ku xiiseeya❤jaceyl❤

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase Год назад

    Waaw muna miski

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 2 года назад

    Ax yaa cod muna iyo qurux

  • @cabdiraxman9118
    @cabdiraxman9118 2 года назад

    Intay muna miski joogto fanku wuu noolyahay.

  • @ayubkahil
    @ayubkahil 2 года назад +1

    Sowtu Rahma Abyo Muna

  • @mohamedmahamudibrahim7170
    @mohamedmahamudibrahim7170 Год назад +1

    Music xasuus radio horn afric

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 11 месяцев назад

    Muna miski abonné hambalyo machallah I❤youmy sister star ⭐️⭐️⭐️⭐️🌟bilingue

  • @maxamedcumar9123
    @maxamedcumar9123 2 года назад

    Mustfa karaama gacan macaane

  • @nur-oy8mr
    @nur-oy8mr 9 месяцев назад

    Hees aad u macaan cod keeda muna qore nuradin london

  • @mahadarab9093
    @mahadarab9093 Год назад

    Ina barteeda keen tahay uunba kuu sheega geeb going muns miski sootu raxams hadan wariye tahay fankana qeebka qurux badan ku qadatay nolow

  • @officialmurtimawelo8999
    @officialmurtimawelo8999 2 года назад

    Abaayo horey u soco wan ku tagersanahay

  • @user-xl2pl4ry1y
    @user-xl2pl4ry1y Год назад

    Heesihii hore sidaas usowad aadbaad ugu cod mcnthy

  • @abdimohamud9134
    @abdimohamud9134 Год назад

    Waa ooyooy

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 2 года назад

    Maasha Allah abaayo cod degan. Leedahay Allah ku deesto ❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 2 года назад +1

    guuleeso boqorada codka

  • @gallantube4441
    @gallantube4441 2 года назад +2

    Amazing!

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Год назад

    Nice song I like it thanks sister 👍 😊

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 Год назад

    Raga Hawiye, waa qashan, gabdh kasta waa ka calaaclysa, wana ka shlyaan barshdooda. Gabdha waa bagdiln, la xisaab tamn, Wana yadan. Waa rag hinasi barn, oo isko kal suunyn. Gabdhahii at fureen, cadan kyn guursdan.

  • @gardaasemedia9712
    @gardaasemedia9712 11 месяцев назад

    Codku waa 100% Quruxda 100%❤

  • @ahmedbaari41
    @ahmedbaari41 Год назад +1

    Boqorada codka muna miski qalbi wanaag

  • @hudamohamed2172
    @hudamohamed2172 Год назад +1

    صوتك جوهرة ماشاء الله

  • @nur-oy8mr
    @nur-oy8mr Год назад

    Muna noolow

  • @laahiyoofficial4799
    @laahiyoofficial4799 2 года назад

    What a voice muna miski fanandyda eshcalaaa
    Ya ku gaadhi kara

  • @aichadarar678
    @aichadarar678 Год назад

    Subscribed only for old songs!!

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Год назад

    Well done

  • @XuseenBaarri
    @XuseenBaarri 2 года назад

    Cajiib Barteedii ayaad dhigtay Abti .
    Fanka Ehelkiisii

  • @msscato3852
    @msscato3852 6 месяцев назад

    Woooooooow❤❤❤

  • @umkin542
    @umkin542 2 года назад

    Ye Allah guide this girl
    Suballah it's Ramadan and RUclips is advertising her musice

  • @omartoukaleh
    @omartoukaleh Год назад

    Masha Allah cod macan bad leedahay wan kula joogna si aan channels kaga kor ugu qaadno

  • @sakariyesaleban695
    @sakariyesaleban695 2 года назад

    Waan kaa helay mcn❤❤💯

  • @muxudiiinfaysal4219
    @muxudiiinfaysal4219 Год назад

    Waa idiriska qofkaa uheeseysi

  • @oordiinauush4940
    @oordiinauush4940 Год назад

    Mzha alaah so cut sister alalh kuxafido🥰🔥

  • @nuurocabdi4907
    @nuurocabdi4907 2 года назад

    From tik tok hormar wacan wllo

  • @abdikadirabdullahi2812
    @abdikadirabdullahi2812 Год назад

    Ilove you muna❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdulkadiralimahamad4278
    @abdulkadiralimahamad4278 2 года назад +1

    Masha Allaah

  • @suldaansaddaamasair401
    @suldaansaddaamasair401 2 года назад

    From TikTok

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 года назад

    صوت حلوة واذاء عالي من مني مسكي

  • @abdifatahjamasaidsurcadgol9691
    @abdifatahjamasaidsurcadgol9691 2 года назад

    Mansha Allah queen muna miski

  • @mustafemoge8409
    @mustafemoge8409 2 года назад

    Ceesha Calaa Cod From Somaliland Hargeisa

  • @cnasirmawliid1984
    @cnasirmawliid1984 11 месяцев назад

    Inantan codkeda wan jeclhy❤

  • @firdousadam9475
    @firdousadam9475 2 года назад

    From tiktok