ADAN SHIMBIROLAYS HEES CUSUB WADANI "MA GABRAA IGA KIIN XIGA" OFFICIAL MUSIC VIDEO 2017

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • HEES CUSUB OO WADANI AH LOOGUNA MAGAC DARAY MA GABRAA IGA KIIN XIGA CODKII IYO ERAYADII IYO LAXANKII IYO MUUSIGII ADAN SHIMBIROLAYS.

Комментарии • 370

  • @aarkamareexaan4085
    @aarkamareexaan4085 7 лет назад +42

    gacmahaygu xidhanaa
    godobtay lajecelaa
    geeridaydu fududaa
    gayiga iyo calanka
    go,ay sow wax kuma lihi
    ma gabraa igakiin xigo
    best abwaankayga shimbiro lays onlf guul insha allah.

  • @ninanaz1199
    @ninanaz1199 6 лет назад +26

    Alxamdulilah I’m so proud to be OG💚💙❤️ONLF hanoolaato ✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿

  • @iglancaday2586
    @iglancaday2586 7 лет назад +42

    Oh my god wlh ceebaa dhacday waalalheen inaa thin waa xaqiiq

    • @simanali5863
      @simanali5863 7 лет назад +1

      Iglan Caday ceeb iyo dulinimo labadaba, waayo caasimadii dalka, maalin cad, waxana saa samaynaya Our National Government xitaa mamaul goboleed tanaa ka ceeb badan

  • @nawalali2359
    @nawalali2359 7 лет назад +46

    Gabre walaahi inuusan iga kaaxigin saa 5 walaalahay ah iyo aabahay ayuu cunay tolaayey way ax 🇸🇴🙏🏽

    • @MohamedAli-xo7fs
      @MohamedAli-xo7fs 7 лет назад

      Guul onf

    • @raginamuhammed363
      @raginamuhammed363 7 лет назад

      Nawal Ali 💙💙💙💙💙💙

    • @shacnisharaf3481
      @shacnisharaf3481 6 лет назад

      Nawal Ali Guul iyo gobonimo wllo I From Boorama somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️💪💪💪💖💖💖💖♥️♥️♥️💯💯💯💯💋💋💋🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈☝️💪💪💪💪💖💖💖💖💖💖💖💖💖👏👏👏👏👏💯💯

    • @user-ve6ed5xw5r
      @user-ve6ed5xw5r 5 лет назад

      Nacallaa gabre gafuur weyne ku yaalla... wallee waad u aayi doontaan waxaad sameyseen

    • @caanogeel9879
      @caanogeel9879 5 лет назад

      Nawal Ali hilba wada dhashiyo hayb qudhaynu nahay ❤️🇸🇴💚✌️💪☝️mahadsanid abayo🇸🇴

  • @runjecly5501
    @runjecly5501 6 лет назад +12

    😭😭😭😭😭😭😭 intidhi ilinta murugada soo dayay manta ilin farxad ayey qubayan ilahow is raaci tolkey ogadeeen❣️😭😭

  • @deeqaroodaofficial8859
    @deeqaroodaofficial8859 7 лет назад +45

    Waa hees Qiiro badan xxxxxx Adan Shimbirolays

  • @abdimlk7044
    @abdimlk7044 6 лет назад +12

    Hadii ay is dhaheen qalbi dhagax wala dili doona. Wlhi la dili maayo. Ee asagoo. Madaxa ayay jig jiga ugu iman donaan

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 7 лет назад +12

    ONLF maaha urur hogaamin iyo strategy fiican laakiin waa urur 100℅ xaq u taagan, waxaanan hubaa inay one day guulaysanayan. ideology gu ma dhimato.

  • @yonissayid6793
    @yonissayid6793 5 лет назад +9

    Wlhi ilmaa isoo dhaaftay Guull shacabkayga somali Galbeed inshaa allaah ONLF way Guulaysan

  • @ahmedsulub2648
    @ahmedsulub2648 7 лет назад +21

    aa aa dhiigaa ikacaay in kastoo music danbiiyahay ax ax aĺlahayoo uhiilii umadaa reer ogadenia

  • @caanogeelibraahimmaxamed3638
    @caanogeelibraahimmaxamed3638 6 лет назад +4

    Garanwayeey somali gabigeed goormay noqotay sirdoonkii gumaystaha 😢 geeridaydu fududaa magabraa iga kiin xagaa yaa loo jilciyaa oon fahmin one love onlf guul iyo goba nimo

  • @muniraabdullahi7737
    @muniraabdullahi7737 6 лет назад +34

    wan oyaa markan ereyadan maqlo yaa allah goorman xoriyad helaya

    • @shamisshafici0fficial839
      @shamisshafici0fficial839 4 года назад

      Anaa kadaraan walhi

    • @sucaadmuxsin3999
      @sucaadmuxsin3999 3 года назад +1

      I.a weynu heleynaa hankeena wali maguurin mcnto niyada qeer loosheegaaa mar walba in aan sareyno ley lamuujinaaa😭😭😭😭💉🇬🇲

    • @feisalmohaa984
      @feisalmohaa984 3 года назад

      Munira 🥺🥺

    • @sadiqomar6679
      @sadiqomar6679 Год назад

      Dhexda xidha gabadhaheeniiyow waanu xoroobi insha Allah

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 6 лет назад +17

    guul ogadenia guul Onlf mar unban xorobi Dona iska dul qata dadkaygow 😢😢

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 7 лет назад +5

    Masha Allaah Wll Allaha Ku Xafido.Waa Hees Aad U Qiiro Badan gaaladey Walaalo Yihiin Daba DHILIFKA Silic Iyo Saxariir U Dhinta Dhamaantiin Daba DHILIFKA ETHIOPIA Ayaad Tihiin Xayawaaniin Dadkooda Iyo Dalkoodaba gaday Duuli Duuli Fooqal Duuli. ONLF GUUL IYO GOBONIMO INSHA ALLAAH 💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟

  • @hodanali5677
    @hodanali5677 7 лет назад +45

    Wlhi wa hees qiro badan wana oyaa heestan marka maqle😢😢😢😢😢
    Qalbi dhagax xaqaa daraada lagu xira iyo madaxa dowladda ku sheega ah haku dhibto
    Ilaahow Adiga awoodleh umdaad ugargar
    Weliga somalia ma arag lkn wana jcelahay
    Insha allah malin umba London ka imaan arki dona hadu ale idmo
    Guuul iyo gobanimo ogadenia insha allah
    Free Qalbi dhagax halyeey geesi ah free somali maryooley ❤✔👏🌹👌💯🔝

    • @anwarnur6061
      @anwarnur6061 7 лет назад +1

      Man.shall.abwakan.argtidadheer

    • @ifrahmohamed23
      @ifrahmohamed23 7 лет назад +1

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @hodanali5677
      @hodanali5677 7 лет назад +1

      Anwar Nur bro Mcn xaqiiq wa hees qiro badan qofka damir somalinimo ku jirtaa umba fahami karo micnah heesta jazakallah qayr ilaahay haku sharfo 😢😢

    • @hodanali5677
      @hodanali5677 7 лет назад +1

      Ifrah Mohamed Huno Mcn jazakallah qayr

    • @ahmedcazka5815
      @ahmedcazka5815 7 лет назад +1

      Hodan caLi wlashay qLpi waa hes qoFkasto damiir iYo dhiig leh kadanqanayo

  • @yusufibrahim4518
    @yusufibrahim4518 5 лет назад +1

    Caawa waa 01/15/2019 wakhigiina wuu isbadalay ONLF deegaankii ayay ku baashaalayaan qalbidhagaxna waa madax meel walba oo somali state ah ayaa lagu soo dhawaynayaaa👍wakhtigu waa cajiib👍👍gabre na jeel ayuu ku jiraa qalbidhagaxna banaanka ayuu baashaalayaa👍Alx

  • @maligalmudug-media5249
    @maligalmudug-media5249 4 года назад +2

    Nacaalaad inku dhacday, ragga ayaga xukunku noohayay gaasiray geesigaa Somaliyed. walaahi uma dhalan calol jileec iyo jixinjixi lakin arinkaan waan ka xanunsaday. ragu in eey isgalaan waa wax lagu yaqiin Somalida dhexdeeda lakin inagama dhexeeyn in aanu isu gelbino goob caadaawe.

  • @asadboojo2374
    @asadboojo2374 7 лет назад +69

    Heestaan Kaliya waxaa Fahmi kara qof aragti Fog oo soomaali dhab ah .

    • @fardowsahassan541
      @fardowsahassan541 7 лет назад +3

      Asad boojo sax kula arkay walalo ilahay somali hisku so hadeeyo

    • @xubixubi5615
      @xubixubi5615 7 лет назад +2

      Asad boojo wan kulaa fahmay walibaa cil ban isbidi runtii

    • @simanali5863
      @simanali5863 7 лет назад

      Asad boojo haa waa runta bro, already 10 dislike intee u socotaa?

    • @el_raashid4744
      @el_raashid4744 6 лет назад +1

      haa heey asad boojo libaax

    • @cabdiraxmanaxmad6085
      @cabdiraxmanaxmad6085 6 лет назад +1

      Asad boojo cm
      Waa maalin mugdi ahayd
      Oo anaan ilaawi doonon

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 7 лет назад +1

    Garaayaye Somaligabed goorty Noqoty Siirtonki Gumaysiga, , Ala waayaye Wadanka Yalahaa 😭😭 thank you Shinbiralays wadmahdsanthy. Somalida inta damirka Kadhinty gabre aya Xiigo lkn Guusha Gordhaw aynu Heelayna
    IN sha Allahu.

  • @yuusufsuubiye4736
    @yuusufsuubiye4736 7 лет назад +4

    Gabban meyno waanu gaari dona guusha iyo xoriyda goor dhow banu heleynaaa insha allah hees qiiro badan al fanaan #shinbirolays thanks

  • @gotelliep9694
    @gotelliep9694 6 лет назад +13

    Walaahay soomaalaay hadaad wax fahmay saan ogaden wuu inala hadlay.MA GABRAYGA KIIN XIGA ala tolbeelay soomaaliaay kaca walaahay ogaden horuu uqaatay hadana tii xorta ahayd buu rabaa inuu liqo ee indhaha fura

  • @muxiyediinmaxamad8461
    @muxiyediinmaxamad8461 7 лет назад +25

    nolow abti cabdi kariin sheekh muse macalin cismaan libaax libaax dhalay oo lagu faano halyey baa tahay wale somalina wey ku hilisay

  • @nimoahmed541
    @nimoahmed541 7 лет назад +38

    Ogadenia Guuul Iyo Gobanimo Inahlh .Ethiopia Down Down

  • @hindijaffe219
    @hindijaffe219 6 лет назад +13

    Wlh waa xanun Erayadan I am carrying.

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 6 лет назад +5

    Sarbeebta waan garan qofkeey ku socoto waxaan ahay shaqi Somali ah oo idin jecel qaladkuna wuu dhacaa ee dhexda xiro oo sii wad halgankaada waan kugu taageersahay.

  • @munosaid1411
    @munosaid1411 7 лет назад +41

    Guul my dadkyga ONLF

    • @sacdiyofooljaawe5459
      @sacdiyofooljaawe5459 5 лет назад

      Muno Said guul ogaadeen dheh lagumeyste sii gumeysta saas ayaad rabtaan inaad soomaalidakale siifumaysataan

  • @diamondluul
    @diamondluul 3 года назад

    ManshaAllah wadani runta usheg kuwa jecel shisheyaya dabo dhilifyada guumesta ushaqeeya axmaq madoba koow ka ah jaajuusiinta dadka kagata shisheyaha xasan sheikh,muse biixi iyo kuwo badan mucaaradka kuligod waa jaajuusin tuuga oo neceb wadaniyiinta dalka guul ciidanka qaranka somaliyed
    guul adan shimbirolayz🇸🇴💪

  • @yasminabdi5156
    @yasminabdi5156 6 лет назад +11

    Wilka xiran i Love ogaden nolow intey nolalal jirto kujecliya inbadan

  • @muhaahmed1714
    @muhaahmed1714 7 лет назад +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waxba ma awoodo oo dumar baan ahay lkn waan soo duceen iinsha allah

  • @Bushr944
    @Bushr944 6 лет назад +4

    Manta hadad kufarax santhy inoo ina ilay booskii qalbi fatax kujiro like saar

  • @ayaanayaan2784
    @ayaanayaan2784 7 лет назад +10

    runbuuu sheegey ❤❤❤❤❤❤ ogaadeen oo dhan cadow lee lagu yhy

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 5 лет назад

      luula ladan sababta cadow logu yahey ogadeen waa gaal nacebka ilaa sayidka xornimo somaliyed aye u dagalaman lakin somalida inta badan waa dad jecel gumeysiga ogadena wa didanyahey

  • @adanshariif5458
    @adanshariif5458 6 лет назад +3

    Shinpiralys apwaankena cimrgaa ha jiro onlf guuul insh allh

  • @buthainabdulkadir7383
    @buthainabdulkadir7383 7 лет назад +7

    Walaahi ciil baan la,ooyayaa ninkii dhiigiisa calankiisa u huray oo maanta xabashi injireey gacanta loogaliyey oo caruurtiisa maanta agoon kadhigeen??? Oheeeeeey ciil badanaa!!!

    • @simanali5863
      @simanali5863 7 лет назад +1

      Buthain abdulkadir walalkiis Ibrahim sheikh muse wuxuu ka qayb galay dagaalkii 77 wuxuna kuguuleystay Bilada geesinimada oo dowladii siyaad bare siisay, waxay isku cutub ahaayeen fanaanki weynaa Ibrahim baadil. Haduusan ninkas somali ahayn ma ani iyo adi oo shacab ah oo Wadanka dhiig kubixin baa wadaniyiin ah? Walahi waa iska ooyey maanta iyo maalintii qalbi dhagax la dhiibayba

    • @muxiyediinmaxamad8461
      @muxiyediinmaxamad8461 7 лет назад

      Siman Ali haa abti gay Sheekh ibrahin sheekh muse wuxuu ku belay lug wana la jaray allaaha unaxaristo

  • @AbdullaahiAli-hp1nr
    @AbdullaahiAli-hp1nr 6 лет назад +3

    Walaahi waa hees qiira leh runtii waana ilmeyay ma gaalkaa iga kiin xiga

  • @lacalahadii7201
    @lacalahadii7201 6 лет назад +1

    Waxaan marqaaati ka ahay hees way dhaaftay ciil badana waan iska ooyaa lkn maalin ayaa dhicit doonto arinkaw sidaas uuna ahaaneen inshlh guuuuuuuuuuul

  • @Bushr944
    @Bushr944 5 лет назад +8

    Like saar manta qofka kufaraxsan ino abdi ilay xasbisiga kujiro adeer qalbi dhahabna mushaxaayo wadanka ❤️❤️

  • @feisalmohaa984
    @feisalmohaa984 3 года назад +1

    Ereyadha aya iga ilmeysiiyey runti 🥺🥺

  • @zahraz6043
    @zahraz6043 6 лет назад +2

    Xxxxxxxxxxxxxxxxx waa heesqirole tola aysomaliyay

  • @mulkicartan113
    @mulkicartan113 7 лет назад +10

    heestaan caloosheee iga hurisay illahow somali mid ka dhig

  • @hafsamuqtar7690
    @hafsamuqtar7690 7 лет назад +5

    Allha ciil badanaa Waan ilmeeyay Wlhi Haah Somali allhayow ugar gaar jaajuus aa kudhaxjiro iyo gabre

  • @NawalClaahi
    @NawalClaahi 7 лет назад +2

    Ax ax qiiro badanaa insha allah waynu xorobi gaban maynoo wanu gadhi doonaa guusha iyo xornimada goor dhaw paan helaynaaa

  • @mohasoomali2209
    @mohasoomali2209 Год назад

    Heesta kaliya een la ilmeeyo 😢 shimbirolays guulayso ader adiguna codkaaga waad ugu hiilisay soomaali e. ONLF waan taageersanahay waanu guulaysan insha allh ❤

  • @user-ip2vm1qp5r
    @user-ip2vm1qp5r 7 лет назад +10

    Farmaajo iyo khere weey qaldameen nin soomaliya waa wax calool xumaa inaa ladhiibo. Muuqaalkaa markaan arko waan ooyaa 2:43 😭😭

  • @farhiyomohamed5957
    @farhiyomohamed5957 7 лет назад +2

    waa hees dhiga ikicisay somali oo guul baan leyahay dhuulka somali galbeedna guul dhaman shanta somalia guul iyo gobinimo war aan isgarabsano waxaan nahay dad isku diin ah oo isku luqad ah oo Isku dhaqan ah oo isku dhiig oo isku dad ah oo isku midib ah aloow cadowga naga qabo iyo dirdiraga xun ee dabadhilifka ah aamiiiin

  • @djprince1164
    @djprince1164 7 лет назад +2

    Ax Ax Ax wlh sacaan laga bilawo wxa ahay ONLF inta nolahayne wa ahan dona guulesta walalaheen OGADENIA.

  • @bintuturaab7746
    @bintuturaab7746 7 лет назад +8

    Gacmahaygu xidhanaa godobteey layacelaaa geerideydu fududaaa

  • @sarahsheikh2762
    @sarahsheikh2762 6 лет назад +2

    Walaale wa hees dhiga dhaqaaginaysa nolow wan gari dona inshaallaah allaha no xoreeyo

  • @zakariaali3478
    @zakariaali3478 7 лет назад +1

    Ciil badanaaaa marka walalkaaa dhabarka kaajabiyo #Guul Onlf walleee maalin waad xorobaysaan

  • @Halgan18876
    @Halgan18876 5 лет назад +3

    Kani wa sooraan oo dhalin yara ah aad buu ugu eegyahy .
    Ma gabra iga kiin xiga waa maya

  • @iglancaday2586
    @iglancaday2586 7 лет назад +2

    Wayoo way ciil badanaa Kal iyo laabaan u ooyay wlh walalayal soomaaliyaa kabadan oo diyaarna uah inay idinka shahiidan dabadhilifyada wayaanaha iyagaan kabilaabaynaa

  • @cabdiraxmaanfaroole1048
    @cabdiraxmaanfaroole1048 3 года назад

    gacmo wada jir ayay waxku gooyan imisan kufikiray aqabadaha jira allow naga dul qaad wanaga adaa baxshee

  • @ridwaanahmed914
    @ridwaanahmed914 7 лет назад +3

    Guuuuul Iyo gubonimo insha Allah Ogadeniyia I love you forever we will win when day insha allah

  • @gotelliep9694
    @gotelliep9694 6 лет назад +2

    Waxaan halkan ka salaamay nawaal gabadh qalbiga kanool guul iyo gobanimo garabkaaga Allaha buuxiyo.xaawo taako cusub baa tahay

  • @fatumaadan7664
    @fatumaadan7664 7 лет назад +2

    walhi wan ooyey xxxxxxx cilbadhanaa waa hees qiro leh

  • @hajiraali8275
    @hajiraali8275 7 лет назад +2

    Waa hees aad u qiiro badan waxaa tahay wadani dhab ah Allooow ki xifdi

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 7 лет назад +2

    Heesta caadi maaha Allaah ha caawiyo halyayga.cashar halabaro kuwii dhiibay qalbidhagax si aysan dadkale udhiibin

  • @rahmaqurux2533
    @rahmaqurux2533 7 лет назад +2

    Allah ciil badana inshAllah cadowga Allah kaso dayo

  • @fartuniskufilan5938
    @fartuniskufilan5938 5 лет назад +2

    May may wll uskugaa inanagama kaa xigo 🙏🙏🙏

  • @yasmiinomar9793
    @yasmiinomar9793 3 года назад

    Alle dartii ayan ugu duceeyay qalbi dhagax wagaas allahu akbar xaqa wuu imanaa inshallah 😭😭😭

  • @ilhantozjama3291
    @ilhantozjama3291 7 лет назад +9

    am really sorry wixi dhacay wuna wada dhawacay lkn somali uma wada sina😢😢😢😢😢

  • @naimayasin4725
    @naimayasin4725 7 лет назад +2

    Gumeysiga wan kabaxeyna insha Allah .amxarda

  • @hamdimussequeen1791
    @hamdimussequeen1791 6 лет назад +2

    Ala oyaye maxan qaban kaara gabre MA aqaan I love onlf gulesta waligin

  • @badribashiir6405
    @badribashiir6405 7 лет назад +2

    Heesatan micno ween bee ku dhamisay walahi 😭😥

  • @nimcocali2595
    @nimcocali2595 7 лет назад +3

    Guul qalbi dhagax

  • @ramimoheartenbille6317
    @ramimoheartenbille6317 6 лет назад +3

    Gacmahygu xirana
    Aaax ilow marun
    Jihadka guShisa igaarsi

  • @bisharoyusuf5537
    @bisharoyusuf5537 7 лет назад +1

    Allah akbar walaahi qofkii caqligiisu shaqaynayo abwaankan waxba kama tagin ilaahay qalbi daawo nabad hakusoo celiyo

  • @filsanbby6431
    @filsanbby6431 7 лет назад +27

    Guul onlf

  • @ikhlaascaddey6299
    @ikhlaascaddey6299 6 лет назад

    Ax ax ax illaahay dhibaatada naga dulqaad gumeeysi doon doonimeeyno gumeeysidiid garan allaah hasiiyo guuul insha,llaah

  • @abdiazizhassan1836
    @abdiazizhassan1836 6 лет назад +1

    Abtii mnsha Allah dadkada haka hagran wixi ad awodo nolow

  • @mssogadeen9678
    @mssogadeen9678 7 лет назад

    Xàx al cil badan aniga ethopia markan joogaya gumeysi ma daremi jirin lkm markan so baxay ayaan daremaya in an ahen dad la gumeysan oo cabursan allow jabi ethopia xarnimo ogadenia 😢

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 5 лет назад

    Ciilbadanaa wallee habeenki la xirey qalbi dhagax oo an arkey videoga laga soo duubey anoon aqoon ulaheyn walaanan seexan ciil iyo caro in aan wadankeygu rag laheyn oo ay qeyrkood u bahdilanyhin

  • @khadraahmed2219
    @khadraahmed2219 7 лет назад +2

    Guuuuuuuuuuul inshallllha

  • @hafsamuqtar7690
    @hafsamuqtar7690 7 лет назад +4

    Itoobiyaan dhan Hadaan laayo ciilkood Ima deynaayo

  • @muxiyediinmaxamad8461
    @muxiyediinmaxamad8461 7 лет назад +1

    waxaa wax laga dhinta ah in qof somali ah kal sonida laga dilo habar gidirna waa la soo afjari hoyadini damerma saar naan jir tay wasa

    • @yasminmohamed1388
      @yasminmohamed1388 7 лет назад

      muxiyediin maxamad +Habargidhr Maxaa Ku heysata ayaga Ma Ninka dibey

    • @simanali5863
      @simanali5863 7 лет назад

      YASMIN MOHAMED habargidir iyo hawiyoo dhan buu meelaha kacaayaa waa caadadiisa, Hawiye ilaah baa doorta.

  • @sahranaaib5318
    @sahranaaib5318 6 лет назад +4

    masha aaallh hees qiro leeeh ax ax

  • @ridwaanahmed914
    @ridwaanahmed914 7 лет назад +1

    Ax ax ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭i was carrying all day one I had the song

  • @ridwaanclaahi168
    @ridwaanclaahi168 Год назад

    Inshalh wan guulaysan donaa onlf guul io gobanimo ogadenio ha nolato😭😭😭🇬🇲🇬🇲😭😭😭🇬🇲🇬🇲🇬🇲 😭

  • @tuqo7470
    @tuqo7470 5 лет назад

    Quman sibban cagdheer soo nalama dhalan aax alla garasho yaridaa SOOMAALI AYAAN DARANAA saa adoo kalaa kadhashay

  • @hanoolaatogobtu1173
    @hanoolaatogobtu1173 5 лет назад

    heestii hadaan somali oo dhan ay isku tagto kama.jawaabi karaan
    waana xujo u taal somali oo dhan hadaan ka mid ahy somaliland anaguba waan dhiibnay waana doqoniimo laakin oohintii ay heestani iga keentay weli waan sii ooyayaa
    wlhi inaanu gabrayga badowga ahi iga kaa xigin
    ceebtayada hadaanu nahay somli hana loo xilqaariyo ceebownay

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 6 лет назад

    Hees murugo ah intii ay qaadi lahayeen. Waxad u mooda in aroos ay joogan farxada ka muuqata. Somalidu waa dad munafiqiin u badan afkooda iyo uurkooda ismalaha. War waxa aad ka daremaysaan qalbigiina. Ka muujiya wajigiina.

  • @rumanruman4131
    @rumanruman4131 5 лет назад +1

    dad xaasid ah aya dhiibay

  • @hassancumar4169
    @hassancumar4169 6 лет назад +2

    GUUL IYO Gobonimo Onlf Way way

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 7 лет назад +1

    Believe me the tigrey wayaane ragime will pay a heavy price for this. Its a war and its only a matter of time.

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 3 года назад

      Qoraalkan ayaa waxuu i soo xasuusiyay waxa hadda haysta Tigree!! cajiib. adduunku waa hadhka laba diisa galin.

  • @osmanahmed4168
    @osmanahmed4168 7 лет назад

    waxaan layaabaa dadka aadka u maanka gaaban war ma ahan waxan ka hadlaynaa inay qalbi dhagax kaliya tahay qalbi dhagax waa raga wixi alle ugu talo galay ma dhaafayo

    • @anwarnur6061
      @anwarnur6061 7 лет назад

      Namaxay.islaruxaysan.waba.hees.muruga.ah

  • @MohamedMohamed-qm4bf
    @MohamedMohamed-qm4bf 5 лет назад

    hadhka labada galinba hadii aad nagaysaan gumaystuhu siduu rabay soo ma gaadhin guushii

  • @ubaxqaali3048
    @ubaxqaali3048 7 лет назад +2

    very sad song wlhi wan qiirooday ma gabra IGA kiin xiga

  • @AshrafCali-qt4yw
    @AshrafCali-qt4yw 9 дней назад

    Somali wax la dhahaa ma.jirto tarikhdasina way noo qoranyahay

  • @sacdiyofooljaawe5459
    @sacdiyofooljaawe5459 5 лет назад

    Qalbidhagax inlaxiro waa qalad laakiin mafaciina qabiilkaa waanecbahay uf ofaadenta maxaan idinku nacay

  • @maryanigal3300
    @maryanigal3300 3 года назад

    warqabyaalada joojiya ogaadeen inka heesta idiin qaadaya maha ogaadeen waa somali dhab ah

  • @shucaybkoke4971
    @shucaybkoke4971 3 года назад

    Ma lin ahy ahaato ba malin baan xornimo qadan kamana cajiso halganka aan wadno guul onlf

  • @omerchire2079
    @omerchire2079 6 лет назад

    Somalia nacalaa idinku yaal wlhi ineydaan somali ahayn from hargiesa caasimada j.somalind

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 6 лет назад +3

    Cadaalad ma jirto hadaan farmaajo iyo qayre maxkamad laguu saarin jaajuusiiin ta wadan kale ugacan galiyay muwaadin Somaliyeed yay is qar qarinine sababta waa inay sheegaan waaba layaabaa kuwa madax kasii dhiganaayo maba ahan kuwo shacab u naxo

  • @muxiyediinmaxamad8461
    @muxiyediinmaxamad8461 7 лет назад +4

    abtigay meel somali ka fican buu tagay nin libaax ah weye itobiyana sifican bey ola dhaqmi in shaa allaah lkn somaliya sidan Kama fileen in aan somaliya arkana ma rabo balayo ha aragte

    • @xubixubi5615
      @xubixubi5615 7 лет назад

      muxiyediin maxamad anigaa xitaa waligay Somali matagin Mana rabo hadanaa waa igaa bas sorry adigaa waa laga baxaa

    • @muxiyediinmaxamad8461
      @muxiyediinmaxamad8461 7 лет назад +1

      Xubi Xubi haa in taa ha udhafin somaliya

    • @simanali5863
      @simanali5863 7 лет назад +1

      muxiyediin maxamad jamacad aa ka dhigtaa Nairobi, waxan qalin jabin November, walahi waxa go aansaday inaa kubiiro xooga dalka si aa maalin ula dagaalo amxaaro lakin hadiibo laysku dhiibayo Ethiopian walahi inaa u soconin somalia, wey iuga dhamaate

    • @muxiyediinmaxamad8461
      @muxiyediinmaxamad8461 7 лет назад

      Siman Ali haa somaliya wax faa ida ah ma leh wllhay

    • @abdimlk7044
      @abdimlk7044 6 лет назад

      muxiyediin maxamad bro aniga somalia waligey ma arag. Jig jiga ku.dhashay lkn. .somalia wan jcla hada wlhi wa nacay. Magaca ayan ka xanaqayaa. Waligey Ethiopia wan necba lkn.hada somalia ayaan.ka.necbahay. qalbi dhagax haday is lahayeen hala.dilo. walhi.la.dili.maayo. ee wala noleyn.

  • @cnajiibnuur8378
    @cnajiibnuur8378 4 года назад

    Tulayay soomaliyay kuwaayay

  • @muxiyediinmaxamad8461
    @muxiyediinmaxamad8461 7 лет назад +10

    Farmajo saan kugu lis nay nogumadan hanbeen yaa ilam xaraan afdhuban

  • @abdifatahsahane5161
    @abdifatahsahane5161 4 года назад +1

    2020 ONLF

  • @MohamedHassan-lp5dz
    @MohamedHassan-lp5dz 6 лет назад +2

    Haaa mansha allah

  • @amiraaxmad7074
    @amiraaxmad7074 5 лет назад

    Ax ax wllhi dhiiga ayaad idhaQajizay wllhi gumusuhu zuu rapy zoow magaran guushi

  • @buulecaafi5578
    @buulecaafi5578 6 лет назад +3

    aadan.shibiraleysow.ragbaatahay.watkucabirtey.hesta

  • @umayma1831
    @umayma1831 2 года назад

    Ahey warunti 😭😭😭😭😭😭