Комментарии •

  • @dopdaud1664
    @dopdaud1664 Год назад +3

    1-Anigoo wax badan jirin
    Walbahaar walbahaar
    Kalgacal waabariistee
    2-Wahaatayee naftaydii
    Waxa haysta la yaable
    Wadada iyo gaadhiga kama weecanaysee
    3- wiilashooda kuwaayee war maanad iga haynin
    Mise wareerka caashaqa kaligey aan wareerayo
    Igu wiirsadaad tahay
    1-wacdaraha aduunkaa wareeminaaye
    Wadnahayga inaan baab looga waab sameeya
    2- wanaaga iyo sheekada waxba iima tarayaan
    3-nafta wehel kumoodee kuu wisiisiyaaye
    Kaan wanaajay maad noqon

  • @aymanmohamud2867
    @aymanmohamud2867 4 года назад +71

    6 dumar o hal stage wada saran o asturan xamar muqdisho ugu imaw

    • @muuminababe7489
      @muuminababe7489 4 года назад +1

      Oo heeso copy Ah Qaaadaya muqdisho ugu imow

    • @Alxmdullilah0219
      @Alxmdullilah0219 4 года назад

      @@muuminababe7489 wad iga goslisay pro Ee lkn Xamar Dhinaca Abwanada Ka Dhimthy mxn Usamayna🤣🤣

    • @muuminababe7489
      @muuminababe7489 4 года назад

      @@Alxmdullilah0219
      Abti Horta Waa Xigmada alle
      U Umadiiisa Hibo U kala Siiyo
      Sida Ay somalidu U kala Maskax Iyo Garasho Badan Tahau

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 4 года назад +2

      @@Alxmdullilah0219 dhibmalaha walaalaheena somaliland abwaan noogu filan 🤣🤣🤣

    • @Alxmdullilah0219
      @Alxmdullilah0219 4 года назад

      @@sadiasheikh1413 Thnkx wll Wan kaftan uun🙏🙏

  • @abdeeeeee7079
    @abdeeeeee7079 4 года назад +5

    Xasuus I galisay heestan back in 05 marki igu dambeysay somalia 🇸🇴😍😭

  • @engasadkaarto9880
    @engasadkaarto9880 4 года назад +5

    Waaaw xusuus hestaan meel weyn bey igaga talaa runtii axx Muna Miski afkaaga caano lagu qabay 💙❤️💜💚

    • @kasimdabow5840
      @kasimdabow5840 2 года назад +1

      Waa looga horeeyay waxaa hesta iska leh sahra daawo waxa ladhaha walbahar waxay qaadi 80th

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 Год назад +1

    Muna miski ileen waa reer Mogadasho vivo
    Yarta sanadka 2023 😘😍

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 4 года назад +7

    Ma ogtahay Nafteydaaay
    Waah waah Heet xasuusah
    Anoo yaraa Maqli jire Heestan

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 4 года назад

      Hadane anagoo weynaa maqalnay yaa laga helaa oo somali aheyn 🤣🤣🤣

  • @NimcoAdam-p7m
    @NimcoAdam-p7m 10 дней назад +1

    😢😢😢 ala way jacaylow❤😢

  • @abdishakuuraliciise1096
    @abdishakuuraliciise1096 3 года назад +8

    Xasuus hestan intii ayagoo yar dhegesatay 2006 like dhac

  • @AhmedIbrahim-sr9wn
    @AhmedIbrahim-sr9wn 6 месяцев назад

    Masha Allah what a voice keep going my sister really you are a great vocalist 🎉❤

  • @aminaa3363
    @aminaa3363 4 года назад +2

    MashaAllah gabdha isko eeka, ha gaabnato ha gaadowdnaato. Bilicidi xamaar ❤🇸🇴

  • @mustafjirid6304
    @mustafjirid6304 4 года назад +4

    Aflaanta studio is the best studio of 2020 abdul jibaaar well done sxb sare

  • @alfanaancawilkoyla4358
    @alfanaancawilkoyla4358 4 года назад +1

    Best song muna muski aad iyo aad ayan u jeclhy codkaaga m.a daren ayu leyahy m.a 🙏🙏🙏🙏

  • @waxwaalan6026
    @waxwaalan6026 4 года назад +1

    Ilaahow inantan ishayda kadu codka quruxda 100%100 😙😚😗😍

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 4 года назад +1

    Gayiga hablaha astuuran muqdisho ugu imow

  • @fardowsagaafow6155
    @fardowsagaafow6155 4 года назад +5

    Amazing sowt muna mizki❣

  • @user-rr8us6ms6g
    @user-rr8us6ms6g 4 года назад +2

    jag giller den här låten verkligen🥰keep moving syster mona🔥👑

  • @abdallashiine9019
    @abdallashiine9019 Год назад

    Naaa munaaay sidee wax leedahay naagtii laheedba adaaa kaga lahee waxaan waaa xasuuq iyo mayt garaacis

  • @mahadyare8312
    @mahadyare8312 4 года назад

    Heestan waa top of 2020 🔥🔥

  • @somalifamilyyoutubes3563
    @somalifamilyyoutubes3563 2 года назад +1

    Xasusti sahra dawo 😢😢💯❤️

  • @abdullahimohamed7911
    @abdullahimohamed7911 4 года назад +1

    Waaw waaan ku wataa inbadan muna miski

  • @abokorbigays9461
    @abokorbigays9461 4 года назад +5

    Aflaanta Studio Legend Ku waTaa wll
    Fadlan wll Like iizaar Am Firzt❣

    • @shokanafilms6576
      @shokanafilms6576 4 года назад

      Walal MCN subscribe isaar fadlan walal
      ruclips.net/channel/UCp5xt12bfZ6XE2driPtkdEw

    • @abokorbigays9461
      @abokorbigays9461 4 года назад

      @@shokanafilms6576 hye wll

  • @nadiifodahir2239
    @nadiifodahir2239 4 года назад +2

    Cabdifitax dhiblow wa wlhi inta ila aragtay ismuujiya

  • @ahmedabdirashiid7797
    @ahmedabdirashiid7797 4 года назад +4

    Qoftaan Caadi Maha Barteedii bay dhigtay

  • @walaalkacade8078
    @walaalkacade8078 4 года назад +1

    Best soud and song❤❤❤❤❤❤❤

  • @zunduzmohamed8328
    @zunduzmohamed8328 4 года назад +1

    Woooow cusbo kushubta ❤❤❤❤❤

  • @saxarlasaxarla9314
    @saxarlasaxarla9314 4 года назад +1

    Wakaa muna miski❤❤❤

  • @jatanidida5587
    @jatanidida5587 4 года назад

    I think this song, I listened from Ethiopians lady singing in Amharic language.... But you have smart sound.. Fantastic

    • @hanadahmed8389
      @hanadahmed8389 4 года назад

      It belongs to sahra dawo.... the Ethiopians changed it although they still left some somali words in the song

  • @abdihafidgandi7727
    @abdihafidgandi7727 4 года назад

    Masha Allah gabdhaha xamar jooga wey shidanyihiiin

  • @osmanyusuuf3208
    @osmanyusuuf3208 3 года назад

    Waa astaan iyo xasus dheer waqti hore oo muqdisho oo qorox badan

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 4 года назад

    Xidigaha muqdisho hore u socda 💃💃💃

  • @sihaammire5104
    @sihaammire5104 4 года назад +1

    Best Song muna miski heestan waba sugaye wlhi 💯👌

    • @engasadkaarto9880
      @engasadkaarto9880 4 года назад +1

      Waaaw xusuus hestaan meel weyn bey igaga talaa runtii axx Muna Miski afkaaga caano lagu qabay 💙❤️💜💚

  • @hamseyuusuf8964
    @hamseyuusuf8964 3 года назад +1

    Xusuus hore nice

  • @camaarmohamed5684
    @camaarmohamed5684 3 года назад

    M.a muna miski codkii sahra dawo caadi ayay ukeentay wlhi

  • @ismaelissak5708
    @ismaelissak5708 4 года назад

    Keep going my bros

  • @amiirarashiid5720
    @amiirarashiid5720 4 года назад +1

    Waa hees mcn codkeda heesta noleyey hore uman maqlin heestan

  • @amaadin12
    @amaadin12 4 года назад +5

    meesheedii ayey heesta dhigtay gabadhu, thank u

  • @sadiyomahad8341
    @sadiyomahad8341 4 года назад +1

    Codka iyo hesta 👌❤❤

  • @Barka0706
    @Barka0706 4 года назад

    Nice vioce muna👌👌

  • @abwaangaas8451
    @abwaangaas8451 4 года назад

    Yaa Salaam anigoon wax badan jirin waa ay ka keentay

  • @ahmedjemale3370
    @ahmedjemale3370 Год назад

    Sahro dawo codkeeda lama keeping karo

  • @faizam523
    @faizam523 2 года назад

    Muna mizky hore u soco 🥰❤❤❤❤❤

  • @himiloflims1103
    @himiloflims1103 4 года назад +1

    masha allah cod iga dheh

  • @ruqiyoaxmed676
    @ruqiyoaxmed676 4 года назад

    Quruxsan muna miski

  • @mohakariin9397
    @mohakariin9397 4 года назад +1

    Wewe mustafe karama waku wata big broh

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 4 года назад

      London saan ugu ogaa xamar cadeey aan ku arkoyaa

  • @fartunfarmino2241
    @fartunfarmino2241 4 года назад

    Nicely tuubista jaabir mohemed aadeer Mcn hormar wacn

  • @zahrajoharad1864
    @zahrajoharad1864 Год назад

    Waaaw cabdi farax iyo shadiyo 😍

  • @sahalabdi2745
    @sahalabdi2745 3 года назад

    Miski way keenta codki legend zahra dawo

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 4 года назад

    Mustafe karam waad bashasheen bilaahi hore u socda

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 года назад +1

    ❤❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘⚘🤣🤣🤣🤣🤣🤣🍬🍬🍬🍬🍬🍬👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👍👍👍wallahi muna miski kaalay iska arag bababababa 🙌🙌🙌🙌🙏🙏

  • @haakimphaisal4516
    @haakimphaisal4516 4 года назад

    Axyaa miski walee inay heestay xata playback waan ku wataa qaabkay uqaadayso kaliya la cajabayba xasuusti sahro dawo erayadii dhakhtarkii jacaylka

  • @fartuundaauud6514
    @fartuundaauud6514 4 года назад

    Waaw xasuus caadi matihid waad dhigty meeshii laga raway

  • @amrannuur9596
    @amrannuur9596 4 года назад

    Muqdisho cdy dadkaygii allaha iidn xafido

  • @fatuumohamuud6286
    @fatuumohamuud6286 4 года назад

    Cusbo ku shubto waan ku wadanaaa❤

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 4 года назад

    Wow Si dareen leh ayan uqaaday

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 4 года назад

    Aflaan Studio si fican ayaad u duubteen. Qaar waxa jira aan fanaaniinta heesaysa aan caadi kuu tusay oo doonaya inay minute kasta badalaaan kamarada taas oo dawakh ku keenaysa qofka daawanaya. Well done.

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 года назад +1

    Ka Kud Cusubo Ku Shubto Waaba Qatar Dowlo .

  • @shuushuabdi4891
    @shuushuabdi4891 4 года назад +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sumayakhaliifkadie9460
    @sumayakhaliifkadie9460 4 года назад

    Mustafa karama muqdisho wakala kciye

  • @mukhtarmahamed3119
    @mukhtarmahamed3119 4 года назад +5

    Xamar waxanu usoodiraynaa Hadanunahay .Somaliland. ABWAANIIN Dadka Hargeisa iyo kuwa Burco waa u guul💚💚💚🤍🤍❤❤

  • @sharmaarkeaxmedkhaliif8150
    @sharmaarkeaxmedkhaliif8150 2 года назад

    Heestiii kufsaty waxani kaqabtaa

  • @istarmohamud6489
    @istarmohamud6489 4 года назад

    Hesaha cusub soo daa kuwan marabneee meqa sana dhagesaneyney

    • @odayibnuoday1919
      @odayibnuoday1919 4 года назад

      Kuwa cusub waa sheeko kaliya xigmad iyo xiiso midna maleh

  • @shaz__tv6797
    @shaz__tv6797 3 года назад

    ❤️❤️❤️❤️

  • @osmanyusuuf3208
    @osmanyusuuf3208 3 года назад

    Wa

  • @abdifatahmohamed865
    @abdifatahmohamed865 4 года назад +1

    MUNO MISKI WAY UFADHISA KK

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 4 года назад +5

    Xasuustii habyartey sahra dawa oh my god that time there is no make up like today even no beautiful camera but she was so beautifull lady

    • @aw-geeddishaambow9792
      @aw-geeddishaambow9792 2 года назад +1

      Indeed one of the best Somali singers and queen of beauty. Sahra Dawo. Old is ever gold!

    • @aliilfaf2878
      @aliilfaf2878 9 месяцев назад

      Vi kan😅😅

  • @ayanmohamed4337
    @ayanmohamed4337 4 года назад +1

    😔❤️😘😍

  • @fardowsomursalfadowso4466
    @fardowsomursalfadowso4466 4 года назад +1

    Wadnhyga nin baa looga waab sameeyee

  • @hawlkarfernandez3887
    @hawlkarfernandez3887 4 года назад +1

    Heestaan ethopian baan uqabay, ayadoo ethopian ah baan dawaday, 😘 yeshi tedese!

  • @mlggaming5575
    @mlggaming5575 4 года назад

    Wariye muna caadi maaha

  • @diidowcusmaan8183
    @diidowcusmaan8183 3 года назад

    Dur dur reer karaame

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 10 месяцев назад

    Ol

  • @hoodomahmed5888
    @hoodomahmed5888 4 года назад +4

    Sawtii wariye ahayd fananad miyay tahay hore u soco ✌

  • @salahbabid55
    @salahbabid55 Год назад

    butac time

  • @abdifitaaxyare8569
    @abdifitaaxyare8569 4 года назад +1

    Muno cod aye le dhahay

  • @enteribrahim9227
    @enteribrahim9227 3 года назад

    Hi

  • @fardowsomursalfadowso4466
    @fardowsomursalfadowso4466 4 года назад +1

    Wiilyahow ku waayee war miyada iga hyn mise waranka caashaqa kaligy bu igu wiirrsada

  • @farxiyocabdullahi5546
    @farxiyocabdullahi5546 4 года назад

    Asc

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Год назад

    Huuno halkee ku noshahay aan iska kaa egtee munaay

  • @farahmohamed3432
    @farahmohamed3432 4 года назад

    Muna mizki mafananad ayey aheyd waligey mabamaqal

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 4 года назад +3

    *Wll mcn aduunyada cisi iyo sharaf ku noolow Aakhirana janada Allah kugu casuumo hal **#Subscribe** igu caawi wll mcn*

    • @shokanafilms6576
      @shokanafilms6576 4 года назад

      Foosiya Gaaabo kusareee isaar fadlan abayo
      ruclips.net/channel/UCp5xt12bfZ6XE2driPtkdEw

  • @zunduzmohamed8328
    @zunduzmohamed8328 4 года назад +1

    Camerada sixin loo duuby shucaac baa kaga jira aad looma arko camera manada reer muqdisho siwcn uduuba

  • @muxiyeediinshuuriye1751
    @muxiyeediinshuuriye1751 3 года назад

    ruclips.net/video/4uRpLsi8Rc4/видео.html inta markan ay qaadeyso fanaanadan Ethiopianka ku haysata sideyda farta taaga

  • @hanaanosman2474
    @hanaanosman2474 4 года назад +3

    Naagihi rer xamer labiski durucda barten 😊🤣👅

    • @fatimaabdiwarsame4484
      @fatimaabdiwarsame4484 4 года назад +4

      Awalba way yaqanen labiska

    • @engasadkaarto9880
      @engasadkaarto9880 4 года назад +8

      Iyagaaba laga soo gaaray muqdisho ayaa naga hormarsan walaahi. Walalaheen alla ha usiyaadsho horumarka

    • @hanaanosman2474
      @hanaanosman2474 4 года назад

      Fatima abdi Warsame hhhh mid ma aqanin xaga labiska waligood waa lag horeyay hada dadka so raceen o ay so yara ilbxayaan 🤪🤣

    • @hanaanosman2474
      @hanaanosman2474 4 года назад

      Eng kaarto Business adi sheeko dumer Max ku dhex galiyay badh naagood 🤣

    • @engasadkaarto9880
      @engasadkaarto9880 4 года назад +3

      Baayo Hadaad naag igu tilmaamtay koley naag wey idhashy waan qabaa waan dhalay. Hada adiga ima cayin

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 4 года назад +3

    War inanta Abwaanadi Waqooyiga Ayay Ubahan thy Inay Heeso Udhiiban Cod Ayay ledahe🤣🤣 Koonfuur Abwano majogane🤣🤣kaftan🤣🤣

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 года назад

      Hhh Hhh wa run lkn iyaduba wa rer waqooyi mooji meelay xikmadi ka,martay

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw 4 года назад +1

      Koonfur legends fan aya u dashay sida samtar magool juba marka waqooyi iyaga abwaan waan u deeynay iyagana fanaan ha noo dayaan

    • @Alxmdullilah0219
      @Alxmdullilah0219 4 года назад

      @@shaadiaofficial7006 Reer waqooyi miya inantu wll

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 года назад

      @@Alxmdullilah0219 haa wlo

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 Год назад

    Reer mogadisho , Hargesa iyo dirirdhabo
    Wxaan ku nacay inta
    Ugu xool xun masraxa
    Soo istaaga tolow yaan uga ashtakoona 😡😡😡😡😡

  • @dowretube0
    @dowretube0 4 года назад

    Asxaapta waxaan ahay king araash marka subscribe isaaro hadaan sameeyay

  • @abdihafidgandi7727
    @abdihafidgandi7727 4 года назад

    Masha Allah gabdhaha xamar jooga wey shidanyihiiin

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 8 месяцев назад

      Inkastoo dhib jiro haddana niyaddaa u dhisan waayo waddankooda ayeey joogaan..Ogoow...thanks.