Wararkii u danbeeyey Somaliland xukuumada madaxweyne biixi oo Xidhxidhay Salaadiintii Ugu Badnaa iyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 окт 2024

Комментарии • 34

  • @sahraaxmed5649
    @sahraaxmed5649 2 года назад +1

    عسل اسلوبك استمر في إلا خيار الجميله🧡💚🧡💚🧡💚😎😘

  • @Rooda_Aadam5581
    @Rooda_Aadam5581 2 года назад

    Wriye are maxammed aasam dirir go forward ❤👌

  • @zuhuurmasalacase7593
    @zuhuurmasalacase7593 2 года назад +1

    kaasi suldan mah ee waa segeger

  • @qaasimmacruuf6137
    @qaasimmacruuf6137 2 года назад +1

    Weriye Aan la holinkarin Legender iyo Luuqadii Udanbeysey

  • @cabdilaahicali7101
    @cabdilaahicali7101 2 года назад +1

    MAGARANAYO WAXAN KAYELO CAYIDA KENIYA MAXAMED ADAN DIRIR WAYO KINIYA WA XULUFAD SOMALILAND HACAYIN XULUFAD DENA

  • @fosiyamahmed2390
    @fosiyamahmed2390 2 года назад +2

    Alleleh hadii lahaysto inta Caqliga u Saxiiba,ee leh Habar Awal,Habarjeclo,Arab,&Dhulbahante ku Filan oo ka badan S/la,aand , 6 , Raga oo ganacsato la yidhi oo Alle Maal ku Manaystay , waxay kala Sarayaan Xaqa & badilka oo walba jeebka kala soo Baxay Sharci Kibira oo Dherega oo dulmigiiyo Maltahan Yaaa u Sheega in Arkamta Islamku ay Ahayd ,6, isla markana Anu Alle Waxba isaga Tireynin oo Imaankii Ka Ceshanayo, ma waxa la jooga wakkhti S/la,aand Diib loo Celiyo, anagu waxanu Sixirka ku Goosanaa Siduu Alle uu u Maamullayo (kawkiisa)uu S/la,aand uga Dhigay Udub Calamku ku soo Hiranayo?? ALLAAA MAHAD LEH!!⚖️⚖️⚖️🔑🕋🕋🕋🚶‍♀️S/la,aand

  • @khalidmaxmed8264
    @khalidmaxmed8264 2 года назад

    Bookoo xaaraam dawlada maaha sharciga ay sheegey halkuu yaalaa iyadiibaa mooryaan ah

  • @taloiyotuusale3391
    @taloiyotuusale3391 2 года назад

    ma gacan baa wax aga wanaagiiyey muse waa lagu xumeeyey.

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 2 года назад

    Somaliland viiva isaaaq viiva isaaaq farmo

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 года назад

    Habaryoonis jeelka ayaa deeqa wanaag iyo sharaf ma geyaan waa inan gumeed ku mamay dhiiga umada reer somaliland faqash waxaa basaas u ahaa oo dhiiga reer sheekh isxaaq iibin jirey beesha xaaraanta ah ee habaryoonis waa in maanta meel looga soo wada jeestaa oo gacan bir ah lagu qabtaa xaaraanta habaryoonis guul iyo gobanimo qaranka somaliland

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 года назад

      Faqash ku fahanay

    • @cabdulwehab5166
      @cabdulwehab5166 2 года назад +1

      Hhhh laangaab ciilan haparyonis miyey kukufsadeen

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 года назад

      @@cabdulwehab5166
      1988 ayay kufsadeen faash oo dhan waqna faash waxaqsi oo isku dayaysaa in ay isaaq iska soo dhinto anigu waan arkay qofkani waxa uu qoro waqna cadowgii jabay 1988

    • @cabdulwehab5166
      @cabdulwehab5166 2 года назад

      @@nasyadeuanyeong8707 wxa miyad taqanah

  • @abdillahifarah9295
    @abdillahifarah9295 2 года назад

    WAAD MAHAD SAN TAHAY.
    WARSIDAHANI WAAKA KALIYA EE ANDHAGAYSTO WAAYO WUXU WARKA KUGUDBIYAA WARKA AFSOOMALI BADHAXLA.
    WUUNA KUMAHAD SANYAHAY WARIYAHANI.
    HALKAA KAWAD EREY BIXINTAADUNA WAA 99% AFSOMALIGA SOOCA BADHAXLA.
    MAHAD SANID.
    WAXASE GAABAN INTAVWARKU SOCDO ( DURATION) KA.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 года назад

    Waxkasto oo lagu deeqo umadan ma arkayaan oo waa waxa xamar laysku haysto waana waxa wadanka loo burburiyey

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 2 года назад

    Eithiopia duntay bee maxaa laga dewersan

  • @abdinasirerigavo5918
    @abdinasirerigavo5918 2 года назад +1

    Wariya qabiileysan

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 года назад

    Sheekha habaryoonis iyo fanaanka habaryoonis iyo abwaanka habaryoonis dhamaan wey daloolaan wey baqayaan marka ay la joogaan cadowgeena marka ay noqoto gudaha somaliland xiniinyo weynaa oo xoog iyo awood badanaa waar waxani waa naago ee waa in cashar loo dhigaa please daawo deegaanka jaamac dubad naagihii habaryoonis ayaa leh ragayagii wey yaaceen hadii ay dagaalami lahayeen wuxuun baa dhiman lahaa laakiin waabay yaaceen kuwii ka soo yaacay jaamac dubad ayaa maanta hargeisa ku dhex yeeshay xiniinyo waaweyn waa in xabada loo badiyaa si ay naago u noqdaan dawlada somaliland waa in ay muujisaa awooda qaranka somaliland please

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 года назад

      Faqash cid aan ahayn sidaa uma hadasho waxba qiiq ha isku qarin

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 года назад

    sucuudiga waxa ku dhacay oil ayaay isku ximinayeen ruuushka sidu midba kan kale ugu ximinayay ayaay hoos u dhigen lakiin ruushi hada dagaal buu galay sucuudigi iyago baqtiyi raba ayaa hada ka faiidaysten marka waa kuwa wax yar soo tuuray ruuushka intu buuqa ku jiro ayay ka faiidaysanayan lakiin iyaga tooda u liitay

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 года назад

    Habaryoonis waa cadowga qaranka somaliland waa in loo midoobaa oo wadanka laga raraa waayo ma rabaan somaliland xamar ayey jecel yihiin i don't know why

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 года назад

      Kaadhkaasi Mar horu gubtay e faqasheey iska naso noocaa baranay

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 года назад

    Taar Tv. Waxay sheegen Sucudigu.qoraalkoodana Boqor Salmaan Fondation 13Milion U$ Donation For Somalia) mey ahyn 20milion.

  • @MA-pu4id
    @MA-pu4id 2 года назад

    Xaar tv

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 года назад

    Isaga dhiiba dalka al shabaab amaba toos ugu biira oo dawlad la dhisa midaan dalka soo jiray ilaa 1969 ilaa maanta dadka iyo dalka iyo diintii somaliyeed waa ku jabtay fadlan inta haryay badbaadiyo dagaal at itadu isku jabto ha galinina waayo waxay noqonaysa caymo waydo dagaal la galiyo waxaa looga qaataa in al shabaab iska bililiqaysato waayo intii baaniyaal cuni lahaa cali ha beesaysto oo hadaydan wadi karin dagaal la'aan u daaya al shabaab waayo waxaan aaminsanahay hadii loo dhiibo si nabad galyo in kenya iyo itoobiya ka kacayaan shacabka iyo dhulka somaliyeed ee ay haysteen somali frenchland ay imaan doonto oo somalidiidka iidoorna reer shiikh isaxaaq dhinac ka raaci doono oo muuse iyo kaahin iyo gaal iyoedna iyo waraabe somaliyeey toosoo isku tiirsada iyagoo calanka buluuga hoos taagan laga maqli doono oo aduunkuna dadka iyo dalka iyo diinta somaliya faraha kala bixi doono oo dalku shaqayn doono shaqada uu qabsado iyo cashuurta ka bixiyo oo kaliya oo wax soo saarka somaliya muslimka gaajaysan iyo afrikaba laga gaajo tiri doono bi Raxmatillaahi

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld 2 года назад

    Ninkii soo jooso laga waayo soo jiifso ayaa laga helaa. Ceesaantii mas iyo good madax shabeel leeftaa malageedii baa galay.

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 2 года назад

    Weli may dhicin beladay xukuumad kusheegta somaliland ay dadka ka dhexraadinayso

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 2 года назад +1

    sheeko xumadii ayaad warxumo ku darsatay